No video

Showga Cali Zaki & Saalax Sanaag & Khadar Keeyow iyo Fanaaniinta Reer Nairobi Looma kala harin.

  Рет қаралды 148,808

Xiisaha Wararka

Xiisaha Wararka

Күн бұрын

Cali Zaki,Saalax Sanaag,Khadar Keeyow,Xassan Gantaal,Iidle Yare,samiha khalil,Ayanle dhagacade iyo Lamaanaha Arooska Cusub Ayan dhalad iyo Jacelow,waa Barnaamij aad u xiiso badan oo ah Shaacinta Showga Cali Zaki & Saalax Sanaag & Khadar Keeyow iyo Fanaaniinta Reer Nairobi.‪@XiisahaWararka‬
Taariikhda waa 12-ka Jun oo ku Beegan Sabti lagu qaban doono Sufra Garden,Saacadu waa:4:00pm-9pm,Qiimaha waa:2000ksh oo udhiganta:20$.

Пікірлер: 145
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
Ali zaki and salax sanaag from berbera somaliland waan jeclaan lahaa inad abdi kariin ali shaah soo kaxaysaan
@zeitunabdiabdi4522
@zeitunabdiabdi4522 3 жыл бұрын
Welcome to Nairobi Ali zack iyo saalax sanaag
@haniya_5600
@haniya_5600 3 жыл бұрын
Subhannallah fusuq iyo munkar uunbey ku jiraan Reer africa aakhiroba wa la hilmaamsanyahay in leyska noolaannaayo bey moodan waana dad waaweyn subhannallah
@adnanmohamed6803
@adnanmohamed6803 3 жыл бұрын
Khadare keeyow FANANKA kaliya an tagero💯🔥
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
Abdi kariin ali shaah inuu jooga ahayd
@salmomuktarsalmomuktar5749
@salmomuktarsalmomuktar5749 3 жыл бұрын
Cood mcnaa💖😁
@bizharoyonis5811
@bizharoyonis5811 3 жыл бұрын
Way saalax wuuba dheeryahy ileyn haduu mar khadar ka dheeryhy welcome ayaan isinka so lehay from to hoygii cilmiga Borama jano😍😘
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 3 жыл бұрын
Soodhawaada wiilasheena cali iyo saalax heesta mahuraan noogu soo dara cali iyo xasan
@idirisbinumahdibozka6364
@idirisbinumahdibozka6364 3 жыл бұрын
Waah waaah daawloo fanaaniinta soomaaliyeed horow socda ayaan leyahy wallahyga soomaliyeed 💪💪💪💪💪💪💪guul iyo gobanimo
@zeitunabdiabdi4522
@zeitunabdiabdi4522 3 жыл бұрын
Saalax sanaag ma favourite fanaa
@nasradiinxuseen7052
@nasradiinxuseen7052 3 жыл бұрын
Saalax
@nasradiinxuseen7052
@nasradiinxuseen7052 3 жыл бұрын
Waxaan salaamayaaa wiilasheena saalax sanaag calizaki aarka c/ kariin qamar najma
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 3 жыл бұрын
Saalax sanaag waa legend iftiin usoo baxay fanka soomaaloyeed
@badriaawad8699
@badriaawad8699 3 жыл бұрын
Guul baan idiin rjyn insha Allah keep going 👑💞💕🎻🎻❤🥰✌
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Digriyow Ayaaba Show Uimadee Hortotha 🙆🙆🙆🙆🙆🙆Iyaka Aroos Soma Uimadin???? Ilahi isku dac Madax Keeno
@safibilcired4335
@safibilcired4335 3 жыл бұрын
Digriyow waxisu waa nacnac salka dhulka diig waxaas miyaa shawo lagu qabsaan karaa ragaa codkaa iyo midhahaa wataa halaa ado iyo walibaa quruxdaa😂😂😂
@nafisaabdiaziz6555
@nafisaabdiaziz6555 3 жыл бұрын
Qadar keeyow gaabow😂❤❤
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
Khadar keeyow gaabanaa
@iamliiamen7071
@iamliiamen7071 3 жыл бұрын
Iidle yare aragtayabaa qososhayaa😂😂😂
@safibilcired4335
@safibilcired4335 3 жыл бұрын
Nacalaa shaydaan kuylee wilka ogadeen waa barqab hogaay ilahaybaa ogadeen nagaa dhigay 😂😂😂😂
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
Ka isaaqba kama dhaco cali zaki 😁
@sakariyebashiir2164
@sakariyebashiir2164 3 жыл бұрын
Hadaa ma ka dhulbahante ayaa ka dhca😀😀
@safibilcired4335
@safibilcired4335 3 жыл бұрын
@@inacumar170 hedee inadeer miyaan muranaa mahashaa nogaa hadhaa waxbaa hays adkayninee
@safibilcired4335
@safibilcired4335 3 жыл бұрын
@@sakariyebashiir2164 inaa adeer bahshaa hanalogaa hadhoo waxaasii waa ku adkaan cadee 😂😂😂
@safibilcired4335
@safibilcired4335 3 жыл бұрын
Waxaas waa kaftan wilasheenu mA kalaa dhacaan ilahaay habo barakeyee somali ayaan quruxdaa unahayee😍
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 3 жыл бұрын
ninpaa la tabayaa cabdikariin cali shaah
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Waaw ali zaki iyo saalax waxay modayeen inayan cabdi jibaar ka dheryahay lkn gantaal ciyaal baadku
@deeqoluulofficialchannel4484
@deeqoluulofficialchannel4484 3 жыл бұрын
Masha allah
@muxiyadiinmuuse8734
@muxiyadiinmuuse8734 3 жыл бұрын
Khadar keyow ayaa uhu dagan legend
@mukhtaarali518
@mukhtaarali518 3 жыл бұрын
Guledsimba inuimado Nairobi ayanjaclanlaha uuqabtoshow kalakacsan
@alnuuru1725
@alnuuru1725 3 жыл бұрын
waa meshe hotelka maarka
@yasninmohamed3349
@yasninmohamed3349 3 жыл бұрын
Masha allah gobanimo🥳🥳
@cadnaanmaxamuud1435
@cadnaanmaxamuud1435 3 жыл бұрын
England show haloo sheego wuu yimid wiilkii ay jecleed salaax sanaaag 🥰
@najmonoor719
@najmonoor719 Жыл бұрын
Ali zaki Salax sanag ♥️❤❤❤ lagends ❤
@Muslimah536
@Muslimah536 3 жыл бұрын
8:45 istaaqfurulah ki qosol ahaa igu ma harin smaix akulha saalax salaag salaag aaaa bisinka. na. sanaag dheh
@lamafilaan507
@lamafilaan507 3 жыл бұрын
Surfa gadhen waa meel yar ma dadkas ayaa qaadi karan
@barwaaqocawil1815
@barwaaqocawil1815 Жыл бұрын
Cali saki waa fanana san tageero🔥
@zakariyaabdiaziz7210
@zakariyaabdiaziz7210 3 жыл бұрын
Wow best show
@fcdauphinduterrain6098
@fcdauphinduterrain6098 3 жыл бұрын
Asxabta waxan raaba inan showga kaa qaayb gaalo from DJIBOUTI lkn sidee iku fudaydiii naysiin
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
Khadar gaabana oo lugo burburana
@fadumasharaf9377
@fadumasharaf9377 3 жыл бұрын
Wah digriyoow away maxey tahay sidaan
@nastehanoor8933
@nastehanoor8933 3 жыл бұрын
Marwadeeyda koowad mxu kawa ninkaan ma mid 2baad bu guurasan rabaa hala so baaro Hiisaha wararka ninkaa gabdha qarash bdn bey galise 😅🤣
@cabdiqaadir6459
@cabdiqaadir6459 3 жыл бұрын
Qofyahay ayandhaladey lacgtat showga tiketka kuibsaneso mad sadaqesatit Abayo
@zaaanc7008
@zaaanc7008 3 жыл бұрын
Wale. dherer ku waa Qurux. safka dhan waxaa qurxiyay raga dhaadheer
@mohammedaqadir821
@mohammedaqadir821 3 жыл бұрын
Masha Allah
@princehussein555
@princehussein555 3 жыл бұрын
Awaay Kii Digriyow....musalsal kale miyaa no bilabi rabaaan 🤨🤔🤣🤣🤣🤣
@zaaanc7008
@zaaanc7008 3 жыл бұрын
Marwada labaad. tollow goorma ayuu keeeni dooona waxu yiri xaaskeyga koobaad. First lady. aragnay ayaan dhalad who is second wife lol
@xusnimuuse605
@xusnimuuse605 3 жыл бұрын
Var var halaga so qapto 5 13 daqiqo marke mareeso qofki arkaana wa legend wlh 🤣🤣hhh😂😂
@casisacabdisamedcasisa6038
@casisacabdisamedcasisa6038 3 жыл бұрын
Ninka Idle Garabka Kudhufanaya Miyaa😂
@xusnimuuse605
@xusnimuuse605 3 жыл бұрын
Hhhhhh miya hadhihine ma hupta adi
@xogsugan1842
@xogsugan1842 3 жыл бұрын
@@xusnimuuse605 qof dumara miyaa ku jira mise mid kamida ayaa sidaas u gacmo cas
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
@@xusnimuuse605 Maye garabku Shah dhag ku siiyay, maxad moode😂🙈🙈🙈
@barwaaqocawil1815
@barwaaqocawil1815 Жыл бұрын
Mashalah
@nmo-cv8fm
@nmo-cv8fm 3 жыл бұрын
Saalax sanaag inuu aamusnaan badanyahay inta ila og like
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 3 жыл бұрын
Var xasan gantal adi hadaa geel tahy ka dhamow jacylow hais muujiye😂😂😂😂👊
@Hadda-dx9wp
@Hadda-dx9wp 3 жыл бұрын
Ala aniga bise ayaa ka maqan 😭🥺🥺
@thebeanman8023
@thebeanman8023 3 жыл бұрын
Damertii calasey o xasidka ahey showgas yalatagin hadhoho wir hadhoho masha qaburihi u nukaleh ma han ilen wax xarunta ogadenka afka harantii ka gain nayna qurmunyohow sodhawada fananinta an jacelnahay wlkm nairobi
@iftiimiyemediashow7577
@iftiimiyemediashow7577 3 жыл бұрын
Kenya so dowlad dhan ma aheenoo mxaa ogaadeen keene meesha Yaab?
@qaalihassan4312
@qaalihassan4312 3 жыл бұрын
Hooyada maa Kenya leh afka qabso uraaaye 😞
@naimanuraa2176
@naimanuraa2176 3 жыл бұрын
@@iftiimiyemediashow7577 ogaden ba ka taliyo qadadweynty
@bisharoibrahim3452
@bisharoibrahim3452 3 жыл бұрын
Hore usocda
@queenumi1142
@queenumi1142 3 жыл бұрын
Cali iyo salax sanaag jeclahay
@ibrahim7989
@ibrahim7989 Жыл бұрын
Salax sanaag❤❤😊
@yusufnunowabdulle2159
@yusufnunowabdulle2159 3 жыл бұрын
iidle is not happy, maxaa ku dhacay?
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 3 жыл бұрын
Ninka sokor a ku dhacdy allh caafio
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Cod la'aan iyo heeso la'aan ba isku barkaday 🤣🤣 Ciyaalka ka dil qaaday
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 3 жыл бұрын
Saalax sanaag dartiisa u imanaa showga
@MahamedMahamed-jv9qe
@MahamedMahamed-jv9qe 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@xaliimomaxamed-ee6xz
@xaliimomaxamed-ee6xz Жыл бұрын
🎉🎉
@zakariyaabdiaziz7210
@zakariyaabdiaziz7210 3 жыл бұрын
Cali zaki wow
@kaysecabdiraxmaan4866
@kaysecabdiraxmaan4866 2 жыл бұрын
Lajamaa ishelay
@luckymaxamed1166
@luckymaxamed1166 3 жыл бұрын
Digriyow ma lagu booday
@yusufmuhumed2083
@yusufmuhumed2083 3 жыл бұрын
Who else feels like kadharkeyow need to stand the far end next to ayanle 😂
@ismaillomar2474
@ismaillomar2474 3 жыл бұрын
Ar iidle yare muxuu la xanaqsanyhy
@shaamofficial8092
@shaamofficial8092 3 жыл бұрын
Waligey show matagin balaayo ha tagto
@abdirahmanhazazi7677
@abdirahmanhazazi7677 3 жыл бұрын
iidle farxad kama muuqato🤔
@fadumoabase4464
@fadumoabase4464 3 жыл бұрын
Absolutely tolow maxa khaldan
@sucdihassan4687
@sucdihassan4687 3 жыл бұрын
Wlhi waa ila aragtay
@farhiyonur8498
@farhiyonur8498 3 жыл бұрын
Ali zaki sartiisa u imana
@kingyuusufgeedi1911
@kingyuusufgeedi1911 3 жыл бұрын
Show walan halaydinka arko reer Nairobi
@mohamedmohaa1022
@mohamedmohaa1022 2 жыл бұрын
Salax sanag waa afgaban yahay kuso zxp hadal haan ma buxsho
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 3 жыл бұрын
Keeyow ayaa ugu hadal dagan boqortooyo
@ladnaomar3046
@ladnaomar3046 3 жыл бұрын
Nolso dhweeya wlalady cali iyo salx
@ukaashcadde1007
@ukaashcadde1007 3 жыл бұрын
Iidle oo faraxsaneyn markaa arko waxaan u maleyaa inuu qadka iga haleysan yahay
@nimnimcodhemannimcadheman1536
@nimnimcodhemannimcadheman1536 3 жыл бұрын
Mashallah
@sucdihassan4687
@sucdihassan4687 3 жыл бұрын
Waraa xisaha midan ku shegaa iidle maxaa ka xanajiyay so sheeg
@nimnimcodhemannimcadheman1536
@nimnimcodhemannimcadheman1536 3 жыл бұрын
Saalax sanaag iyo cali zaki
@abdirahimmohamed8742
@abdirahimmohamed8742 3 жыл бұрын
Covid affects the economy, I think that ticks price not fair
@saanichannel8732
@saanichannel8732 3 жыл бұрын
wlalayaal waxan ahay walalkiin pleasa isoo boqado dhamantiiiin
@zakariyaabdiaziz7210
@zakariyaabdiaziz7210 3 жыл бұрын
💪
@ha7304
@ha7304 2 жыл бұрын
Salax sanag waa cushion aya
@munaabdirahmaan6214
@munaabdirahmaan6214 3 жыл бұрын
Haloo kala kiciyo walalaheen heer Kenya Hana cebeynina yanan dartood diyaarad usoo qadadanine
@hassanluckyofficial117
@hassanluckyofficial117 3 жыл бұрын
Horta waa su'aale iidle yare yaa mar waliba goomanka kagaraaco isago garaafo la'aan ah wali maan arage🤣😁🤣😁🤣
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@updihathi-ali-official3087
@updihathi-ali-official3087 3 жыл бұрын
Nio kan yaree cali saki maxa istus ka dhigay
@mohameddaladalo1442
@mohameddaladalo1442 3 жыл бұрын
Iidle yare runtaan kugu wadanaa lipaaax
@simranmohamed8589
@simranmohamed8589 3 жыл бұрын
Abdikarim Ali Shah kamaqan runtii
@abdazoabdiadan9053
@abdazoabdiadan9053 3 жыл бұрын
Sii hooyadeena diibeyso 2000
@iqruush---------pea8836
@iqruush---------pea8836 3 жыл бұрын
Keep giong you
@iqruush---------pea8836
@iqruush---------pea8836 3 жыл бұрын
Keep giong
@qaasimqeys6283
@qaasimqeys6283 3 жыл бұрын
Walhi iidle waa nin mucjisa ah 1 hees suuuxadi ku leh
@hanadhalyeeyofficial2897
@hanadhalyeeyofficial2897 3 жыл бұрын
From mogadisho plz no kaalaya 💯
@farduzamohamed1614
@farduzamohamed1614 3 жыл бұрын
Saalax sanaag iyo Ali zaki maxaa iskaga Eg Anuu yaabeh
@sagalsaid3786
@sagalsaid3786 3 жыл бұрын
Waan jeclahay heestaa hhh
@amuunabdirashiid8130
@amuunabdirashiid8130 3 жыл бұрын
Walalcaliiyosalaaxsodhawad
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk idle
@zalazdhibato8344
@zalazdhibato8344 3 жыл бұрын
Samiha quen quruxey ina abo
@ikrizhinabashe2233
@ikrizhinabashe2233 2 жыл бұрын
Have
@xamse7540
@xamse7540 3 жыл бұрын
Mmmm
@zoyaofficial9586
@zoyaofficial9586 3 жыл бұрын
@raqdamaxamed5469
@raqdamaxamed5469 3 жыл бұрын
Salax waa edeb bdn yhy aamusnaan ku dhamaatay
@mowlidgaraddhondhon9128
@mowlidgaraddhondhon9128 2 жыл бұрын
S
@rahmaali2050
@rahmaali2050 3 жыл бұрын
War reer Nairobi caaday lahayene armu qabsomi waya waayo waxan ogaa farxiya kabayare Mohamed BK malaga yaaba inay Ali Zaki iyo Salaxa Sanag ay iyana jaci kayedha kkkkk
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 жыл бұрын
Hassan aktar🤣
@maryanali3459
@maryanali3459 3 жыл бұрын
Salah sanaag qurux badnaa ma wacalbaa
@crronaldo7736
@crronaldo7736 3 жыл бұрын
MASEER UDHIMO
@najmajamal2281
@najmajamal2281 3 жыл бұрын
Ar sufra garden 500ama1000kutagijirne hada ma2000nogadhigteen fananitan wajeclaa wasugayey ina tago lkn 2000alahey ka alah inte kakena 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hadaaali7863
@hadaaali7863 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@najmajamal2281
@najmajamal2281 3 жыл бұрын
@@hadaaali7863 run ma ahanoo ninwalbo jeebkisa kahadlaa 2000cunto kusidherthy taxsi kujirin 🤣🤣🤣🤣 xamar xisab 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hudamahamed5195
@hudamahamed5195 3 жыл бұрын
Dollar inaty ku noqonyso bal noso sheeg
@hadaaali7863
@hadaaali7863 3 жыл бұрын
@@hudamahamed5195 20$
@canabsiyaad7624
@canabsiyaad7624 3 жыл бұрын
Wcs
@walalvargas8111
@walalvargas8111 3 жыл бұрын
F
@fatumabashir99
@fatumabashir99 3 жыл бұрын
F
@nuurasulthanmohamettruush4198
@nuurasulthanmohamettruush4198 3 жыл бұрын
Boqortoyada
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Qadar keeyow gaabni badna Xasan gantal iyo Ali zaki dharar waa qurux Joog igo jamaal xasan iyo Cali Ani dadka dhadheer ayan jclhy
@zahraahmed9121
@zahraahmed9121 3 жыл бұрын
Sida loo kala dheeryahay miyaa loo istaagey 😂😂😂😂
@inabashe6953
@inabashe6953 3 жыл бұрын
Haahey
@maryanmuseadow3835
@maryanmuseadow3835 3 жыл бұрын
Hhh iide hees uu xado mahayo miyaa
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 3 жыл бұрын
Iidlayare sibuu raga u diidanyay wlhi
Khadar Keyow Oo Wacdaro Yaab leh Ka Dhigay Nairobi Somali Culture Festival
6:54
KHADAR KEEYOW MUCJISADA FANKA OO RUXAY XAFLADII SOMALI CULTURAL FESTIVAL
6:41
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 6 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 13 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Maxamed maame-Arooska (Saalax iyo Nasteexo) Official video
3:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 480 М.
CALI ZAKI AYAA MAANTA MARTI INOOGU AH BARNAAMIJKA RAMADANTA
15:07
Dirisle Abdi
Рет қаралды 122 М.
SAALAH SANAAG IYO KAFTANKA FANKA
16:20
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 275 М.
SALLAH SAANAAG & BARNAMIJKA MAXAAD QARINAYSA
14:05
Abdullahi kashka
Рет қаралды 201 М.
CALI ZAKI KAABA WAAN HELAY OFFICIAL VIDEO
4:07
Ali Zaki Official
Рет қаралды 2,5 МЛН
Cali Zaki - Jacayl Dhaba Makagu Dhacay ( Ramadan Program) Part 1
15:38
YONEZ CROWN ♪
Рет қаралды 45 М.
ISMAACIIL AARKA WARAYSI XIISO BADAN EGLAN SHOW
42:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 390 М.
SAALAX SANAAG IYO EGLAN SHOW BARNAAMIJ XIISO BADAN
43:26
Hawraar Music Production
Рет қаралды 530 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 6 МЛН