Sida aan u Hagajiyay Gurigena cusub ee Nerobi🇰🇪

  Рет қаралды 26,785

Bidhaan Ibrahim

Bidhaan Ibrahim

Күн бұрын

#somalia #dailyliferoutinevlog #youtube

Пікірлер: 154
@AdmiringBicycle-yb4ks
@AdmiringBicycle-yb4ks 8 ай бұрын
Chanalka gabadha ukala kiciya plz
@leilahussein1195
@leilahussein1195 8 ай бұрын
Numberka sariraha carurta qofka kusameye nosheg wll
@ubaxomar1530
@ubaxomar1530 8 ай бұрын
Mashallh Guleysto intan heysanina alle ha siiyo Qali❤😊
@deeqacali1436
@deeqacali1436 8 ай бұрын
Masha allah abyo
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 8 ай бұрын
Masha Allah tabaaraka allah
@Ayan-zi1bg
@Ayan-zi1bg 8 ай бұрын
Maashallah Allah ha kuu barakeyo Aamiin aamiin aamiin
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien 8 ай бұрын
Maasha Allah
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 8 ай бұрын
Masha Allah
@hawamoha4116
@hawamoha4116 8 ай бұрын
Masha Allah abyo❤❤❤
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 7 ай бұрын
Masha Allaha tabaarakalaah Guri Baraka leh hapo
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 8 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@iLaDhaDhami0
@iLaDhaDhami0 8 ай бұрын
Masha alah qurux waaye ilahay haku barakeyo Abayo isobooqo ane thank
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 8 ай бұрын
masha allah quruxey yanlaguwarerin dadka kudhahayo ayagaba intan mahaystan allah kubarakeyo wu qurxonyahay ❤❤❤
@homemadeafrica
@homemadeafrica 8 ай бұрын
Masha allah
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 8 ай бұрын
Mashallh
@zainabmohamudjama-bu3nm
@zainabmohamudjama-bu3nm 8 ай бұрын
Msha allaah 🎉 ilaahay haku barakayo xbbti
@khadracali334
@khadracali334 8 ай бұрын
MashaAllah tabarakallah Allah haku barakeeyo abayo❤❤
@cadarcarab163
@cadarcarab163 8 ай бұрын
Mash allah ❤❤❤❤
@XamdiCawil
@XamdiCawil 8 ай бұрын
Masha alah bidhan daris nahay
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 8 ай бұрын
Masha allaah
@caworuwayda8901
@caworuwayda8901 8 ай бұрын
masha Allaah
@ruweydomaxamed4144
@ruweydomaxamed4144 8 ай бұрын
M.a abayo allah haku barakeyo guriga aamiin
@nasranalka5555
@nasranalka5555 8 ай бұрын
Masha allah masjika sabanka wayo meshan
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 8 ай бұрын
Masha Allah xabiibti 🎉🎉🎉
@xamdixiis153
@xamdixiis153 8 ай бұрын
Masha allh abyo mcnto ❤
@FaadumojamacFaadumojamac-rp6is
@FaadumojamacFaadumojamac-rp6is 8 ай бұрын
Mnshlh tabaarakalah alluma baarik wllshy qaaliyey rabi ha kuxafido adiga iyo reerkgaba wallshy wxn raby inan kuweydiyo wxn raby inan furto dukan shopping ah wxn ahy hoyo sadex ilmod lugu furay inan ganacsado ayan rabaa qli mrka meqa lacag ah ayad isledahy wey kugubixi krta mrky uyarthy iso jawab qli wadna mahadsanthy
@dhiindhiinstore
@dhiindhiinstore 8 ай бұрын
Mansh allah abayo welcome kenya abayo allah ku barakeyo gurigaga
@Hanimaxamed-sl8rd
@Hanimaxamed-sl8rd 8 ай бұрын
Masha 🎉🎉🎉🎉🎉
@umuxudayfa1945
@umuxudayfa1945 8 ай бұрын
Fadhiga waa qaali lkn intakale waa ok masha allah
@mirnaaaali6169
@mirnaaaali6169 8 ай бұрын
Hooyo himilo fog leh ba tahy bidhaney abyo dadalka halkaas kasii wad ilamaha wax haku bartan adigane ado yar wax barao shaqeyso ilahy hakula garab galo wlhi intas hada isku wado qof adag ayad tahy mcneyy marna gadaal hasoo fiirin🥰
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Mhdsnid qali🥰🫶
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 8 ай бұрын
Qofkii 1aad
@safiyaali9794
@safiyaali9794 8 ай бұрын
Ayy M.a❤
@Umu-SIDRA
@Umu-SIDRA 8 ай бұрын
Masha Allah abyo alla ku barakeeyo mcney gurugana 45000 wad ku heshy yey kaa waalin gurigana albaqra ku daaar
@ramlaruuney7601
@ramlaruuney7601 8 ай бұрын
Abaayo 45000 Kenyan ah miyey ku degtay waana xaafadee iisheeg qaali
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 8 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤
@user-zb8wf1it4s
@user-zb8wf1it4s 8 ай бұрын
Mashallah abyo farxad kunolow sariiraha raqisa kuheshay meeshaa kagadaty mana wadaagi karta ama nambarkoda mahadsanid
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 8 ай бұрын
Jwp
@debosslady4377
@debosslady4377 8 ай бұрын
Section 1 agteda ayu kuyalaa mastarka wakasaa meshas meel fican waye whli❤
@deeqarooza877
@deeqarooza877 8 ай бұрын
Maasha allh quruux wllhi dooq wacan
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 8 ай бұрын
Wcs qaaliyey
@salmocabdikarimaxmed4355
@salmocabdikarimaxmed4355 8 ай бұрын
M.a
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 8 ай бұрын
Allaha Kuu barakeyo aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤
@MaryanAxmed-lq5xr
@MaryanAxmed-lq5xr 8 ай бұрын
Guurmee guurtay abigoo yutobka kaa soo raadiyey waxaan arkey adigoo keeniya dagay
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 8 ай бұрын
46000 waa 300$ 65000 waa 4 iyo wax $ Miska daha 100$ cml Jiifka 4boqol iyo wax cml Bustaha 10$ Sariiraha ilmaha 100$ 3000 dhiman adi 80$ waye
@RaxooAxmed-tz3um
@RaxooAxmed-tz3um 8 ай бұрын
Wlhi wan ku sugayey
@ayaanarizonachannel444
@ayaanarizonachannel444 8 ай бұрын
Masha.allh alle haku barakeeyo abyo lkn codsi nh sariiraha ilmaha san raqiis u ah inte kaso gado mcney plz
@anananan5550
@anananan5550 8 ай бұрын
Haa anigaba wa raba sariraha crrt
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Bangani kenyatiga kaso gaday
@xiskaxaaji4881
@xiskaxaaji4881 8 ай бұрын
Intee kasoo adeegatay abaayo noo sheeg
@ubaxabdullah8551
@ubaxabdullah8551 8 ай бұрын
Inta ka hela abyo sarirta ilmaha
@leylacabdulahi390
@leylacabdulahi390 8 ай бұрын
Xayat yarisey maka soo tagtay xbbti
@xamdixarako2479
@xamdixarako2479 8 ай бұрын
M.a bidhan apaayo xmr maka soo guuree marka ala yaa noo maqn oo na qurxinaayo ani adi ku sugaaye tiktoga aa fariin kaga soo diray waxaa idhahdy ii imow karem kuu sameynaa inaa ku imadaa raby safar kaga markaa arky wn yaaby bidhan managa guurtay mxaa xbbti shaqo xataa wn raby hdii aan kaa heli lahaa wey ii dhacan laheed
@waashekokaleciise7470
@waashekokaleciise7470 8 ай бұрын
Maaashaa allaah abyo sariiraha caruurta meesha aad kaso gadatay number kooda iso qor ❤❤🎉
@LobahnAdan
@LobahnAdan 8 ай бұрын
Haa abayo aniga 10 kun ayay igudehen wa tugo kuwas wlhi
@naciimanashad4372
@naciimanashad4372 8 ай бұрын
Masha allah abyo mcn I love you mcney abyo waxan raba ina shaqa belawo wax lacag ladhahan ma haysto dad family ka kamid ah aya ciil igu dilay ee ila tali xabibti family kenana ana curud u ah abyo mxa sameya wax an aqano na malahan waxan ahy gabar oo 17 jiir ah waxan raba ina noqdo nag garte badan oo isku filan family kedana ku filan please talo ii sii waxa tahay walashey iga weyn oo ana aad u jeclahay eee mcney
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Marka hore abayo ha qusan marka xigto xirfad baro we ku anfaceysa insha allah video ayan kaga so sameyna insha allah mesha rabto wad gareysa
@umuamiira6098
@umuamiira6098 8 ай бұрын
​@@bidhaanibrahim98 sax inaad xirfad barato muhiim waaye
@naciimanashad4372
@naciimanashad4372 8 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98 inshallah abyo mcn thanks
@manlula8458
@manlula8458 8 ай бұрын
@@naciimanashad4372 abayo xage jogtaa waxa thy gabar aad u yar o meel dheer ka fakareyso insha allah waxan rajeyna ina nolosha ku guleysatid waxadna ku gaaari karta aad adeeg io dulqaad nagaha jam iska sii bas hortada eeg cidna ahmiyad ha siin naftada ka fakar io familakada barasho wngsn magaceygu wa xawo wana ka weynahay inta an ka weynahay ayan raba inan kugu kordhiyo waxa an kaga roonahay ama an ku faiden karo🥰
@rahmonur6639
@rahmonur6639 8 ай бұрын
Abayo gulejka magaciisa iishag abayo macan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@luul-mp7fe
@luul-mp7fe 7 ай бұрын
Atlaas aa la dhaha
@abdisalanosman1746
@abdisalanosman1746 8 ай бұрын
alaabta qaali laga siiyey abyo fadhiga 40 melahaas ma gadaa sariieta jiifkana wa qali
@aminaabdirahman
@aminaabdirahman 8 ай бұрын
Miss you 😭❤️bidhan
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Me2 queen 👸
@Hana_ghost
@Hana_ghost 8 ай бұрын
Abaayo sariirta inte kasogadey isheg waa raqis kenya marki lofirsho
@user-zb8wf1it4s
@user-zb8wf1it4s 8 ай бұрын
Sariiraha ciyaalka kawadaa abyo
@munocali5531
@munocali5531 8 ай бұрын
Bidhaney xamar bas miya
@ruweydomarwo6322
@ruweydomarwo6322 8 ай бұрын
abyo whatsApp maxa ku so jababiwesay😌
@AdmiringBicycle-yb4ks
@AdmiringBicycle-yb4ks 8 ай бұрын
Masha Allah abayo sariiraha ilmaha rabi lahaa intee waaye
@xiskaxaaji4881
@xiskaxaaji4881 8 ай бұрын
Kulamid ahay abayo fadhiga xitaa waan rabaa faahfaahin hadaa hesho iisoo sheeg qali
@janaad9933
@janaad9933 7 ай бұрын
KZbinka gabadhan cawa arkay waaba ka helay video 2aad maroyaa❤😂 abyo hore usoco cadowgaga unolow❤❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
So dhawow wllo🥰
@zeytunnur9494
@zeytunnur9494 7 ай бұрын
Bidhany sariraha iyo fadhiga mesha ad kaso gady mala wadag
@BishaaroBilan-si1xy
@BishaaroBilan-si1xy 8 ай бұрын
IlmaHa sarirahoda saID iskugu dhaw yihin
@barwaqoaxmed6702
@barwaqoaxmed6702 8 ай бұрын
Abyo intan o idil dollar ah meqo kun kuku baxdey please isheg kenyo wa uso guri raba Insh allh
@amiiroabdi719
@amiiroabdi719 8 ай бұрын
Wax free ah malahane wax walbo o guriga ku leh lacagta bisha lagugu xisabiyay kenya mataqanid wale
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
We igaden markas😝😀
@user-dr7gj3ls3w
@user-dr7gj3ls3w 6 ай бұрын
Sariraha nocas ah ilmaha waykadhacaan
@abdulahiabdi3499
@abdulahiabdi3499 8 ай бұрын
Tawaleeka marax ila ah
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Jifafka kenya dhan sidas waye kuwena Xamar ma garan🤣 xmra ka shidan
@amiiraabuubakarali7743
@amiiraabuubakarali7743 8 ай бұрын
Dollar ahan meqo wye abyo
@zuneirahsiyad7401
@zuneirahsiyad7401 8 ай бұрын
1$ waa 163sh xisabta adinka lee isku dhufsada😂
@queenaisha8930
@queenaisha8930 8 ай бұрын
68000 ksh waa450$
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 8 ай бұрын
Masha Allh xabiibti ilaahay hakuu barakeeyo gurigaaga xaajigaaga ma xamar buu joogaayaa misa hal meel baad kuwada noolaaneesaan😊❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Wa rer norwey abyo wu laban raba insha allah
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 8 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98 masha Allh ilaahay hakula koriyo caruurta waa masuuliyad Adaga hooyanimadee laakiin Adiga waad ka Adagtahay cauurtaadee masha Allh
@ubaxmohamed8916
@ubaxmohamed8916 8 ай бұрын
Abaayo wllo ma kaso tagaysa
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 8 ай бұрын
​@@bidhaanibrahim98 Bustaha u baxa leh maa jeceshahay abaayo Aniga ahaan qolka jiifka quruxdiisa waxay soo baxaeysaa markaad saarto busto aan sharaxaad leheeyn waayo bari horaa laga tagay abaayo shariirta wax sharaxan in la saaro
@Qli-f2j
@Qli-f2j 8 ай бұрын
Abayo xageed kasogadtay sariira ilmha
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Bangani kenyanka kaso gaday
@Qli-f2j
@Qli-f2j 8 ай бұрын
Banaanka miya mise gudahad kaso gaday
@user-wj3ig7vm9v
@user-wj3ig7vm9v 8 ай бұрын
Abayo qolka ciyalka roog udhig qabowga ka hiji😮
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Marka so labto insha allah Kan jifka xita wali ma dhigin marka so labta dhiga
@queenaisha8930
@queenaisha8930 8 ай бұрын
15000 waa 100 $
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 8 ай бұрын
Qaali iskiin keer iyo dawadaad wajiga ma isku isticmaali karaa
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Haa lkn dawada iska yarene
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 8 ай бұрын
Ok qaali
@naciimacadey8794
@naciimacadey8794 8 ай бұрын
​@@umuanasumuanas3022quruxeey iskuma isticmaali kartid skin care ka waxaa loogu talagalay wajiga bahdilka iyo dhaawaca inuu ka daaweeyo kadibna dhaldhalaal kuusiiyo maqaar kaagane oo kuu ilaalsho. Daawada la isku cadeeyana wajiga dheeha ayee ka qaadaa maqaarka dhaawac ayee gaarsiisaa weeyna dhibaato kuu geeysanee. Marka maskaxdaada weydii sidee macquul kutahay inaad isku isticmaashid. Sister caqliga ha shaqeeyo quruxeey
@aminasharif7701
@aminasharif7701 8 ай бұрын
Mus talagad lama geliyo
@luckyirfe2989
@luckyirfe2989 8 ай бұрын
Toluxey wanagu sodaahday meshaan gedi uso ahay mahad sanid qaali
@user-wj3ig7vm9v
@user-wj3ig7vm9v 8 ай бұрын
Inanti wlaasha aheed ma ku racayso miya abayo
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Malinka alabta donayay shaqo ayay laheyd lkn aniga iyo xajiga isla soconay
@fahmamohamed1815
@fahmamohamed1815 8 ай бұрын
Zeynap wye
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
@@fahmamohamed1815 haa hadan fahmay mya seynab ima raceyso iskul ayay dhigata wll
@queensabna997
@queensabna997 8 ай бұрын
Fridge halke kaso gaday abyo
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Royal mall
@aalaa2023
@aalaa2023 8 ай бұрын
2sano kahor 50kun bu aha frijka
@leylacabdulahi390
@leylacabdulahi390 8 ай бұрын
Abaayo total qalabeynta guriga meqa ayey kugu qadatay xbbti
@amaaldafle5515
@amaaldafle5515 8 ай бұрын
Qolka ilamaha wax jiro maha
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Maba hagagsane Maxa wax jiro ka dhigayo xita inu goglanen wa aragtaye 😂😝
@user-xt8mk2nv1d
@user-xt8mk2nv1d 8 ай бұрын
3 qol iyo fadhi malee yahay dabaqa
@umuhanii
@umuhanii 8 ай бұрын
Cooker qal ay kagathen iyo Fridge 😮
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Firigka horta ad u uweynyhy lkn cookerka wa daremayay ine I gaden 😅
@shukrihussein831
@shukrihussein831 8 ай бұрын
Abaayo kuraasta qadada aad uga helay ee xagee kasoo gaday islii miya kaso gaday mise please isoo jawab aad uga helay
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Haa isli waye day to day agteda waa mel decoration lagu gado oo home salution la dhaho ama kalay WhatsApp ka lnbrkoda kuso dira
@shukrihussein831
@shukrihussein831 8 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98haye xabibti Shukran
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 8 ай бұрын
55 oo islii ah qali mahan guri biyo internet free kuleh anaga 50 ban dibnaa biyana wan kudibanahay oo biyo xuma nagu heysato internet ayo qashinkana anaga ayaa baxsano
@user-kl4uf6pj5q
@user-kl4uf6pj5q 8 ай бұрын
Ani xitaa saas camal waaye 55 kirada bad waaye inta kale gooni udhiiba mida kale guryayaha cusub dhan waa saas hada sanadkan waaba 65000 2024 guryaha lafuraaayo
@munaabdi4564
@munaabdi4564 8 ай бұрын
Abaayo xagee ayaa ka soo gadey sariirta ilmaha 60 waaba raqiis aniga 150 kenya money ayaa ka iku sameyey
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Bangani kenyanka kaso gatay somali inta bdn dadka we gadan😂
@ayaanarizonachannel444
@ayaanarizonachannel444 8 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98 dukaan miya abyo bidhaaney magaca mesha kuso qorte
@Uluufochannel
@Uluufochannel 8 ай бұрын
Firiijka 428 doller i xogaha uu noqona
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 8 ай бұрын
1000 keenya wa imisa dollar ahaan
@abdulhakimahmedthereaisara4229
@abdulhakimahmedthereaisara4229 8 ай бұрын
7 dolar
@faaizamohamed8149
@faaizamohamed8149 8 ай бұрын
Guri fcn waye 55kudaganahy Ani xafada ushrika internetkana 2kun baan dhiiba qashinkana 4bqol baan dhiiba kashekee heee dadka qaar weiska hadlayaaan
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 8 ай бұрын
Sax waye Ani xta waa dhiba qashinka internet
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 8 ай бұрын
Bidhan xamar daris ku aheyna xayat waa isla dhalnay ka dib Kenya usoo guray inaa is aragno ma laga yawaa kenaya
@FaraxsanGirl-ny3hy
@FaraxsanGirl-ny3hy 8 ай бұрын
55kun meeqa waye dollar ahaan
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
@@fadumocabdiqaadir4743haa mcnt insha allah🥰
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 8 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98 kenya xafde ka degan tahy dunkanka shanty geed ku yaalo dhor mar tagay kuma soo arki jirin
@amiiroabdi719
@amiiroabdi719 8 ай бұрын
English hada taqano muhiim mahn ina luqada kenyanta baratid
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Sax
@fowziyocabdullhicali8098
@fowziyocabdullhicali8098 8 ай бұрын
Fadhiga waa qaali too much ah kirda waa beelo wax free la dhho ma jiraan way kugu xisaabsantahy abaa
@ruun565y
@ruun565y 8 ай бұрын
Haa hal mar laga wada qadaya
@FaraxsanGirl-ny3hy
@FaraxsanGirl-ny3hy 8 ай бұрын
55k meeqa waaye dollars ahan
@Hana_ghost
@Hana_ghost 8 ай бұрын
4000dolar waaye
@FaraxsanGirl-ny3hy
@FaraxsanGirl-ny3hy 8 ай бұрын
@@Hana_ghost 400 boqol dollar mise 4000 dollar
@RidaaChannel
@RidaaChannel 8 ай бұрын
65kune
@Hana_ghost
@Hana_ghost 8 ай бұрын
@@RidaaChannel 65kun abaayo 5000dolar
@RidaaChannel
@RidaaChannel 8 ай бұрын
@@Hana_ghost haa ani wadan ajogo 5000k 4 dlr kataha
@suadmahamud6406
@suadmahamud6406 8 ай бұрын
aniga dadka kugu xiran aan ahay waana ku jeclahay lkn maalin ayaad qalad iga fahantay qoraal aan soo dhigtay statiska ayaad umaleysay inaa adiga kugu wado kadibna hadaan kulahadlo ilama hadleysid hadaan kusoo woco igama qabatid
@umuamiira6098
@umuamiira6098 8 ай бұрын
Abaayo qof ku caawiso hada u baahato oo ilmha iyo guri kusii hayso inte seexine 😂 masheegyo shaqaalo maadama ganacsi rabto inad siiwado
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Marka nasto oo luqadana iska dhiso le ma oho markas wadanka kala fahma kadib guri Kan ka weyna rabsana oo mesha daganahay le ah😝🤣
@umuamiira6098
@umuamiira6098 8 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98 haaaaa sax qurxy allha ku fududeyo geediga
@user-hk3fh1sm5c
@user-hk3fh1sm5c 8 ай бұрын
Half day aya qoran uShaqeyni
@zuzubrithish1920
@zuzubrithish1920 8 ай бұрын
Dee adba kaa eeg intuu dollar ku yahay maxad xoolo iskada dhigaysay. Waaah
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 ай бұрын
Inte ka ega 😀
@shshss1192
@shshss1192 8 ай бұрын
​@@bidhaanibrahim98google abyo waxa k uqortaa ( currency exchange) markasa dooranee dollar lacagtq kenyatiga inta rabtid wu ku so baxaa
@user-cw4zy7xx5d
@user-cw4zy7xx5d 3 ай бұрын
​@@bidhaanibrahim98 abayo googleka
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 8 ай бұрын
I need your nmber abaayo i'm also in Nairobi i want to see u. I'm ifrah
Gurigena cusub ee kenya/Nerobi🇰🇪
11:27
Bidhaan Ibrahim
Рет қаралды 18 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,4 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
QADO FAMILKA MAALINTA JIMCAHA SIDAAN USAMEEYAY KA FAA’IIDEESTA
10:34
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 236 М.
JADWALKEYGA HABEENKI  NIGHT ROUTINE
9:53
Amira Qurux
Рет қаралды 309 М.
UGU DANBEEN MEHERKEENA WUU NOO DHACAY RIYADRENA WEY RUMOODAY💍
16:23
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН