Asc mashaa allah gabar qiimo badan baad tahay alle haku xafido. Cadawga afkiisa iyo ishiisa dhinac alle hakamariyo. Wayo (100)rag ah ayaad ka wax qabad badan tahay. Thenkes marlabad
@zahrabasra662811 сағат бұрын
Maanshaa Allah maanshaa Allah eddo reerka aad ka dhalatey waa geesiyada, hormuudka, hantida ugu badan leh, deegaanka ugu quruxda iyo balaadh ka ugu sareeya ee dhulbahante weeyne gaar ahaan Naaleeye Axmed. Ragg aan aqoon dheer u laheeyn ayaa ku so waramey laakiin maanta ayaad ogaatey in Naaleeye Axmed yahay wadnaha iyo indhaha dhulbahante. Dariis wanaag, dulmi diid iyo dulqaad badan waxaa leh beesha Naaleeye Axmed haatanse intiiba waxaa diidey idoor kibrey iyo snm waase ka shalaayeeyn waxaase ka sii daran tan ku soo socota idoor. Guul, Gobanimo iyo midnimo waarta SSC Khaatumo State of Somalia❤❤❤❤❤
@shukrijama539914 сағат бұрын
Nalaye Ahmed tolkay ❤❤guulaysta ❤💪💪🐎🐎🐎🦁🦁🐎🐎🐎💪💪💪💪🫶🫶💔💪💪💪💪💪
@seed39665 сағат бұрын
Asc 😎 xal nababadeed waa ta larabo runtii wada hadal waa aan heshiino soomali is garab degan oo 🇸🇴🌎🇸🇴
mansha allah hal gamaa sare shulekha abdulahi ina abo kugu maal nay god jobb ceerigaabo waa guri geeni cidna uma daba fadhino iidoor haduu ka tanaasuli waayo sheegashada dhulka ssc khaatumo daniba iskeen baday❤
Haye ii wada sheekada mar wuu hajabaya mar wuxuu lleyahaya. Nabada rabaan👁️
@ahmedqadar213 сағат бұрын
Meeshii mugdi ku jiro hala shaki boxo
@maxamedsiciid793011 сағат бұрын
Subaxan media furaba waa hartigi oo isaaq usoo hanjabaya mudo laba sana. Waar fadhiista hadaba
@maxamedfarah208612 сағат бұрын
Waxba boodboodin meeshan ma fududa dagaal bilaabmo Dadka dagan ceergaabo wadahadal ayey u baahanyahay Dad badan markay dhintaan Ma aha in la heshiiyo Waxaase layaab leh ciro hadalkiisa. Wali Isaaq waalidii Waa inay iska ilaawaan😊😅
@asizmohamed58699 сағат бұрын
Habartan garaadsan, weligeedba dawo haysmariso,waa dhiigyacab, naa hoow dhulbahante tol baanu nahay isku kaaya diri karimaysid ha daalin
@gureey318512 сағат бұрын
Waataad wadaad ahayd ee maxaytahay balada war alle ka baq
@mohamedhassanhoussein862710 сағат бұрын
Tan yar miyaanay wax ogayn halka la marayo kolba qaar clip iska duuba ayay ka sheekaysaa
@Salamin7713 сағат бұрын
If someone claims you that is declaration of war.
@AbdirahmanIsse-pw8lj13 сағат бұрын
Garaadsan waa mahadsan tahay
@MohaBille-vs4ni13 сағат бұрын
Waa in labada dhinacba nabada ka shaqeeyaan dagaalna laga fogaadaa.
@GjFy-c6d10 сағат бұрын
Car hadaad nin tahay soo gal abahaagii saxaraha kunoola wase daarood kurdi hadanan bacdii uu kuxaari jiray ku celin oo ahaydaan qoomamayn car car car kurdi yahay kurdidu dhashay wanaag ma gaydaan kur gooyo mooyee
@Adamhagler14 сағат бұрын
Gala dagaalka dhafoor adag 💪
@GreaterSomaliya113 сағат бұрын
hhhhhhhh naagai horta cimaaad malaga qaataa mase bixisaa ?
@abdulrahmanmohamed788013 сағат бұрын
Waar dadka beenta kadaaya inay cidlo taaganyhiin oo ay magaalada haysan ilamaha laba jirka ah ayaa garanaya
@abdullahihassan6323 сағат бұрын
Guys
@soodalxiis429613 сағат бұрын
Waa Reer Badawa iyo jàhilina
@ummuisra672112 сағат бұрын
Ilaxnimo maadaa leh mise ingiriiskii aad xambaari jirteen baa ilbaxnino ah daarood baad la siman tihiin ee iska nasta
@JamaAbdullahiQalinle13 сағат бұрын
Bahalkaagu waxaanu kaa reebin Maxaabiistaadu waa garac oo cid ma Le ayaan u malaynayaa
@Maxdysfodowa-q6q12 сағат бұрын
Afcas wad iskubadisay ee is hagaaji
@JamaAbdullahiQalinle13 сағат бұрын
Car ku dhaca ama dhasnto tumo
@JamaAbdullahiQalinle13 сағат бұрын
Naa ilmahaaga ooyaya naaskan ku dararay sii afku ku goye hargaladyaha dhiga dadkooda hor gashaa naa naaska sii aabahaa alle u naxariisan maayee waayo sowkaa danbiga ka tegay Le dadku dhiigooda haysku qubaan allaahu akbar aabahaa khayr Uma shaqayside waxaa aad dhursyso iyo namiim nimadaasi denbi weyn ayey ku tahay waayo hadaad ehlu khayr ahaan lahayd qof khayr fala oo samo fal u guay asbahaana xaasanaad ayaa u tegi lahaa laakiiin aabahaa waxa la odhan ayaa denbi ayaad dunida kaaga danbeeya aad dhashay oo xumaanta ka shaqeeya subxaana allaah naa illaahay ka baq aabahaa denbi haku nowonine kheyr u shaqee oo welled quraanka u akhriya dhibtana ka daaya ileyn biyihiisii ayaa lagaa beeraye yuu noqon qof danbigiisii dhalaye ka bax waxani aad ku jirto ee waalidkaa danbiga ku ah illaahay ka baqo ha noqon Hanaasin.mashaain .bi namiim manaacin lil khayri .cutulu bada daaliga saniim oo uu allaah kusoo gabagabeeyey ayadiisan inuu ruxaasi yahay garac aan xalaal ku dhalan allaahu akbar walee kuu digay aakhiro waa lagu waydiinayaa waxaa lagu odhanayaa ruxii kuu digay ee kherka kuu sheegaayey maxaa UGA qaadan weyday maalintaad dhimato hadaad qaadann weydo waanadaa waanan ka baxay gabadhyey ee u fiirso
@JamaAbdullahiQalinle13 сағат бұрын
Bal gabadhaadaa is luxaysaay aynu sugno hanjabaaad beenaadaa waxa ka danbaysa
@FarahabdimuseFaraxmadobe13 сағат бұрын
Ma jamac siyadba ismoden weligin habar cadday kama jebin
@ummuisra672112 сағат бұрын
Jaamac siyaad iyagaa iiddoor Laascaanood ku hayey cadday haddaad ka jebiseena intaad Dhuloos bahdisheen baa ja badan dibna la idiinka yeeli maayo
@basheebooshie641513 сағат бұрын
CIMAAMADDA AAD SIDO ISKU GUFEY,BAAL EEG QOFKA YAR EE OOYAAYAA DAN KAMA LAAHA,WAA HOOYO BAAS, SOWDIGA LAHAA MARXUUMKI BAA CABDADALE ILAAHAY HA U NAAXIIRSTE CALI BAASHE HORGAL,MIYAAD ILOWDAY GEF AAD KU SAMEYSAY QOF DHINTAY OO AAN ISDIFAAFACI KARIN,AAKHIRO KU TAAL WAXAAD UMMADDA WALAALAHA UGU MUNAFADEYSAY IYO FITNAADA AAD KA SHAQEYSO,CAALMAD BAA ILAAHAY KA MUUJINAAYA SARIICAN JAHILADYAHAY.
@Mustafe78714 сағат бұрын
Quruxleeey maanta waad faraxsan tahaye
@MohammadMohamed-qt4ip14 сағат бұрын
War walahy ineydaan waxba ka qaadeen dhulbahante mideesan ileen waa askari dhulbahante xataa putland ciidanka u badan waa dhulbahante oo beerku madow yahy abaarsho laney
@Mustafe78713 сағат бұрын
@MohammadMohamed-qt4ip anigu in Wax laga qaadaba dooni maayo ee inlays daayo oo nabad lagu wada noolaado ayaan rabaa