No video

Siciido Cali Maraykan “Ragii U soo shahiidey Dalkan waxay wada ahaayeen Dhalinyaro ka yar 30 Jir”

  Рет қаралды 24,382

EID MOHAMED DIRIE

EID MOHAMED DIRIE

Күн бұрын

Siciido Cali Maraykan “Ragii U soo shahiidey Dalkan waxay wada ahaayeen Dhalinyaro ka yar 30 Jir”

Пікірлер: 173
@fahiimae7336
@fahiimae7336 8 ай бұрын
Subxaanallah. Meeshan dumar ayaa waalay, kuwii ayaana maaatana quburihii qabyalad la tegey. Intii dhimatey waa shuhadaa ma odhan karno ilaahay ayey camalkoodii la hor tegeyaan. Inta hadhay hala badbaadiyo. Somali xaqa Allah ha ku sugo
@jawariguulet4929
@jawariguulet4929 8 ай бұрын
Soo baro diinta islaamka iyo Waxay ku fareyso . İngriis baa dhulkaaga i siiyey ilaahey la hortegimeysid . Sababta loo xasuuqey Umadda xabaalahaas ka buuxa ingriis ayaa dhulkiinii ii cabirey sidii dhulbixintii camal🇬🇧📏📐🗾📍🌍
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 8 ай бұрын
Horto Ma fiicna in Xabaalaha Lagaga Hadlo waxaan duco Ahayn,lkn Reer Sool Awalba Somalillan Naf Uma Hayn Mashruuc Ayay wateen Somalillan Laascaanood Habeenkii Ayaa haldoorka ladili jiray, Habeenada Qaarkood Labo Ayaa la dilijiray Ogooma Badan Ayaa jogay Awalba Magaalada joogay Maxay galabsadeen??!! ALLOW SL HANAGU SOO CELIN, MASIIRKA DHULBAHANTE ALLOW GACANTOODA HAKA SAARIN, BUTLAND MAAMUL DARISAN NAHAY OO QARAABO ALLOW DOORASHADOODA KHYR UGU DHAMEE
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 8 ай бұрын
markaad sacuudiga ku tagaysid visa iyo passport ilahay maxaad ku odhanaysaa ma ingirisii ayaa xuduud nooga sameyeyey hhhhhhhhhhhhhhhhh mabada'a xuduudaha iyo samaysankooda waa wax laga siman yahay muslim iyo gaalba wll xadka itoobiya ta kenya lagama hadlo ta somaliland what's wrong mise qabiil ayaa sheekadu tahay warka cadee wll @@jawariguulet4929
@abdirashidguled6697
@abdirashidguled6697 8 ай бұрын
Ilaahay dhamaan shuhadadaa how naxariisto dhamaan ehelkana samir iyo iimaan haka siiyo runtii waa arin qalbigayga taabatay dareenkaygana bedshey ilaahow midnimada noo adkee (aamiin yaa allah
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 8 ай бұрын
WAXAN YAA DHAHA NIJAASTA QUBUURAHA KALADULTAGA
@faysalfaqay4376
@faysalfaqay4376 2 ай бұрын
Hoyada baa najasa midgna yahow midganku dhalay
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 8 ай бұрын
Alaahu akbar inaalilaahi wa inaa ilayhirajicuun alaah ha unaxariisto Alaahu maaa aamiiiiiin ❤❤❤❤❤
@Osob_5
@Osob_5 8 ай бұрын
Naagohoo dhan Waa wada ahayd aan ma maantaad qabuurihii ii fadhateen
@shukrijama5399
@shukrijama5399 8 ай бұрын
Allah u naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 8 ай бұрын
😢😢😢waa dad wLoo oo somalia ahee waa murugoo waa kuguu dhiimaye oo kaa Dhamaaye
@user-qd1dn2dt7n
@user-qd1dn2dt7n 8 ай бұрын
Allah swt janadiisa fardowsa Hageeyo geesiyadii shuhadadii Darawiishta soomaaliyeed ee S S C khaatumo state somalia. ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 8 ай бұрын
Allahayow uu naxariiso adoomahada 🤲🤲🤲
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 8 ай бұрын
Subxaanallaah waa arin murugo leh waa in buugaag iyo dugmentiyo waa in lagasameeyo arintan sool soomartay maaha mid ladhayalsan karo dhamaan waa shahiid waana uducaynaynaa dhamaan
@user-qd1dn2dt7n
@user-qd1dn2dt7n 8 ай бұрын
Gabdhaha Darawiishta soomaaliyeed rabi swt ha idin Sharfo qabuuraha in labooqdo waa xaq siloo ogaado qofkasta ee nool In uu qabuuraha soo camiri doono Rabi swt akhirada ha inoo hagaajiyo 11:18
@abusultan011
@abusultan011 8 ай бұрын
Ilaahay qubuuraha ha uga yeelo beera janno😢😢😢
@ruquyoduaale8411
@ruquyoduaale8411 8 ай бұрын
الله يرحمهم ويغفر لهم يا رب العالمين
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 8 ай бұрын
Raximahullaahu Tacaalaa Raxmatan Waasican
@user-mc8zt1yn3d
@user-mc8zt1yn3d 8 ай бұрын
Ina lilaahi waa inaa li laahi raajicuun
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 8 ай бұрын
Harti wuu dadaalay kuligood shuhadii harti allaha uwada naxariisto
@mowlidhaji8666
@mowlidhaji8666 8 ай бұрын
Sheko riwayat ayat haysa war habartaan been badanaa
@Iphone20249
@Iphone20249 8 ай бұрын
Na labada dhinacba intii dhimatay allaah ha u naxariisto somali isnu dhimatay laakiin abaalka garanwaydeen dadkii wadanka idiin qurxiyay ee uskagii idinka waydhay wa helaysan waxa ugaysateen
@fartunosman3503
@fartunosman3503 8 ай бұрын
Inaa illaahi wainaa illeehi raajucuun illaaahow u naxariiso war afgabiya kuwaan
@hindahaybe8073
@hindahaybe8073 8 ай бұрын
Shuhadu uma dagaalamto qabiil ama wadan waxay u dagaalamaan in kelimad Allah sarayso weeye
@jawariguulet4929
@jawariguulet4929 8 ай бұрын
Ka waran Kuwa leh ingriis 🇬🇧📐🗾📍🌍baa dhulkan na siiyey ku xasuuqay umaddii islaamka aheyd ee ilaahey ku beer deegaankaas ?
@Puntland1
@Puntland1 8 ай бұрын
Fardus inadeer Guleyso naag nool ba tahay
@shukrilibax
@shukrilibax 8 ай бұрын
Ilaah ha u naxaristo dhamaantot amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😭😢😭😢🇸🇴💔😢😭💙🤍🩵🤍🩵💙🤍
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 8 ай бұрын
Reer khatumo khatarta ugu wayn waxaa kuhayah isimadooda ee ha iska fariisiyeen, dawladoodana hakudabafayleen oo ha iimaansadeen ama haxumaato ama hasamaatee cid dowlad fiican haysataa majirtee dabaysha mowleh iyo waraabaha ayaa la isaga celiyaaye
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 8 ай бұрын
Qabyaalad baa waxaso dada xabaalaha u galeen iyo ba iyo hoog naagahas oo miidhan ayaana ragaa kiciyay lkn maalinta qiyaamaha kaftan iyo faan wax ha idiin taro dab shidiyaal naagaha shaydaanka ku badan tan waxa igu daran saxaabada garab dhigaysa caruurta laga yaaba xita inanay tukan jirin badankodu oo iyagu dabka ku gureen
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 8 ай бұрын
💔😭😭 Allah ha u Naxriito dhamanto 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@amaldirie6901
@amaldirie6901 8 ай бұрын
Ax ax waan ilmeeyey allah ha u naxariisto dhamaan tood aamiin aamiin yaa allah dhulbahante yuusan ilaawin dhalin yaradaas la xasuuqay
@user-in2xe1tm2t
@user-in2xe1tm2t 8 ай бұрын
Ilahay ha u naxaristo aamiin lakiin garadada dhagxiya haday qaldamaan
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 8 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto Aamiin Aamiin yaarabi ilaahay tafaraaruqa naga ilaali yaarabi waa arin xanuun badan from GK Garloogube ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 8 ай бұрын
Shahiidku waa qofka u dhinta litakuun kalimatullaahi hiyal culyaa
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 8 ай бұрын
Shahid Macha dad muslimiina oo isku dhintay maxaa laysku laynayaa
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 8 ай бұрын
Ax ax ax 😢Allah ha u Naxariisto wiilal iyo gabdhaba intii Naga dhimatay ducadooda yaynan ka daalin, mamo firdaws iyo siciido Cali Allah ha idin xafido
@ibrahimcabdulaahi8757
@ibrahimcabdulaahi8757 8 ай бұрын
In taas oo dhan oo soomaali ah oo gacan soomaali ku baxday waa ciil iyo murugo maalin ayay soomaali tabi doontaa . Markuu cadaw run ah dhulkooda qaato
@anabfarah1178
@anabfarah1178 8 ай бұрын
Maxay hadeer meesh uyimaadeen gabdhuhu cajiib tolkay sal fududaa
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 8 ай бұрын
Maxaya ku dhinteen miyaana ogatahaye waxa ku suganayiina waa caqali xumada iyo waalida dhulbahanta dhoohane walee reerka abaara ka rartaan ayaanidina duuga ku furuna
@abdicash8787
@abdicash8787 8 ай бұрын
Iyagaaaaa is dilay ,
@AminaXashi-eq1zw
@AminaXashi-eq1zw 8 ай бұрын
Asc..❤❤❤❤walaasheye....dhiiladu...mahan...waxa...fiican..ee...joojiyah...muusanabkah..iyo...calaacalkah...ee...dhexdaa...xirtah...oo...shiidah...cadaqatayashah...dhulgahante...iyo...warsangalgah...❤❤❤❤❤
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 8 ай бұрын
Subxannallah is fahansii dhulbahadena dantoda tus
@macalinyacquub7728
@macalinyacquub7728 8 ай бұрын
Illaah.ha.u.naxariisto.dhamaantood 😅waaa.murugo.walaahay.waan Bedelmay.soo.su.aal IllaHay Ma.sugayso.dadka.sidaa.yeelay Walèe.iyagaa.khasaaray.aduun.iyo.aakhiraba.yaa.allaah. Ilaahow Dagaal Dambe Ayaan.kaa Magan.galay
@malabeeyy6568
@malabeeyy6568 8 ай бұрын
Allah Akbar ya Allah illahow u naxariisto dhamaan 😭😭😭😭
@user-yp1qg8ed5z
@user-yp1qg8ed5z 8 ай бұрын
Ogaadeen hadanahay Garaadadau qandaraad Miyeyraadinhayeen Qandaraaskiina weeyheleen
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 8 ай бұрын
😢😢😢😢 abtigay cali naasir foorteyn ilaahow kuunaxariiso adiyo asxaabtii kalaba 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@babuuaden3615
@babuuaden3615 8 ай бұрын
Inilalilaahi waina ileeyhi rajicuun. So mammul ma eydan sameeysan maxaa qaldan. Ilahoow umaddan muslimiinta dhibka kadulqaad
@hassansuufi1680
@hassansuufi1680 8 ай бұрын
الله يرحمهم ويغفر لهم ويسكنهم فسيح جناته
@maryanali1413
@maryanali1413 8 ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون
@user-ur3me8mg9d
@user-ur3me8mg9d 8 ай бұрын
Khaatumo.prank.xabaalo.ku.wareega
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase 8 ай бұрын
Alaa hoogayey! Bayeey! Waa qalasadi oo Hindi matalayso 😂😂
@DecksAbdul-ck4sw
@DecksAbdul-ck4sw 8 ай бұрын
💔😢😭
@abobasement346
@abobasement346 8 ай бұрын
ilahow u naxariso shuhadagih Amiiin ilahow u bogoh dhay kuwah u jifah dhawacah Amiin
@dodorara9532
@dodorara9532 8 ай бұрын
Inalillaah wa wainaa ilayhi raajucuun kuli nafsin daaiqatal mawt inallaah callaa kuli shay qadiir allaah ha u naxariisto wiilasha soomaaliyeed intii ku wayday naftoda iyaga umadii kalaba janooyonkiisa allaah ha geeyo oo kuwii lagu casumo allaah ha ka dhigo aduunka kaga raysta umadii ay ka tageen sabir iyo iimaan allaah ha ka siiyooo ha ku risiqo kuwa dhaawaca ah kuwa ku waayay lixaadkoodii agoomaha allaah ha u gargaaro allaah ha caawiyo umada islaamka ah eesoomaaliyeed xaqa allaah ha tuso kuwo ku dhaqma diinta islaamka kitaabka quraanka sunaha nabi mcsws ha ka dhigo allaah uga cabsada dulmiga oo kala garta xaqa iyo baadilka aakhirana ilaawin xisaabteeda oo shaydaan hor ordin oo u qurxin dhiiga islaamka iyo guryaha islaamka
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 8 ай бұрын
Waa nasiib daro aad u wayn dhulbahante gormay tuug horgal masiirkooda burburinaya Iska qabanayan sorry
@Gmaaad
@Gmaaad 8 ай бұрын
Talkoy waa cada qaate waxii lagu sheegi jiray baa run ah aad baa uga xumahay 😊😊😊😊
@Iphone20249
@Iphone20249 8 ай бұрын
Labada dhinacba waxaa ka masuul ahaa garaad laawe gala dagaalka asaga la waydiin doona iyo intii habarwacatay
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 8 ай бұрын
quburaha uduceeya walalyaal ha noqonina isaqayagii cuqdada qabay ee xabala faqa mashruuca ka dhigtay
@TALEEX1919
@TALEEX1919 8 ай бұрын
Ilaahay hawnaxariisto
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 8 ай бұрын
Kaw na iskaga duldhaqaaqa maytida wax khatumo layidhaa majirteee
@Osob_5
@Osob_5 8 ай бұрын
Dabkaad shideen ayay u dhimteen inamadaadiseye baaye Inaad hadashaan idiin ma eeko
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 ай бұрын
Allaahuma arxamahum biraxmatiga 😭😭😭😭😭
@cabdilahicaarshe216
@cabdilahicaarshe216 8 ай бұрын
Allaah haw naxariisto Shuhadadii naftooda u hibeeyay nabad gelyada aan maanta ku naaloonayno! Gabdhaha halganka biloow ilaa dhamaad ka qayb qaatayna waa salaamayaa!! Guul iyo gobanimo SSC Khaatumo
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 8 ай бұрын
DHULKANA WAA LOO SHAHIIDEY WUXUUNA KU XUROOBEY DHALADHO HARTI MARKA SSC WAXAY KA GO ANTEY INEY MAAMUL U GAAR AH SAMEYSTAAN. SHUHADAADA WAA IN LA IXTIRAAMAA DHIIGII AY U SHUBEEN REER SSN GUULEYSTA❤❤❤❤❤
@mohamedmahamed2910
@mohamedmahamed2910 8 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto ragii inaga dhintay amiin Ilmadeerayaal ragaa dhintay sharaftoodi ayaad ku seexataan Yan la ilawin
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 8 ай бұрын
Idinka iyo wixii idinla caqliga ahaa ayaa waxaa sameeyay waa tee laydeen taagi waayay
@hamzeabdiyoussouf7956
@hamzeabdiyoussouf7956 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 8 ай бұрын
Hadal kale mayaale garaad jaamaca garaad Ali iyo inta ku fekereka ah masiirika SSC khaatumo halugu wareejiyo isgaa kamuusala iyo jamaahiirita cidi Ale cidaya ku kalsoon yihiina haloo dhiiban dhuuni qaata yaashana halaga saaro magaalada iyo goobaha dawalada waayo lama Aamin karo🥹
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 8 ай бұрын
Allah swt haw naxariisto dhamaan insha Allah Xasbunallah Xasbunallah iidoor way na madhiyey 😭😭😭😭😭😭🤔🤔🤔🤔🤠😳❌⁉️⁉️⁉️
@abdidegan8452
@abdidegan8452 8 ай бұрын
Guulesta inshallah SSC caawa dhab ayan guulesta huno intey nolol jirto
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 8 ай бұрын
Waxaa nagu balana wixii caada qaata ah in aan madaxa ka jarno
@aviationshow2158
@aviationshow2158 8 ай бұрын
Omg 😱😢 yaarabi🤲
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 8 ай бұрын
ILLAHEY HA U WAADA NAHARISTO 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MohamedAhmed-hl5yk
@MohamedAhmed-hl5yk 8 ай бұрын
hadii Aan Ahay Nin Cumar Mohamud Ah Waxaan Aaaminsanahay 99% Dhulbahante Inuusan Madax Nimo U Qalmin Waa Dad is Nicib Oo Waxba Iskuma Ogola Waa Dad U Bartay In La guumaysto Oo Madaxa Laga Qaraaco Marna Puntland Caaya Marna Somalilnd amaana Meel La idiin Raaco Maleh
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 8 ай бұрын
Ilhaay haa unaxaaristo waan kaxuumahaay inmaantah garadaadii ay sixuun ufakaraan lakiin yaalimayno in wax anaay raabin jamaahiirto inanaay dhacaayn waxaan jogahaa kenya walhaay inanaay dhacaayn
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 8 ай бұрын
bal wllayaal dhibka ina haysta fiiriya imnka wiilasheenii dhaadheera ee qurxaha badnaa maxay ku dhinteen? Ma somali hargeysa kayimiyow iga bax oo gurigayga iyo Magaaladayda iiga tag,waar ma xabashibaa ma gaalbaa miyaanu wllka o somali ah ahayn? Maxd ku jcshahay muqdisho oo somali ah una necebtahay hargeysa oo caasimada 2aad ah? Maxaynu ku dhimanay,hargeysa waxa ka dhintay 400 oo wiil laascanod na 700 oo wiil miyay inoo soo noolanayaan 1100kaa nin? Walahi waynu khasaarnay dhamaan teen from berbera
@Cici_mimi
@Cici_mimi 8 ай бұрын
8 Bilood Laascaanood Waxii Madaafiicda ladhacaye Soo Idinka Maahan? Dee Waa Ragg Dhulkoodda Difaacanaye. Cadoow Baadtihiin Naceeyb Daarood Qaba Oo Haddana Cunjuq Ahoo Aan waxba Iska Celinkarin. 400 Kaama dhiman Beenaale. Kun Iyo Shanboqol August 25 keeddii Basbeey Kaadhinteen Oo 6 Bisha Cas Gureeysay Lafahoodda. 8 Bilood Marwalba Waaraadyo Meeyd Iyo Dhaawac ah baad Lasii Ordeeyseen. Goojacade Half waa Qabuurtaadda. War idinkaa Marwaliba Dhamaanaye Ee Daarood Naceeybkii Aad Hargeeysa, Barbara, Gabiley, Iyo Burco Ugatimaaddeen Maxaad Ka Faa'iiddeen. Alloow Alle.
@hodanmohamed8024
@hodanmohamed8024 8 ай бұрын
Ilaahay hu naxariisto dhamaantot😢😢😢
@randomin8390
@randomin8390 8 ай бұрын
subxaanallaah si way’diiyah maxad ku dhimanysan dhulka sheegnaysaa waxa iskalee ilaahay waxa la waydiinin doon maalinta qiimah dadk ku dhintay galdagaalka somalia xaguu din gaynidoon qabiil wallaahi inaanu waxab idin qabanay duulka iyo qabiilku subxaanallaah idinkuna waxad nooqanaysa dumaroo xabadi naarta ee oordoo faafiyah diin iskag bax qablika
@Ducaysane29
@Ducaysane29 8 ай бұрын
Ma moodaa waxii cashar Somali helay ba inaan wax laga baran
@randomin8390
@randomin8390 8 ай бұрын
subxaanallaah shiidak mawaxad la dagaa ‘manaysan yahuud oordoo hadad rabtan dagaal iyo shahiid tagay falstiin😮😮😮😮😮
@abdicash8787
@abdicash8787 8 ай бұрын
Caydhiiiiii, hayes waad qaadataaa muuqaalkaaga waan u gudbinay , ta ku biyo cab. Miss benefit cheater
@luuljemac7527
@luuljemac7527 8 ай бұрын
Midkodna mashihidine naarbaygaleen
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 8 ай бұрын
Waa Ayaan daro in maanta dhaliyardii sidaa loo xasuuqaya inta dhaawacantay maato iyo caruurutii la xasuuqaya inay maanta dhuuni qaatayal masiirikooda gataan waa Anyaan daro jamaahiireye laaya laaya dhuuni qaata yaasha iyo cida lasafataba😭
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fahima6186
@fahima6186 8 ай бұрын
اللهمّ ارحمهم ويغفر لهم واكرم نزلهم ووسع مدخلهم واعف عنهم يارب العالمين 🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 8 ай бұрын
Allaah yarxamu dhamaan
@user-ur3me8mg9d
@user-ur3me8mg9d 8 ай бұрын
Kuwiina.wabaad.aasteen.anaga.qaar.badan.faqash.intay.xidhxidho.gacmaha.oo.toogato.bay.cagaf.godod.ku.qodo.bay.ku.aaseen.ragiina.dagaal.bay.ku.dhinteen.niicda.joojiya
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 8 ай бұрын
Aamiin yaa rabii🤲🤲🤲🥲
@khadijac9841
@khadijac9841 8 ай бұрын
Makusoo biirteen isaaq ayaa lagu ogaa xabaalo iya lafo 30 laga dulooyo soomaali weyiswada xasuuqday ROBINA muslim isdila waanoosheegay Allah howdanbi dhaafo qabyaalad iyo qudhun 40 sano qofna maalintiisa madhaafo
@sahradahir6959
@sahradahir6959 8 ай бұрын
😂😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 8 ай бұрын
Oo idinku miyaadin dhimanayn tiina meel geeya horta inta garaadada la idinku soo cabaynaayo 17 xildhibaana idhihiino Shana ayaa la dooranayaa iyo madax ku xigeenkaba
@aml3782
@aml3782 8 ай бұрын
Wajigiin gubay wabay oyaayaan intay dadkii xasuuqeen maday kaa kordhacday kadaabad ceeshku idin qabay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 8 ай бұрын
maamulka dhalinyarada halaga bedelo wayo kuma fiican maamulka iyo masuuliyada
@user-qi5dk5ig6q
@user-qi5dk5ig6q 8 ай бұрын
Hhhhhhh waa dad waashay kolna somaliland ayey ka cabanayaan imikana garadadoodi
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 8 ай бұрын
Waa in book laga sameyo❤
@user-bo6rl7ko9l
@user-bo6rl7ko9l 8 ай бұрын
Laasanood waa somaliland 700 hundred they die in vein
@siciidali4034
@siciidali4034 8 ай бұрын
Ruwaayad 100 sano dhaaftay dadkani waligood micno darro ku dhamaan jireen imikana idinkaa intaa in ka badan iska dili ileen wax garad allah idinkama dhalin waligiine !!!!
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 8 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto aamiin yaa rabi raxmaan illaahow naxafid oo Garaadada iyo walaalahood harti caqliga kusoo daji aamiin
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 8 ай бұрын
Oday iyo isim ba waa dad mushaar ku qaata dhiiga dadka. waa waxaas waxay udiidayeen qof iyo cod in puntland lagu doorto dee jeebkooda waxba galimaayaan
@sareedo8184
@sareedo8184 8 ай бұрын
Allah hau naxariisto dhamantod Allah haka dhigo shuhadaa 😢
@siradgiama-xk1vk
@siradgiama-xk1vk 8 ай бұрын
Garaadada ha ceebaynina Dadka dhintayna intaas way ka badanyihiin ee ha la samro
@anisaomar1678
@anisaomar1678 8 ай бұрын
Adiiga iyo intii lamiida ayaa lawaydiindoona
@user-uy8zf9sv5g
@user-uy8zf9sv5g 8 ай бұрын
Aad baa hadalkaagu ii damqay wll waxaan leeyah sida gabdhahaa haloo fekero isku duubni baa ina deeqda iyo in maamulkeena la aamino ninkii meelkale usocdana aan lala kala safane meel loogasoo wada jeesto go,aankana idinkaa leh
@mariammusse4402
@mariammusse4402 8 ай бұрын
So sad 😭😭😭😭😭
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 8 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 8 ай бұрын
Walaahi anoo gabar mareexan ah guushiina waan ku farxay qilaaf kiina waan ka xumahay dhulbahante iska qabda iiban lawayasha waalan
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 8 ай бұрын
Shukran inader Mareexan waa gob waa uga haynaa say dhibka Noola qaybsadeen, khayr Bay inaadeer Noqonaysaa inshaAllaah way dhamaandoontaa dhibaatada, Reer gedona Allah ha xafido Oo wixii dhiba Allah haka qabto
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 8 ай бұрын
@@mariambalqiis757 amiin ina adeer
@ayansheikh7782
@ayansheikh7782 8 ай бұрын
Dhulbahante maxan cunaa maxan laqaaa dadkoodi waxay siisanayan lacag iyo xilibaan
Cod Sir ah Abdirahman Ciro AFgembi Soomaaliland iyo Muuse Biixi
13:08
Xograac Media
Рет қаралды 2,6 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
QARAAXO: SHEEKOYIN XAMARI IYO HEESAHODA OO MAXKAMADA KU MADAX DAGSATAY
36:49
habar jeclo oo burco fariin adag uso dirtay beesha dhulbahante😇
10:29
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 20 М.
HAWIYE OO U JAWAABAYA ODAYAASHII HAWIYE
14:13
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,1 М.
Afarta Joog Waxay Tusaale Uyihiin Midnimada Daarood Dr.Farduus Ibraahim.
7:38
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44