SHOWGII MURSAL MUUSE MINNEAPOLIS NEW YEAR PARTY 2024

  Рет қаралды 172,765

Awale dayr

Awale dayr

Күн бұрын

SHOWGII QARNIGA AL FANAAN MURSAL MUUSE OO RUXAY MINNEAPOLIS
WAXA KALE OO KALA QAYB GALAY NIMCAAN HILLAAC
ILAKACASE QAYS
HODAN ABDIRAHMAN. VIDO BY AWALE DAYR
HIMILOSHOW DHACDO KOOB DABAALDEGA SANDKA CUSUB 2024

Пікірлер: 105
@mohamudmohamed9049
@mohamudmohamed9049 2 ай бұрын
Legend dadku way magac dilen lakin kuwii saxda ahaabaa isugu yimid. Nimcan Hilac, Mursal, Hodan. Legends.
@Souheibkhan
@Souheibkhan 8 ай бұрын
Waouh Waouh Waouh star mursal muuse 🎉🎉❤🎉🎉 1:24
@fatoomggg9541
@fatoomggg9541 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤Mashaa allaah jaceelkii guulleestay hadaa maqasho waa saan cammal illaahow inta isjecel riyadooda urumeey yoom ayaam yaarab kuwii isduuga allaha idinka dhigo insha allaah ❤hodan cabdiraxman wlhi aad ayaan ujeclahay allaha kuxifdiyo huuno❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 9 ай бұрын
Mursal muse cumar curadkii xidiga geeska ahna goatka fanka somalida wlhy shp taagere dhaban ku ahay 2011 ila 2024 nolow pro
@faizam523
@faizam523 9 ай бұрын
Curadkii xidigaha iyo reer Minnesota 🎉🎉🎉 happy new year.
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 9 ай бұрын
curadkii xidigaha mursal muse cumar wa nin nasiib badan❤
@abdelnaseribrahim1244
@abdelnaseribrahim1244 9 ай бұрын
Waa Nasiibkiyo qoofka walahi alfanan muursal sanadcuusup iyo maliin dhaaman umaduu shaqo fasax kuu jiraan
@NeimaZakariaNeimaZakaria
@NeimaZakariaNeimaZakaria 8 ай бұрын
M'y diiika 🫀🩸 boqortoyo awdal ❤
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 9 ай бұрын
Woow dadkaygii keep going 👏 happy new year 2024 ❤ from boorma
@SiciidAxmed-x7l
@SiciidAxmed-x7l 9 ай бұрын
Allahow dumarka noo daa qalabo xab xab heest iyagaa laku magayaa hadan fanaak faraxad bay umujiyiin❤❤❤
@SagalMohaned
@SagalMohaned 9 ай бұрын
Walhy waaba thanks la yaaban a Anigo gabar ahba niyadeyda kuso dhacday may kumuda haraadan fanaanka hesta karbashka noso qaaday
@filsansaalaxducaale
@filsansaalaxducaale 9 ай бұрын
Jaceylkiinu madhantaalmo abid❤❤❤❤❤❤
@faizam523
@faizam523 2 ай бұрын
Amiin❤❤❤❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 9 ай бұрын
Machaallah Mursal 👏🏽❤❤❤
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 9 ай бұрын
Hambalyo Fananita Minneapolis ❤❤❤❤ ❤
@samybourhan6476
@samybourhan6476 9 ай бұрын
Masha.Allah ❤❤❤🎉🎉🎉😍🥰🥰🙏❤❤❤
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 9 ай бұрын
Mashalah❤❤❤❤❤
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 9 ай бұрын
Hoygii fanka madarisadiinii ayaa laydinkasoo salaamayaa🖐🏽
@Drlol609
@Drlol609 9 ай бұрын
Nicam xaragadisa wa caajib qosol quruxbadan cawa farxad mursalba u yimid walalo isjecel❤❤❤ beautful
@Uus998
@Uus998 9 ай бұрын
Intaa u hesata hestan in 2024 sobxday😂
@fardusbade7797
@fardusbade7797 5 ай бұрын
show show dhaafay❤ my funs
@SuleekhaSuleekhaxuseen
@SuleekhaSuleekhaxuseen 9 ай бұрын
daarood iyo samaroon waa wall mataano ah
@faizam523
@faizam523 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@faizam523
@faizam523 2 ай бұрын
Waa dad wanaagsan Soomaali oo dhan baa walaalo ah ilaahay bogooda burcad ha isku mariyo wadankeena hootana gees ilaa gees nabad ha inooga dhigo. Ilaahow guulee umada soomaaliyeed Amiin.❤🎉
@KHADARMaxameddhuxul
@KHADARMaxameddhuxul 9 ай бұрын
Goat haduu jiro waa mursal muuse cumr
@MustafeGamaadiid-wi2uq
@MustafeGamaadiid-wi2uq 9 ай бұрын
❤❤ mursal muuse
@HassanIbrahim-y7o
@HassanIbrahim-y7o 9 ай бұрын
Nicman xillac my favourite singer
@abdibileali1290
@abdibileali1290 9 ай бұрын
😅kk
@moeawale4891
@moeawale4891 8 ай бұрын
The best of all time. I always supported of his pride, confidence, style and artistic talent. I'm from Awadal and close to Mursal on thevl family side but somehow my support has been always with him. .
@AsliMclnyare
@AsliMclnyare 9 ай бұрын
Hodaneey labis xumidaa
@RahmaAynanshe
@RahmaAynanshe 8 ай бұрын
Mursal muuse cumar
@AminoAhmed-w5n
@AminoAhmed-w5n 9 ай бұрын
Dhagahad baan u arkaa khadraay samir
@rockyali5876
@rockyali5876 3 ай бұрын
Wlalyaan heeska erayadaan ku jiraan baan rabaa ee haleygu caawiyo xoolaha urto isku garta dadkune is xaqdhoorka iyo xurmey isku waafaqaan plz heeskaas ha leygu caawiyo magaceeda😢😢
@mohamedabdullahmohamed869
@mohamedabdullahmohamed869 3 ай бұрын
mursal muuse ha i raadsan lyrics
@XOOSH09
@XOOSH09 9 ай бұрын
Best show of 2024
@Abasmohamud
@Abasmohamud 9 ай бұрын
Heeskaan hodanaa dhahday ka qaad meesha
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 waa sas cml
@thegalabs
@thegalabs 9 ай бұрын
Waa nacas mursalku. Gabadhaad Kala tagteen ubadkaa lagu ixtiraamaa. Naftaada waad u tashan kartaa oo dumarka waa laka tagaa dhib malaha lkn caruurtaadu waa inay kuu sinaadaan. Mid ku anfaci allah ayaa og. Mida kale caruur hooyadood aad mic u qaadatay walahybaanay ku jeclaanayn kkk
@farahroyalboss8355
@farahroyalboss8355 8 ай бұрын
Walee markaan indhaha qac kusii ayaa is iri hodan ayaa qaad tiri iyadoo ku jibineeysa qadro silimo
@AbaadirKhadar
@AbaadirKhadar 9 ай бұрын
Ilayn xidigaha geeskuba sama roonbay ahaayeen nimcaanba kama danbayn
@Shiitalquen
@Shiitalquen 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 freeeee dhaga hadal waynakaaaaaaaa
@YaxyeXuseen-j6n
@YaxyeXuseen-j6n 9 ай бұрын
Waaaaw mursal muuse iyo hodan cabdiraxmaan
@HodanMowlid-x7y
@HodanMowlid-x7y 9 ай бұрын
My mursal❤❤
@belladiini
@belladiini 9 ай бұрын
Faniskayga waa ku waan kullla naaa tageeradiisa ayaa meesha joooga
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 9 ай бұрын
Waan ka xumahey intey wiil ka yar ku faaneyso hodan waan taageeraye iinta yar uunba ku naca
@noloshafudud4577
@noloshafudud4577 9 ай бұрын
Kkkkkk iyah hodan maa mursal kaweyn. Yacni sideee bal ii sheeg
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 9 ай бұрын
Kama weyna walaal mursal waa Nin weyn😂😂😂😂😂😂😂😂
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 9 ай бұрын
Waaaaaaaaaaaaaw ♥♥♥♥♥♥♥♥ ♥♥♥♥♥♥♥♥
@cawoludfa8962
@cawoludfa8962 9 ай бұрын
Hodan is having baby Mansha
@fardousaali8771
@fardousaali8771 9 ай бұрын
Maansha allah nacabku darbiyada ha jiidho
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 9 ай бұрын
Yaa kuu yaqaano idoor uraaye fuliyiinta sanadka goojacade xasuuso
@RamlaMahat
@RamlaMahat 9 ай бұрын
Goartka Fanka Murzal Muse❤
@IkraanIkraan-ql4md
@IkraanIkraan-ql4md 9 ай бұрын
Meel. Baa i xanuuntay nin saan le waye gabdho baahi hada lugu sabaray naag bu ka racaa😢
@NuuraHamda
@NuuraHamda 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@anisaosman1828
@anisaosman1828 9 ай бұрын
Hees iyo baadh
@FarahHassen-y1v
@FarahHassen-y1v 9 ай бұрын
Isagaaa ikhtiyarle hadu qado wayo cawaaleba shawga sandkacusub hesihisihisihorumbuqaady
@fatoumamohamed3531
@fatoumamohamed3531 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢 inpecilllll 😂😂😂😂😂 mursallll
@IkraanIkraan-ql4md
@IkraanIkraan-ql4md 9 ай бұрын
Qadaro sinimo naag nool viva dumarland
@faizam523
@faizam523 2 ай бұрын
Naa xaarka iyo naxliga meesha kala dhex bax, khadra halkeeda Allah haku barakeeyo waa caruurtiisa hooyadood waana dad ehel ah. Mixnad baad ka dhex raadineysaa dad calafkoodu kala dhamaadey.
@SuleekhaSuleekhaxuseen
@SuleekhaSuleekhaxuseen 9 ай бұрын
reer milasoota waa Kathleen saarkii mursal soomaalida dhabta ah
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Heestii Mursal dayaxa u dirtay Hayraadsan Erayadii Weedhsame
@ubahomar2546
@ubahomar2546 9 ай бұрын
Labis xumo u dhino naa wan soo socdaa shan dira ban kuuso qaadayaa😢😊
@SuleekhaSuleekhaxuseen
@SuleekhaSuleekhaxuseen 9 ай бұрын
xaasid nimadu waa noocaa
@ubahomar2546
@ubahomar2546 9 ай бұрын
Noocee weeye ma saasa hadda labisa dhinac walba wax ka muuqadam
@salaancawad1138
@salaancawad1138 9 ай бұрын
Alla i asu duur inader wan dhalayaye 😢😢
@XamsemahamedApdibookh
@XamsemahamedApdibookh 9 ай бұрын
Sey walhi is not easy😂
@zarahhassan4823
@zarahhassan4823 9 ай бұрын
It was better if Hodan wear drece
@saadamoumin9553
@saadamoumin9553 9 ай бұрын
Machaallah 👏🏽❤️❤️❤️
@faadumomaxamed8172
@faadumomaxamed8172 9 ай бұрын
Ha ku habsamina dad is isjecel
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 9 ай бұрын
Waa runtaa, fadumo.
@abdifataahjaamaccarab819
@abdifataahjaamaccarab819 9 ай бұрын
Waar waan yaabay meeshu wwa bilaa shaxshaxeh maxaa ka xun lahaa show waa meel.bilaa ISAAQ AH waaweynkii fanka ka.maqnaa Samaroonow waad shidateen usa
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 9 ай бұрын
Kii London ayaa shidnaa inay xagaa tagaan ayey ahayd lkn waa xidigihii geeska qayb kamida waa taageeraynaa😂
@fatoumamohamed3531
@fatoumamohamed3531 9 ай бұрын
demain aussi il va kite elle en verra ki rira le 1ere rira le derrier😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@FarahHassen-y1v
@FarahHassen-y1v 9 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Nimcaan bisad nikaar iyo Mursal kala haybad badan hadaanad siyaasad isku galin qof walba fanaankiisii baad noqonaysaa hadaad halkaad wax ku noqotay dafirto oo caydana wax waligii dulaysan baad noqonsysaa sidaa Nimcaan
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 9 ай бұрын
aad iyo aad 💯✅waliba nacayiib fog
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 9 ай бұрын
cuqdada mesha kla fadhiiso cid idinka xuman bdan mjirte ninkan dulinimo ka dheer landhere bann dagy weyi
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 9 ай бұрын
Dadka Somaliland madaxda u ah intooda badan waxa wax ka dhigay Dawladdii Kacaanka hadana way ku caasiyeen iyaguba....
@Ladan12345
@Ladan12345 9 ай бұрын
Lanaduba wa iskuhaybad nimcan waa fanan qaran inu fnn qabiil noqdad entey malaha wa landhere cidna ubahneyn somali odhan jeceshahay hesihisu ukala kacan mel walpu tago codka haybada ah ba ddka so jidanaya io darenka somalinimo ee qlbigiza kujirah❤
@khadarwaafi2296
@khadarwaafi2296 7 ай бұрын
Jaahilad baathy heesta 20 milyan oo veis gaadhay nimcaan baa le
@somalichallenge1
@somalichallenge1 9 ай бұрын
Xidigaha geeska qabyaaladi idin qaaday idinma dhigto 😮
@syberhyper6156
@syberhyper6156 9 ай бұрын
Nagti kuso korsayi nabsegedu ukuqaban dona
@AyanlehAhmed-j2n
@AyanlehAhmed-j2n 9 ай бұрын
Away khadra silimo 😂😂
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 9 ай бұрын
Walaal guurka waa calaf quadra silmo ilaaheey ayaa owlad Kala siyey weena Kala tageen furinka ceeb ma aha weeyna ka dheregtay Marka hanbada qaata
@moeawale4891
@moeawale4891 8 ай бұрын
Dumaashiday hargab baa ku dhacaa la yidhi kkk.
@moeawale4891
@moeawale4891 8 ай бұрын
Kkk rageedi ayaa meesha joogee maxay ka soo dooni
@hassandaher3563
@hassandaher3563 9 ай бұрын
90% waa dumar ayaa meelkasta camiiraya .dumarka somalida ilahay astuur. Oo cadawka noka dhawr .
@CabdiraxamaanXasan-op5yb
@CabdiraxamaanXasan-op5yb 9 ай бұрын
Nimacaan qosolki uu kusoo galaayo maxaa ula jeeda
@fatoumamohamed3531
@fatoumamohamed3531 9 ай бұрын
se pas genti se ke tu fais ma cherie hodan tu insulte une fille com tw se domage demain se sera ton tour mursal est un inpecil 😂😂😂😂😂
@FarahHassen-y1v
@FarahHassen-y1v 9 ай бұрын
Qofkwalba wuxurabuu samayn
@YaasirCalnaasir-gn5pz
@YaasirCalnaasir-gn5pz 9 ай бұрын
Waxay meshan bilaa xaladi isaaqi baaa u jaray😂😂
@mohameddahir1308
@mohameddahir1308 9 ай бұрын
Isaaq meeshan waxba kama aha😂😂
@nasteha874
@nasteha874 9 ай бұрын
Cuqdadi bey lamaqnaden yelkadod viva samaroon❤
@minariii09
@minariii09 9 ай бұрын
Hodan ilka weyneey maxaad ku country ianank yar ee inaadeerkaaya xaqiisa I uu iidoor ka xoreeyay iidoor miyadka xuntahay mise mursalbuu suuqa ku cidhiidhinbaad ku hayataa dhowr marbaanku array adoo jiidh jiidhaya nimcan ee xishoo mursalbaa argaysa isaqa u raaci jiraye ani mursal cid iska kaaya xigto majiro oo axamed cigaal waan iska sii xignaa xishooyoo inankaa nimcan xitiram tolnimuu kaa medan yahay waryaa nacas mursal inankan wuukula dhashay ee ixtiran oo sheeka sayliciga iga yareeya adiga iyo naagtaduba oo somalo wala yahay hadana ninba meelbuu kasoo jeedaa markuu istayjka la heesaayo wayka jeesataa kuwa kalana futada madowbay la dhacdaa 😅😅😅😅
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Nimcaan bisad nikaar Mursal iyo xidigaha geeskaa isagoo dawarsada wax ka dhigay waatii kuwuu Kabo qaadka u ahaa ku bah dileen Ohio. Iidoor Allah dooriyoow fanka iyagaa iska leh car Nimcaan rucud hees aa laabsaalax, weedhsame, Jaylaani samayn hala shir yimaado Sowka fiishay
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 9 ай бұрын
xishoo naya wxad ka hdlayso lama arkee dad wllo ah atagna oo is jecel
@rahmaa8394
@rahmaa8394 9 ай бұрын
Maseerkii buug dhan inaad qortay nooqtay 😂😂 hanaga cunin qumayahay
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 9 ай бұрын
​@@rahmaa8394haa walhi anab yaabay hinaase badana qofku subxan😂😂😂😂
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 9 ай бұрын
Isaaqu waa dadkeenii waana dadkii inoosoo saaray fanaaniinta hoygii xidigaha abwaaniinta ku qadari isaaq walaalo😂
@moeawale4891
@moeawale4891 8 ай бұрын
Qarbaa caytamaya halkan oo xumaan uga jeeda. Waar hodan quruxlay inay uur leedahay waad u jeeda oo dirc xidhantahaye iyo dharkiisa xidhan ee maxaa jira adr.
@NuuraHamda
@NuuraHamda 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@NuuraHamda
@NuuraHamda 9 ай бұрын
❤❤❤❤
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 114 МЛН
MURSAL MUUSE HAA II RAADSAN SHOWGII MINNEAPOLIS 2024
6:07
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 65 М.
MURSAL MUUSE OO KALA KICIYEY SHOWGII SANADKA CUSUB USA | HA I RAADSAN | 2024
5:51
Goodax Media Production
Рет қаралды 93 М.
SULDAAN SEERAAR IYO KIIN JAAMAC | MY LOVE | SHOWGI LOND 2021
3:10
Himilo Films
Рет қаралды 13 МЛН
MURSAL MUUSE & HODAN ABDIRAHMAN DHAXDIN CAASHO SHARAFTII JAALIYADA AWDAL
6:37
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 205 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН