shaadio jiliinkeeda inta ku qososha like ta hala dhaavina😂😂wr halkan ika zo booqd bls zxbyL👏
@umemadchannel14283 жыл бұрын
Salmaan plz iso booqo 🙏
@caashodheerey48583 жыл бұрын
Shadiiyadeena canshaqa waxan ka codsanaya ilaa soonka ka dhamado waxan saxuurta ku kariiyo no so gali xalay wan fuure shekadi ohiilnta iyo qosolka😂😂😂😂 no so badiya jalanjiga dhaman ramadan kariim dhiga😂😂😂🔥♥️🙏🏾🥰🥰🥰🥰 no hoyo🏃🏻♂️🏃🏻♂️🏃🏻♂️🏃🏻♂️
@najiibxuseen47083 жыл бұрын
waaaaaw Cumar jaajaaa meelo ku jiro shactaro malaga weynaayo😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@umemadchannel14283 жыл бұрын
Najiib ISO booqo 🙏
@K_7m3 жыл бұрын
Inta kuxiran shaadiyo like ta❤✌haliisoo booqdo asxpta plz❤🙏
@xamdimuxumadahmed15123 жыл бұрын
Mashallah
@umemadchannel14283 жыл бұрын
@@xamdimuxumadahmed1512 ISO booqo 🙏
@habibohussien93253 жыл бұрын
Okay
@nasraadow64013 жыл бұрын
Asc
@ZuHaYP_t0mLY3 жыл бұрын
Inta shaadiyo sharaf ku xiran ismuujiya 💔 Ha idhaafina isoo Bookhada my bro/sis 💔❤🙏 xushmad idin haya wlh
@suweydomoha30703 жыл бұрын
Qosol uguma hariin cwa shadiyo sharaf iyo cumar jaaja waa ka baxsaten jilinka noo soo badiya short film malmahan ruwayadahiina u xiisnee
@nimcoxasan38633 жыл бұрын
Waa iga dardaran ee saliga nabiga badiya waa bil ramadan shadiya iyo Ninkeday 🙄
@nacimasmilelady97993 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@queeenamira77073 жыл бұрын
Nagta malinkeyga ii qurxisa sharafey🥰 sharafi wa korkaga💋
@munaabdiladhif48443 жыл бұрын
Shaadiya jiliinka jeclhy xbbti hormar wacan queen
@amranadanamran12703 жыл бұрын
Shadiya waliga dadka sodhaweso adunga waxa ugu fcn gurikada in lagu nasto waba lagu ducesta guriki gacal iyo sugeyaba lagu nagado ahada hawada idnga jclhy ♥️❤♥️
@asmaahappy91343 жыл бұрын
😃😃😄😄😄😄😂😂😂😂😂😂 baxa baxa alla saa uqosley leeh yaa ila fuurey cawa like saara inta rabto in qaladaadka lakeeno waa ruwaayad qosol badan hhhhhhhhhhhhhhhhh
Jilinka Cumar jaaja inta kuheesato like ta dhax dhac kusiiya ruwaayadihiisanah noso badsha
@asmacabdi78283 жыл бұрын
Ala beerka shaadiyo alaha nokaa xafido adiga iyo wllhey 🥰❤😍💋
@asmacabdi78283 жыл бұрын
@Garasbajiino official kuus saaray
@adamabdulha62543 жыл бұрын
Shaadiyo Habar Duq Ah Yaa Ka Yaqaanno Sideey U Jishay Mashaa Allah
@umemadchannel14283 жыл бұрын
Adam iso booqo 🙏
@hamduushmoha7002 жыл бұрын
ثكبهثصت
@fartunbashir37403 жыл бұрын
kkkkk lamanaheyga qaranka one love qosol igu disheen cawa😄😄😄😄😄😄😄noso badiya bacdul afur nosogaliya😄😄😄😄😄😄😄😄
@feyzuualiofficial38343 жыл бұрын
Inta part two rabto like sara🙏
@umemadchannel14283 жыл бұрын
Feyzuu ali abayo macaan iso booqo 🙏
@queenhani28583 жыл бұрын
400k wax yar ka dhiman Masha Allah keep going abyo sharaf bdn
@amaliyaarj96533 жыл бұрын
Ii dhacan laheeda hooyo soo daah idhaheysa hoyaday allaha idaaye gabalka meshuu kudhaco lagama agkaco
@Nasiib7243 жыл бұрын
Shaadiyo sharafeey xbbti barmmamuj aan is dhahay yaa kasoo dhex qaada shaadiyo ayaa kugu arkay oo la dhaho madeeys meeshaa uma qalantidi farxada umada ayaad ka shaqan jirta ka hadh dadkaa qalbiga ka wasakhaysan ❤shaadiyo❤
@khaalidjr26913 жыл бұрын
Barnaanijka waqti hore aya la duubay wa diyaarsanyay lagama saari karo qofna
@xanfarxrofficial4173 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣flimkaan Qalalaadkiisa rabnaa shaadiyo Nagu soo haraanti Intii igu racsan liketa soo tuura hee🤣🤣🤣🤣🤣
@queenmai98383 жыл бұрын
😂😂😂😂 Abdifatax is also chasing them away ..Allah qusol aad igu dhishen..love u guys 🥰🥰😗
@ilyaasabukarcusman43213 жыл бұрын
Reer Waaberi Ha Nooladan😃
@foziaosman93803 жыл бұрын
Walahi falistan marka jileyso ciyaal nimada Walahi qatar waye nosobadi jilinka ciyaal nimada inta igu raacso like isaara
@dhemanluula57193 жыл бұрын
Shaadiyo iyo xaajigeda oo ruwayad jilaayo wan iska qoslaa yaro weyna u eg thy kulaha abdifitx umad ma ahan😂😂😂😂
@ZuHaYP_t0mLY3 жыл бұрын
Shaadiyo waan fuurey wlhi qosolka iga dhamaday 😂 yaa ila mida ismujiya 💔 isoo boqda fadlan ❤🙏👇
@amaaldheman5153 жыл бұрын
My favorite shadiyo sharaf ❣🥰🤞👸
@farhiyomohamed73322 жыл бұрын
Maashaa allaah shaadiya sharaf duny waaye
@aaminaali9723 жыл бұрын
Falastiin suuralay iga dheh so badiya jilinka team shadiyo
@Dhameystiran593 жыл бұрын
Wiila isnaqa libaya lagu hesta alla berka shadiyo funny athy wlhi one love
Shadiyo maxamad yare ha ankirin illahay awaald kle haynisiiyo adi iyo xjigaaga waan idin jeclhy waarabadaan aamiin dheh
@done-caawiye3 жыл бұрын
Shaadiyo wixii afkeeda soqabto ley ku dhawaqee ay faana dhiifoowe ku teh caadi ma ahan Ramadan Mubarak team shaadiyo sharaf
@anfarmohammad34713 жыл бұрын
Masha Allah abayo 🥰💯👌
@xabibanour41953 жыл бұрын
Falstin jalinkeda wakhely wlhi inta ila argty like ha.iga xasdna
@leylajamacjeyte9823 жыл бұрын
Plz qaladadla ruwayada so dhiig shadiyo ❤🥰😂😂😂
@ugaasohassan23743 жыл бұрын
Ma nooli kkkk shadiyo kaftanley😂😂😂😂
@gabdhihoyomcn33573 жыл бұрын
Welcm back omar jaaja🔥shadio adig omar flim short waa shidan yhay🙏🥰
@ubaxhussein63903 жыл бұрын
Ina aderkey iyo walashey shadiyo keep going
@ahmedguedimaandeck85603 жыл бұрын
School iyo dugsi majirto kulaha shaadiya wlhi waa fuuny waa ku salama abaayo from Djibouti land
@micrajmaxamud3063 жыл бұрын
manta ma nooli 😂😂😂😂😂😂shaadiyo wan furay walhi keep going queen
@salmushahmed47073 жыл бұрын
Shacdiyo cadi mahan wllhi😚😚😚😚
@ayaanzanizmail38703 жыл бұрын
Shaadia funny waaye wlhi abayo aaad baan kuu taagersanahay from hargaisa
@afqadzaki73683 жыл бұрын
Abayo ha dharan markaad riwayadaha dhigayso waxatahay walashay qaali in sha allha I like your videos very nice video keep going you you will see one day you'll win in sha allha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕋
mshllh my family an ku faano lovely king abdifatax yare and queen shadiyo cadey wllhi wn sugayay Ruwayadihii thanks l Love you all 💋💋💋❤❤❤
@umemadchannel14283 жыл бұрын
@Garasbajiino official atne iso booqo walal
@queensimran91973 жыл бұрын
Abdi fatax mid ma ahan yarow weyn thy kulahaa 😂😂😂😂
@afqadzaki73683 жыл бұрын
Please my people igo soduceya waxa Ika geeriyoday hooyaday macan ilahay janadolo faradawosa ha keyo I love you all my sisters and brothers make doco please 🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻 amiiin
@nuuraxayatii53773 жыл бұрын
Allah unaxristo abayo amiin
@afqadzaki73683 жыл бұрын
Thanks abayo amiiin waxanahay walalaka
@daganismail60863 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto hooyo qabrigana ha u nuuriyo
@afqadzaki73683 жыл бұрын
Dagan Ismail thank you my sister God bless you amiin walashay qaali I love all my people Thank you🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🏻🙏
@fartunmohamed76163 жыл бұрын
Alle hau naxariisto hooyo qabriga alle hau niuriyo
@zaciimocabdule23693 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 shadiyo keep going wlhi hooyo ku macdahy
@genyadamadow32223 жыл бұрын
Shadiyo sharaf ❤💯😂🙏
@amlizaqueen63943 жыл бұрын
Shaadiyo waa iska jeclahy wlhi🥰🥰
@xananshidane42693 жыл бұрын
Shaadiyo dhib badanaa Anaba keensan kulaah 😀😀😀😀😀😀
@yusraabdirahman32223 жыл бұрын
Falastiiiin😀😀😀 caadi maaaha
@nastehomohamed86213 жыл бұрын
Inta shadiyo filmateda jecel ismuujiya✌🥰👸
@ikraanbashiir96943 жыл бұрын
Inta shaadiyo jiliinkeda jecel is muujiya💕💕❤
@faaisomohamedahmed52523 жыл бұрын
Wani tuga qLdadka noso gali shadiyo abayou🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰
@hodmanhappy61123 жыл бұрын
zhaadiyo chanalkaga kaliyaa maa xasuusan thay xage ku ilowdeen chalka dumzhigeeen c/fataax yre 😘
@abdallawacane21263 жыл бұрын
Kan veiew badan subscribed badan asaga lee cidda siwadajir ah cidda looga biishaa
@mohamedabdiali9463 жыл бұрын
Aniga farta ii taagan waxan safka ugu jiraa qaladaadka flimka.
@saladomohamed40813 жыл бұрын
Mashallaah hore usoco shaadiyo ❤️👍🙏
@wardaqaalichannel17333 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 October maka dhax arkoosidoo kulahaa shadiyo funny wye wlhi
@zahramaxamed79573 жыл бұрын
Dadkeyga somaliyed iso duceyo in ilaahey ubad baari isiiyo plz🙏🙏
@hodanabdi5803 жыл бұрын
Ubad saalix Allah ku siiyo xabiibty oo baari adi iyo inta islaamka ah allahuma ameeen yaa Allah
@zahramaxamed79573 жыл бұрын
@@hodanabdi580 amiin mcnto allah ka aqbalo dhamantena nasiiyo
@umemadchannel14283 жыл бұрын
@@hodanabdi580 Walal iso booqo 🙏
@umemadchannel14283 жыл бұрын
@@zahramaxamed7957 walal iso booqo 🙏
@umemadchannel14283 жыл бұрын
Zahara maxamed insha allah xabiibti waa helesa 2 2 matano aya allah kaaga tuugi yarabi hassan iyo hussen allah ku siyo
@haboonalisiicow78343 жыл бұрын
Qofkii hoyo ka so fakato halcadaha qapanoyaa ar shadiyaa 🤣🤣🤣❤
@najmoabdalla10973 жыл бұрын
Inta shadiYa ka qoslisay like ta bac😂😂
@saadoshiikhmaxamed37673 жыл бұрын
Hhhhhh faanay dhiifo hhh shadiyo wllhi caadi ma ahan
@samiyaabdilahi92293 жыл бұрын
Yaaa heli karaba tarawiix lagu dahayo Taas oo runaa fiicnan lahyd😂😂😂😂😂😂
@muna_____somali3 жыл бұрын
Kan Film maahee magac kale haloo baxsho🤣🤣🤣🤣 Funny wlhi🤣🤣😁