SHORT FILM QOSOL BADAN (SODAH NECEB ) SHAADIYO SHARAF OO GURIGA WIILKEED LAGA SAARAY....

  Рет қаралды 1,546,527

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

Күн бұрын

SHORT FILM QOSOL BADAN (SODAH NECEB ) SHAADIYO SHARAF OO GURIGA WIILKEED LAGA SAARAY....

Пікірлер: 2 300
@sacdiyomuhumed8565
@sacdiyomuhumed8565 3 жыл бұрын
ilahayow shaadiyo sharaf hanaga qaaadin amiin waan ku jeclahay wllhi shaadiyo sharaf❤️💍
@mohamedabdi865
@mohamedabdi865 3 жыл бұрын
Amiin 🤲
@nawalhassan2082
@nawalhassan2082 3 жыл бұрын
Aamiin
@fatuushaliadan244
@fatuushaliadan244 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin wlh shaadiyo waan kuuxiisnay
@nimcohussein8062
@nimcohussein8062 3 жыл бұрын
Aamiin
@nuuramohamed8675
@nuuramohamed8675 3 жыл бұрын
Amiin
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 жыл бұрын
Shaadiyo qaladaadka filimka noso geli asxabta yaa igu racsan Like isku mujiya
@luulabdi286
@luulabdi286 3 жыл бұрын
Aniga runti qaraxadeta wanrabna notixgali qaladadka riwayada shadiyo macaley
@Ogaalkadhacdoyinka
@Ogaalkadhacdoyinka 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/o2exfJ2GbLOBd80 WARARKII UGU DANBEY EE BOOSASO& CIIDAMA GOR- GOR & TSF O LAWEGTAY BOSASO,SICID DANI OO LA AFGANBIYEY,FARMSJO Oo Dani Farmajo Oo Loogu Daraayo 2 Sano, Mucaaradka Oo Kubiiray Dowlada, Sh Sharif Oo Lacagtii Laga Dani Oo Lagala Wareegay Gacan Ku Heynta Puntlamd, Ciidamada GorGor Oo Wacdaro Ka Sameeyey Bo Somalia Oo Joojisay Qaadkii Kenya & Gabi Ahaanba Ganacsigeeda, Turkiga Oo Fahmay DEG DEG Dagaalka Mucaaradka & farmaajo rooble Deni & Madoobe oo is baheystay Qaswade Farmajo Dagaal
@xalimobile1445
@xalimobile1445 3 жыл бұрын
V
@miskilula7103
@miskilula7103 3 жыл бұрын
Haa ku racsanhy qaladadka
@fardawsamohamed1554
@fardawsamohamed1554 3 жыл бұрын
Haaa
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 3 жыл бұрын
Falastiin meele ku jirin nuur ma lahan waan ku taageera Falastiin 👸👑
@MaaidomohamudHashi
@MaaidomohamudHashi 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Hibonoura1705
@Hibonoura1705 3 жыл бұрын
Mash allh Queen Shaadiyo sharaf♥️👑 waan ku jeclahay wlh form Djibouti 🇩🇯🇩🇯 600k coming Welcome back Hbti Shaadiyo sharaf Somali Queen ♥️♥️♥️
@gullwaddeofficial5639
@gullwaddeofficial5639 3 жыл бұрын
wlhi bilaahi tolaahi hadii ay ala cala naagtaydu sidaas aniga hooyaday ula hadli lahayd guriga iyadaa ku fuduud because mamo is my everything
@hakuul354
@hakuul354 3 жыл бұрын
Zhadiya zharaf inta Taageerta iz muujiya 😭✌️
@adanabukaradan1912
@adanabukaradan1912 3 жыл бұрын
Shadiyo sharf jilenkeda cadi ma ahn walhi kkkk
@HaniHaniMubarak
@HaniHaniMubarak Жыл бұрын
Me
@yifrajbarre1493
@yifrajbarre1493 3 жыл бұрын
Shadiyo abaayo 200 sano Allah Ku gaarsiiyo we love you so much qaladaadka noo soo Gali abaayo
@batialonahamzikiv549
@batialonahamzikiv549 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharf wlhi jiliinkaaaga waa 💯👌... lkn kashka inaa wiilkaaga kadhigtee kasii fiicnaan laheyd. One love fanaanadeena❤🤎💫
@princemameabdul6010
@princemameabdul6010 3 жыл бұрын
Maalintaan ku dhalay 1 xabo liimo mandarini inaan is ka dhalo eey eheed, saacadan waa miiran lahaaye haha 😂 😂 😂 we love you shaadiyo walashey ❤️ so funny 😂
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 жыл бұрын
Intaasa iga qoslisay anigaba😂😂😂
@sowturahma3326
@sowturahma3326 2 жыл бұрын
Si fiican u qoslay 😅
@umusaynab2391
@umusaynab2391 3 жыл бұрын
Shaadiyo Xbbti Aad ayada noga qoslisay wn ku Tageraa adiga iyo Family ILAAHAY ha idin xifdiyo Tagerayal badan ayada ku ledahay Somaliland 🟢⚪️❤️ hore u soco wll 🙏
@nusaybasaee7369
@nusaybasaee7369 3 жыл бұрын
1 million dhawaan waa inaad xidhaa Shaadiyooy. Somaliyeey Shaadiyo 1 million aa gaadhsiino sanadka cusub 2022.
@rayaancabdaraxman8520
@rayaancabdaraxman8520 3 жыл бұрын
Fariin wanagsan beey ka turjumeysaa ruwaydan hooyo waa hooyo❤
@Zeynii530
@Zeynii530 3 жыл бұрын
Hal xabo liimao inaan iska dhalo ayay eheed waan iska miira lahaay hhhhh funny ihida
@nuwara8333
@nuwara8333 3 жыл бұрын
Sodohda willka guri burburis leba katalisaa ben maaha
@fardosamuhamud8471
@fardosamuhamud8471 3 жыл бұрын
Down down ......wlh qosolkii adunkaa 😂😂😂😂😂😂 congratulations siz 500k
@athariasalim9900
@athariasalim9900 3 жыл бұрын
3da gabdhood ee u jilista fiican jiilka cusub dhanka dumarka waa 1.Nacima Jookar 2.Nasteexi Indho 3.Shaadiya Sharaf❤️🇸🇴🌍🙏
@sharmaarkeabukar4544
@sharmaarkeabukar4544 3 жыл бұрын
Nicimo iyo nasteexo aa🤣
@muunaqalbinuura3904
@muunaqalbinuura3904 3 жыл бұрын
Ishaa ka Riday walhi
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 3 жыл бұрын
Shaadiyo iyo Nasteexo yes 🙌 Doqontaas jookar caac bay meesha ku haysaa
@khadramirejama9289
@khadramirejama9289 3 жыл бұрын
Laki xaji ma ilowday
@fardowsamuse4269
@fardowsamuse4269 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk
@baazi420official2
@baazi420official2 3 жыл бұрын
Masha allah ruwaayat qatar ah masha allah captain baara iyo shadiyo sharaf keep going guys
@farduuscali795
@farduuscali795 3 жыл бұрын
🤣🤣waxa u daran kabaha ay faraha ku sidato shadiya guulayso wll🥰❤✌
@maryanxusen4839
@maryanxusen4839 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@hamdi592
@hamdi592 3 жыл бұрын
Saaas waye naagti caaasi eh Hala furo guul 🙏🇸🇴 wiilasha somaliyed
@nuwara8333
@nuwara8333 3 жыл бұрын
Asa furinka mindha faido ugujirtaa
@amoulahussein1475
@amoulahussein1475 3 жыл бұрын
Albaabka loan alifaa ku noqdeee hhhhh ar shaadiyaa umadena ma ahan qaraaxo lo bahanyahaa tahay keep going 🥰🥰🥰🥰
@kheysabdikadir
@kheysabdikadir 3 жыл бұрын
kkkkkk shaadiya walahi i like her acting is so natural organic acting bay ledahay yartan!
@faadumoaxmed8806
@faadumoaxmed8806 3 жыл бұрын
Alla waa fuuray wllhi 😂😂😂😂 shadiyo funny wayay ♥️😂 Allow noo daaa shadiya 🥺♥️✨
@barwaaqofaraah634
@barwaaqofaraah634 3 жыл бұрын
Mashallah
@ilhaanridhwaan5490
@ilhaanridhwaan5490 3 жыл бұрын
Shashka add ban ku jclahy
@somaliarmy2571
@somaliarmy2571 3 жыл бұрын
😂😂😂wlhi ano murugsan iga qoslisay shaadiyo nolosha dhibaato kuma tusto abyo ❤️
@fitaahmohachannel3876
@fitaahmohachannel3876 3 жыл бұрын
Wiil cadaa soo dirsade Madoobese iga marisa umalena kulahaa shaadiyo another level💪 waaku wataa
@fahmocumar9004
@fahmocumar9004 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf wiilka jilinka inaaka dhigto ayeey eheed kashka afeey😘😂😂😂
@hipomohamed096
@hipomohamed096 3 жыл бұрын
Mlintan ku dhalayey xabd liin baydarina ano dhala ley watey wan iska miiran lahaa kulaha alla qosol iguma hadhin😂😂😂😂😂😂shadiyo wa qalqali😂😂
@ayaanmaxamed6460
@ayaanmaxamed6460 3 жыл бұрын
Alla berka shadiyo sharaf ilhay haku dayo walshy 🥰😂😂😂😂
@cawadbarre5918
@cawadbarre5918 3 жыл бұрын
WLlhi Saad Filmkan U Turjumteen Marna Waan Ku Farxay Marna Waan Ku Ooyay Wax Kale Umaan Ooyin Dhibaatada Hooyo Macaan Lagu Haayo Darteed Baa la ooyey xaax WLlhi Muuqaalka Shaadiyo Kooxdeeda Waa itaabtay meel buu i damqiyay Teeda Kale Waxaan Ka Helay Filmka Qeybta Dambe Markuu Baara Guriga Ka Raacdeeyay Xaaska Filmka Kula Matalaysay Waana Ku Farxay Runtii Shaadiyo Teamkeeda Hormar Balaaran Baan Idin Rajeyn ,Waxaana Ku Faraxzanahay Sida Aad u soo gudbisaan Muuqaalada Wax Tarka Leh Bulshada Faaiidada u Ah. all the Best Gabagabadii Waan Idin Wataa GuuL Baan idin Rajeyna.✔️✌️✔️✔️
@maariyomaxamed584
@maariyomaxamed584 3 жыл бұрын
Shaadiyo horay isocoh inkastoo filmka qeybtiisa dambe itaabatya hooyo waa hooyo❤❤❤
@cawadbarre5918
@cawadbarre5918 3 жыл бұрын
Waa zax
@iimaanabdi1533
@iimaanabdi1533 3 жыл бұрын
Maxaa la ooyey naahtaada tun/garaac
@hibaaqyaasin3043
@hibaaqyaasin3043 2 жыл бұрын
Haa walh
@naxwomuxumed2535
@naxwomuxumed2535 3 жыл бұрын
Alla falastin iyo shaadiyo isheley qosol waa ladhimanee😁😁🙏🙏🙏
@bingewatch8029
@bingewatch8029 3 жыл бұрын
Shaadiya aragtayaa!qosol aragtayaa salaam sare qaali🤣🤣🤣
@ugbaadahmed1340
@ugbaadahmed1340 3 жыл бұрын
You are talented shaadiyoh i like you
@ferihasayit
@ferihasayit 3 жыл бұрын
Walhi waan ilmeeyay 😭💀😂 Thankyou yaakhey moodka iisaxday
@iandi9995
@iandi9995 3 жыл бұрын
Aqalka cad miya marka sowacayo 😂 that was a good one
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 3 жыл бұрын
Tan mclin dugsi ma dhalay kulaha😂😂Shaadiyo ku jclhy sharefey❤😂
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 3 жыл бұрын
Ayyy 🥰 *Shadia* io team keeda wa u xiisnay riwayadahagii qosol ka laha I.a noso badi hppti 💙🙏👑
@mabruukabukar6682
@mabruukabukar6682 3 жыл бұрын
Kor dahab fadlan inaan kula xiriiro rabaa please address kaada ma isiinkartaa inaan kula hadlo rabaa
@sadrasiman5309
@sadrasiman5309 2 жыл бұрын
@@mabruukabukar6682 n
@playwithmeofficial5332
@playwithmeofficial5332 3 жыл бұрын
👀Wllhi wll shaadiyo Sharaf Iyo Sumcad Ilaahey Kusiiyey Ilaahey Haku baraheeyo Abaayo good film wllhi ✅
@hawadahir9560
@hawadahir9560 3 жыл бұрын
Masha allah shaadiyo saan kuu jecelahay ilaahay uunbaa og Ruwaayadaha qeybta habraha markaa kujileyso wan ka helaaa qurux aa ku tahay 😍😅
@anzalfarhiya9862
@anzalfarhiya9862 3 жыл бұрын
Habaryaar Haa ii dihin kulaha haan biiyo halgugu deex ridoo 😅😅😅😅😅 aar shadiyaa qer Allah haku siyo yaqeey waku jecelnahay saa family dahn uu nahay ❤❤
@adnanmaxamad8689
@adnanmaxamad8689 3 жыл бұрын
Waxaa iga daran suuqa waratada maka sow guursaty
@sahraahmed427
@sahraahmed427 3 жыл бұрын
gabdhan macliin ma dhalay kulaha😂😂😂 shaadiya waa ku wata❤👑
@mohasomali1263
@mohasomali1263 3 жыл бұрын
Keep going queen shaadiyo 💯💯❤️❤️
@abiwaaxid1332
@abiwaaxid1332 3 жыл бұрын
Mashaa alah shaadiyo guleyso Gabar sharaf leh baa tahay keep going
@fardowsoabdirizaqhassan4196
@fardowsoabdirizaqhassan4196 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh Wlhi talent iska keen mahan Shadiyo one love my sis😍🥰
@NourAhmed-17
@NourAhmed-17 3 жыл бұрын
Shaadiyooy Ayeeyo Koris Maa Tahay Duqooshinka Socodkooda Maba Ku Dhibaayee 😆😆😆😆😆😆
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
😭😭😭😭ani xataa😂😂😂
@xaliimonuur8419
@xaliimonuur8419 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@hibao9569
@hibao9569 3 жыл бұрын
Kkkkk duqnimada iyo hooyo nimada jinkeeda aadeey kufiicantahy looool
@shukrimohamud9069
@shukrimohamud9069 3 жыл бұрын
Shaadia wllhi jiliinkaaga wan Iska jeclahay😂 congratulations 500k
@naimaneeruus1390
@naimaneeruus1390 3 жыл бұрын
Wiilkeyga madooweese IGA marisay KULAHAA 😂😂😂😂😂Caano iyo shaax uu uekaay awal 😂😂😂
@سميهاسماعيل-ط7ب
@سميهاسماعيل-ط7ب 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@maxamedbedel3539
@maxamedbedel3539 3 жыл бұрын
Hhhhhh hhhhhh hhhhhh
@suubansamatar8679
@suubansamatar8679 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf long life waan kahelaa short film’s kiina noosoo badi ❤️❤️❤️
@munaabdiomar599
@munaabdiomar599 3 жыл бұрын
Hooyo wn daremay ind abuse ku jirtid 🤣🤣🤣 Shaadiyo ku jecliyaa❤❤❤
@shukrihasan4605
@shukrihasan4605 3 жыл бұрын
Qaladadka filimka hanonlasondayo ista igu racsan ismujiya✋
@apdikaremapshir9492
@apdikaremapshir9492 3 жыл бұрын
Down Down 😂😂😂wllhi shadiyaa wan Ku wataa Form Hargysa
@yasmiinmohamed2429
@yasmiinmohamed2429 3 жыл бұрын
🤣🤣
@khadijamohamed9189
@khadijamohamed9189 3 жыл бұрын
I can’t wait 😜 qalaldka 😂😂😂😂sooda
@NasteexonalkaNuur
@NasteexonalkaNuur 4 ай бұрын
See yeeshey shaadiya kkkkk😅😅😅
@cadirashiidsaciidmaxamed3410
@cadirashiidsaciidmaxamed3410 2 жыл бұрын
Oo kiyaalaha sida ay u gashatay iga gadan wlhi shaadiyo wlhi wan ku wataa keep going my sister
@allehakubarakeereyo6405
@allehakubarakeereyo6405 3 жыл бұрын
SHadiya Sharaf Plz Maanta Like isaar From Bosaso Aad Ba ku jeclahy Wllhy 😭❤🥰
@mohamedhussein2172
@mohamedhussein2172 3 жыл бұрын
Hhhhhhh shaadiyo abaayo waan ku wataa 💝💝😂😂fans from Hargeisa
@mounahassan8978
@mounahassan8978 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@hamdaharago5270
@hamdaharago5270 3 жыл бұрын
Shaadiyo wanku xiisay, qofka kaliyoo iga qosliya tahay gacalo😘. Illahay haku xafido🙏♥️. From Galkacyo.
@MohamedYusufNoor
@MohamedYusufNoor Ай бұрын
Saan laka rabaa naag aan sodog aan raabin hooyo waa in laka ceeriya guurika waayo hooyo mcn ayaa ka wayn naagta. Hooyo ❤❤❤
@hassanabubakar3001
@hassanabubakar3001 3 жыл бұрын
Masha Allah sacdiyo aad ayeigu baxsate ♥️♥️♥️❤️❤️❤️🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🥰🥰🥰
@canabumummmmm3608
@canabumummmmm3608 3 жыл бұрын
Shaadiya la’ aanta abaar, hadalkada dhan waa qosol waayo❤️❤️
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
aad baad umahadsan tihiin , si fiican baad u soo dhigteen fikrada film ka,,hooyo waa hooyo
@saliimasoomaali6379
@saliimasoomaali6379 3 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😆 waa fuuray wllhi riwaayada shaadiyo adey kugu soconee mash allh
@bidhaanahmed5225
@bidhaanahmed5225 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf mcnto Congratulations 500k🎉🎊🧨🎈🎉🎊🥰✌️
@mohameddeeq5241
@mohameddeeq5241 3 жыл бұрын
Masha alaah Maamo shaadiyo Alaha kuxifdiyo wllhi marwalba waad naga farxisaa Alaha cimriga kusiyaadiyo ❤❤❤❤❤🇸🇴🙏
@amiiraabdi8500
@amiiraabdi8500 3 жыл бұрын
Alla shadiyoy mxd iga qosolisey shadiyo funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AnisocaliDaahir-c1c
@AnisocaliDaahir-c1c Ай бұрын
😢😢😢🎉🎉😢😢😢😮😮😅😅
@fardosahassan5815
@fardosahassan5815 3 жыл бұрын
masha Allah shadiy waad naga qoslise❤️❤️❤️❤️
@salmanprff5953
@salmanprff5953 3 жыл бұрын
Aqalka cad miyaa shaadiyo the one and only 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@queenlisa9730
@queenlisa9730 3 жыл бұрын
Alaa istelka idile hhhhhh LOVE you❤ sister keep going shaadiyo 😊
@afnanmaxamad1090
@afnanmaxamad1090 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf alle nagama kaaqado❤ qosolka wllhi iga dhamady😂😂😂
@apjr1260
@apjr1260 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf Jiliinka💯, I like your videos😂😂😂😂
@Hodanomar592
@Hodanomar592 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣habar yar ha I dhihin haan biyo halaguugu ride🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@halimaadan5624
@halimaadan5624 3 жыл бұрын
Gabda kaligi igaqoslisa shadiyo sharaf Hori usoco Abyo❤️
@munaali6200
@munaali6200 2 жыл бұрын
inta 2023dawaneyso🤣😭
@HaniHaniMubarak
@HaniHaniMubarak Жыл бұрын
Me
@SabirinMohamed-e4n
@SabirinMohamed-e4n 11 ай бұрын
Hhhhh😂😂😂😂😂😂shadiyo sharaf Wan kutagera Abayo 😂😂😂😂keep going
@sahilmaca4028
@sahilmaca4028 3 жыл бұрын
Shaaaaaashka qofta mogdisho no shiday 🥰🥰🥰
@sucdifuaad3615
@sucdifuaad3615 3 жыл бұрын
Keep going shadiyo 💗💗💗💖💖💖💖💋💋💋💋💟💟💟💟💟💟💟💛💛💛💜💜💜💜💜💜🖤🖤🖤 🖤
@ubahdaahir1354
@ubahdaahir1354 3 жыл бұрын
Saan talo maha cunuga wa liiga sixray🤔😰
@kingyonc3sskno714
@kingyonc3sskno714 3 жыл бұрын
Wr wa uxiisne shaafiyo films geeda 🥰😂🔥🔥🔥🔥
@mssinvisible6326
@mssinvisible6326 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 I'm dead down down kulahaa Shaadiyo waa jilaa comedian ah walhi
@ahmedabdifarah7042
@ahmedabdifarah7042 3 жыл бұрын
Keep going mi lovly siz shadiyo ❤❤❤❤
@nawaaraimraan641
@nawaaraimraan641 3 жыл бұрын
Shadiyo mel aa ku xunthy lawaa🥰😀😀😀shactrdi oo qof ah😀
@esraasaed6585
@esraasaed6585 3 жыл бұрын
U make my day wlhi shaadiyo❤❤😂
@zeituna7942
@zeituna7942 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 ala shadiya Mashaallh
@foziyafoziya510
@foziyafoziya510 2 жыл бұрын
Wllhi Shaadiya cadi matihid gacnaa kuu tagay ayeyo
@iltireabdihussein73
@iltireabdihussein73 3 жыл бұрын
M.a shaadiyo sharaf keep on siztr mcn
@ilhaansamatar305
@ilhaansamatar305 3 жыл бұрын
Ilahow shadiyo noo daa ya rabi wlhi laanta abaar waye shadiyo qurux alaha ku xafido❤❤❤❤❤❤❤😂
@csaliimniwen9418
@csaliimniwen9418 3 жыл бұрын
Best movie shadiyo coming soon 500k inshallah I congratulations 🎉👏
@fiishhope8442
@fiishhope8442 3 жыл бұрын
Ano dawanina sii qosloya wlhi shadiyo love you mcney ❤❤
@mahamedhussein6219
@mahamedhussein6219 2 жыл бұрын
We mis filimaantii maamooyinka America iyo sodohyaasha iyo shukaansiga soo soco adi iyo ajakis yare muudeey baaba jeey falatiinhaaji kabtanbaaraa tha one and only catooshyare
@xamdahaldhaa
@xamdahaldhaa 3 жыл бұрын
Shaadiya sharaf wlhy waxa thy qof xaraabo ka samaysan 💋❤ Lkn wllzhy qaladaadkii riwaayada nooso geli😂
@qalanjoqalanjo7705
@qalanjoqalanjo7705 3 жыл бұрын
Shaashka see ganbada u xeratay funny waaye 🤣🤦
@Umucaisha935
@Umucaisha935 3 жыл бұрын
Shadiyo abayo please ruwayadaha hanaga joojin 🤣😂😂
@chillihaso9573
@chillihaso9573 3 жыл бұрын
Mashallaah good boy. . He is behind his mother. Allah bless you
@ayanabdi1490
@ayanabdi1490 3 жыл бұрын
Hhhh shacdiya hog ayey duq kunoqotay .....keep going sz I love..yh so much...wan jclhy in ad mar walibo ku dhakisto
@hodanwaaruntawllahmed3418
@hodanwaaruntawllahmed3418 3 жыл бұрын
Hhhh Gabadhan waa maxay SuuQa waratada maka kentay
@adrisabess1885
@adrisabess1885 2 жыл бұрын
If her mom she comes with out calling 📞 do you think she will do that? I don't think so. Respect both sides, because they are moms. You make my day.
@nnjggdjufioghdiiniya4256
@nnjggdjufioghdiiniya4256 Жыл бұрын
First off and
@aaminaseef8172
@aaminaseef8172 3 жыл бұрын
Hhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 meeshan shaati raqay haa ii qabini shaadiyo kal iyo laab 💋💋💋👌👌
@ayanmohamedgure12
@ayanmohamedgure12 3 жыл бұрын
Shadiyo wllhy your so funny hoosa fadhiya down down kulahaa 😂😂😭😭😭😂😂😂
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf waan ku wataa ' 11:54 saan mey u ekeed kaam ka badbaado 😂😂😂 Congratulations 500k 🎂💯 intaa iyo ka badan waa U qalanta
@sapnaaali4497
@sapnaaali4497 3 жыл бұрын
Wlhi dacd uqosley had xanqsanhy had kufiirsado wlhi waiga qoslisay allha kusharfo wlshy😍🥰
@shaaficihassan1082
@shaaficihassan1082 3 жыл бұрын
Lagend gabdha somalia ugu jilinka badan waan ku wataa shadiyo
@BacheBasra
@BacheBasra Ай бұрын
Hh shadiyo sharaf❤qali dumar inolow abayo ❤
@idilsalahmohomet9012
@idilsalahmohomet9012 3 жыл бұрын
Mashalah wllhi waa qosolkii oo qof ah shadiyo sharaf iyo waa ku jacalahy walashy qali inoolow💯💯🤩😍😘
@laylomaxamedlaylomaxamed704
@laylomaxamedlaylomaxamed704 3 жыл бұрын
Congratulations 500k🥰🌹🙏
@kooshdul
@kooshdul 3 жыл бұрын
Hooyo Cunugeeda Qarsamay 🤔 kzbin.info/www/bejne/qYHGomRsac-cmKs Hooyo Cunugeeda Qarsamay 🤔 kzbin.info/www/bejne/qYHGomRsac-cmKs ..z .
@leylocadow594
@leylocadow594 3 жыл бұрын
Shacadiyo cabdi fitaxa away
@qaalisaalaxoqaalisaalaxo1660
@qaalisaalaxoqaalisaalaxo1660 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂❤️🤭
@hibaqaden2890
@hibaqaden2890 3 жыл бұрын
Abyo gabadha hoyada ino sosamey quruxey
@khadramohamed814
@khadramohamed814 3 жыл бұрын
Great
@maskacade8474
@maskacade8474 3 жыл бұрын
Qalaadka soodhig shaadiyo🤣🤣🙏🙏🙋‍♂️
@nasmaawil
@nasmaawil 3 жыл бұрын
Hhhh walahi wa qosol shaadiya wa xarabo ala ku jecliya shaadiya❤❤❤❤❤
@iskaashichannel
@iskaashichannel 3 жыл бұрын
Hhhhh shadiyo sharaf keep going yaaqee
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
RAXMA XASAN IYO SHUTTER | SHORT FILM
20:04
FAM TV
Рет қаралды 266 М.
Wuu i inkiray wecel ayaa tahay aniga kuma dhalin 😭 MAXKAMADA DAHIR ALASOW
27:43
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 124 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4,2 МЛН
SOORAAN IYO JAWAAN FILM QOSOL BADAN  2020 HD
48:52
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 426 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН