Siciid Ismaaciil & Nimco Jaamac

  Рет қаралды 42,221

Jabuuti TV

5 жыл бұрын

Siciid ismaaciil & Nimca jaamac -naxariis
djibouti, jabuuti, somali

Пікірлер: 11
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
MANA ARAG NIMCIYO RAYS - - HO.NIMCO JAAMAC MIGIL IYO SICIID ISMAACIIL BUUX XAMARQOODH (AHUN) ©Gaaxadii : ?? ©Codshaxankii : C/Raxmaan Cali Xirsi ©Luuqdii: Ho. Siciid Ismaaciil Buux (Xamarqoodh)&Ho. Nimca Jaamac Migil Ho. Siciid Ismaaciil Buux (Xamarqoodh) (AHUN) '' Igu noqotay geed adag Iyo dhagax nugaaleed Naxariisna diiddee Niyaddiyo calooshiyo Naftu way ku jeceshee Anigoo naruuriyo Kula raba nimco iyo rays Nawda ha igu dhaafin e’ Ma nasiibkay bay gabay Mise adiganay neceb Ma nabsaan arllada jirin Mise naar afuufkaa Naxli kugu abuuroo Nacab bay na kala dilay Naafaw kalgacalkuye Maxaa nabarka ugu wacan ? Ho. Nimca Jaamac Migil Kuwo la iska naariyo Igu noqotay shaydaan Naxariisna doontee Maba arag naruuriyo Meel ay nabadi joogtee Haddaad adigu nagidahay Anna nabarka uurkiyo Naxdin baa la dhuubtoo ! Ma nasan adduunyada Intii aan ku noolaa Mana arag nimciyo rays ! Naqna reerka kuma furin Ii maqay nasiibkiyo Nasrigii Ilaahay Waana naawilaayaa Adna nawda iga daa’ / Adigu nawda iga dhow Ho. Siciid Ismaaciil Buux (Xamarqoodh) (AHUN) Geed uu xididku nool yahay Jirridduna u negidahay Niiqniiqan maayee Nimaan qodmayn baad ??? Middidaw afaystee Ha naawilin wax aan jirin Naas aan irmaanayn Caano lagama nuugee ! Adaa nabar uurkiyo Naxliga isku gaystee Waa iska nabad adduunyadu Cirku nadarkii soo celi Xooluhu naqdii cune Naacawda laydhiyo Nimco waan simannee Maxaad necebtahee jira ? Ho. Nimca Jaamac Migil Adigoo nadaamiyo Naxdin xalay ku seexdaa Ninna Samir ku noolyoo Neeflaha adduunyada Naqa looma qaybsho e’ Ogobey nasiibkaa Nacaseeya kuu gabo Midna naaxiyo kaba ! Anna nafta baaqdaa Dhibka ii nugleeyoo Halkaan nacabka diiddiyo Naaskay damqanayoo Niyadii jacaylkaba Naxli baa ku beermee Iga noqo walaalow Naxariis ha eegin e’ '' Mahadsanid walaalkay Xasan. Allaha ku gallado. #MAGAN_ALLE #AFKA_HOOYO_WAA_HODAN
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 3 жыл бұрын
Heesaha darandoriga loo qaado way adagtahay in la fahmo waayo badankood ruwayado ayey ku jireen leh sheeko taxan markaas hadanad ruwayadii dhageysan hesahina mararka qarkood micno kale inloo fahma la arkaa
@hamze5225
@hamze5225 5 жыл бұрын
*WaaaaW Heestan waa Heesahan ku mirqaami jirey Bari samadkii iyo dhulkii Hooyo frome Oslo Norwey*
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
Waayo waayo😂😩
@gutaleafcadde2277
@gutaleafcadde2277 4 жыл бұрын
Walaahi fan waa fankii hore
@eideidapdiwali3484
@eideidapdiwali3484 2 жыл бұрын
Walal hestan oo qarami ah soo gali plz kaa sugaynaaa
@forlorngreen
@forlorngreen 5 жыл бұрын
wonderful. thanks for sharing
@FuaadCabdiAhmed
@FuaadCabdiAhmed 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdifariid1289
@abdifariid1289 4 жыл бұрын
waxaasaa heeso ahaa nimco djama and said hamagod
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 жыл бұрын
Halganki gumysiga Halyaygi kaheesoow Hoboladi jabuutay Hawraar samaantiyo Heesaha xusuusta leh La hilmaami maaye Halkiinaa kasii wada
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,3 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Afruza - Baxtlimisan (Official Music Video)
4:42
Afruza
Рет қаралды 12 МЛН
akimmmich & bimo - QAITADAN BASTAMA| lyric video
2:38
akimmmich
Рет қаралды 431 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Shunday o'tib ketmasmiz (audio 2024)
2:51
Jaloliddin Ahmadaliyev
Рет қаралды 5 МЛН
Diana Ismail - Сені кездестіргелі (Mood Video)
2:51
Alisher Konysbaev & Duman - Мен болуым керек (Official MV)
2:35
Sadraddin - Melodrama (Çiki Çiki) | Official Music Video
2:42
SADRADDIN
Рет қаралды 19 МЛН