Xasbunalaah wanicmal wakiil,Allow naga hay masiibadan,mahadsanid Hussein
@aliadam1808 күн бұрын
Imboow abaalkaaga ma gudi karno كثر الله امثالك وجزاك الله خير الجزاء
@40Durkiya8 күн бұрын
Dhalin yarooy Dalkan badbaadu rabaa
@user-jb5ce6nm7j8 күн бұрын
Daahir Calasoow intay kudaba faylan yihiin baa guryahoodii laga shaqaystay.
@hamdibulhan80098 күн бұрын
Maasha allaah xussen rabi ha ku xafido
@PlanetearthSevenheaven-y5o7 күн бұрын
Walaal jazakallaah khayr akhi fillaah Shawo fiican ayaad waddaa. Holwgal qaran aysad noogashay.🫡 Tapping in from southern greater somalia ☝🏼
@Xaawo-c3g7 күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@isseelmi14338 күн бұрын
War aduunayadu waa afar maalmood ee soomaliyeey caddawga caddawga
@Ashaabdi-n7v8 күн бұрын
ALLAHA KA WAYN NINKAN AJANIBKA AH IYO CIDA SOO DIRSATAY BAA DIINTEENA ISLAMKA ALLAHA NOO BADBAADIYO MADAX MA JIRTE ALLAHA NAA DHAAFIYO WAXAN XUMANTA NOO QARINAYO
@isseelmi14338 күн бұрын
Ceeb weeynaa fasahaad
@XasanBiit-f5d8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Allh hakuxafido xussen
@dahircabdillahi6297 күн бұрын
Subxaanalaaah alloow umada yada ka ilaal shartiiisa
@Dalmar-r6g8 күн бұрын
Runtii Xamar waxay u baahantahay Dib u xoreyn. Carab buu egyahay,ee ma carabaa inkaar qabahan?
Xasbunallaah Wanicmal Wakiil, Umad markii laga fasahaadiyo dumarka waxaa burbura umadaas… waayo hooyadu waa rugta nolosha ay ka bilaabato, tarbiyada, diinta iyo dhaqanka…. UN waa xero gumeysi fidis wa inbsidaa loo fahmaa, Mhdsanid wll
@umuyahyhashi95917 күн бұрын
Subxaanallaah najeynaa minhum
@bongasasa38957 күн бұрын
Somaliyeey maistirahdeen dad daciif ah ayaa madax isku sheeg no ah?! Cisbitaladena magacii somalia waa loo quuri wayay! Sudanese, Turkish, yamani iyo waxuaalo laga yaxyaxo ayaa lagu lamaneeyay! Xalaane ne xaraami kasto oo agenda ku duugan ayaa noo gu dhumto! Yaa noo maqan hee! Xero Militari nin Somali lagu magacaaway ne Nin carab ayaa lagu badalay! Where are we heading????
@ahmedkayad59177 күн бұрын
Sorry I was writing in Somali, but some words were corrected automatically to a meaning totally intended. I should have proof read. Ahmed.
@bongasasa38957 күн бұрын
Wa noola soo shaqo tagay! Ala weey nagu kor qadeeyaan maalin walba! Colonised lot
@asiyahmed-cs3ft8 күн бұрын
Magac ,sheeg ama hayada uu ka socdo?faah faahin dheerad ah
@mohamedmohamud9097 күн бұрын
Xuseenow ka raali noqo gafka wax ma granada iyo kuwa laga dhex hadlayo
@OceanRehab6 күн бұрын
Baarlamaanka la hadal si ay suaal u weydiiyaan waxa uu wadanka ka hayo
@Nobody15798 күн бұрын
🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🥲🥲🥲🇸🇴💪💪
@ahmedkayad59177 күн бұрын
Waxan Dabasocdaa Xayawaantii Xalane lagu hayo iyo fanta laga leeyahay. Intii aad sheegtay arimo ka fog ayaa jira. Waxan isku dayi inaan kuu soo diro bug muhiim ah baygkiisa more kuu soo sawiro. Ila soo xidhiidh minfadlak. Hadii kale Dr.Omer, reer Atlanta ah lasoo xidhiidh siuu Inoo xidhiidhyo. Was Ahmed.
@Hannamzq8 күн бұрын
Waxqabad ayaa banahayay
@Layla-nw8nr8 күн бұрын
Shams Somali leaders
@rukia-s6y8 күн бұрын
ilaahow shartiisa nagaqabo
@SafiaJama-s4c7 күн бұрын
Waxaas waxaa noogu wacan Dawladan Doq.maha ah dadkii dad ugu liitaa madax nalooga dhigay Ayaan daro Dumarku ninkaa. Waa in ay garaacaan oo Bureeyaan kelabka xun Dumarku waa kuwa la rabo in caruurtooda mustaq bal la aan lahu rido ee
@Daacad-t4i8 күн бұрын
Waa hadal nin weyn xasan oon la toogan wddnkn mahagaagayo
SHADEYNKA DADKA SOO DHEXMARA DADKUNA ISKU AKEYSIIYA.
@Hafsa-b2p8 күн бұрын
Acuudu bilahi
@Last_King20238 күн бұрын
3:08 Now you are absolutely liar that is a photoshop nice try he has never been in HARGESIA SOMALILAND
@Naisa6418 күн бұрын
How do you know?
@dahirelmi47167 күн бұрын
Dalkeena iyo dadkeena adiga iyo inta kula mid ah ayaa ku soo duulay waayo kuwa nacaybka iyo xumaanta faafinaya ee kala fogeeya dadka ayaad kow ka tahay. Bal isku fiirso Nabad iyo Nololi waxba ku tari mayso.
Ma gaalkaad difaaceysaa mise cadeymaha itus oo itaabsii baad diideysaa… Subxaanallaah
@Layla-nw8nr8 күн бұрын
Hassan sheikh shame
@Beru7008 күн бұрын
Ma jiro waxa somalia la dhaho. Hadii. Aad somalia joogto kalya waxa aan dhihikaraa waad nasiib daran tahay 😂
@AbdiAsyar8 күн бұрын
Katerina ali waxwalbo oo xun ayaad difaaceysaa maxaa jira
@JaweeriyaAli-d6b8 күн бұрын
War afiga maquusatid fayuus ayaa meesha ufadhidaa war Oradell ama wax baro ama shaqeeso aj wuu shaqeesta ee tuugsiga dhaaf arinka aj waa ku ceewoowi doontaa loosar ayaa tahay wax meesha ufadhidaa cay iyo been beelow kadab war orad wax iskulaf allaaj caafimaad ayuu kusiiye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ER-qw6fh8 күн бұрын
adiga ma khaniisnimada iyo caasinimada iyo gaalnimada Diinteena Islaamka naclday aa difaacaysaa, hadii ay xumaanta ku dhibaynin dlalinyarada sharfta leh oo Diinta iyo dalka difaacayo ka aamus