Abaayo plz waxaad ila wadaagtaa qofka caatadaa aan waxba korayn oo hadana calooshu taagantahay marka saamay makuleedahay inaysan wax miisaama korin in ay calooshu taagan tahay? Ma iisheegi kartaa waxa ugu fiican oo la isticmaalo si caloosha loo socod siiyo?
@Fathi-s2t4 ай бұрын
Naa walal 2biloodba shumaya maxaa qaldan
@mariamadam-noor1404 ай бұрын
@@Fathi-s2t dhakhtarka muxu ku qabty.. Gooriyan soo baar.. Saxarada baadh