No video

SHUKAANSIGA BEENTA BADNAA 1996 IYO 2017 MIDKEE KACSAN ( HINDI AF SOMALI 2018 )

  Рет қаралды 134,105

ismooq foosh group

ismooq foosh group

Күн бұрын

ISMOOQ FOOSH GROUP
SUBSCRIBE PLZ
LIKE AND SHARE

Пікірлер: 218
@benzemabenzie3609
@benzemabenzie3609 5 жыл бұрын
Waagaan hadaaa xamar joogtay oo xamar wayne xaajiyad khamsiin u raaacday like iisaar
@maxamedabdi6560
@maxamedabdi6560 4 жыл бұрын
Xamar waqtigaan yaa iigusoo celiyo wqlahi nabad xornimo waqti walbo waqtigii kasii horeeyay ayaa kasii wacanaa nabad waarto iyo nolol wacan intakadhiman aduunka alaha ugu deeqo
@maamaanaadancali3401
@maamaanaadancali3401 6 жыл бұрын
Luujiyo wlhi wa qofta kaliya codkeda an jclhy inan island dhagayso nolow cod dareen leh ayay kuhadashaa masha Allah love kugu ahay
@najmamohamed6029
@najmamohamed6029 6 жыл бұрын
Cumar cismaan mayow ahaa langend imiss you wllhi hirithic roshan govinda waa labada aktar ee uu codkiisa kuso baxo
@boqorbayle2667
@boqorbayle2667 6 жыл бұрын
Nagmo baale to
@abdiyusuf223
@abdiyusuf223 6 жыл бұрын
Salman Khan, govinda, hiritick, indha balac, saif Ali Khan kalhonaho film
@hamdiibrahim434
@hamdiibrahim434 6 жыл бұрын
Ala beentisa run aya LA modaaa kulahaa ilaahow xisbiga igsarta aan raaxo u dhintaaa ala qosol badnaa
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 5 жыл бұрын
Alfaghi caadi maaha ragaas xataa somaliga ayaa codka lasaara muuqalka waa qordheere lkn codka waa legend cumar cismaan
@cibadoibrahim7247
@cibadoibrahim7247 4 жыл бұрын
Hal leee waye cumar cisman io qoordhere😂😂😂
@abdisalanismaelmohamed4681
@abdisalanismaelmohamed4681 4 жыл бұрын
Laba waaye kala yihiin balse qoordheere waaye kan
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 6 жыл бұрын
Ala yaa somaliya saan kusoo celiyo yaarbi
@kalafazii7055
@kalafazii7055 6 жыл бұрын
Asiya Ayman haaa wlhi 😢😢😢😢
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 4 жыл бұрын
Ma dhaqan xumadan wll
@abdullahicawilmohamed2248
@abdullahicawilmohamed2248 6 жыл бұрын
*Alfaghi Legenders* wlhi codkiina xasuus ayaan kugala xiligii aaan shaleemada ku waalnaa *Luujiyo* & *Cumar cusman maayee* 👏👌❤💜💚👈☚👑👑 wlhi wax la yaabay dadka saan u cod mcn yaa saan isku soo xulay
@axmadfartaagte4427
@axmadfartaagte4427 5 жыл бұрын
I have been
@aishashino8263
@aishashino8263 4 жыл бұрын
Masha allah wa boqorinta Codka Omar osman maye and Luujiyo badalkina Lama hayo ila iyo hada ❤❤❤❤
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 жыл бұрын
@@aishashino8263 sax adiga noobadal
@abbascadde963
@abbascadde963 6 жыл бұрын
Cumar cisman maaye Codkisa wlhi wala yabay Our legend
@liibaancabdi1064
@liibaancabdi1064 6 жыл бұрын
Hadda maxaa diiday in soomaalidu filimaan sameeyso waa su aal isweeydiis mudan asxpteyda qiimaha iyo qaayahaleh?
@salmanyare2103
@salmanyare2103 4 жыл бұрын
Back when there were no terrorists and suicide bombings in our Mogadishu ilaahayow nabadii noo soo celi
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 4 жыл бұрын
Somalida dad fiican baa nahay ilahay dal keena ha inoo nabadeeyo
@axmadkhadar4341
@axmadkhadar4341 6 жыл бұрын
wlhi waa govinda oo halakan taagan anigu waa iihal maasha allaah waa cod macaanyahay
@fareyfarey2138
@fareyfarey2138 6 жыл бұрын
Govinda Ayuu uhadlaa Waa nin Culus Oo Mushakal ah A M Wahgarad
@funnyguymooha3746
@funnyguymooha3746 5 жыл бұрын
luuji queens
@libanaxmad3298
@libanaxmad3298 6 жыл бұрын
Nin culuus wayee qoor dheere jacelka hadaa soocdoo waa jaceel oo xiisoo ah biis
@maxamedsaneygacal4723
@maxamedsaneygacal4723 4 жыл бұрын
waxa isku qaldeysa kuye jaceyl iyo bakhiilnimo leged our hero omar isman maye and luujiyo
@gaaniosmaan7608
@gaaniosmaan7608 4 жыл бұрын
Mal malato ayu iga dhigay kulaha roti wali marsan karaa kkkk cumar cisman maaye legend wlhi gacan aya kuu tagay 🙌
@abdisalanismaelmohamed4681
@abdisalanismaelmohamed4681 4 жыл бұрын
Qoordheere,Omar osman maye luujiyo legends of alfaghi
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 6 жыл бұрын
M.a Cod Mcna Wiilkan ❤
@Turan_darow
@Turan_darow 3 жыл бұрын
Luuuuuujiyooooooooooo I love youuuuuuuuuuuu
@abdikadirali2492
@abdikadirali2492 5 жыл бұрын
Hiritik Rooshan soo xasuuusty legends Luujiyo io Mayow
@saabiriincabdiraxmaan3696
@saabiriincabdiraxmaan3696 6 жыл бұрын
Basbaaska ka dhex arka kulahaa dhareeerkaga dhalo kushubanaa kulaa 😥😥😥
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
cumar cisman maye iyo luujiyo waa idin xiisay aad iyo aad😍😍😍
@ruumialiofficial4350
@ruumialiofficial4350 3 жыл бұрын
Saacaan hadaan joogi lahaa kumanaan ruwaayay ayaan kula soo sameen lahaa lkn alxmdlh maba joogin ifka
@rubixcube7234
@rubixcube7234 4 жыл бұрын
1996 ameysan aheyn niyoow sawabtoo ah alfaghi 1997 ay fisiraad bilaaween moohoo
@dejiyainaahmed3288
@dejiyainaahmed3288 6 жыл бұрын
WardiiYe miya tahay Wiilku cod Mcn mnsha alla Lknse beenbadan kuye isha Man ka galiyaaay🤣🤣🤣🤣🤣
@sadaqisse7172
@sadaqisse7172 6 жыл бұрын
Qor Dhere Ahaa Maxan Rubayadihisa Shalemada Safka Hore unaqday
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 6 жыл бұрын
no, Al- Shabab life was good back then
@maxamedabdi6560
@maxamedabdi6560 4 жыл бұрын
Old is gold
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 жыл бұрын
@@maxamedabdi6560 true
@kijwamediaproduction2172
@kijwamediaproduction2172 6 жыл бұрын
Hhhhhh kulaha benta isha makagaliyay 💯
@dhorreofficial9757
@dhorreofficial9757 4 жыл бұрын
Luujiyo iiyo omar osman maye legends
@ayaanahmed1954
@ayaanahmed1954 5 жыл бұрын
Hhhhhh allah qosol udhinte benta ishamakagaliye mcnto kulaha midakale xusul ligudhaliye kulaha
@samiiramaxamed1601
@samiiramaxamed1601 5 жыл бұрын
ax muqdishadi hore magacagi dheera mar allh hakuso celiyo
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 жыл бұрын
Amin walal
@anjaliitervedii817
@anjaliitervedii817 6 жыл бұрын
Bis madaragth haa alh kuyeh😂😂😂😂😂😂wlh kn wxkle wayh plse cdkiisa belo😍😍
@jinka234
@jinka234 6 жыл бұрын
The girl is beautiful, macnahayga she is qurux
@warsamedacad123
@warsamedacad123 6 жыл бұрын
Somalida daruuf aya heeysee xaaga filimata wa jiliyaqanan
@jiimbaalcadaala9775
@jiimbaalcadaala9775 6 жыл бұрын
cumar cimaan maye funny actor wlhi govinda adigoo u tarjumayo leen arki jiray
@apdallaapdi2291
@apdallaapdi2291 6 жыл бұрын
Abdirahman Omar Suldan codka le waye cumar lkn muqalka qor dhere waye bro 😂😂😂😂
@ahzapapdullahi5888
@ahzapapdullahi5888 6 жыл бұрын
jiimba Alcadaala bro ma ahan cumar kan waa qoordheere lks codka cumar ayaa la dul saaare sidaas ula soco
@abdimalikamirtawane282
@abdimalikamirtawane282 3 жыл бұрын
2021 🤣love isaara
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
Xisbiga allah iga iga qado raxo allah igu dilo kulaha😂😃
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 4 жыл бұрын
Cotkan cumar cisman maye miya misa wa asaga koly fuad ma ahan san filayo
@aishashino8263
@aishashino8263 4 жыл бұрын
Codka ayaa omar saary e asaga mahan ninka qoordhere la dhaha wll Legend nagu qaali ah
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
Dadkan anigay iga cabsanayaaan waxay ogyihiin inaan Gacan kudhiigle ahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 CUMAR CISMAN MAYEE
@aishashino8263
@aishashino8263 4 жыл бұрын
Best Actor omar osman maye Legend great 👑❤❤
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
Cumar cismaan mayo ma ahan waa codkiisa
@tiktokheroes2884
@tiktokheroes2884 3 жыл бұрын
Aktarke so xasuusanaysa me govinda
@hooyomcnewankujclhay1019
@hooyomcnewankujclhay1019 4 жыл бұрын
Wlhi kan af soomalia waa dhameyay🤣 Kulahaa waardiyo mathy🤣🤣🤣 mxaa kusoo jediyay wlhi wan qosly
@asiyacabdulqaadirchannel2740
@asiyacabdulqaadirchannel2740 3 жыл бұрын
Omar Osaman maye walhi wantagera
@iam_neeha1906
@iam_neeha1906 4 жыл бұрын
Wllhi ruwayadihi hore maka daleysid codkoda mucjiso ah m.a
@abdirahmanmohamed8422
@abdirahmanmohamed8422 6 жыл бұрын
hadda jaceyl ma jiro. naagtaad dhahdo waanku jeclahay wey kula yaabee
@adenrahman1830
@adenrahman1830 6 жыл бұрын
king mohamed
@asadmohamed2226
@asadmohamed2226 6 жыл бұрын
somali meyey joogaan xageesa joogaaa magacooda soo baas
@idlehilowle472
@idlehilowle472 6 жыл бұрын
Asad Dheere cumar cismaan maye iyo luujiyo
@abdallemohamed1746
@abdallemohamed1746 5 жыл бұрын
studio al faghi muqdisho xamar weyno codka cumar cisman maye muqalka waa qoor waxaa kale waa luujiyo
@jaylaani2866
@jaylaani2866 6 жыл бұрын
Geedtalaal cida dariskena ifahmay kulahaa hhhhh
@abdallemohamed1746
@abdallemohamed1746 5 жыл бұрын
Cumar cismaye waa salmankhan hrithik govinda iyo asxab kale
@daahirtalyani2609
@daahirtalyani2609 6 жыл бұрын
Waaw cumar cisman Maya nin loo xiisay
@karaniyare6464
@karaniyare6464 5 жыл бұрын
Aftahan waye cumar cisman maye boqorka codka
@ahmedabdiadam1675
@ahmedabdiadam1675 4 жыл бұрын
Qoor dheere actor cajiib
@ayaanahmed1954
@ayaanahmed1954 5 жыл бұрын
Agtarkan magacis wa igagadanyahay😋
@realmxm6649
@realmxm6649 5 жыл бұрын
Qoordheere
@warsamecali6909
@warsamecali6909 5 жыл бұрын
Qoordheere
@aishashino8263
@aishashino8263 4 жыл бұрын
Lkn codka asaga malahn codkan macanta pdn waxa u saary omar osman maye legend igu qaali ah❤❤❤❤❤❤❤❤👏
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 жыл бұрын
@@aishashino8263 atarisho adigoo kale kuwacna
@bulshochennel1809
@bulshochennel1809 5 жыл бұрын
xusul leygu dhaliyey kulahaa
@mohamedqadar5613
@mohamedqadar5613 3 жыл бұрын
2022 laMaRoYaaa
@Globalmedia2025
@Globalmedia2025 Жыл бұрын
cabdiqaadir qoordheere ahaa
@libaxatogdher996
@libaxatogdher996 3 жыл бұрын
maxa u dhafre wardiye miyaa tahay kulaha
@farxiyaladan217
@farxiyaladan217 6 жыл бұрын
Masha allah sowtkaa idilay
@abdirahmanjaceelowchannel5492
@abdirahmanjaceelowchannel5492 4 жыл бұрын
Luujiyo iyo cumar cusman manya legeds
@hoyoabo5843
@hoyoabo5843 6 жыл бұрын
caadi Mhan ninkaan filimadiisa dhan ❤ku ahay
@qalinlemedia9862
@qalinlemedia9862 5 жыл бұрын
Wooow kaazoo. Hd ah hadaan sameeyo film award ku guulayzanayah
@xaliye1902
@xaliye1902 4 жыл бұрын
Cumar cusman maye legend ween waye
@zakariyecabey3330
@zakariyecabey3330 5 жыл бұрын
Ahhhhhh xisbiga alle ha iga saaro raaxo ne ha ii dilo kulahaaaa
@engabdirizakmohamedomar825
@engabdirizakmohamedomar825 4 жыл бұрын
Kulaha waxaan moodayay inaan lacagtayda ku dhiibtey maha bakhayltinimo
@zeynabjacle8069
@zeynabjacle8069 5 жыл бұрын
cadi maha beenta isha maan kagaliyey kulaha riwaayad riwayadihi hore iga dhe
@rubixcube7234
@rubixcube7234 4 жыл бұрын
Waagii hore magaalada weyba igala fiicneed sida hada ay thay. Dadka hawada jawiga. Kaamirada we yareed dadka wax ladyubaayo hadey arkaan wey soo buuxsami jireen
@shireshire7334
@shireshire7334 4 жыл бұрын
Jacelka dadka hore the best waaye
@fawziHapiip
@fawziHapiip 6 жыл бұрын
WalaalahaY hawiYe uurkaan ka jeclahee majeerteen somali oodhan cadow ku ah aYaa noo dhaxeeYa inkaar qabooYinka Yaa naga hor dhaqaajiYa
@aidarusabdo4883
@aidarusabdo4883 6 жыл бұрын
fawzi Hapiip1234 INA dhillo siilka hooyadaa
@fawziHapiip
@fawziHapiip 6 жыл бұрын
HawiYe maaha majeerteen faqash ah bil xaqiiqatan waa irirsamaale waana DhiigeYgii waYna ahaan doonaan for ever
@daudhasan9774
@daudhasan9774 6 жыл бұрын
fawzi Hapiip1234 zxp ana sido kale somali weyn waa jclhy alle inkaarta hanaka qaado dhmnten
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 жыл бұрын
+Aidarus Abdo waxba uma gaysane maxa wiilka nagu diray😅😅
@jijiylejijiyle9999
@jijiylejijiyle9999 6 жыл бұрын
Warunta sxb No.moor. majirteen
@maryniiitfarax665
@maryniiitfarax665 6 жыл бұрын
hhhhh beeen bdnaa beerka caaro kugey sey😁😊😁😁
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 жыл бұрын
Ha iga habaarin wiilkeyga waa runtiis waa aftahan
@husseindirie6807
@husseindirie6807 5 жыл бұрын
3: 10 Qosolkeeda 😍
@Abdinasir10
@Abdinasir10 3 жыл бұрын
Ma soo dhaartay manta inaa cabitan cabtid 😂
@abdisalamabdule899
@abdisalamabdule899 6 жыл бұрын
Xasus qoor dheere iyo qadra awees
@fufuxubifufuxubi9262
@fufuxubifufuxubi9262 6 жыл бұрын
cabdisalan cabdule qadro awees khamiiis miya mise waa mid kale
@suldaanmoha6349
@suldaanmoha6349 4 жыл бұрын
Ar cumar cismaan mayaa caadi maahan kulaa dadka anigay I fiirinooyaan
@abdisamedhassan9315
@abdisamedhassan9315 6 жыл бұрын
Xisbiga Allh iga saaro kulahaaa
@warsamedacad123
@warsamedacad123 6 жыл бұрын
film somali caadi mahan hindiga halaagu bdalo afllmta somaliga
@amooreyare7378
@amooreyare7378 6 жыл бұрын
Gabadha qosl qurxanaa m.a
@user-be9gi6pq9i
@user-be9gi6pq9i 6 жыл бұрын
hhhhhhhh jcylkaaga sedex biri ayan daacanaayey kulahaa ani dhan wada cishqi ayn noqdey mye nin loo xiisey
@abdallaabdiraxman580
@abdallaabdiraxman580 4 жыл бұрын
Cumar cisman Maye iyo luujiyo xasus balaran
@caaqilbille1205
@caaqilbille1205 6 жыл бұрын
Cumar ismaan maya hhhhhhhh funy wlh 😂😂😂😂😂😂
@deeqomuse704
@deeqomuse704 4 жыл бұрын
waar badan wanba iska jeclahay marka xanqo ischool pulceya iska aada galbihii cml inta ila midka farta taago
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 6 жыл бұрын
Cumar yurub ayuu jooga hda
@faatmacadey1496
@faatmacadey1496 6 жыл бұрын
Lujiyaa xagen ka helaa
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 6 жыл бұрын
Faatma Fatma beerta qaadka ayad ka heleysaa
@faatmacadey1496
@faatmacadey1496 6 жыл бұрын
MAHDI YOUNG OFICCIAL been badanaa lujiya Kenya ayay jogtaa wana LA hdlay love u lujiyo
@saadaqrunsheeg3622
@saadaqrunsheeg3622 6 жыл бұрын
war cumar haduu nool yahay waa inaan raadiyaa caadi maaha
@galaydhyare4940
@galaydhyare4940 5 жыл бұрын
SAADAQ Runsheeg Omar Osman maye wuu joogaa Week ka hor ayuu ka tagay muqdisho waxaanuu ku noqday UK oo uu hada ku noolyahay Film cusubna wuu turjumay
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 6 жыл бұрын
Kn wa hirtick o hlkan tagan weye wu ka cadyhy mhe wlhi
@abshirloacib6753
@abshirloacib6753 4 жыл бұрын
Shalema shuucee aan ka dawaday ruwayaden
@xamsedabayl3487
@xamsedabayl3487 6 жыл бұрын
wllhi codkiisa hrithik ayuu kusoo baxaaa
@xigmadiyoxaraabo4273
@xigmadiyoxaraabo4273 6 жыл бұрын
Riwayadan oo dhamaystiran soo sheega reer xamaroow
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 жыл бұрын
Axdi iyo amar waalid
@soolmediainc49
@soolmediainc49 6 жыл бұрын
riwaayadan goormaa la matalay plz
@abdullahikassim4966
@abdullahikassim4966 4 жыл бұрын
@papa foodle magaceed ruwayaadan walaal. Waan kuhaystaa wlhi.
@nadraqaali7283
@nadraqaali7283 4 жыл бұрын
Aqyaree qoftan luujiyo miyaa
@somaliisone6842
@somaliisone6842 6 жыл бұрын
Indho adakaa dadkan dadka intaa leg rueaayad kudhexmatalaya ee isku dhex qab qabsanaya anniga maan smayn kareenba sida
@maxamuudcabdullahi8468
@maxamuudcabdullahi8468 5 жыл бұрын
Cumar cuzman maye lipah cod halasi leh wye
@ffowska1878
@ffowska1878 6 жыл бұрын
Waaa wax garad wiilka beentiisana runta wey ka macaan tahay kkkkkkkkkk gbfhana waa rer magalad ayadoo beenta darensan ayay hadana dhuraysaa warkiiisa
@KaderHussein
@KaderHussein 6 жыл бұрын
F fowska Habeenaa wxaaan kuriyooday anoo xaamila ah oo fool ihayso kulahaaa hhhhhhh Wr ninkn dhib bdnaa
@ffowska1878
@ffowska1878 6 жыл бұрын
moha dhal ogaaden kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxbw adi ma dhashay wali 😆😆😆😆😆😆😆
@KaderHussein
@KaderHussein 6 жыл бұрын
F fowska Hhhhh jacayl aan sadex sano lafoolanayey bn dhalay Hada lkn alxmdulilah hhh
@ffowska1878
@ffowska1878 6 жыл бұрын
moha dhal ogaaden kkkkkkkkk adaaaba ka fiican kan dhahaya waan dhallay ilmo lkn adi jcyl aaa foolatayg
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 жыл бұрын
@@ffowska1878 hhhh anigana sidaan kuusugaye waan daalay bada hoosteda dhaxjiifay
@xaliye1902
@xaliye1902 4 жыл бұрын
Xamar weeyne via roma ahaa
@xamaraawiboy3144
@xamaraawiboy3144 6 жыл бұрын
Comar codkaaga ad.buu.u mcn badan yhy comar halkuu ku dampeeya
@aishashino8263
@aishashino8263 4 жыл бұрын
London ayuu ku danbeya sanadkan 2020 bilowgisi ayuu dalka imady wuna laabty wll
@siikeyqarasta9969
@siikeyqarasta9969 2 жыл бұрын
Yh
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 4 жыл бұрын
Waan qiirodey
@mesutalle22
@mesutalle22 5 жыл бұрын
Kabax❤️
@mohabashirmoha9565
@mohabashirmoha9565 6 жыл бұрын
luuiyo iyo cumar kuwan miya ama codka kaliya ayey leyhn
@idlehilowle472
@idlehilowle472 6 жыл бұрын
Moha Bashiir waa ayaga bro
@faatmacadey1496
@faatmacadey1496 6 жыл бұрын
Walal lujiya xagee ku dambeysa hadda
@faatmacadey1496
@faatmacadey1496 6 жыл бұрын
I love you farxiya fiska masha Allah mahadsnd wll codkeda aad ayan u jclhy San codkeda u dhagaysanayay wanba u cod ekaday inan LA hdlo ayan ad u jclhy thnks
@faatmacadey1496
@faatmacadey1496 6 жыл бұрын
I love you farxiya fiska wll fb faadiyaa yaslam masngerka
@faatmacadey1496
@faatmacadey1496 6 жыл бұрын
I love you farxiya fiska facebokyga waka wll
@abdisalaan2712
@abdisalaan2712 5 жыл бұрын
Muqdisho cadey wagi nabadi
@rashkayare6053
@rashkayare6053 6 жыл бұрын
Hhhh Xisbiga allaha iga saaro ku lahaa
@bilalyusuf1083
@bilalyusuf1083 6 жыл бұрын
Wataan Raaxo Ku Dhintaa kuma lahoo
Amadi oo Tuug ah
9:42
Dj Neymar Shiqiri
Рет қаралды 278 М.
SAWIRADA LAMAANAHA (QAABKA AY U GALI KARAAN SAWIR QURUXBADAN)
5:49
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 55 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 974 М.
BARNAAMIJKA WAQTI IYO WAAYO IYO MAJAAJILIISTE AWDAANGO
31:42
Somali cable
Рет қаралды 59 М.
CADAABTII CAASHAQA
6:25
Kooxda isbaheysiga fanaaniinta
Рет қаралды 167 М.
Dhul jabsade oo lataagay
10:48
Live walba jooge 1
Рет қаралды 17 М.
Hagardaamo Part 13 Somali Film Jaceyl
10:09
So News
Рет қаралды 147 М.
Gabadha aysan Ragu Hilmaamin ee ay Ku Ducaystaan Waa Tuma
7:07
Badbaado Channel
Рет қаралды 274 М.
ASAD FAQDIID 2017 HESTI IPHONE IIGAD OFFICIAL 4K VIDEO
5:46
ismooq foosh group
Рет қаралды 149 М.
MOHAMED ALTA NEW SONG MUNA 2018 OFFICIAL VIDEO DIRECTED AHMED UGAASKA
5:19
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 9 МЛН
RIWAAYADII NABSI MA HARO
9:36
Biin
Рет қаралды 593 М.
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 55 МЛН