No video

SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 23

  Рет қаралды 334,961

FAM TV

FAM TV

Жыл бұрын

Muuqaal cusub iyo bahda FAM TV.

Пікірлер: 359
@maryanmaryan2349
@maryanmaryan2349 Жыл бұрын
Walalayal anku salino xabibkena Mohammed salallahu caleyhi wasalaam
@maryanshoodhe611
@maryanshoodhe611 Жыл бұрын
Salallahu calehi wasalem
@zeyqurux2751
@zeyqurux2751 Жыл бұрын
@cabdinasir9929
@cabdinasir9929 Жыл бұрын
Kalay labo xaaslahaan maba shaqeeyee lacagta halkuu ka keeenaa mar walba labada guri iyo roooti wlhi waa funny 😂😂😂
@nimcodheeman8172
@nimcodheeman8172 Жыл бұрын
Xolaa udaaaqa 😂😂
@diinishdiini9765
@diinishdiini9765 Жыл бұрын
Abo suashaas anaba wa iswaudiyey
@cabdinasir9929
@cabdinasir9929 Жыл бұрын
@@diinishdiini9765 😂😂😂😂😂
@ayaandagan7524
@ayaandagan7524 Жыл бұрын
Alla qosol badan😂😂
@xafsocali1007
@xafsocali1007 Жыл бұрын
Walaceeda minisoota uu maraa kulahaa war yaa shataa naga qabta heen kasto qolka qosol daradiis aa leygaga soo bixiyaa🤣🤣 ilhey ha idin barakeeyo my team and my family 🙏❤️🥰
@abdulkadiriidle2811
@abdulkadiriidle2811 Жыл бұрын
Shutter is the best comedian across the globe. Laandheeranimo shaataa sxb aad baan riwaayadahaaga u taageeraa. Boosaaso ayaan kaa soo salaamayaa adiga iyo hablaha kula jila riwaayadda iyo inankaas aad buudka la dul marto.😁 Hal xalqad oo aan kasoo booday ma jirto taxanahan aad buu xiise gaar ah u leeyahay. Shatter farxaan is the only and only one. Horay u soco sxb si gaar ah ayaan kuu dhiirri galinayaa. Boosaaso markaad timaadid isoo qabo.
@mohmedamin9440
@mohmedamin9440 Жыл бұрын
Gabadhaa umu ahsab qalad ayay gashay xaga hadalka waxay adeegsatay kalmada "Midgaan" qalbiil ayaa la yidhaa hadalada noocaas ahina qof qabiilkaa ka tirsani haduu maqlo way dhibaysaa fadlan hadaladaasoo kale ha laga ilaaliyo filimka, filinkan sheekadiisu waa heersare waana madadaalo dhamaystiran. Mahadsannidiin.
@hafzuun5918
@hafzuun5918 Жыл бұрын
Qabil midgaan la dhaho majiro qof xun ba la dhaha😄😄😄😏
@kowsarmahdi647
@kowsarmahdi647 Жыл бұрын
Qof xun baa layidhaa maaha qabiil wixii xunba midgana
@mohmedamin9440
@mohmedamin9440 Жыл бұрын
Anagu qabiilbaanu midgaamiin u naqaanaa!.
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Qabiil midgaan majiro
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
@@mohmedamin9440 aadaa midgaan ah Madhiban baa jiira
@najiibhassan
@najiibhassan Жыл бұрын
Filinka yaa dawanaya ❤🎉
@waanomedia1
@waanomedia1 Жыл бұрын
Adi su,aashan maahe mid kale maad wayday🥺
@nuurabaashe5226
@nuurabaashe5226 Жыл бұрын
Film ku wuu yaryahay hadana waa habeen dhaaf sidan naga badala 🥺🥺🥺🥺🥺
@fadmaadamcali9134
@fadmaadamcali9134 Жыл бұрын
ha abayo nuura wasax
@safiyaiise1655
@safiyaiise1655 Жыл бұрын
20 daqiiqo kbdn inteee usocodaaan
@maxamedsheqyusuf4219
@maxamedsheqyusuf4219 Жыл бұрын
Noo soo bobsiya filimka waa ku taxan nahay aniga iyo carurteyda faam tv😍
@zakariadahir3880
@zakariadahir3880 Жыл бұрын
🖤🦋:Allah is the greatest 🥰
@abdinasirhusseinaden7993
@abdinasirhusseinaden7993 Жыл бұрын
Magurigaad gubi rabtaan sadax qofoo ilma adeero tashanaayo😁😂😂
@ilyaasjeylaani1602
@ilyaasjeylaani1602 Жыл бұрын
Waw keep going mi tema fam tv 😊
@maariinho
@maariinho Жыл бұрын
Adna bilasha uwalaci la’dahay walasha waxba ma dhaantid 😂😂😂😂
@nasirchadli4389
@nasirchadli4389 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Shaataa: maxaa ma gurigeygaa gubi rabtiin, wlh shaataa waa funny
@ayaanismacil9531
@ayaanismacil9531 Жыл бұрын
1:Shatar dhaqnka raga laba xaslaha san mahan maskin tas kle xaqeda si Filimba ha ahade 2: rotigan nga cuna qurac qado casho mesha kena ✋😅fadln indhaha an ka nafaqeane inta indn dawaneno 🥰
@hassanMohamed-do6nl
@hassanMohamed-do6nl Жыл бұрын
😂😂nagta kale malajcla ayan umaleyna
@iqramaxamuudcaliiqramaxamu8628
@iqramaxamuudcaliiqramaxamu8628 Жыл бұрын
Cunto jeclidaa abaayo
@asmoburhaan5066
@asmoburhaan5066 Жыл бұрын
I can't wait😫🔐
@ibrosinimoha4399
@ibrosinimoha4399 Жыл бұрын
My friend always on my head guys keep going
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 Жыл бұрын
Top team funny onthere level 🤣 💯 👌 😂
@mkofficalchannel
@mkofficalchannel Жыл бұрын
I can't wait it wlhi
@asad_hagio_27
@asad_hagio_27 Жыл бұрын
Shuter Gaalka makugu dhagan 😂😂
@amanikhalif9958
@amanikhalif9958 Жыл бұрын
I can't wait for part 23 shutter sosidaya much love to all of you ✌️💯
@canabeyhassey-cv2dp
@canabeyhassey-cv2dp 8 ай бұрын
pa
@canabeyhassey-cv2dp
@canabeyhassey-cv2dp 8 ай бұрын
.. .zlzlappqpqppqlppqlqlllwll1low❤zoos0ppsllllllllalllalalallLlLmmMmammakkskzkzkxmmzmzmxxkxmxmm
@mdeaq
@mdeaq Жыл бұрын
Geb going lawa haslee
@luulabdullahi1938
@luulabdullahi1938 Жыл бұрын
Ilahey bari siduu fanaxdaa iskugu qabto kulahaa😂😂😂😂😂😂
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden Жыл бұрын
Warkii hore war soo dhaaf cml Jikadii waa la xirey iyo muqushiiii😳😳😳😳😳😳😳😳
@king___qanciye
@king___qanciye Жыл бұрын
Qof kaadinaa marabi kulahaaaaaa😂😂😂😂
@abdifitahaliibrahim1842
@abdifitahaliibrahim1842 Жыл бұрын
😂😂😂
@mohamedfaqi1025
@mohamedfaqi1025 Жыл бұрын
Xamdi aad bey u dulqaad badan tahey waxaan u maleynaa in sy ninkeeda jeceshahey I waayo hadii walaakeed iyo walasheeda u si dan ula dhaqmaayo iyadna ay iska dulaqaadaneyso dumarka qaar waaa lagu bixi thanks
@idmanqaliomar7222
@idmanqaliomar7222 Жыл бұрын
Waxa wa iska film e wax dhab ah ma aha xamdi asaga maqabee Marka waxay ka turjumaysaa qisooyin Jira
@rahmaeise3617
@rahmaeise3617 Жыл бұрын
😂😂😂😂mid saaqidaday kuu keenty🤣🤣🤣❤👑👍
@ikrankayf4395
@ikrankayf4395 Жыл бұрын
Hhhhhh gcnta waxay wawalacma gacana ma arag mxythy
@abdinasiradan439
@abdinasiradan439 Жыл бұрын
Mashaallah umu ahzab, hooyo ayas tahay
@heeganguurer7521
@heeganguurer7521 Жыл бұрын
Allah muxu film yhy waa sugu lahay
@hassanabdirashid9535
@hassanabdirashid9535 Жыл бұрын
Heebeen walba waan la socdaa ❤
@hamzamohamed4893
@hamzamohamed4893 Жыл бұрын
Dariska iney ila yabaan ey uso dageen ayagana gar daran kulaha 🤣🤣🤣 Kalkacyo lug kugey wlhi 2daan afka iyo gacanta waye waxooda hunguri wadhafay 🤣🤣🤣🙌
@mkofficalchannel
@mkofficalchannel Жыл бұрын
Finally iam watching
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 Жыл бұрын
Bisinkow waxn islahaa adaa u horeya waxy waxno dadi 😂
@hayaattv2611
@hayaattv2611 Жыл бұрын
Flim-kan waa wataa wlhi🤣
@AhmedHassan-pr1xj
@AhmedHassan-pr1xj Жыл бұрын
Qofta Waaa Lagu Dayey😃😂
@cilmixikmaawiofficial5272
@cilmixikmaawiofficial5272 Жыл бұрын
Walasha 😂ma wadaaa
@sirahmedfarah2828
@sirahmedfarah2828 Жыл бұрын
Dadkaan Puntland ayey sharafta uga coyaarayaan, waxa ay ka dhigeen meel saxara ah, oo aan dabaqyo lahay. Dabaqyada dhaadheer baan soo daawanayey ku lahayd
@ikrankayf4395
@ikrankayf4395 Жыл бұрын
Haaa walhy glkcyo kuwa kuyal jasira shariqa calasik norwayd kawaran bdiyey kadhigen
@ifraaxcabdi8530
@ifraaxcabdi8530 Жыл бұрын
Hhhhh wlhi shata funny weye😂😂
@ahmedbashir7270
@ahmedbashir7270 Жыл бұрын
So badhiya i.n ilove you
@umulkheyraliumeyma318
@umulkheyraliumeyma318 Жыл бұрын
Shaataaa sediga kaxishow waxa asigo filim ah ayaa udulqadan waaye ee wilka sidaa uhaan o bahdilka kadhaaf uuf nin saan walake ugalayo wllhi inaa hos jifewn😏😏😏😏😏😏😏
@xamsemaxamed811
@xamsemaxamed811 Жыл бұрын
Muxuu la gariiiraa markuu hadlaaao😍😍😍😍😍
@ayanmahamad8
@ayanmahamad8 Жыл бұрын
Shutter dulqaadka badi heerdhan oo shishter ah baa xidid kula ah😂😂😂😂 Midakle gacan Maris maxaad kawadan
@warda__xashi
@warda__xashi Жыл бұрын
Nagaha markey urka yihin aya calosha lagadaliga rer kenya gacan maris bey dahan 🤣🤣🤣🤣🤣
@M.OZIL4
@M.OZIL4 Жыл бұрын
Inaad iska daawatan Ma,ahaa Film 🎥 ama riwayadan macanaheedu waa inaad fahanta na dulqaadku yahy qaaali keep going asxbta ka shaqaysay Waan wax jira dad Badan wax ka baran doonan
@zundusmoha7976
@zundusmoha7976 Жыл бұрын
Aad iyo aad wlha dad waxaa jira nolooshan kunoool lkn dulqaata
@M.OZIL4
@M.OZIL4 Жыл бұрын
@@zundusmoha7976 Haa wllo
@ubaxaden2485
@ubaxaden2485 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 abi ilahow ha no waynin ilahow no daaa ❤
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Subxaanalah 😭 ilahay waxbo mawaayo
@deeqociise4348
@deeqociise4348 Жыл бұрын
Horay usoco abowe qali
@hanathupthiqadir6952
@hanathupthiqadir6952 Жыл бұрын
Shataa xabadan waa funny wllhie
@fartunabdilkariim4466
@fartunabdilkariim4466 Жыл бұрын
Walaceeda Minisota uu marya 😂😂😂
@juweeriyocali1627
@juweeriyocali1627 Жыл бұрын
Musasalkan wallaahi said aa ujecelahay hormar wcn ❤️‍🩹
@hassandeysani6945
@hassandeysani6945 Жыл бұрын
So badi shutter filimka wan ku dawada mar walbo
@qhilwa627
@qhilwa627 Жыл бұрын
Waa xagee meeshaas an wada aadne ani xataa buuq marabi😂😂😂😂
@amuunamoh6266
@amuunamoh6266 Жыл бұрын
Adaa xanuusan Oo walacaa kulahaa
@claahihaajikeeraw127
@claahihaajikeeraw127 Жыл бұрын
I cant wait part 24
@kamal5658
@kamal5658 Жыл бұрын
Kkkk finally 😅😅😅
@nacimohassan6423
@nacimohassan6423 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh seeeeeda Inkarqabo ikadhaha😂😂🙌
@naciimoclaahi8582
@naciimoclaahi8582 Жыл бұрын
Adaa walacaase maxaad jiide kulahaa 🤣🤣
@aishachannel7098
@aishachannel7098 Жыл бұрын
Ilahayow guriga Shutter haigeynin Musqul xata wa la isku xisabinaa Jikadana wa laxiray 🤣 😂
@abdifitahaliibrahim1842
@abdifitahaliibrahim1842 Жыл бұрын
Hhhh kadi badnidaa 😂😂
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@miiraalmiiraal9880
@miiraalmiiraal9880 Жыл бұрын
Waa fanny meel.walba cagta ayuu mariyeeey caadi mahaaaa
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
@@miiraalmiiraal9880 mashalah dheh🤣
@axmadxaashi9718
@axmadxaashi9718 Жыл бұрын
Kkkkkkkk wale shatay
@ahmedmaxamud2730
@ahmedmaxamud2730 Жыл бұрын
War macaaaaanaa filinku
@AhmedHassan-pr1xj
@AhmedHassan-pr1xj Жыл бұрын
Filmka wuu nagu socdaaa balse qoftaaan ayey ku ciyaaroysaa Halagu bixiyo Qof kle Halagu bedelo
@abdifatahmohamed6915
@abdifatahmohamed6915 Жыл бұрын
Shutter bidaar dhaqan ogaadeen male wuxuu seedigii iyo dumaashidii ula dhaqmayaa sidii midgaha 😂😂😂
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Жыл бұрын
Shit qabiil qabiil ka fiican majiro carries jahiligii wa laga baxay qabiil yasida jooji Iyo aflagadad subxanallah wbt
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Жыл бұрын
@@hawayassin7172 midqan wll qabil miya somali midqan wey isku cayda une
@abdifatahmohamed6915
@abdifatahmohamed6915 Жыл бұрын
@@hawayassin7172 wllshy qabiil macaayin waxani waa ruwaayad teeda kale ogaadeenka aad maqasho waa reerkayaga iyo in lagu hagaajiyay 😂😂😂
@abdifatahmohamed6915
@abdifatahmohamed6915 Жыл бұрын
@@hawayassin7172 midgaan ruuxii janada laga waayaa aha soomaliduna qofkii ay dhaqankiisa ubogi wayday dhahaan hakhalad fahmin wllshy 🙏🙏🙏🙏🙏
@saynababshir
@saynababshir Жыл бұрын
Bbggdyu. Hdo😘
@jasminsalad4956
@jasminsalad4956 Жыл бұрын
Walaceeda minasootuu marahaayaa kkk wax kale
@caisho5560
@caisho5560 Жыл бұрын
Umu ahzab makum buyutarba ku dhex bakh tiye hhhhhhh. Shutter is Warso 😂😂😂😂😂😂
@mohamoudzaid8436
@mohamoudzaid8436 Жыл бұрын
I’m died wlhi😂😂😂
@mohamedabdi4520
@mohamedabdi4520 Жыл бұрын
Hafsa queen bey u cod ektahay inantan glkcyo 😊😅😅wana quruxley
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Жыл бұрын
Waxan dhaqan xumi weyan Allah kacabsada rag wa wa weyn ba thin dayarta sokaceyso uma ficno waxad kuhadleysin Iskraqda Mel xun ey niga qalin wllyal Istaqad halal Allah nWadasiyo Dambigena iyo walidintenaba Allah dhafo
@shukricabdiraxmaan8102
@shukricabdiraxmaan8102 Жыл бұрын
Hhhhh qof dhanoo gaal kacyo laga keenaa ahey kulahaaa
@lailaabdullahi214
@lailaabdullahi214 Жыл бұрын
mahadsanidin 🥰xalay bas nixisay yaqey
@abubakarmohamed1992
@abubakarmohamed1992 Жыл бұрын
Shutter funny waye 😁
@faxtimaxamed1670
@faxtimaxamed1670 Жыл бұрын
wan farxay markn arakay
@farxiyabintuomar8075
@farxiyabintuomar8075 Жыл бұрын
War anagu hadaanu nahay reer puntland iyo mudug guryaha seediya matagno Xamdiyey dacwan nahay
@sacad_daacad1
@sacad_daacad1 Жыл бұрын
ILAMOOS 😃
@simandiamond475
@simandiamond475 Жыл бұрын
Saa. Usugaay waan daalay sodaaya plz😫✊️
@sahrasiglan1259
@sahrasiglan1259 Жыл бұрын
3 ilmo adeero tashanayso hhhh gurigey maad gubi rabtaan kulahaa shaata Waad buuqiseen😂😂😂😂😂😂😂
@suuro7093
@suuro7093 Жыл бұрын
Inaa qoslo bis Nii dawadaa ciyow nosoo daaya yqy😂🥺
@karaamaofficial6884
@karaamaofficial6884 Жыл бұрын
QOSOL hada rabto ani ila saaxib☝️😁😁
@baxarozcade5185
@baxarozcade5185 Жыл бұрын
Maxaa digsi shaaha maan qayili😂😂
@nuurcadde7353
@nuurcadde7353 Жыл бұрын
😂😂😂 minisooto maraayàa😂😂😂
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden Жыл бұрын
Waa ii xiistay ayuu yiri😁😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣
@naaninageye7646
@naaninageye7646 Жыл бұрын
Kkkkk i died wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣💔 Ani io hooyadey hben wlba u xadirna
@nashadhussen9212
@nashadhussen9212 Жыл бұрын
Wooow
@ahmedabdi2551
@ahmedabdi2551 Жыл бұрын
Part 24 kadaqso
@fartuuncusmaan1342
@fartuuncusmaan1342 Жыл бұрын
Safar salaama kulahan😀
@adnomohmed5740
@adnomohmed5740 Жыл бұрын
Inan jawaan ku xiro bada ku turey iga haysaa are hamdiyaa🤣👸
@marishqurux4751
@marishqurux4751 Жыл бұрын
Flim so badiye plz haben dhaf ka dhigten
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Жыл бұрын
Shatta filimka daqiiqadaha ubadiya
@user-fw6ob2dr5g
@user-fw6ob2dr5g Жыл бұрын
Shutter inaad haye ugu dadasho waaye haddi kale jawaan emotional damage aad qaadane 🤣🤣🤣
@roodamaxamed15
@roodamaxamed15 Жыл бұрын
Wllhy waaa xaraaabe shutter
@ruweydo9811
@ruweydo9811 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😅😅❤❤❤
@yashkeyow
@yashkeyow Жыл бұрын
Team FAM TV 📺 I love you all
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 Жыл бұрын
Shutter usipige kelele sana bro si pressure itakupata ,,, anyway film iko fresh barida 👌
@mohahusni5834
@mohahusni5834 Жыл бұрын
Iswarso😂😂😂😂😂
@hibaaqupdijamaal4916
@hibaaqupdijamaal4916 Жыл бұрын
Minisoto maraa lagu Yee 😂😂😂😭
@mohamedmohamud7231
@mohamedmohamud7231 Жыл бұрын
Hhhhhh kiliyahan ogaa istagi lahaaa ar kanaa dib kawa logaliye waye😂😂😂
@aftinmohamed714
@aftinmohamed714 Жыл бұрын
24 plz,its too shrt
@axmedmacalin4531
@axmedmacalin4531 Жыл бұрын
“Ha u oggolaan wixii aadan sameyn karin inay farageliyaan waxaad sameyn karto.”
@shukriabdikariin6362
@shukriabdikariin6362 Жыл бұрын
Soodaaye maanto dhan saan ufiurinaaye waan daale
@maidocaydarus7214
@maidocaydarus7214 Жыл бұрын
War inaga soo gaba gabee bisinka hadaayi ilaa hada ayaan su gooyaye
@cabdicadde2329
@cabdicadde2329 Жыл бұрын
Waad nagu daahiseen shaataayoow
@iqracisman8711
@iqracisman8711 Жыл бұрын
Minisoto maraya kulaha😂😂
@umucamaar5714
@umucamaar5714 Жыл бұрын
Reer gaalkacyo dhib badanaaa hhhh
@reekokimu7935
@reekokimu7935 Жыл бұрын
Ilaheyow ano marti haisomarinin shatar guriyesa 😄😄
@nimcosharaf7341
@nimcosharaf7341 Жыл бұрын
Alla Kani qayla badanaa anigii buu madaxii ixanuunay intaan dawanana
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 37
20:24
FAM TV
Рет қаралды 316 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 16
22:11
FAM TV
Рет қаралды 274 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 90 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 49 МЛН
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
FILM QISO DHAB AH IYO XAALADA NAIROBI PART 6🥹
13:57
Dareen Official
Рет қаралды 104 М.
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Abwaan Dhagaafe
Рет қаралды 21 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 36
20:18
FAM TV
Рет қаралды 428 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 11
25:40
FAM TV
Рет қаралды 598 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 8
26:44
FAM TV
Рет қаралды 464 М.
Qaraxii xalay iyo waxyaabihii ugu naxdinta badnaa
9:51
HANMAAL MEDIA
Рет қаралды 42 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 43
21:08
FAM TV
Рет қаралды 500 М.
Fartuun balbalarka iyo shutter hees cusub so wadaan
6:05
BALBALARKA OFFICIAL
Рет қаралды 31 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН