SI FUDUD KU OGOW NOOCA DHIIGAAGA IYO QOFKA DHIIG KUU SHUBI KARA. Drfaris

  Рет қаралды 54,379

Dr faris Al attas

Dr faris Al attas

Күн бұрын

SI FUDUD KU OGOW NOOCA DHIIGAAGA IYO QOFKA DHIIG KUU SHUBI KARA. Drfaris
𝐈𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
Face Book page : www.facebook.c...
FACEBOOK: / drfaaris1
Twitter: mobile.twitter...
Gmail : dr.faris@somalifirstaidassociation.org
Wad ku mahadsantahay daawashdadaa
𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬.

Пікірлер: 453
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
𝐀𝐧𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐞𝐲𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐚 ⭕+ 👈 Waxaan dhiig u shubi kara: 𝐎+,𝐀+,𝐁+𝐀𝐁+ Waxaa ii shubi kara: 𝐎+ 𝐎- 𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐭𝐨 facebook Page-keyga👇 facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks 𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐓𝐢𝐤𝐓𝐨𝐤-𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡. 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢. 👇 vm.tiktok.com/ZM8dbQDGw/
@farisdahirsayidahdmed8627
@farisdahirsayidahdmed8627 3 жыл бұрын
Isku dhiig nahay dr
@naimasalad3874
@naimasalad3874 3 жыл бұрын
O- ahay aniga dr
@sharafnagad735
@sharafnagad735 3 жыл бұрын
Asc dr ano dhaqtar tagiin ma ogan kari my blood group?
@khadrahersi1106
@khadrahersi1106 3 жыл бұрын
O+ aan ahay ana Dr
@manaalfarah4222
@manaalfarah4222 3 жыл бұрын
Anigana 0+ ahay dr
@queenidman9186
@queenidman9186 Жыл бұрын
dhiigaygu waa o- uurna waa leyahay illahayow ii fudude ani io inti ila mid ah😰🤲
@umuaxlaam9743
@umuaxlaam9743 Жыл бұрын
Aamiin abayo aniga xitaa o- ayan ahay an is ilalino😢
@kowsarabdinasir7266
@kowsarabdinasir7266 Жыл бұрын
Aaamin
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 Жыл бұрын
Anaa ah O negative
@sahrakiin1586
@sahrakiin1586 10 ай бұрын
Amba wa ahy 😢
@salmaanmukhtar1771
@salmaanmukhtar1771 9 ай бұрын
Anaaa eh o_ ku shupaye hadipa isku meel jono waye
@faceedkaroon5377
@faceedkaroon5377 3 жыл бұрын
Inta an dhigoda aqanin like sar aniga maaqani lkni Monday ayan so Ogani wnku so shegi dr I.a
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 3 жыл бұрын
Maso ogatay
@NimcoLife1mrs
@NimcoLife1mrs 3 жыл бұрын
Thanks doctor adban kula socda oon kaga faida wana wayga ugu fican inad doctorka la socoto
@Abdullahi-Daacad
@Abdullahi-Daacad Жыл бұрын
AB+ Aduunka ayaan ugu nasiib badanahay miyaa hada Dr
@aminohassan76
@aminohassan76 2 жыл бұрын
Dr faris adbad umahad santhy dr waxthy qof mar walbe an ku tixanahy o wax ino fa ideyah jasaka lah❤❤❤❤
@xaredoabdullahi1357
@xaredoabdullahi1357 2 жыл бұрын
AB+ayaan ahay waxana dhiig ushubikara AB+waxana dhiig iishubikaro qof walbo alxamdulillah
@ikhroahmet8672
@ikhroahmet8672 Жыл бұрын
Qaata guud aa tahay🥰
@apdihakiimhazzan2258
@apdihakiimhazzan2258 Жыл бұрын
My waa been matihid qaybiye
@ahmedabwaanka4971
@ahmedabwaanka4971 Жыл бұрын
Me also AB+
@saalaxsaxnuuni1163
@saalaxsaxnuuni1163 7 ай бұрын
Ab, Isku qabiil ayaa nahay sxb, waa inaa iska war heynaa, alle dhib aan dhiig u baahano naga galiyee
@ClmajiidMaxamef
@ClmajiidMaxamef Ай бұрын
0+ is my blood, I am very happy. ❤❤
@ribax314
@ribax314 3 жыл бұрын
wall ka so hadal dadka dhiga ku yar yahay mar walbo Adigo rali Ah wall ♥️❤️😍😍😍
@hooyomcn843
@hooyomcn843 3 жыл бұрын
Dhigeyga waa AB+ waxaa u shubikaraa qof ah AB+ waxaan ahay qof nasiib bdn oo dhig walbo waan qadan karaa mahad sanid dr 👍
@hassanbk2503
@hassanbk2503 11 ай бұрын
AB+ welcome 😅
@salmamuuseaxmed978
@salmamuuseaxmed978 Жыл бұрын
Dhigeyga ⭕️- Alxm waligey dhiig la.aan iguma dhicin 🤲🏽
@csimancadey54
@csimancadey54 10 ай бұрын
Marwo mathy abyo
@diniyasin2838
@diniyasin2838 2 жыл бұрын
Asc Doctor Ciid mubaarak kulu caam wa anta bikheyr Dhigeyga waa 0+ Doctor noocyada dhiga iyo dabecadahoda Inshallah mar inoo so sheg jazakalahu kheyran .;;;;kulu sanah wa anta dhayib,,🏃🏃
@abshirkhalifofficial4830
@abshirkhalifofficial4830 3 жыл бұрын
🅱️+ ayan ahay waxa dhiig u shubi karaa: B+ iyo AB+ Aniga waxa dhiig ii shubi karaa: B+ B- O+ iyo O- Diktoore Mahadsanid🙏
@Abshiroabe
@Abshiroabe 11 ай бұрын
Isku ayan nahay😊
@nuuromaxamed
@nuuromaxamed 6 ай бұрын
wal ilmid batahay
@zahradhaqane4934
@zahradhaqane4934 3 жыл бұрын
Masha allah Dr mahadsanid. AB+ ayaa ahay
@hassanbk2503
@hassanbk2503 11 ай бұрын
AB+
@FarxiyoMacalim
@FarxiyoMacalim 7 ай бұрын
Dr dhigeygo wa A- mala hilaa mise waa yar yahey
@luulamuhammed8389
@luulamuhammed8389 3 жыл бұрын
Dr Mahdsanid waxaan jcln lahaa inaad noo sharxdo dhiiga hooyda hduu yahy o- sababta ilamaheda qataraha ugalaan ama cirbada loo a deeg sado faa idada eey leedahy Tnks
@abdirashidabdirisakahmed8796
@abdirashidabdirisakahmed8796 2 жыл бұрын
alx dhiiqaygu wa o- Alle ayana naga dhigay anigu bixiye guudban ahay lkin qate guud maihi oo cid o-ah uun ba ishubi karta cidaanu isku teamka nahay farta taaga
@fardowsomaxamuud9218
@fardowsomaxamuud9218 2 жыл бұрын
Isku mid aya nahay wllo nasibkeena ciidna dhig nama sin karto anaga mahane 😪
@ayaanjama-g6p
@ayaanjama-g6p Жыл бұрын
Aniga dhiigayga waa. 0- Waxaan ujiifay 3bari isbitaalka Alx🤲🤲🤲🤲
@ruksana578
@ruksana578 3 жыл бұрын
0- isoo raaca ✌️
@xaaliabdalla4615
@xaaliabdalla4615 2 жыл бұрын
Is raadsada
@umuaxlaam9743
@umuaxlaam9743 Жыл бұрын
Aniga xitaa isku mid ayaa nahy😮
@wiiloalimohamed2262
@wiiloalimohamed2262 2 жыл бұрын
Aniga wxaa ahy O- wxaana siiya dhamaan dhiiga🩸💉
@nimoahmed4060
@nimoahmed4060 3 жыл бұрын
Dr suaal bn raba inan ku waydiiyo sideen kula soo xidhidhi kara
@saafinuur2074
@saafinuur2074 2 жыл бұрын
su aal dr dhiiga caadada waxaan helay lixda august isla sodonka august ayan helay ma ii saxanya dr mise waa iga qaldanya
@muqtaarhussien8589
@muqtaarhussien8589 3 жыл бұрын
Doctor Allah hakubarakeyo kaniniga haweynka isku cayiliyan dibata cafimad miyu leyahay
@Nashaad-fd6ti
@Nashaad-fd6ti Жыл бұрын
Dhiigeegu waa( AB)🎉🎉❤😂
@AbdiMajiid-q5p
@AbdiMajiid-q5p 2 ай бұрын
Dhiigey waa O+ Kuli waan ushubikaraaa
@abdinuislan5203
@abdinuislan5203 Жыл бұрын
Aniga wa A-- allow nadhowr
@craxiimcabdoow1578
@craxiimcabdoow1578 3 жыл бұрын
Alxamdu lillaah hadii qofwaliba iishubi karo anigu waa AB+ mahadsanid toktar
@aaminahodan8843
@aaminahodan8843 2 жыл бұрын
Aniga dhiigaygu waa A+
@naciimaisxaaq4764
@naciimaisxaaq4764 3 жыл бұрын
Aniga waxa siin kara dadka oo dhan lkn aniga waxa isiin karo o- oo kaliye mahadsanid d:r
@umuaxlaam9743
@umuaxlaam9743 Жыл бұрын
Isku mid ayaa nahay😮
@mohamedadde132
@mohamedadde132 3 жыл бұрын
Dr'e waxad nogaso diyarisa Noocayada dhiiga iyo Dabecadohooda ,
@SimanMahamed-ne1gh
@SimanMahamed-ne1gh 10 ай бұрын
Dhiigygu waa O+ waxan dhiig ushubi karaa A+ B+ O+ AB+ waxana dhiig ishubi kara O+ io O-❤
@sahranura741
@sahranura741 3 жыл бұрын
Sxeepkeey O- waaye lkn ani bari ayaan soobaraa insh,allah
@fooscumarcali835
@fooscumarcali835 3 жыл бұрын
A_
@fooscumarcali835
@fooscumarcali835 3 жыл бұрын
A-
@QamarMohamed-y6j
@QamarMohamed-y6j 9 ай бұрын
O- waayo allow ibadbadi😢😢😢
@ismailmohamad3127
@ismailmohamad3127 2 жыл бұрын
Anika ayaa ah AB+ Alxamdulilaah
@saynabmacalimsayidali3985
@saynabmacalimsayidali3985 2 жыл бұрын
O+ dr faris isku dhiig hy waw
@DrsAaminohidig2233
@DrsAaminohidig2233 Ай бұрын
Dhiigayga waa O+ waxan dhiig ushubi karaa A+ B+ O+ O- AB+ Wxa ishubi kra O+ and O-
@mohamedabdulahi61
@mohamedabdulahi61 3 жыл бұрын
B+ ayaan ahay lkn dr marka ka hadlaysay waxaad nagu khaladay AB+ ayaa afka kaaga dhacay
@drmoumin6865
@drmoumin6865 3 жыл бұрын
Universal donor (O-)😍
@mahamedisman3653
@mahamedisman3653 2 жыл бұрын
Same Same
@libanmohamedali9001
@libanmohamedali9001 3 жыл бұрын
Dhiigeygu waa B+ Waxaana dhiig siin karaa B+iyo AB+ Waxaana dhiig isiin kara B+,B-O+,O-. Thnks dictore
@haliimaabdinaasir9971
@haliimaabdinaasir9971 3 жыл бұрын
Sidokle B+ayaan ahy alxmd
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 3 жыл бұрын
Isoo raca ani group kayga kamid tihiin 💋
@suadahmeddualle6962
@suadahmeddualle6962 2 жыл бұрын
Dr wa mxy xanunka ku dhaca waalidka dhiigodu u dhaxeyo= o+ o-
@Sakariye-m8e
@Sakariye-m8e Жыл бұрын
AB- waaa xanjiro somah
@maraamaomar927
@maraamaomar927 3 жыл бұрын
Dr waxaan ku waydiina dhiiga 6beri maqnanayo hadana soo noqonayo mxaa la dhihi karraa kaniiini yazmin qaatay 1bil uu itosnaa bishaan hadane 6loo iga maqnaa hormoneka qalad kajjro malis dhihi karraa
@faadumoAhmed12-dc9ng
@faadumoAhmed12-dc9ng Жыл бұрын
Asc Dr wxn kaa codsanayaa inaad ii jawaabto plz Dr wn ku fay lawga ama jilibka hadba kaad utaqaan baa nabar iga gaaray markay meeshii ladnaatay baa dib waxay keentay xanuun io hilib meeshii fuulay oo xanuun yar io cuncun leh wn fahmi waayy
@FaatimaLadan-j6q
@FaatimaLadan-j6q 3 ай бұрын
Aanaa ah AB+
@rayaancabdiraxmaanaxmed4834
@rayaancabdiraxmaanaxmed4834 3 жыл бұрын
macalin Adigo mahadsan iso sharax Rh factor conyatablity + -
@MahamedAli-lx1fq
@MahamedAli-lx1fq 7 ай бұрын
O- waa aniga waxaan rabaa inaan kusoo biro casharaantani qaabkee kuxelikaraa marwaliba
@nuuranuurcali458
@nuuranuurcali458 3 жыл бұрын
AB+ahaay mar walba waa dhig yarahay dhakhtirtuna waay iga si nixiyaan dhigaga ilasho ayaya ii dhahan calmka uu ku yaryehee Advice dr
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 жыл бұрын
maxy kaaga nixinayaaa dhamn nucyada dhiiga oo dhan ayaaa kuu shubi kara
@FatushsaiidTakar
@FatushsaiidTakar 26 күн бұрын
B-dr kazoo hadal
@daahirmohamudsalad4390
@daahirmohamudsalad4390 3 жыл бұрын
Dr sanboorka maxaa lagu daweyaa Video noga so diyari. Mahadsanid
@miskimohamed7013
@miskimohamed7013 3 жыл бұрын
Anigaxa taa waku dhib qawa sanborka
@xiisstar
@xiisstar 3 жыл бұрын
Basasha cun
@Farhiyo-bm6io
@Farhiyo-bm6io Жыл бұрын
Aniga dhigeyga waa O Dr aad ayaad umahadsantahy
@jeylaanixasansiido2260
@jeylaanixasansiido2260 3 жыл бұрын
Dr Waxan ka bixlahay madax o igu jiro kawawiyo waxan Ku bilawde gonjab wan daalay dr talo isii adigo Mahtsan iyo madax iwarerra dr Allah ku barakyo
@ladannuush276
@ladannuush276 2 жыл бұрын
Hooyadee iyo Aabaheey ayakoo A+ eh ani A- ma noqonkaraa dr?!
@KINGPOOJO
@KINGPOOJO 3 жыл бұрын
A+ 💉♥️🙏
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
Dr o_ dhiigas ma bato ladhahey
@izrakhaalith2637
@izrakhaalith2637 2 жыл бұрын
Dhiigaygu waa A+
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia Жыл бұрын
Baritaan manta leygu sameyey isbitalka Somali sudanes waxey waxa kuqoran warqada natijada Name test result O RH +ve mafahmin dr maxey kawadan o+ miya??
@FahmoDahir-d6b
@FahmoDahir-d6b 2 ай бұрын
Aniga laah diikan o- ❤❤
@hudaibra2099
@hudaibra2099 Жыл бұрын
🅰️+bn ahy lkn dd isla dhashy kla dhiig ma noqon karaa
@ZakiMaxamuud-q3q
@ZakiMaxamuud-q3q 6 ай бұрын
A+ waaye❤
@nimajirde6413
@nimajirde6413 3 жыл бұрын
Masha allah dr appreciate to the information go head pro🥰🥰
@nimcosaxardiid2561
@nimcosaxardiid2561 Жыл бұрын
Alxamdullilah waxan ahay deeqsi O-
@hansareofficial2550
@hansareofficial2550 3 жыл бұрын
Sxp sanka gudihiisa fin iiga soo baxay wax ka hor tak ah maleeyahy comenti ahan igu jwb sxp
@miskimohamed7013
@miskimohamed7013 3 жыл бұрын
Dhaqtar waxa kudhib qawa sanborka kanini nuckasto cuna hada cuno kuwa qaar wadnaha ijii tamayo tawarta iga tageyso dhaqtar ina kula so xariiro raway fesbuga wa ii aqbali wese
@faraxfani1813
@faraxfani1813 3 жыл бұрын
Mahadsanid Dr Faris wll waxan ka codsan lahaa jilba xanunka inad kaso hadasho
@haniisse7393
@haniisse7393 Жыл бұрын
Sidee ku ogankaraa dhiigeyga❤
@queenqurux2034
@queenqurux2034 3 жыл бұрын
Nuuca dhiigeyga B+ mahadsanid Dr
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 3 жыл бұрын
Isoo raac
@zulthantaherzulthan7683
@zulthantaherzulthan7683 3 жыл бұрын
Keep going Dr faris
@AmaalMaxamuud-em4fp
@AmaalMaxamuud-em4fp 8 ай бұрын
Aniigu waxaan ahaye ⭕️-
@abdiqaniabdullahiadam9398
@abdiqaniabdullahiadam9398 3 жыл бұрын
Asc dr anigu shiigeyga waa AB+ ilaah ayaana uga mahad celinaa
@filsan_calicali98
@filsan_calicali98 2 жыл бұрын
O- baan ahay kuma faraxsani
@fardowsomaxamuud9218
@fardowsomaxamuud9218 2 жыл бұрын
Anigaba abayo saasa laygu dhahay 😪😪
@umuaxlaam9743
@umuaxlaam9743 Жыл бұрын
Aniga xitaa 😢😢😢
@Abdiwahidburhan
@Abdiwahidburhan Жыл бұрын
Alxamdulilaah waxaan dhiig siin karaa 0+,A+,B+ iyo AB+. Waxaana isiin kara 0+ iyo 0-
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 3 жыл бұрын
Group AB+ (I meant Lucky guys) Rise Ur hands☝️
@zahrinaboss1015
@zahrinaboss1015 3 жыл бұрын
Aniga AB +ah😭
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 3 жыл бұрын
@@zahrinaboss1015 then why U cried?
@zahradhaqane4934
@zahradhaqane4934 3 жыл бұрын
Ana AB+ ayaa ahay
@hassanhusseinhassan8863
@hassanhusseinhassan8863 3 жыл бұрын
waa isleenahy
@Sabaaxacabdi4884
@Sabaaxacabdi4884 3 жыл бұрын
mahadsanid dr anigu wan oghy waa A+ markaa dr waxan ku waydiinaya cuntooyinka ku hanoon dhiigayga
@dualterm
@dualterm 2 жыл бұрын
Saliida cab 😂
@abuanas7051
@abuanas7051 3 жыл бұрын
asc. dr waxan rabaa inaan ku weydiyo. ciyaalka ama dadka waaweyn. cagaha lugaha maqaar fiiq fiiqma maxaa u daawo ah. cir baha ma ahan. cagta ama calaancasha meesha dhulka ladhigo
@cabdiqanicali2833
@cabdiqanicali2833 8 ай бұрын
Waxandonayaa qaabkaloobadho noocyaya dhiiga
@saynabmuxamedfarax5806
@saynabmuxamedfarax5806 2 жыл бұрын
Iam Ab+ may blood group waxaan siin kaaraa AB
@sundus5757
@sundus5757 3 жыл бұрын
Dr sanborrka se loo daweeya
@NasraMohamedAhmed-h2x
@NasraMohamedAhmed-h2x Жыл бұрын
O- Aniga aya ah ❤
@Kaahiyefashoin
@Kaahiyefashoin Жыл бұрын
Dhiigega waa o- waaye😊
@maryamacumarmaryamacumar3106
@maryamacumarmaryamacumar3106 3 жыл бұрын
Waxa ahay o- 5 sano kahor xalad qatar ah aya galey dhiig bax lkn alxmdulilh sacado badan kadib aya laheley waxa leyahay dadka dhiiga o- ka ah ka taxadar dhiigas lama helo siiba gabadha xiliga uurka
@umuaxlaam9743
@umuaxlaam9743 Жыл бұрын
Isku mid ayaa aya nahay😮
@csimancadey54
@csimancadey54 10 ай бұрын
Ilaaahay hana ilaaliyo
@deeqoshire2254
@deeqoshire2254 Жыл бұрын
Bixiye guud o_ ❤
@kifaaxkaape7944
@kifaaxkaape7944 3 жыл бұрын
O+ ban ahy ani❤🙏
@شمساحمذ
@شمساحمذ 3 жыл бұрын
Hatana aqaniin nuca oo yhy dhigeyga kawran dr?
@mankahasnamankeyhasna632
@mankahasnamankeyhasna632 3 жыл бұрын
Dr.. Waxn kuweydinaya dhighaa cadadoh ilaa bil kasocda maxa keni karaa markas uur an jirin
@eblanoor9920
@eblanoor9920 3 жыл бұрын
Asc Dr senkuo gankara
@asmamaxamuud2277
@asmamaxamuud2277 2 жыл бұрын
Dhiiga warabuhu wa kee wll
@HalimoMuktar222
@HalimoMuktar222 Жыл бұрын
Dhigayga alx waa A+ waxa u shubi karaa A+AB+ aniga waxaa ii shubi karo A+A-O+O-
@nawaalibraahim8259
@nawaalibraahim8259 2 жыл бұрын
Dhigaygu waa 0- wan sinkaraa dhaman halka anigu an ka helikaro qof igu dhiga ookaliya
@Raysmedia8159
@Raysmedia8159 3 жыл бұрын
Dr wan Ku mahad celin Marka hore Waxan doonaayey Dr waxa lagu daweeyo dildilaaca jidhka Dr mhdsanid
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 3 жыл бұрын
Biyo badan cab wllo. Dr kane kawarsug
@ayaanibraahim6951
@ayaanibraahim6951 2 жыл бұрын
B
@AweesqaasimYuusuf
@AweesqaasimYuusuf 10 ай бұрын
Mash alah ❤❤❤
@naeem4091
@naeem4091 2 жыл бұрын
Dr abaha o+aha iyo hoyadaA+ilma maiskudhalikaran
@qaalibilan213
@qaalibilan213 3 жыл бұрын
O+ waan ugu deeqi karaa A+;O+;B+;AB+ waa kaqaadan karaa O+;O-
@FartuunAbdinaasirXarago
@FartuunAbdinaasirXarago 11 ай бұрын
Waxaan dhiig ushubi kara mabajiro
@rahmoruun8063
@rahmoruun8063 3 жыл бұрын
Kadi la anta mxaa waye hdan biyo badan Cabo xita malhi kadibadan
@naruuro836
@naruuro836 2 жыл бұрын
Dr faris aniga dhiigaygu waa o- kuna nool hargeyisa lkn marwalba wadnah waxu i sameeya garac maxa xala ah
@ubahindho3414
@ubahindho3414 3 жыл бұрын
Mahadsanid Dr faris Al attas laa kiin aniga intaa midna maaha ? 🤗
@muna2378
@muna2378 3 жыл бұрын
AB+ gabdhaha u badan my blood😘
@ayaanibraahim6951
@ayaanibraahim6951 2 жыл бұрын
B
@MohamedAliAbdi-nm5hb
@MohamedAliAbdi-nm5hb Жыл бұрын
Anigu deqsiga ban ahey Lakin qatarta kujiro oo qofkale cawinkarin waa 0-
@nastehoaliosmaan1460
@nastehoaliosmaan1460 3 жыл бұрын
Anu wan nasiib badanhy wana AB+
@Sakariye-m8e
@Sakariye-m8e Жыл бұрын
AB- waaa xanjiro somah 6:40
Blood Transfusion  Somali
4:54
RM Partners
Рет қаралды 10 М.
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН
UFC 287 : Перейра VS Адесанья 2
6:02
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 486 М.
Qaababka Hurdada Iyo Shakhsiyadaha Ay Ka Turjumaan.
8:02
Wax Ka Barro
Рет қаралды 190 М.
MARKAADA SOO TIJAABI WAA HUBAA WAA II MAHADCELIN DOONTAA .
17:05
Hamda Home Decor
Рет қаралды 79 М.
DEG DEG 35 OROMADII DAACISH AH OO LA QABTAY & QAAR LA DILAY
18:51
Zaki honest Official
Рет қаралды 3,8 М.
Nooca dhiigaaga iyo xidhiidhka kala dhexeeya dabeecadaada
6:02
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 29 М.
WA AMINI WAYAY INAAN UUR QAADAY MUDO 5SANO KADIB ALLXAMDULILLAH
16:32
10-KA FAA'IIDO EE LAGA HELO XULBADA RAG IYO DUMAR
3:53
Dr faris Al attas
Рет қаралды 477 М.
SIDEE U NOQON KARTAA QOF AAN LAGA MAARMIN | DR ADNAN ABDALLAH
21:04
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 141 М.
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН