Hadiyadi legaga so diray muqdisho ila dawada waa hadiyad qaliah

  Рет қаралды 98,768

shukri masala

shukri masala

5 жыл бұрын

Shukri masala
shukrimasala.com/

Пікірлер: 904
@monetaalwaax4723
@monetaalwaax4723 5 жыл бұрын
qof wax hadiyad kusiyay waliga hadhihin kamahelin xiita kaftan ama runba waa iga talo...gabadha waa doq qurxoon yihin mash allah ...🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@ciisecaynab138
@ciisecaynab138 5 жыл бұрын
mcnto oowlaad barakeeysan ilaaheey hakusiiyo mcntooy istiqfaarta joogtee
@monetaalwaax4723
@monetaalwaax4723 5 жыл бұрын
@@ciisecaynab138 ameen ciise aad ban kaga mahadcinaya ducada wanagsan adiga sido kale hada ledahayna ilahay haku xifdiyo adunyo iyo akhiro 👍👍👍
@munomuno8223
@munomuno8223 5 жыл бұрын
Asc shukri cabayadah wa okey waxan kasoosal maya mudisho magaceg wa muno
@quruxdumar389
@quruxdumar389 5 жыл бұрын
Gabdhshaas haday qoraalkayga Arkaan walahi maasha allah duruuc aad u qurquruxbadan ayay kuu soo direen dooqooda caadi maaaha lacag hada ka hor aan africa u dirsaday oon rabay in baatiyaal laygu soo tolo oo iga qasaartay ayan soo xasuustay waa gabdho reer magaal ah. Alle ha barakeeyo
@hannahussien5039
@hannahussien5039 5 жыл бұрын
Walalaheyka sharafta bdn isoo duceyya inu alle awlaad kheyr kabo inu alle iku arsaqo iyo inti heysinin inti heysado alle hauxafido Aamiin ya rabi
@sahruja5777
@sahruja5777 5 жыл бұрын
Awlaad baariya Allaha kusiiyo.
@user-jt1gf4pk1d
@user-jt1gf4pk1d 5 жыл бұрын
allaha ku siiyo mcn bdn sabarka badi abaayo alle ayaa wax walbo kuu awooda anagana waan kuu soo duceyneenaa
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 5 жыл бұрын
Abyo allle haku siyo awald khayr qabta adiyo intii muslime ubahanba
@mohamedgacal8686
@mohamedgacal8686 5 жыл бұрын
Ilaaaah hakugu deqo kuwo baariya abyo
@umuriim261
@umuriim261 5 жыл бұрын
Hanna Hussien hana husein allah ha kugu arsaqo qali
@gbdhaqerkajecel9063
@gbdhaqerkajecel9063 5 жыл бұрын
Mnsha allh wlshy plz iiduceya inu ilhy awlaad iguirzaaqo wacodsi
@haniabdi5163
@haniabdi5163 5 жыл бұрын
Ilhy hakuu siiyo wliba walad baari eh
@Qalbenuura
@Qalbenuura 5 жыл бұрын
Allah ku siiyo awlaad skheer qabto
@sihambashir3606
@sihambashir3606 5 жыл бұрын
Alle haku sahlo kuwa baariyal ah insha allh
@gbdhaqerkajecel9063
@gbdhaqerkajecel9063 5 жыл бұрын
Aamin wlshy mcn
@iqraudgoon7457
@iqraudgoon7457 5 жыл бұрын
Ilahy owlaad wngsn haku siiyo wllo
@sihambashir3606
@sihambashir3606 5 жыл бұрын
Masha allh wa hadiyad qaali ah allh kubarakeyo ayagana ajar iyo xasanaad alle haksiiyo amiin amiin ❤
@kaahakiinahmed5463
@kaahakiinahmed5463 5 жыл бұрын
Masha allah kuli qurux waaye Shukri cadey qeyr allaha siiyo gabdho Soo dhiibay hadiyada❤️❤️❤️
@halsancookinglifestylehals7855
@halsancookinglifestylehals7855 5 жыл бұрын
Abayow wankusare anna isar subscribe cadey
@abdikarisyoutube2037
@abdikarisyoutube2037 5 жыл бұрын
Asc walaashey iisaar subscribe aniga waankuusaaree
@kaahakiinahmed5463
@kaahakiinahmed5463 5 жыл бұрын
ABDI SHEIKH AXMAD oky walal
@cumaraxmed7011
@cumaraxmed7011 5 жыл бұрын
Masha Allah
@abdikarisyoutube2037
@abdikarisyoutube2037 5 жыл бұрын
@@kaahakiinahmed5463 mashaallh tanks walasheey
@nalkahajiabdi2
@nalkahajiabdi2 5 жыл бұрын
masha Allah shukran xabiibtii
@maandeeqbeauty7837
@maandeeqbeauty7837 5 жыл бұрын
Masha.allah shukri qurux wad mudanthy intaas Iyo wax ka badan cimri ad Ku xirato allaha Ku siiyo ayagane ajir allaha ka siyo😘😘😘😘😘
@Aminamohamed1
@Aminamohamed1 5 жыл бұрын
#Shukri_Masala, Abaayo qaali Waan ku salaamay Adi iyo Reer Muqdisho Farxad ku noolada.
@ashwaqgarane8583
@ashwaqgarane8583 5 жыл бұрын
Abayo subscribe Isar
@geygeylovemakeup4178
@geygeylovemakeup4178 5 жыл бұрын
Mashallah shukri wankugu faraxsanaha dar ilaahey Ayan ku jeclahay xabiibti Iinooloow
@nimcomahat6351
@nimcomahat6351 5 жыл бұрын
Masha Allah
@nacimacumar4266
@nacimacumar4266 5 жыл бұрын
Masha Allah ajir iyo xasanat Allah siyo qofki shurki ka farxiyo wee ika mudan yihin duco thanks
@hanniehuda6546
@hanniehuda6546 5 жыл бұрын
Masha allah cimri dheer iyo caafimad allah hana siiyo qali❤❤🙏👈😘😍
@farxiyomaxamed7838
@farxiyomaxamed7838 5 жыл бұрын
Man sha allh Hampalyo rer muqdisho gob waay
@jiijoxasan1858
@jiijoxasan1858 5 жыл бұрын
Masha.allah ilahayow kubarakey i
@farxiyomaxamed7838
@farxiyomaxamed7838 5 жыл бұрын
@@jiijoxasan1858 dhamanten xbti
@abdikarisyoutube2037
@abdikarisyoutube2037 5 жыл бұрын
Asc iisaar walaashey aniga waankuusaaree subscribe
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m 5 жыл бұрын
Masaakiinta iney uqeybiso ayaa uga Ajar badneed naag dharganoo kama helin kan iyo kan waan kahelay meeshaan kafadhido markey usoo dhibayaan waa sax in wax leeysku hadiyeeyo maxuma laakiin dadka loo hadieenaayo wee kalayihiin
@umanimo1964
@umanimo1964 5 жыл бұрын
Hada qofkii wax haysta ayaaa wax loogu daraaaa
@axmedzaki23
@axmedzaki23 5 жыл бұрын
Horaa waxaa loo yiri ( maal faqiir xushmad tajir buu udhamada
@manaabdalle2626
@manaabdalle2626 5 жыл бұрын
Masha Allah Shukri hadiyadi aad qaaliya ayaa kuso gartay alaha kuu barakeyo gabdhaha soo dhiibayna badal lama filana allaha siyo
@amanaahmed8405
@amanaahmed8405 5 жыл бұрын
Manshaallah so beautiful may Allaah bless them allahuma aamin ya rabi calamin
@yasmintakow1766
@yasmintakow1766 5 жыл бұрын
M.allah waa hadiyad qurux bdn gabdhahii so dhiibay misaanka aaqiro allh u saaro
@saabariincaey8998
@saabariincaey8998 4 жыл бұрын
Mashalh hormrwcn mamo qalbi wangsn
@catashmohamed1014
@catashmohamed1014 5 жыл бұрын
Like rere Nairobi
@cosobtayeeg3696
@cosobtayeeg3696 5 жыл бұрын
Shugri masale wa gabar Somaliyeed nafteeda iyo gabdhaha Somalida inay ka haqabtirto Waxa ay aqoon kudheertahay Masha Allaah illahay ajar haka siiyo
@ayaanbadanhennadesing9846
@ayaanbadanhennadesing9846 5 жыл бұрын
Masha Allaah shukri masala walaashey macaan cimri dheer iyo caafimaad allaha kusiiro gabdheheena hadiyada sodhiibay hadiyadaha waxaan idin leyahay khayr allaha idin siiyo kudayasho ayaad mudantihiin love you 😍😘❤
@lajacleycusmaan2926
@lajacleycusmaan2926 5 жыл бұрын
wcs shukri caday wey qurux badanyhn baatiyaalha marka adiga aad sii xerato wuu kasi qurux badnaana xoogaha codkagi lama maqlaayo sida ey gabadho sheegtay cml anigane sidaaso kale aan ahaay lkn waligay dislike kuma saarin hadane wax aan ka jaclahay malahan shukri xabiibti aniga marwalbo waad i aragtaa commentigayga waan ku tageera anigane waan kuso dhiibi lahaa lkn xamar majoogo iso duceeye meeshaan aan joogo ilaahay inuu iga so wado sharcigale ilaahay haiga sahlo i love africa wlh waa meel raaxo taalo wlh....
@shukrimasala
@shukrimasala 5 жыл бұрын
masha alah qali ilahey hakaga sahlo sharciga ilah haku xafido qali thanks
@iftinmohamed6015
@iftinmohamed6015 5 жыл бұрын
Ilahay hakagasahlo mcnto sarabka badi wat guleysanee insha alaah
@shamsacabdulqadiribrahim6227
@shamsacabdulqadiribrahim6227 5 жыл бұрын
Alla hakaagasoo fududeeyo wll qaali
@ubaxcali7468
@ubaxcali7468 5 жыл бұрын
Waxaan siaadah uga xumahay in inta hadyad laguu soodhiibay aad tiraahdo MAADAAMOO AAD HADYAD IISOO DHIIBTEEN MA, AHAYN INAAD BAATI IISOO DHIIBTAA hadalkaa raaligalinkabixi waayo aniga dhagaystay ayuu idhabay
@fadumoyusufali5925
@fadumoyusufali5925 5 жыл бұрын
Naag kibirsan ayey wax u sodhibeen waxaa lo qaatay ineey dad masakiin ah ku sidaqeeystaan
@ubaxcali7468
@ubaxcali7468 5 жыл бұрын
@@fadumoyusufali5925 hada waba usoo dhiibeen laakiin shugri hafaladeeda oodhan ma, aha qof kufaraxday waayo dharkii ayaybaleedahay qaarkood kama helin
@fadumoyusufali5925
@fadumoyusufali5925 5 жыл бұрын
@@ubaxcali7468 qoftaan qof fiyoow mahin saseey tahay waxaa losoo dhiibay batiyaal aad u qurux badan ani batiga badoow ee masalaha u eg somaliyo ayaa legagasoo dhiibay waxaan ka jecladay geber walasheey dhashay
@maryanruunmukhtaar3015
@maryanruunmukhtaar3015 5 жыл бұрын
masha qaali illah haku bara keyo intas iyo inka badan ayad mudan tahay ayagana ajar iyo xasanaad alle hasiiyo
@user-rv3jk4il1y
@user-rv3jk4il1y 5 жыл бұрын
Wan Allah Rahmanka ah uga baryaya inta ilmo radineso Alle haku irsaqo kuwo khayr qabo on ka so dahiin wa Malin khamis ah amiin
@mariamulkimariamulki7101
@mariamulkimariamulki7101 5 жыл бұрын
mgaceygu wa maria ali xusein jogta muqdisho aadban kusalmaa shugri masala iyo asxabta kuxiran waxaan kmid ahy tgerayashada💗💗💗💔💔💖💖💘💘❤❤
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
Orod dee cadanka u tag cadaan wa cadaan somalina wa somali in la caayo way mudan yihin
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
Somalida qarada africa ayeey wadagan lkn sinji ahan aftikan ma aha orod school tag ajnabiga sida lo amaano ayad baratay
@safiyaadan3929
@safiyaadan3929 5 жыл бұрын
Cimri ad ku gashato allaha ku siiyo
@ifrahmohamud3748
@ifrahmohamud3748 5 жыл бұрын
Maasha Allaah shukri waad mudantahay intaas iyo ka badanba gabdhahana khayr Allaha siiyo
@queenking8277
@queenking8277 5 жыл бұрын
Masha Allah congratulation ur beautiful gifty shukri quruxzan
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 жыл бұрын
wallahi waxan u arka halaga shek shego dadka muqdosho ayaa u bahan sadaqo mahan waxay ugu jawabtay inad bati iso dhibtin mahaynku dhah day jisar waye tan
@mustalifaahmed4356
@mustalifaahmed4356 5 жыл бұрын
Sadaqo iyo hadayaada kal saara nabiga yiiri isku hadyadeey aad is jecelateene bahibahi maha sheeko
@idilabdi586
@idilabdi586 5 жыл бұрын
Waad uqalanta habo hadiyada
@zamzambashi1231
@zamzambashi1231 5 жыл бұрын
M.a waa sah wllky
@idilabdi586
@idilabdi586 5 жыл бұрын
@@zamzambashi1231 😗😗
@mariyaxasan6983
@mariyaxasan6983 5 жыл бұрын
masha allah waye hadiyadaha allahakubarakeyo shukri xabibti
@fadmacabdichannel477
@fadmacabdichannel477 5 жыл бұрын
Masha Allah waaye hadiyada abayo illaah haku dhowro aduun iyo aaqiro gabdhahana illaah ha xafido ayagana
@bahjadoualeh364
@bahjadoualeh364 5 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah Allah ha Ku barakeyo
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 жыл бұрын
5:05 waxaa Kuqoran. Lilahi Lahu لله 👀
@fatmahabikalsonidanafta9508
@fatmahabikalsonidanafta9508 5 жыл бұрын
Sax hadan arkay runtii
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 5 жыл бұрын
haaa لله waye shukri abayo diraca iska ilalihee
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 жыл бұрын
@@fatmahabikalsonidanafta9508 👍👍👍
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 жыл бұрын
@@hanaashafici7231 👍 baati maxay ugu qoreen bal umadu dhib badanaa
@sacdiyaxubi9467
@sacdiyaxubi9467 5 жыл бұрын
Mansha alah dooq macn beyleyihi shugriyey hadakahora waxadhacde anobatiyal doqanayo wixiqurxana unbandhurtay wilkan kagadanaye woxudhahay sidabatiga udoqatey mustaqbalka ninka arosirabtona udoqo cml gabadha aan lagursan ayadana sidokale insha alah kkkkkkk lkn keygamaha yah
@abdikarisyoutube2037
@abdikarisyoutube2037 5 жыл бұрын
Asc iisaar walaashey aniga waankuusaaree subscb
@nimcogeenyo8273
@nimcogeenyo8273 5 жыл бұрын
Mashaa allah shukri cadey allaha ku barakeyo wax naga soo garsii cadi mhn
@dowsoabukar7397
@dowsoabukar7397 5 жыл бұрын
Masha allah waa gabdho garasho iyo garad leh ajir iyo xasanad allaha ni idinka siyi
@nastexasharaf9904
@nastexasharaf9904 5 жыл бұрын
Hadiyada wax Naga so gaarsii
@aamimahusein7131
@aamimahusein7131 5 жыл бұрын
Maasha allaah gabdha hadiya kuusoodhiibey kaa qaldemeen sabtoo ah adiga baati waad gaden kartaa dadka xamar lajoogo oo aan baati gaden karin aa ajirey kaheleyna in ey siiyeen ey egeeda dadka koomamka qaxootig kujir in 20 qofood uqebiyaan lacgt kaarkoogan ugu tolaan wlh ajer badan ey heli lahaayee ee qof heeysto in ey ugu Dareen ee kaamirida laga sheego ajer maleh kan majeceli baati soomaliyaan kakeensaday qofka dhahay waa dhergantahey hadeyn 2 xabaa ugu fileed ee dadka waaba xaldemeene gabdhoow haku deynini shugrin waxaan kule talineeyaa dharkeen 2 kaxaso ee soomali kuceli dadka. Maaskiin helooqebsho dheh adiga waa kadhegtahay sadeqadaasan adig iyo gabdha soodhiibey waa wado leedihiin. Teda kale huu dharka ganacsi loosoodhiibey oo kufaanineysid gabdha adig og oo gabdho kale wax ugu rabto?
@abdishirdon5243
@abdishirdon5243 5 жыл бұрын
Masha Allah gabdhaha
@xawomaxamed4411
@xawomaxamed4411 5 жыл бұрын
Dadka xamar joogo oo bahan mey siyan waxas sadaqo ma aha waa halagaa shego
@Aminamohamed1
@Aminamohamed1 5 жыл бұрын
Sadaqo iyo haddiyad laba kala yihiin.
@hassankhalif3651
@hassankhalif3651 5 жыл бұрын
Hhhhh ya ku yiri wa sadaqo mse micnaha sadaqa hadyad ma kala taqanid badownimada la jifa
@susuali2868
@susuali2868 5 жыл бұрын
walaaley sadaqo ma.ahane waa hadiyad waligaa hadiyad malagu siin miyaa 🤣🤣🤣
@maryancali3288
@maryancali3288 5 жыл бұрын
afka hala sameesto dad baahan dabcan aduunka waad kadanbeesaa oo magaalada ugu caasan ama caasimada ganacsiga aduunkaa ku nool dad gaajeesan marka haka dhigin in muqdishu un dad gaajeesan ku nolyihiin dadka gaajeesana waa qadar rabi oo in lakala duwanaado waba magaca aduunka lasheego ee ha iska yeerin ee hadal
@xawomaxamed4411
@xawomaxamed4411 5 жыл бұрын
Mumtaz Ahmed adi maxa kaa nag naginayo shugrina ma tihid kuwi soo dhibayna ma tihid hoyo aan ku iri
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 5 жыл бұрын
maasha allaah wlh waa baatiyo aad u qurux badan midba midka kale ka daranyahay allaha ka ajir siiyo wax kheyr qabo allaha siiyo adigana shukriyeey cimri iyo caafimaad iyo cibaado aad ku xirto allaha kugu siiyo wlh maalinkaa ku arkay jecel mooyee naceeb iima kaa galin zabantiinkii dhamaadkiisa ayaan kugu soo biiray walina wax xun kuguma arkin alllaha ku sharfo abaayo waad na dhiira galisaa alpiiì😍😍😘😘
@nastehomohamud3889
@nastehomohamud3889 5 жыл бұрын
Shukri Baati iyo Wax Kasii Badan Ayay Naga Astaahishaa Waa Qof Waqtigeeda Qeyb Naga Siiyay Ajar Allaha Kasiiyo Teeda Kale Hadiyada Wa Wax Qaaliya Ha Yaraato Ha Badnaato Gabdhahas Kheyr Allaha Siiyo Guleysta Dhamantiin♥️
@fartunabdullahi2383
@fartunabdullahi2383 5 жыл бұрын
Mansha allah waa wada qurux ilaahay haka abaal mariyo adna cafimad kuqado shukri wle ilahay der ban kujeclahay
@bilan8256
@bilan8256 5 жыл бұрын
Masha alh abyo shukri wanku taageraa wax qurux badan ayay kuuso dhiben abayayal qer alah ha siiyo
@mariajama3019
@mariajama3019 5 жыл бұрын
Masha Allah abayo shukri waad u qalantaa intaa iyo in ka badan ba ❤👑💯
@ruqiyoxuseen495
@ruqiyoxuseen495 5 жыл бұрын
Masha allh wlshy shukri masala hormar wacan
@fatumamuse3791
@fatumamuse3791 5 жыл бұрын
Mashallah jasaakalaah habo mcnto allaah hakuu barakeeyo hadiyada
@halsancookinglifestylehals7855
@halsancookinglifestylehals7855 5 жыл бұрын
Fatuma abayey isar subscribe macaney
@umudayax1269
@umudayax1269 5 жыл бұрын
Masha allh qeeyra allaha siiyo gabdhahayna shukri wax walbo way istahishaa marwalbo waxay noosoo dhigta wax na anfaco shugri niti jecel like haisaarto
@kawsarmire6313
@kawsarmire6313 2 жыл бұрын
Mashaa Allah kahadal maleh said Bay uqurux badan yihiin allaha ku calfo ayagana Allah meeshay kaso sareen wax khayr qaba hawgu badalo macalin shukri allaha ku xafido adiyo awlaada iyo waalidkaaga
@rahma-yusufrahma-yusuf9976
@rahma-yusufrahma-yusuf9976 5 жыл бұрын
Masha Allah shukri batu wad kadheragtee
@farxiyonuurmaxamed5729
@farxiyonuurmaxamed5729 5 жыл бұрын
Maasha allah maasha allah sharafey wad uqalanta runti xabibti waxankule yahay cafimad kuwaar iyo cimri dher o cibadoleh rer muqdisho hannahay wadnaga istahisha intas inkabadan qali
@tolkaabdi7048
@tolkaabdi7048 5 жыл бұрын
Mansha allah allah dhowr gabdhaha shugri adna waad uqalantaa hadiyadaas iyo kabadan xbbti allah nookadaayo waanka kuhestaa beejkada
@Munalalachenell
@Munalalachenell 5 жыл бұрын
Manshallah kuligiin hafidakllahum qaali
@ayancaday29
@ayancaday29 5 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo shukri cafimad kuxiro inshallah 👏👍👌
@wanagoibrahim5577
@wanagoibrahim5577 3 жыл бұрын
Masha Allah shukran
@wanagoibrahim5577
@wanagoibrahim5577 3 жыл бұрын
Amin amin
@deeqonur6159
@deeqonur6159 5 жыл бұрын
Masha alalh I llaha hakuxafido horey usoco Thanks xbbti. Abayo mcnto ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 5 жыл бұрын
masha allh shukri cadey malmhn wan ka maqnaa xiis u xbbty gbdhaha qeyr alle ha siiyo
@ashwaqgarane8583
@ashwaqgarane8583 5 жыл бұрын
MashAllah Shukri abayo
@xafuuzxarako6980
@xafuuzxarako6980 5 жыл бұрын
Masha allah allaha kuu barakeeyo mcnt
@saidosahal8510
@saidosahal8510 5 жыл бұрын
Masha Allah waayo Allah kuu barakeeyo aamiin
@burhanabdi9193
@burhanabdi9193 5 жыл бұрын
Shukrii your the best cooker manshllh
@ahshhdhdgdhrbdhdhhfhdhh2728
@ahshhdhdgdhrbdhdhhfhdhh2728 5 жыл бұрын
Maasha alah qeer allaha siiyo gabdha xamar saas waye waa dad jecilyihin hadiyadahagan ku heystaa qaar iga so dhib shukriyey
@fadumaugas8146
@fadumaugas8146 5 жыл бұрын
Miss masala adigaaba ayaansatay sxbey waayo dad ku jecel ayaaba haysataa oo hadiyado kusoo dirayaa,qof wanagsan inaa tahay ayaa halkaas kasoo baxday maasha Allaah waa gabdho ku jecel ilaahey hajeclaado o haka abaal mariyee, yaa rabi kuwo na jecel oo hadiyado noso dira nasii anage🌹🌹🌹
@hafsaosman585
@hafsaosman585 5 жыл бұрын
Masha Allah beautiful
@foosgabow1929
@foosgabow1929 5 жыл бұрын
Mnsha allah hambalyo wlshyda shukri gbdhaha rer muqdisho aygne allah brkeyo 😍
@ubahhasan6778
@ubahhasan6778 5 жыл бұрын
Mansha Allah abayo wa qurux iyaga dhan Allah misaanka xasanaadka ha ugu daro gabdhaha so dhibay
@makiyahessain4884
@makiyahessain4884 5 жыл бұрын
Maasha allaah ìllaah qeyr badan hasiiyo adna sidookale mcto barnaamijkaaga aad ayaan ooga helay ajir iyo xasanad allaha kaasiiyo sida walaalaha soomaaliyeed aad usaacideyso allaha kuusaacido waxaa noobalana janatul fardosa aamiin
@umuabdalla5441
@umuabdalla5441 5 жыл бұрын
masha allah hadiyadwacan
@user-dt5ql5wt2w
@user-dt5ql5wt2w 5 жыл бұрын
Masha allaah ilaah khyr bdn ha siyo waa haddiyd aad u qurux bdn walalena ilaah ha u barakeyo gurigoda
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 5 жыл бұрын
Masha allah
@ruqiaosman9659
@ruqiaosman9659 5 жыл бұрын
Mansha Allaah Khayr ilaahay hadinsiiyo shugri hadyad iyo Duco iyo taageenoba waa istaahishaan in loo huro idinka iyo shugriba Ilaahay Jahanama haydinka Xoreeyo.
@aaminahmed9468
@aaminahmed9468 5 жыл бұрын
Masha allah wllshey qali
@idmanhossein7692
@idmanhossein7692 5 жыл бұрын
Maasha Allah shukri Masala waad nureysaa Allah ku xafido
@kawsarahmed5528
@kawsarahmed5528 5 жыл бұрын
Masha Allah abaayo alle hayna xafido qaali horo u soco
@falastiinmohamud7846
@falastiinmohamud7846 5 жыл бұрын
Shukriyay abaayo mesha aa joogo waa baati la aaan quruxeey lacag ayaa kuu soodiraa iisoo gat lambarkaga isoo qor xabibi ti waku jeclahay dar alle ayaa kuu amin sanahay
@fatumanoor3815
@fatumanoor3815 5 жыл бұрын
MashaAllah Allah habarakey walalah haidya kusodiran shukri sharaf❤❤❤❤
@khadijabin8262
@khadijabin8262 5 жыл бұрын
Masha allah baati qurux badan.gadhaha allah kheer hasiyo dookh baad leedihiin masha allah
@Fatush379
@Fatush379 5 жыл бұрын
Masha allah ilaahey ha ku xafido abaayo waax badan yaan ka faiidiy
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 5 жыл бұрын
Masha allaah wlhi waa gabdho quluub wanaagsan ee illaahow ajar aanlasoo koobikarin kasii
@maaidaloveyoutime2098
@maaidaloveyoutime2098 5 жыл бұрын
Masha Allah alle wax kheyr qaba ha ugu badalo uwad kheyr qabana alle hawada siiyo dhammantot
@fahmaabdi1132
@fahmaabdi1132 5 жыл бұрын
masha Allah ,qeyr allaha siyo gabdhaha
@fosiyaabdi5031
@fosiyaabdi5031 5 жыл бұрын
Mashallah Alla haa barakeyo
@runeeyrun5840
@runeeyrun5840 5 жыл бұрын
Masha allha gabdhena hadiyada sodhibay adbad uahadsantihiin walhi walashen shukri weymodantahy iyo kabadanba masha allha
@maryancaliyuusuf623
@maryancaliyuusuf623 5 жыл бұрын
Masha Allah cimri iyo caafimad aad kuxerato Allah kusiiyo abyo
@fatmahabikalsonidanafta9508
@fatmahabikalsonidanafta9508 5 жыл бұрын
Masha allaah hadiyada wxn sugaye go sariir sakoyin qatar ah tarxado duruucda bacwenaha iyo shobin kala nuuc ah iyo qeeb dhan dhanaan ah sida isban dhes dhangalo yaah
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 5 жыл бұрын
Mashaa allaah horey usoco qaali
@qaliquruxleyomar3450
@qaliquruxleyomar3450 4 жыл бұрын
Masha alah abayo quruxey alah kuxifdiyo
@raxmoxaaji9320
@raxmoxaaji9320 5 жыл бұрын
Adne cimri iyo caafimaad allaah ku siiyo ad ku dhameysato iyo cibaado suban abaayo shukri
@sihammuqtar9736
@sihammuqtar9736 5 жыл бұрын
Shukriyey isku dooq beynu nhy baati caalimow ligama so maro dhamaan durucdeyda waa isaga thnkz xbbti😍😍
@kafiyoabdullahi7922
@kafiyoabdullahi7922 5 жыл бұрын
Baati quruxbadan masha allh mugdisho Waa mesha. Ugu baatiga qurxan inti igu. Raacsan like Gabadhaha kheir allah ha siiyo dadka wanaga badan wa jeclahay
@safiyamahamud9893
@safiyamahamud9893 5 жыл бұрын
Maaaaasha Aaaallh abyo mcn cimri dheer aad gu gashato Allha ku siiyo wllshy mcn 💓💓😍
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 5 жыл бұрын
masha allah shugri masala abyo allaha ku xafido adiga iyo gabdhaha hadiyada kuu soo dhiibay
@hoodoismacil3342
@hoodoismacil3342 5 жыл бұрын
Shukri masle💕
@greatadventure5770
@greatadventure5770 5 жыл бұрын
Masha Allah ajar allaha kasiiyo gabdhahaas hadiyada wa Shay qali ah lana iloobi karin adigana shugriyey allaha Ku calfo
@nuuraayaan2702
@nuuraayaan2702 4 жыл бұрын
Walaalaha ku so diray hadyada waxaan leeyahay barakallahu fiikum jamaacan
@fartuuncadawe6292
@fartuuncadawe6292 5 жыл бұрын
Masha Allah habiibti
@khadramahmoud5799
@khadramahmoud5799 5 жыл бұрын
Mansha alhu aniga markasta wan ku jecla shukri ilahay haku jeclado qali waxbadanbad naga cawisay qali
@naciimaqaasim792
@naciimaqaasim792 5 жыл бұрын
Masha alh kheyr allh siiyo abaayayal
@deqaelmi7309
@deqaelmi7309 5 жыл бұрын
Masha allah qurux waye shukriyey wax ma iga siisidooo kkkkkk gabdhaha wan ku amanaya hadiyada Qaliga ah, dadba dhihi doona wa bati qali maha lkn Shukri aya dareemi karta wayo jab xanjo ah qofka ku hadiyeya waa qof ku jecel
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 5 жыл бұрын
Masha allh habo hor Mar wacan😍anneh waxaan rajeynaaa inan soo bareejeeyo I. A aad baan Ku jeclhy wlhi habo😍❤👏
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 5 жыл бұрын
Maasha allaaha abaayo
@foosahmed4793
@foosahmed4793 5 жыл бұрын
Masha Allah ilhy haga aqbalo wlhi wa gabdho. Fcn. Abayo wey qurux badan yihin Ana kana wax Naga si hadyada
@fartuunabdullaahi6272
@fartuunabdullaahi6272 5 жыл бұрын
Magacyadooda naga reebtay abayo shukri lkn alle ha xafido waa somali qaali ah masha allh
Learn Arabic in 30 Minutes - ALL the Basics You Need
27:10
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 3,7 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 6 МЛН
3 wheeler new bike fitting
00:19
Ruhul Shorts
Рет қаралды 52 МЛН
The War of Art  I  Fikrad & Buug #44 I - ‪@MubarakHadi
22:00
Mubarak Hadi
Рет қаралды 12 М.
Podcast in Easy Arabic. How to describe things.
32:17
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 183 М.
Learn Arabic from scratch : Lesson 1 - The Speaking Course for Absolute Beginners
10:07
Qiimo Dhimista ka faideso 0715825636
3:29
shukri masala
Рет қаралды 2,5 М.
Пацан Шокировал Родителей 😂
0:27
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3,9 МЛН
SIUUUU!
0:15
ARGEN
Рет қаралды 1,6 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
0:15
Аришнев
Рет қаралды 4,2 МЛН