Sida Baradhada Loogu Koriyo Weel

  Рет қаралды 17,742

Farm Somalia

Farm Somalia

Күн бұрын

Пікірлер: 83
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
ASC dhamaan walaalaha Farm Somalia kuxiran. Insha Allah waxaan rajaynayaa in aan video soogaliyo Talaado iyo Jimco kasta. Waxaan rajaynayaa waqtiga aan kubixinayo in aan kafaa'idaysan doontaan.
@drfuaadgarnayl8588
@drfuaadgarnayl8588 3 жыл бұрын
Wcs cali bashi wll waxan rabaa inad tala bixin aad isiiso dhir ayaa guriga iigu bernayd wakhtigii la beray waxaa ka so waregtay 3 month waxan ka daremay inaysan sifiican u korayn waxan soo gatay kushiimo ama saad u taqaan bacrimiye waan ku warabiyay maalin ka bacdi waxaan arkay dhirtii oo caleenta daadinaysa qaarkoodna ay dhinteen wll adigoo mahadsan wuxuun talo ah
@nuursalmani
@nuursalmani 3 жыл бұрын
Insha allah waan ka faideysadonaa, Maalin labaad ayan sugayay mahadsanid Ustaad Cali Bashi
@barkhadabdillahi560
@barkhadabdillahi560 3 жыл бұрын
wcs walaal. waad mahadsantahay. haa waanu kafaa'idaysan doonaa insha allah. Fadlan jimcahana noogu dar.
@soomaalicaruur3921
@soomaalicaruur3921 3 жыл бұрын
Wacalaykum-salaam wll waad mahadsantihiin kooxda farm somalia aad iyo aad ayaan uga faa,iidaa chanalkiinan beer ma lihi lkn hadda ayaan talo ku goosanay ani iyo ninkaygu in aanu u guurno deegaan ka mida deegaanada beeraha ku haboon beerna aanu samaysano. Waxaan idinka codsanayna in aad noo soo qortaan whatsapp aan idinka waydiino talooyin, Mar-labaad mahadsanidiin👍
@hana8824
@hana8824 3 жыл бұрын
Aadbaad umahadsantahay wll
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 жыл бұрын
thanks utaadd, indhaha ayad noo kala furtey allah ahakaa ajir siyo
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aamin. Mahadsanid
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 10 ай бұрын
Keep going wall arin fiican bad wadaa oo bulshadu aad iyo aad ugu baahanty
@nuursalmani
@nuursalmani 3 жыл бұрын
Masha allah Ustaad Cali Baashi Alle Haku Xafido Mar Waliba Iyo Meel Kasta oo aad Dunida ka Joogto
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aamin adigana sidoo kale walaal
@calicarab5864
@calicarab5864 3 жыл бұрын
Masha allah sxb allaha ku daayo sidaa dadkaga uga faa iideyso cilmigaaga hore usoco wll waan jecelahay inaa dhulkena beerano
@barkhadabdillahi560
@barkhadabdillahi560 3 жыл бұрын
maasha allah. mahadsanid Ustaad
@shakirahmed8966
@shakirahmed8966 3 жыл бұрын
Shaqo fican bad haysa walaal Jazakallah 👏🏾
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 жыл бұрын
Jazaka Alaah khayr
@umadamedia24
@umadamedia24 2 жыл бұрын
Macalin wax badanaa kaa bartay canow
@taha-selman
@taha-selman 3 жыл бұрын
Maclin waaku xiisnay shukran bandhiga iyo cashirada aad so dhigtit 1 one
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Adaa mudan walaal. Insha Allah hadda kadib usbuucii ugu yaraan labo maalin ayaan soogalinayaa
@caliisxaaqgeesey8519
@caliisxaaqgeesey8519 2 жыл бұрын
Adaa mudan ustaad
@cwalil.m.y421
@cwalil.m.y421 Жыл бұрын
Allah kheer kusiiy
@SharefaShosho
@SharefaShosho Ай бұрын
Mahadsid qabiir cali baashi
@elmimusa3630
@elmimusa3630 3 жыл бұрын
Thanks brother
@anabsahal2171
@anabsahal2171 3 жыл бұрын
Masha allah walal guleyso
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aamin Mahadsanid walaashay
@cwalil.m.y421
@cwalil.m.y421 Жыл бұрын
Masha aalah
@ahmedabdullahijama4511
@ahmedabdullahijama4511 3 жыл бұрын
Masuul beeraha isku dhafan baan rabay inaad ka soo hadasho hordhaca waan dawaday video kale ma hayno
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Insha Allah Waan soowadaa walaal Insha Allah
@mohamedrible2368
@mohamedrible2368 3 жыл бұрын
Thanks bro
@aminabare1323
@aminabare1323 2 жыл бұрын
Aad ayaan u tebnay cilmigii beeraha oo aad nooga faa,iidayn jirtay
@Amiiny
@Amiiny 3 жыл бұрын
Asc ali baashe wan kuu xiisney wll, facebooka ayaan fariin kuuguso direy inshlh fiiri aadbaan kuu salaamaya ustad🤚❤
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
WCS Amein. waan kusalaamay walaalkay. Ma'aanan arkin fariintaas
@cwalil.m.y421
@cwalil.m.y421 Жыл бұрын
Halgamaa somali ah ayaa tahay
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 3 жыл бұрын
Saxaro ha dhihin ee saalada xoolaha dheh mudane
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
kkkk haye walaal. Waan isku qaldaa markasta. Waxaan rajaynayaa dad iyaka oo cunto cunaya in aanan dhihin saxaro.
@ahmedhassan7198
@ahmedhassan7198 2 жыл бұрын
Halki xabo oo baradha ah meqo ayey noqoneysa basashana sidas miya
@abdirisaaqbarre1815
@abdirisaaqbarre1815 3 жыл бұрын
fathalazer somalia ayaa laga soosaaraa waxaa soo saaro anaga jikobiogas
@aminabare1323
@aminabare1323 2 жыл бұрын
Ustaad waa lGu waayey beryahaan mise
@nimodaud5279
@nimodaud5279 3 жыл бұрын
Asc Masha Allah tabarakalah allahuma barik ilaahay ha kuu batakeeyo aad ayaan kuugu faraxsanahay , kudayashona waad mudantahay. Ali baashe Hargaysa ayaan rabaa in aan ka sameeyo greenhouse qalabka dhismaha information ma iga siin kartaa please I send you email about a week ago please iga caawi Jzk
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
WCS walaashay Nimo. raali noqo waan kasoodaahay suaashaada. Emailkaaga fiiri hadda waan kuusoodiray. Mahadsanid
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
Wll ku aaway xage aaday
@muusewarsme4556
@muusewarsme4556 2 жыл бұрын
Faam shukrn
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 жыл бұрын
Sxb ciida dhulkena hadii weel lagu shubo waxma bixinayso waa sidee
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Ciida iyo salada xoolaha isku dar
@Mohamedfarax.
@Mohamedfarax. 3 жыл бұрын
Asc wll waad mahadsantahay Waxaan rabaa in aad la talin igasiiso barashada beeraha Ee walal intee kaga soo xariira
@firdowsaabdirahman5966
@firdowsaabdirahman5966 3 жыл бұрын
M.a walaalo majecshahy barashada beeraha Ani waan bartaa kulyada beeraha
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Email iigu soodir suashaada walaal ali@farmsomalia.org. ama halkaan kusooqor walaalaha kalena hakaaga jawaabaane
@nuursalmani
@nuursalmani 3 жыл бұрын
Masha allah walal waxaynu nahay dad somali ah waadna ogtahay somaliya in ay ku tiirsantahay beer ama xoolo labaduba waxey soo tagan cilmiga beeraha ama Agriculture , waxan kuleyahay wax la barta waxa somaliya ugu muhiimsan waa beeraha ku so dhawow walal macan .
@nuursalmani
@nuursalmani 3 жыл бұрын
@@firdowsaabdirahman5966 Masha allah walal hore u soco aan wada socono mahadsanid .. inta ku mideysan farmsomali
@firdowsaabdirahman5966
@firdowsaabdirahman5966 3 жыл бұрын
@@nuursalmani mahadsanid walaalo
@ifrahyusuf2816
@ifrahyusuf2816 2 жыл бұрын
Side lagu garan kara inay diyar tahay baradhada
@mohamedabdullahisamatar7216
@mohamedabdullahisamatar7216 3 жыл бұрын
utaad cali baashe aad ayaa kuugu mahad celinayaa
@craxmanyusuf4805
@craxmanyusuf4805 3 жыл бұрын
asc dhaman walalada noo sogudbinaya cashirada tayada leh waan idinka mahad celinayaa mahadsanidiin walalada soomaliyeed waxaan idinka codsan lahaa waxaan jooga jigjiga waxaan rabaa inaan bilaabo beer casriya maxaa tala ah ood isiin lahayd walal kayga soomaliyeed mahadsanid
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
WCS walaalkeen Somaliyeed. Ilaahay hakugu guuleeyo howsha aad wadid. Lkn walaal suashu waa suaal dheer. Videos badan ayaan kasamaynay beeraha casriga sida kuwa greenhouse ka waxaan rajaynayaa in aad daawatay kuwaas. Haddii aad suaal gooni taas kaqabtid noosooqor insha Alaah.
@ducowalidwadaraajo7283
@ducowalidwadaraajo7283 3 жыл бұрын
Wll baraadho beertey wali madhaalin 3 bil weeye maxaa dhacey caleen badan bixiiyeey
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Walaal sifiican umafahmin suaashaada. Sifiican usharax fadlan
@saciidaliibrahim5486
@saciidaliibrahim5486 3 жыл бұрын
Ustaad wan ku salamay wxan ahy arday barto kuliyada agriculture wxan rbaa inan ki weydiyo waa maxay coco peat? Waa maxay coco coir? Maxayna ku kala duwanyihin
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Waan kusalaamay. Coco peat iyo Coco coir Waa isku mid. Labada magac Waa la’isticmaali karaa. Waxa ay yihiin video ayaan kasameeyay ee Fadlan fiirso
@mahadxaashi9746
@mahadxaashi9746 3 жыл бұрын
mahadsanid ustaad baashi. ustaad fariintaan kaaga soo diray gmailka maku soo gaartay
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Walaal email kaaga fiiri. Mahadsanid
@saacidsamatar2807
@saacidsamatar2807 3 жыл бұрын
Ustaad Dambaseeyaha wax ma nooga iftiimin kartaa?
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
"Dambaseeyaha" mafahmin walaal
@calikey3748
@calikey3748 2 жыл бұрын
Caro cad malugu awuuri karaa
@cwalil.m.y421
@cwalil.m.y421 Жыл бұрын
Wax badan ayaa ii faa idaysay walahi
@cashacabdale6605
@cashacabdale6605 3 жыл бұрын
Asc vida cage lagu gada
@abdinazirabdullahi6451
@abdinazirabdullahi6451 3 жыл бұрын
Ali bashi
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
haa walaal
@abdinazirabdullahi6451
@abdinazirabdullahi6451 3 жыл бұрын
@@FarmSomalia waa mahadsantahay wax badan kaa faaiday thanks
@zahrahamoud4335
@zahrahamoud4335 2 жыл бұрын
Waxan raba in aad icawisid ber baan berta
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Walaal sidee caawiyaa? Koley Beer masahlana haddii ay noqoto shaqo iyo lacag ba
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 3 жыл бұрын
Immisa bilood ayey qaadataaa
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Videows ka baradhada aan uga hadlayno daawo. Halkaas ayaan kusharaxay
@jarfof
@jarfof 3 жыл бұрын
Maclin fertliizer moqdisho malaga helikara
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Haa Waa laga helikaraa
@sahroomarmohamud3416
@sahroomarmohamud3416 9 ай бұрын
Ina barta rawa wall ma icawikare
@atiquephone2657
@atiquephone2657 Жыл бұрын
Digada xoolahaa aad ubadan
@mohamedamiin7712
@mohamedamiin7712 3 жыл бұрын
Farm soomali waa Magac Markad aragto ku Aad dareemayso sharaf oo Maxaa yeelay wadankeena Ma Jiraan dad taytalkaa qaadaty Oo bulshada kamid ah oo Layidhaa beeraylad soomaliyeed Taas oo aan kadharagsnahy bulshadeena ina ay dhibaato Wayn naga haysato cuno yari aad ubaahsan
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Walaal waad mahadsan tahay. Somalidu haddii ay wax usoojeestaan meel fiican ayey gaarsiinayaan insha Allah meel aqoon fiican kahelaan ayey ubaahan yihiin. Waxaan rajaynayaa in ay dad badan oo Somali ah oo aqoon yahano ah soobixi doonaan si'aan dhibkaan uga baxno insha Allah
2da Nuuc ee Yaanyadu Ukala baxdo: Tee Greenhouse ka Kufiican?
18:33
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН
Greenhouse iyo Karooto 🥕🥕 Maxaa Beertayda ka Boxooyo?
16:08
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 9 М.
CAMBE BEERO QAAB CASRI AH OO FAA'IDO BADAN
13:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
Muhiimadda Soo Celinta Muuska Soomaaliya
9:19
SATG Filsan
Рет қаралды 2,5 М.
sida Loo diyariyo xididka gedaha
6:19
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 1,5 М.
Sida Abuurka yar-yar ee Barbarooniga Loosoosaaro?
19:25
Farm Somalia
Рет қаралды 14 М.
NAFAQEYNTA BEERTA LAQASAAYO #ifiyahaumada #beer #beerta
12:06
IFIYAHA UMADDA
Рет қаралды 3,4 М.
Sida looga faaiideysan karo Beeraha qeybta2aad Bandhigga Kalsantv
38:42
Kalsantv Official
Рет қаралды 3,3 М.
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН