SICIID QALINLE MUXU NABARKA CAASHAQU REMIX 2019

  Рет қаралды 2,563,336

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 626
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Hargeisa waa meel xun ha iga hadhow haduuba saciid qalinle oo Reer garoowe ah uu sidaa ushitay viva Reer hargeisa 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@t.d8775
@t.d8775 4 жыл бұрын
siman kalay Hargeisa mel xun maha lkn waxa caya kuwa xasidka ah en jeclayn wanageda Hargeisa wa fanaan koris waxana jooga dhaman fanaan somaliyed o dhan qabilkasta, fanaan Hargeisa ka hesin fanaan ma noqonjirin walina wa sidi ma jiro fanan qarxay o hargeisa so marin marka xasidkayagu ha dhacan we love ❤️ qofkasto calosha naga jecel and. we hate qofkasta o na neceb
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
kaligii duul 🌹🌹🌹🌹bosaaso iyo Burco niman layidhaahdo itisaam ayeey u gacan gashay dhalinta reer puntland iyo Reer burco waa laxayiray kkkkkkk viva Hargeisa CIDAGALE BASE (GARXAJIS)
@alonewolf4883
@alonewolf4883 4 жыл бұрын
@@malmo4235 buuuuq buuq dhaafay baad haysaa qabyaalada kala bax meesha somali wa somali hargeisa wa xarun cidkastaa leedahy
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 4 жыл бұрын
Hoyga fanka iyo suugaanta no cusurinimo
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@malmo4235 Ceebta iska daa, Hargeisa ha ceebayn fooqyada ugu dhaadheer cid walba waa leedahay, mar dambe waxaan oo kale how noqon, cid walba waxbay ku darsatay magaalada, qofka runta ah asalka ah ,maba sheegsheego, waan kuu khajilay wallaahi, gatashooy ba'
@zakiraaso4301
@zakiraaso4301 3 жыл бұрын
hadaad xabiibkeen jeceshahay love iisaar SCW SCW SCW SCW
@xaawosalad9879
@xaawosalad9879 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@mahdicaydiid842
@mahdicaydiid842 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@CxakiimClaahi-qd1kb
@CxakiimClaahi-qd1kb Жыл бұрын
Scw scw lscw wll saliga nebigena kaad wll mesha heesa kaa baxayan
@asmahappy6921
@asmahappy6921 Жыл бұрын
Scw❤
@mohamedrage6932
@mohamedrage6932 Жыл бұрын
@@CxakiimClaahi-qd1kb y
@mohammedjama9253
@mohammedjama9253 3 жыл бұрын
Hdad 2021 ad dhagaysanayso Heeztan😁😁like ta ha ila dhaafin
@anisoabdi5856
@anisoabdi5856 3 жыл бұрын
Wlky ilahy hayku xafiido
@fatxikamil9868
@fatxikamil9868 8 ай бұрын
2024 Ayan dagesanayaa ❤❤❤😊
@abdikaamilahmed
@abdikaamilahmed 3 жыл бұрын
Allah naxariistiisa ha ugu deeqee Fanankii waynaa ee shay Mire dacar Halkana waxa iiga muuqda walaalkii Ali mire dacar Weheey wah Xabaaley maxaad nin haysaa
@farxiyosaciidjamacfarxiyos933
@farxiyosaciidjamacfarxiyos933 4 жыл бұрын
Hargaysa gobta Somali ba dagan wllhy ilaahow nabad igu geey ❣❣❣ from puntland
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 4 жыл бұрын
Abaayo wilku waa reer puntland lakin meesha ka heestii baa hargaisa ah ee lasoco hhhh
@t.d8775
@t.d8775 4 жыл бұрын
Farxiyo saciid jamac Farxiyo saciid jamac mahadsanid wll so dhawow
@farxiyosaciidjamacfarxiyos933
@farxiyosaciidjamacfarxiyos933 4 жыл бұрын
@@t.d8775 wa dhawahay wllky mahadsanid
@farxiyosaciidjamacfarxiyos933
@farxiyosaciidjamacfarxiyos933 4 жыл бұрын
@@ahmedabdi2065 ha wll lkin dadku wa nasaba wa uriyaaqay hab dhaqankooda
@abdirisaqboqore3368
@abdirisaqboqore3368 4 жыл бұрын
Thanks wllshay soo dhowoow Hargiesa waa hoy gaagi
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto shay mire dacar 🤲🤲🤲🤲🤲
@najmaartan3472
@najmaartan3472 4 жыл бұрын
dajiya Mahamoud Amiin yaaa rabiw🙏
@munawarsame2906
@munawarsame2906 4 жыл бұрын
Aaaa miin
@Udug24
@Udug24 5 жыл бұрын
Wiilkaan codka xasan aadan ayuu leeyahay wlh fanaaniinta dambe cod kuma gaaraan horay usoco ina abti
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@mohamedabdi4519
@mohamedabdi4519 4 жыл бұрын
Heesaha Badhbalaadhka inuu Yagana Qaaduu Ku wacanaan Laa😂😂🏃‍♀️
@saadaqmohamed5660
@saadaqmohamed5660 3 жыл бұрын
Hesta waa xasuusti shey mire dacar
@guuleedkhayre8417
@guuleedkhayre8417 5 жыл бұрын
Mursal faladagan marka wuu hees inoso sarayo miyuna you tube ka daawan dadkan Sidan u heesaya masha alh sxb alle codka haku dayo
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Waxa uu Bbc usheegay faladagan inuu heeso badan sanadka soowado waxana ugu caansan hees uu ugumagac daray SPOTRS😂
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Sahal Cali 🤣🤣🤣🤣
@sharmaliil2297
@sharmaliil2297 4 жыл бұрын
Sharmaake gaaldile u egidaa nio
@mohamedibnu4882
@mohamedibnu4882 4 жыл бұрын
@@sahalcali4196 sssssjshshsksfsksk
@suleekhaaxmed6006
@suleekhaaxmed6006 5 жыл бұрын
Waa ku haystaa wiil kaa halay rad shoo tool hadii layahay ❤️🤲😭
@wiilsanjames7629
@wiilsanjames7629 5 жыл бұрын
Ha ka jiidhin huno xabadbu qaba Inaga isla duuli ila heegada Hhh
@ahmedhassan4384
@ahmedhassan4384 5 жыл бұрын
Waad helaysa wll Somaliland odhan aya wada quruxa kuwa kaqiruxbadan aya jogaa xafadaha
@suleekhaaxmed6006
@suleekhaaxmed6006 5 жыл бұрын
@@ahmedhassan4384 walaalo jacayl kuu indho male
@ahmedhassan4384
@ahmedhassan4384 5 жыл бұрын
@@suleekhaaxmed6006 waa runtaa wll
@fardowsoahmedyusuffardus1845
@fardowsoahmedyusuffardus1845 5 жыл бұрын
hh
@susibibi281
@susibibi281 5 жыл бұрын
Illahaw wiilkan Ubaxaa ishayda ka Bad-baadi MashaAllah waa iska dhex daawada Qurux diisa & Codka + Haybada ka muuqata ❤️✊ Love from Germany wllky
@khadaradam6601
@khadaradam6601 5 жыл бұрын
Waankaa gaadhsiiin doonaa wllo siciid qalinle
@asmaali3401
@asmaali3401 4 жыл бұрын
Oo anaaba USA 🇺🇸 kasoo eegayee adna mahalkasad ka quudaraysa walal pleas ani iidhaaf
@abdinajibjama4914
@abdinajibjama4914 4 жыл бұрын
Maku leymiyaa wll waa ina aderkeye
@shaaficicali573
@shaaficicali573 4 жыл бұрын
Wlhy hablihii waa wada eegayaan ninkan🤣
@asmaali3401
@asmaali3401 4 жыл бұрын
Shaafici Cali walal codkiisa waa cajiib Nin gaadhaya ma jiro
@guulwadeofficial1127
@guulwadeofficial1127 4 жыл бұрын
Siciid qalinle ninka qudha heesta halkedii.bara dhaafiye halkedii wlhi axayaa fanaan like ha lagu qabyto inta ka heshay al fanaan siciid qalinle👈
@sahankanolosha2459
@sahankanolosha2459 4 жыл бұрын
Xaqiiq
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 5 жыл бұрын
Hergysa waa hoygii fanka hdii wiilkasi ka soo baxeyba keep going
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 5 жыл бұрын
Sxn kan yaro growe buu ka yimid balse hargaysa wa hoyga fanka
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 5 жыл бұрын
Walahay kan yar hadan hooyo u ahay Bodin uusan kaso bixiyey karin an ku daro laaha si uu wax u barto Wadadii ay ka lumiyeen inanka yar
@diimakhali451
@diimakhali451 4 жыл бұрын
@@abdulahikeno7092 garoowe ha ka imaado lakin miishiinka fankiisa soo saaraya ayuu imid oo hargeisa ah halkasa heer gaadhsiinaysa
@asmamohamed4070
@asmamohamed4070 4 жыл бұрын
@@diimakhali451 codkiisu fanka ku jooga
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 4 жыл бұрын
@@asmamohamed4070 yes indeed 🤛
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 4 жыл бұрын
Shay Mire Dacar ❤️❤️ Wax badale lawaay walahi . AUN😭
@cilmiaxmed378
@cilmiaxmed378 4 жыл бұрын
Dhiigaa I Dhaqaaqay Waar Waxa Yari Cod Macaanaaa Maasha ALLAH.. 2020 Like Igu Qabta .
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 5 жыл бұрын
Saxiib cod waa haysaa Laakiin maalintaa qaadka barato Īñáà cunto way Kaa dhamaanee sida nimcaan hilaac balwad la Aan noqo taas Waa talo yaan lagu duufsan.
@raheemofficial1787
@raheemofficial1787 5 жыл бұрын
zxp ilaaHay ka cabso nimcaan Balwad ma leheya
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
@@raheemofficial1787 hadagdagin sxb wuxu yidhi sida nimcan noqo ee mu odhan balwadbu leeyahay
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 5 жыл бұрын
Sxb sida nimcaan noqo kawadaa balwad la aan aqri qoraalka Sifiican
@wiilsanjames7629
@wiilsanjames7629 5 жыл бұрын
Anaga jaar ah wali wa nadiif
@justsaywow766
@justsaywow766 4 жыл бұрын
@@stopbeenta7040 nimcaan balwad maleh maa itiri wlhy ciyaar baad kujirtaa
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 5 жыл бұрын
ninka fanaanka aG taaGan izla fanaankii zhay mire ayuu U eegyahy alle haw naxariizTo
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 жыл бұрын
Waa walaalkii
@hsgjskkh6440
@hsgjskkh6440 5 жыл бұрын
Waa wllkii
@xaajibahilawexaaji7610
@xaajibahilawexaaji7610 5 жыл бұрын
Waa walalkii Abdillahi mire dacar Isna waa fanaan cod toolmon leh.
@freefireplayerpro3405
@freefireplayerpro3405 5 жыл бұрын
Waa wlalakii wll Wuqironaya wlhi fananka yar suu ugu dhagdhagayo 😥
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
@@xaajibahilawexaaji7610 Cabdullaahi Mire Dacar Shey baa la oran jirey Alle haw naxariistee ninkani waa Cali Mire Dacar. Cali iyo Caabbi labadooduba waa ka yar yihiin Shey Mire; markaadse muuqaal ahaan eegto Caabbi waxaa la moodaa inuu Shey aad uga weynaa.
@Hooda36
@Hooda36 4 жыл бұрын
Xasuustii shaymire dacar illaahay jannatul haka warabsho amiin 🤲🏽 fanaan siciid qalinle Masha'Allah illaahay haku xafido codkaga macaan illaahay haku barakeeyo👏
@imjihaan4990
@imjihaan4990 4 жыл бұрын
Gobtiii hargeysa meesha an ku riyoodo mar walbo hargeysaay ma nabad baaa hooygii fankaay ma nabad baaa
@munayusuf9938
@munayusuf9938 4 жыл бұрын
Kaaly wllo soo dhawoow
@emmachannel6800
@emmachannel6800 5 жыл бұрын
Waa Nacas Kalgacalkuye anigu Igu Nagaadshaday Xusuustiii Shay Mire Dacar Rabi Naxariistiii Jano Hasiiyo🤲
@yasinxussein8979
@yasinxussein8979 5 жыл бұрын
ZxpkeeY zaciid qalinle waxa uu ahaa fanaanka puntiland ugu jeclahaY zbbtoo ah waxaaa uu ahaa balwad la aaan wax balwada ma laheed
@kowtherfannyperson5072
@kowtherfannyperson5072 5 жыл бұрын
Abti gacaliyE codkaaga waan wataa kugu faanaa abti mcn MxaN soo Wada ciyaarnoo is cayrsi dheeLnaY😍😍😍
@asmaali3401
@asmaali3401 4 жыл бұрын
Salaan diiran iga gaadhsii please waan iska jec lay quruxlawgas from🇺🇸
@yasminhassansaad9134
@yasminhassansaad9134 4 жыл бұрын
isaaq iyo darood baa is neceb ha iga hadho walee iyo bilee somali waa mid wiilkeena weynu taageri guuleyso ilxun kuma aragto huuno kolna hooyo booramana waa inaad u qaada hees kala kacsan kkk 😘😘😘🤲guul
@saidabdi73
@saidabdi73 4 жыл бұрын
Hhhh xabadu nimanka wayna ga dhaxaysa lkn wa xiliyada qaar
@umuimranabdalle9683
@umuimranabdalle9683 4 жыл бұрын
Wuu iga yar yahay mahane waba ka helee see cml 😂😂😂😂💪🏽codkisa ween ween cadi mahan I love nin cod ween
@abdiasiisahmed2582
@abdiasiisahmed2582 4 жыл бұрын
Dee haduu kaa yaryahay kii adkaana wuu hayaa hadaad doonaysid
@umuimranabdalle9683
@umuimranabdalle9683 4 жыл бұрын
Abdiasiis Ahmed waryaa edab yeelo okay
@maxamedfaarax2954
@maxamedfaarax2954 4 жыл бұрын
@@umuimranabdalle9683 haku guursado Inan rag yaryaraysi ma lahe
@mceeri7238
@mceeri7238 5 жыл бұрын
2016 Febaury Ayaan Ku Soo Arkay Shay Mire Hrgysa Maweel Area Shacabka Allaah Ha U Naxariisto Muddo ka Dib Wuu Geeriyooday Siciid Yare Cod Buu Haya Masha Allaah
@fatmaali4968
@fatmaali4968 4 жыл бұрын
Bancade1 Ceerigaabo wll armay ahay 2015 markuu dhintey AUN fanaankeenii
@M.OZIL4
@M.OZIL4 4 жыл бұрын
Wiilka yar please ha la tageero cimamada ku tuura Hassan aadan samter xasuustay codkiisa 👑✌️🇩🇪
@saadaqmohamed5660
@saadaqmohamed5660 3 жыл бұрын
Maha eee waa shey mire dacar
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo sxbkay Shay Mire Dacar mxnu wada fadhiisanay nin xikmad badanbuu aha hees aanjecla oo uu marwalba igusoo dhaweyn jiray diba umaan arag 😭 waxan Ka xasuusta Waxaad tahay kurdahableey
@liipanahmed3426
@liipanahmed3426 Жыл бұрын
Aamin wll
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
*WUXU DIB NOO XASUUSIYEY ALLE RAALI HA KA NOQDE SHAY MIRE DACAR rabbiyow u naxariiso abdilaahi mire dacar wuu dhintay lkn wuxuu sids boqorada ugu dhex nool yahay qalbiyadayada* ❤
@yasminali7041
@yasminali7041 4 жыл бұрын
Wle dhamays baad tahy wiilow Cod Heeso mcn Qurux lebis qurubadan Siciiid qalinle rabi hagu sharfo wllo😗😍
@shuushunasir3860
@shuushunasir3860 5 жыл бұрын
Codkiisa ayaa sheegaya heerku ka gadhi doono fanka ❤
@saharamuhumed6042
@saharamuhumed6042 4 жыл бұрын
Shuushu Nasir
@shaafiabdi5293
@shaafiabdi5293 4 жыл бұрын
Aad iyo aad Abwaano mira wacan samayn kara fanaanka ha u dhiibeen.
@caynimooge105
@caynimooge105 4 жыл бұрын
Cod bu hayaa m.a
@bashirshaah7920
@bashirshaah7920 4 жыл бұрын
Wax u qalmo ineey dib ugu luuqeeyaan heesihii hore waliba si wanaagsan u keenay, waa Siciid Qalinle iyo Wiilkii yaraa ee CabdiWali
@abdifatahhirsidheere1391
@abdifatahhirsidheere1391 4 жыл бұрын
Shey mire dacar Wan taageera runti Alle haku naxariisto
@habikhadar8410
@habikhadar8410 5 жыл бұрын
Maansha allaah axyaa fanaan siciid qalinle go forward
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
XusuustiH Legend Zhay mirre dacar AUN...... WiiLkan mar hore ayaan arkay inuu mucjiso yahay...... Codkiisa dahaB wala siisan karaa...
@mubarikmoumin9880
@mubarikmoumin9880 4 жыл бұрын
05/06/2020 maalin jimce ah 5:13pm waxan ka soo baxay shaqada #maansoor berbera receptionist waxan fadhiyaa jaamacada bada waa aniga iyo azxaab igu qaaliya cawaale ibraahim .juxa .hurre .m-coday.xasan bidaar waxay heestani ii celisay xusuus hore
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 5 жыл бұрын
Ilaahey amarkis wiilkan codkiisa wan jeclhy aad ayu 'u cod mcn yhy wuxuna u cod shabaha fanaaniinti hore qaline hor mar wcn wllkey
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto waa heestii Shey Dacar. Allah janadii fardowsa ha ugu deeqo.
@bulshaawimedia9711
@bulshaawimedia9711 4 жыл бұрын
Maxuu nidirka haaruhu Nadi aniga ila dhacay dhacayey Oo nudubka haaruhu Nidiradaa i nuujeen Waa nacas kalgacalkuyee Anoo igu nagaashaday Nabsi baa adeegee Waxaad nabad hurudaba Nabar lama filaan Naxdin daris ma noqateen Nasiibkaa ma kulanteen ana ma isk noolahay
@fosiasaleban8240
@fosiasaleban8240 5 жыл бұрын
Siciid Wll plz Balwad la An nolow way hada codkagu wu kala guran yahy lkn malinkad Balwad yelato codka wad sidayin Fanoleye ahawo Wlky sicid qalille sicid yare hore usoco
@abdirahiimguddi725
@abdirahiimguddi725 4 жыл бұрын
Qamar suugani cid ka balwad badani ma jirto cid ka cod macaanina ma jirto😂😂
@waxwaalan6026
@waxwaalan6026 4 жыл бұрын
Wait i call faladagan to see and hear this Beautiful voice🤣😂😂🤗 😙😙ciyaalkii horaa meeshaa jaas isla helay
@najma8198
@najma8198 4 жыл бұрын
Heestan ya qadi jiriye plzz isoo sheeg wiilkan mashallah cod iyo quruxu alle isku darya iyo jogo iyo daganasho 🌹🌹👑👑 isha umada allaha ka hayo aamin hore u soco👌👌🙏🙏😢😢✅✅👑👑🌹🌹👏👏👏💕💕🤝🤝🤝
@sleepingbeauty8035
@sleepingbeauty8035 4 жыл бұрын
Shir dacaar
@kasimahmed2835
@kasimahmed2835 5 жыл бұрын
Codka adoo si kale wanagsan uga faaideysta ayaan wanagsanaan lahayd
@asmaali3401
@asmaali3401 4 жыл бұрын
Salaan qaaliya iga gaadhsiya inta taqaan from 🇺🇸 muraayada gadaasheeda jacayl galay dawadiisa
@mohamedjama6062
@mohamedjama6062 4 жыл бұрын
Hye🤣
@apdallashiine2159
@apdallashiine2159 4 жыл бұрын
SICIID QALINLE waa legend reer puntlnd waana qof aan horay meeraha loogu arag codkiisa waxuu shabahaaa FANAANIINT cigaal, Qalinle iyo X.A.SAMATER
@sharmaqahmed7070
@sharmaqahmed7070 4 жыл бұрын
Kudar dee shay mire dacar
@sakariyedayaxsalaad750
@sakariyedayaxsalaad750 4 жыл бұрын
Maanshaa allah isha baxarka rabow ka ilaali waa nin cod macaan
@hilwahajihassan6726
@hilwahajihassan6726 4 жыл бұрын
Niyad jabay cadaaaaha markaaad inugleysay😰😰😰😰 Cajiiiiip halkeeedi ayaaad dhigtay Saciiid wll hore usoco fanaaanin badan on ogahy ishooda ilaaah hakaaa qabto🙏🙏🙏
@laariofficial3245
@laariofficial3245 3 жыл бұрын
Ninkani waa full fanan wlhy laysma xaqire cawa isaga ayeyba igu baxaysaa legand sicid qalinle ninkan heso uleyahay halo dhibo
@farhaanahmed2601
@farhaanahmed2601 4 жыл бұрын
Wllkayga siciid qalinle cod mcn bd hysa wll 💪💪💪💪💪💪💪
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
What A Song Xasuustii Shaymire Dacar🎧🎧🎧
@somaligreat3145
@somaligreat3145 4 жыл бұрын
woowowow Best Arts lover✌️✌️
@suhaybsaafo4375
@suhaybsaafo4375 Жыл бұрын
Nnknbn
@MrMsaciid
@MrMsaciid 4 жыл бұрын
Wiilkaanu waa nin maxamad Gargaarte hawiye ah allah ha u naxariisto ❤️🇸🇴❤️🇸🇴 Masha allah 💐🙏
@justsaywow766
@justsaywow766 4 жыл бұрын
Wlle waaa majerteen maxamuud saleebaan weliba ciise maxamuud ah
@MrMsaciid
@MrMsaciid 4 жыл бұрын
p.p. s.s. Walaal ninka heesta leh oo hore uqaaday ayaan sheegayaa Allah ha unaxariistee.labaduba waa Somali yarkan hada qaadayana allah ha xafido ❤️🇸🇴❤️🙏
@justsaywow766
@justsaywow766 4 жыл бұрын
@@MrMsaciid haa Shay Mire Dacar hawiye maahayn ee midhibaan buu ahaa amase gabooye hadba kaaad u taqaan
@MrMsaciid
@MrMsaciid 4 жыл бұрын
p.p. s.s. Walaal madhibaan waa maxamad Gargaarte hawiye unuka uu naladhashtay waxuu lasiman yahay habargidir oo ah maxamuud Gargaarte saa ula soco /gabooye maaha
@MohamedB614
@MohamedB614 4 жыл бұрын
Queen Nawal 😂 😂 Hawiye ma Umaadu aruursanaya 😂
@nafisaali7065
@nafisaali7065 3 жыл бұрын
cod iyo qurux alle wu ku siyay isha allaha ka qabto ❤❤❤❤👍👍👍
@HasaanmoalimIbra
@HasaanmoalimIbra 4 ай бұрын
Music 🎵💯codka voice 💯muqal tayadiso 💯video top sareyso 💯
@faadumoladan6175
@faadumoladan6175 4 жыл бұрын
Masha alllh Ina adeer Qali siciid Yare horay usoco 🙏🙏🙏👌👌from france
@mahrezyare233
@mahrezyare233 4 жыл бұрын
Siciid qalinle booski tubeec wx buxin karo somali ada laga helayaa keep going bro
@camirkahiye2659
@camirkahiye2659 4 жыл бұрын
Allaha unaxristo fananinta hore love them all wlhi dad qimo kufadiyo bey ahayn
@nalkabae6005
@nalkabae6005 4 жыл бұрын
Codkiisa caadi Ma aha cod rageed buu leeyahay 🤟🏻👈🏻
@maanqaboojiye4257
@maanqaboojiye4257 4 жыл бұрын
M.a wlhi waxad leydahay cod aad u mcn
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 жыл бұрын
Boqortooyo boy masha allah
@mohamedbashiirhassan1293
@mohamedbashiirhassan1293 4 жыл бұрын
Nasiibkaa makulanteeN anne Maiska NoolahaY Inantaaa 😢 😢 2020
@apdleseid2574
@apdleseid2574 Жыл бұрын
Siciid qalinle codkii xasan aadan samater oo kaluu Lee yahay❤
@apdiwasahufane7725
@apdiwasahufane7725 4 жыл бұрын
Msha allh cod halaasiya leedahay plz and plz heesihii hore dhan noo wada cusboonaysii 👌
@DAbdi-xw5rq
@DAbdi-xw5rq 4 жыл бұрын
Hees Macaan . Wuu keenay SICIID codkii UAH SHEY MIRE... lkn waxaan ka yaabay maxaa fanaaniinta cusub u diiday inay sidaa CALI MIRE ciyaarta degan ee waaberi u diiday
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 жыл бұрын
Codkii shay mire muu keenin waa maxay, horta somalidu khaldanaa.. War ninkani waa top wlhi.. Coduu isagu leyahay ayu ku qaadayaa
@dajiyadeeka8523
@dajiyadeeka8523 5 жыл бұрын
Ma qofba cod uu illahay siyey qof kale kena wa idin side bisinke
@samadoon3298
@samadoon3298 4 жыл бұрын
Heesta wuu ku ciyaaray mana keeni karo codkii shay mire Alle ha u naxariisto isaga iyo muslimka intio dhimatayba aamiin aamiin
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 4 жыл бұрын
Maka xuntahay nacas hinaasay
@hassanhussein2345
@hassanhussein2345 4 жыл бұрын
Waw qalinle waad ku wadataa calerk caleek studio mecaad
@nadacumar4164
@nadacumar4164 5 жыл бұрын
Msh allaah caadimaha codka wiilkan yar hore usoco indr fanaanin badan waadka tuuraysaa kabadaha wlee
@abdiwaliabdulleodawa7535
@abdiwaliabdulleodawa7535 4 жыл бұрын
Yarkan maanta ayaan arkan bartay horay ayay qabiilkiisa iga bareen. War somaaliyeey baahalkaas iyo fanka bis maa noo kala reebtaan oo siyaasadda bis ku dhex heysaan.
@mizznagha8861
@mizznagha8861 4 жыл бұрын
Hhhhhhh isku mid ba nahay aniga iyo adi hora layga barayba hada so galay
@Caska143
@Caska143 4 жыл бұрын
Fan sharaftiisa waa heesihii hore 😍
@hanishabeautydiy7711
@hanishabeautydiy7711 5 жыл бұрын
Wwwwwwwww i lovit his voice waxaan ayaa fanaan laga dhaha ama meelahaa leska caacleya 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 5 жыл бұрын
Ya allaah wiilkan yar ee quruxda badan ka madoobee heesaha dhinaca diinta aya allah ugu deeq oo jeclaysii inshaa allah amiin ya rabi
@Iamsahal143
@Iamsahal143 4 жыл бұрын
OO nudubta haaruhu Tartarrada inuujeen dheh sxb lkn aad baan codkaaga uladhacsanahay weliba marka aad heesaha Xassan Aadan Samatar Qaadayso waxaad tahay Top
@cabdiqanijamac223
@cabdiqanijamac223 2 жыл бұрын
Mansh allh wll
@SafiyoSmart
@SafiyoSmart 11 ай бұрын
Niyad jabay cadawaha Markd iinoglaysayoooo Ifka tobanka nocahoo😭 Qalbika ixanunaya 16/11/2023 23:6
@maariyamohamed7928
@maariyamohamed7928 2 жыл бұрын
Xasuus wllhi Muxuu nabarka caashaqu iigaystay naafada😭😓💔
@updiqadircade5639
@updiqadircade5639 Жыл бұрын
Wakabogsatay rajeyna Xiligan 😘😃
@mawliiidaliyare1228
@mawliiidaliyare1228 2 жыл бұрын
Ax ax xasusti shey midho dacar Allah unaxaristo
@asmamahamed748
@asmamahamed748 2 жыл бұрын
Nasiibkaa makulanteen ana mayska noolahay 😭😭😭😭😭
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 2 жыл бұрын
Alla saciidow dhuubnaanta quruxdeeda maanta ma ogaatay
@deqomohamed2674
@deqomohamed2674 4 жыл бұрын
Mnsha allah qalinle fanan an jclhy aadna u tagero
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
💕I love this song 💕 Wiilkiisu u eekaa aabiis mashallah
@dekomohamed9982
@dekomohamed9982 3 жыл бұрын
SOMALILAND WAN JECLAHAY INAN TAGO QASATAN HARGEISA FROM KENYA
@jamilaadam5477
@jamilaadam5477 5 жыл бұрын
Masha llah wiilka yar ilahayoow isha du
@fadumoabdirahman7158
@fadumoabdirahman7158 4 жыл бұрын
Masha allah illahay haku siyaadiyo codka wlkey siciid qalinle
@hasanmohamed7049
@hasanmohamed7049 4 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto shay mire dacar
@najaxcabdiraxman8376
@najaxcabdiraxman8376 4 жыл бұрын
*Fanaankan yar inten ka helaa Tolow Waar hadaan Tol iyo Qaraabo tihiin halay soo raadsho*
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Najax Cabdiraxman garoowe iyo Hargeisa ayuu udhaxeeyaa
@siciidaxmed2764
@siciidaxmed2764 3 жыл бұрын
Heestan xasuus ayay igu leedahaY jaceyL waa belaayo 💔😰 2021
@amienabdi1544
@amienabdi1544 6 ай бұрын
Nabsibaa adegee waxad nabad uhurudaba nabar lama filaan iyo naxdin daris manoqoten war hooy ragaw dumarka aan dhawrno wlhi nabsi waan arkay waana dhab😢
@faisodiamond9575
@faisodiamond9575 4 жыл бұрын
Mashalallh codkaga ilaahy hku barakeeyo xasuuusbaad nagalise😭😭❤❤
@hamsekroosofficial9142
@hamsekroosofficial9142 5 жыл бұрын
Alla Ha u Naxiirto waa Heestii Fanankii waynaa ee Shay mire Dacar
@abdallailkacase9334
@abdallailkacase9334 4 жыл бұрын
Oo nabada dhexdena Nawalyey inanyhy Niyad jaby cadawaha Markad inuglysyoo 🥺
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 4 жыл бұрын
Intaas ayaa ugu xanuun badan
@xamdajaamac319
@xamdajaamac319 5 жыл бұрын
Axyaa hees alle ha unaxariisto fananki shay mire
@nimcosharaf1157
@nimcosharaf1157 4 жыл бұрын
Woow mansha allh wlhy sicid qalinleh
@farhiaabdiadam6774
@farhiaabdiadam6774 2 жыл бұрын
Insha allah nolosheyda lknse soo biri isma raaceyno mise howl ayaa kuusoobaxdey
@leyliishinakhaliifjamac3839
@leyliishinakhaliifjamac3839 4 жыл бұрын
Masha Allah wiilkaan wllhi codbuu hayaa allaha dayeee
@hazanzalepan302
@hazanzalepan302 4 жыл бұрын
Mazha Allah prother Allah haku dayo
@saidali-ul2yi
@saidali-ul2yi 10 ай бұрын
This is germination talent that we are witnessing today’s music
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Love keep going nin weyn Caadi maaha Xasan oo yar
@athmachano3977
@athmachano3977 2 жыл бұрын
Xiligaa iyo heestanaa naa ajmaleyy qalpigaa igadaa ciyarta😓😭😭
@abdiaziizxaajiga4101
@abdiaziizxaajiga4101 2 жыл бұрын
😳😥💔
@mbeenoit713
@mbeenoit713 3 жыл бұрын
Top 🔥🔥🔥🔥 ofaa caleeeek
@sadiaali3496
@sadiaali3496 4 жыл бұрын
Inankaan yar mntaa igu horysa cod mcnaaaa subxnlah msha alalh wlalo ale haku dayo codkga
@hsgjskkh6440
@hsgjskkh6440 5 жыл бұрын
Cali mire dacar ninka agtaagan markan arko shay mire ayan xasuusta
@Qacqaac101
@Qacqaac101 5 жыл бұрын
waa wllkiz
@mahamedbilal1932
@mahamedbilal1932 3 жыл бұрын
War niyow askarikan fananka iyo gabadha iya ka dhaxsara wan ka ximahay Jabutan joga ?????
@asmamaxamudmaxamud6641
@asmamaxamudmaxamud6641 4 жыл бұрын
Wwww mansha allaah qurux iyo cod iyo stel isku darsatay wll guul fanan halasiya ilke u
SICIID QALINLE  | HADDUU DHUGATO GEEL QABO | LIVE SHOWGI  GAROWE | 2020
6:39
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,1 МЛН
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,6 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 112 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 328 М.
SICIID QALINLE - MAALMAHA QALOOCAA - XASUUSTII XASAN AADAN - DAYAX BAND 2020
8:11
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
ABDIWALI KINGEERO GAARAA BIDHAAN XASUUSTII ABDI TAHLIIL WARSAME
4:52
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,2 МЛН
SICIID QALINLE | MAALMAHA QALOOCA | DAYAX BAND 2020
8:11
Future Brothers Production
Рет қаралды 415 М.
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 251 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН