Sida Dv lottery 2024 mobile loogu xaraysto/ codsado

  Рет қаралды 131,729

shaaciyeone show

shaaciyeone show

Күн бұрын

Waa kanaa linkiga saxda ah dvprogram.stat...
#shaaciyeoneshow
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali

Пікірлер: 758
@shakrapoy
@shakrapoy 2 жыл бұрын
Ilaaahooow sanadkaaaN kuwii ku guulaysta naga Dhig Aniga iyo walaalahay soomaliyeed Waynu uwada bahanahay xaqiiqdii ❤💯✌
@hodanaxmed5836
@hodanaxmed5836 2 жыл бұрын
Amiin
@mmangoofficial2959
@mmangoofficial2959 2 жыл бұрын
Amiin abtigay igu soo duceya
@mmangoofficial2959
@mmangoofficial2959 2 жыл бұрын
Plz abtigay ayaa u xaraynaya just plz igu soo duceya wlhi🙏🌎❤️
@shakrapoy
@shakrapoy 2 жыл бұрын
@@mmangoofficial2959 allh usahlp
@xamdacarab3155
@xamdacarab3155 2 жыл бұрын
Amiiiiin amiiiiin
@ahmedomer5918
@ahmedomer5918 2 жыл бұрын
Shaaciye saxip wax badan baa na gashatay alleh ha ka abaal mariyee anaguna waan dadalayna
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 жыл бұрын
Qof walba muraadkiisa Alle Swt 🥰 ha u sahlo, in sha Allaahu tcl 🤗
@barwaqomuusecali6137
@barwaqomuusecali6137 2 жыл бұрын
Been maha si wacn ayaad nogu hagar baxdey thank you so much
@sammimaahi114
@sammimaahi114 2 жыл бұрын
Mahadsanid libaax, runtii aad iyo aad ayaa noo cawinoosaa waaku mahadsan tahay abaalkaada ma gudi karno guuleyso.
@IdleMohamed-v2u
@IdleMohamed-v2u 5 ай бұрын
Wll ani ya I xareya
@Araweelo110
@Araweelo110 2 жыл бұрын
Shaaciye dar alle ayaan kuu jeclahay walaal, sida aad umadda u caawinayso guuleyso. Inshallh maalin uun hadaan america imaado waan kula kulmi haduu alle yidhaa thanks again big bro
@queensacduush5384
@queensacduush5384 2 жыл бұрын
M.a
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 2 жыл бұрын
Ma reer Burcaad thay?
@hassanabdullahi6701
@hassanabdullahi6701 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustad shaaciye sidaad noo sharaftey allaah ku sharfo aniga io inta ilamid ahna guul ayaan urajeyna I.a🤲
@fahmokarar2243
@fahmokarar2243 Жыл бұрын
Wall wan kubaryaa linkiga intee kahelaa
@farhanahmedcusmaan1721
@farhanahmedcusmaan1721 2 жыл бұрын
Wxa dhan wn dhameeyay simit wn dhahay kadib confirmation number io magaceyga io tariqda dhashay iiso saaray kadib mxa sameeya dhaxda ma uga bixi kara🤔
@fatimanom7114
@fatimanom7114 2 жыл бұрын
Screenshot ka qaado dhexda oga bax ama geeska taatabo wll
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 2 жыл бұрын
Alle hanagu guuleysiyo 🤲
@CashaXuseein
@CashaXuseein 2 күн бұрын
Huuhdbd is for the only reason
@CashaXuseein
@CashaXuseein 2 күн бұрын
Not Not yet but it would not have been so long ago
@muztaph3hhuzi3n3
@muztaph3hhuzi3n3 2 жыл бұрын
Masho alah wll shaciye waxan rajaynaya sida aad dadka u caawinayo in adana AlaH wayne ku caawiyo waxad tahay wll qalbi furan wuxuu naftisa la jeceyahay bulshadisana la jecel marwliba guulayso wll insho alah ❤👍
@mohangostoso5692
@mohangostoso5692 2 жыл бұрын
Xalay 2:00 am saqda dhexe xareystay isoo duceya i a guul idin rajeyna dhamaan 🇸🇴❤️
@cabdiqadirmayowbariire4736
@cabdiqadirmayowbariire4736 2 жыл бұрын
Abwe marka udanbeysay magaca kla gadis maku baxay
@Pasto1135
@Pasto1135 2 жыл бұрын
Maanta mala xareysan karaa
@Mohamed-hm7mg
@Mohamed-hm7mg 2 жыл бұрын
Pro waxaan dhameeyay primary secondary waanwada ma xaraysan kara shshaado diploma ayuu iwaydii naya
@Qadra-Hussein722
@Qadra-Hussein722 2 жыл бұрын
Walal linkiga away plze share isoo dheh
@hayeeywaryaa1004
@hayeeywaryaa1004 Жыл бұрын
@@Qadra-Hussein722linkigaba La,ahay 😂
@Maryan_idil
@Maryan_idil Күн бұрын
Shaaciyoow thank you ☺️💕 Waan xareesanayaa waana ku baxayaa ilaahay idinkiis.
@fardowsasaid2072
@fardowsasaid2072 Жыл бұрын
Mahdsnid wallo Sidada noo cawisay Khayr hel Waa malin jamco ah Allow noo sakhir wax kasta oo khayr ah🤲
@ifraaxmaxamedCabdi-k6t
@ifraaxmaxamedCabdi-k6t 5 күн бұрын
Bl wll link no sheeg
@QURAN.KARIIM338
@QURAN.KARIIM338 Жыл бұрын
Insha Allah Allah kuwa sandakan ku guulatsta ee ku taga nabadqab naga dhiig Amiin tu waa xagiina
@abdirahmanahmedali
@abdirahmanahmedali Жыл бұрын
asc xld kwrm wall waxaa doonayaa inaa adiga ii xareyso hadee macquul tahay
@Ci___se
@Ci___se 11 ай бұрын
Mahad sanid wllky waan xaraystay manta oo Salasa ah 7/nov/2023 h12:00pm insha allah 🇺🇸
@MuniiraJama
@MuniiraJama Ай бұрын
Maguu leesatay wllo
@abdimaxamud7109
@abdimaxamud7109 23 сағат бұрын
Mahadsanid walaal
@MahaCabdi-ft6cc
@MahaCabdi-ft6cc 3 ай бұрын
Al Ilahy yoow nagu guule
@jiwoooa
@jiwoooa Жыл бұрын
Een wll aniga somali ban jogaa address ka ne mxaa ka dhigta somali address ma lahan wuna idan yhy
@faraxxamsecabdi6950
@faraxxamsecabdi6950 2 жыл бұрын
Illahey hanaGu guuleyo aniga iyo dadkaanu wlaalaha nahey ee meeshan ku jirapah
@abwaantayo
@abwaantayo 2 жыл бұрын
Jawaab waafiya oo dhakhso leh ayaan sugayaa insha allah
@cabdicarab3920
@cabdicarab3920 2 жыл бұрын
Asc sxp linkiga isodir kawayay
@iqradahir3665
@iqradahir3665 2 жыл бұрын
Mahadsanid inbadan
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 2 жыл бұрын
Jazakalah wllo runti wad ii fududeysy wlhi wax badana wn ka faiday hadan buuxiyay on dhameyy lkn wixi Allah qoray aya marwlba ah ta aynu ku dambayn dona lkn Allah hayngu guuleyo haday khayr ino leday dhamanten inti xaraysty ba 🤲
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 2 жыл бұрын
Wll Mareykan waa Dhul gaalo. illaahy ma jecla dadka Islamka ah in ay ka guuraan dhul islaam ah , una guuraan dhul gaaleed.
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 2 жыл бұрын
@@manitbaacy3413 wa run lkn musliminti dhulkoda laguma nolankro wa xasidin dhulkeni somalida wad ogthy xaldeda mrk nasibkenn tijabinyna
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 Жыл бұрын
@@rahmaabdirahman1670 Haye wll
@hamzeismail2833
@hamzeismail2833 2 жыл бұрын
Macalin waa bilaa cod ee codka usii daaa
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 жыл бұрын
Waan xaraystay xalay thank u shaciye alle hanagu guuleeyo aniga iyo inti xaraysatayba🤲🤲
@xaliimosaciid4342
@xaliimosaciid4342 2 жыл бұрын
Abaayo sawrka xijaab miyaad ku yashay mise
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 жыл бұрын
@@xaliimosaciid4342 maya tarxad abaayo Dhagaha baneeyay
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 2 жыл бұрын
@@ikraammohamed5717 subxanllah Nin Gaal ah baad dhagaha u banaysay. Illaahay denbi dhaaf waydiso
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 жыл бұрын
@@manitbaacy3413 adigu halkad banay say marka tagtay America War niicda igala tag
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 2 жыл бұрын
@@ikraammohamed5717 hahahah wllhi wad iga goslisay wll Talow isagu halku baneyey hhhhh
@adamabdullahi6897
@adamabdullahi6897 2 жыл бұрын
Walaal waxad inoo sharaxdaa qeybta level of education mid mid udul istaag taas ba fahan ubaahan mid walbo iyo wixii laga wado???
@nopeimusa7678
@nopeimusa7678 2 жыл бұрын
Masha Allah jazakAllah kheyran 🥰💯
@jamilaxasanjuju4991
@jamilaxasanjuju4991 2 жыл бұрын
thanks wllkey shaaciye aad ayan kaga mahadcelinaaa
@ugaastoni2163
@ugaastoni2163 Жыл бұрын
shaciyow waxad ka so hadasha visaha shukan siga gabadh aya canada joogta marka may iga cawin karta iney ii kento canada
@caanodahab2488
@caanodahab2488 2 жыл бұрын
Sxb Waan kuslaamy waan xareesaty lakiin waxakstana coppy baan ka qaatay markaa hadhow jawaabta xagee kala soconayaa?
@sucaadmuxumed3187
@sucaadmuxumed3187 Жыл бұрын
Mansha Allah wall Qaali ah wax badan baa oo faa.iideysa
@cusmaanxussen710
@cusmaanxussen710 Жыл бұрын
insha allah gul ayan rajeynaa
@jamilaxasanjuju4991
@jamilaxasanjuju4991 2 жыл бұрын
shaaciye wll ka so hadal qfka an shahaadada heysan oo work experience ka leh sidu uxareysanaa plz abwe iga so jwb marar badan ku so qorey
@meymuunhassanisaaq4368
@meymuunhassanisaaq4368 2 жыл бұрын
Wcs wlal shaciye wa cod la an video ga noso bobsi midkle oo codleh kana waqti dher kan
@Nuurkaban
@Nuurkaban Жыл бұрын
Asc thanks bro su aal hadii aan heesan shado dugsi sare ma shaado waxbarasho Kawaran? Wax rajo maleeyahay?
@muniirahmed6304
@muniirahmed6304 2 жыл бұрын
wll waxaan haysta basaboor Ethiopian,lkn Kenya kudhashay ma waxaa kuqoraa inaa Ethiopia ka soo Jeedo Kenya kudhashay?? fadlan iga sojawaab wll wa jazkalahu khyr
@MRLIVE14
@MRLIVE14 2 жыл бұрын
Thanks macalin shaaciye jazakallah
@mohamoudosmankahin722
@mohamoudosmankahin722 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll Jazakallahu khayr sida wanaagsan ee aad ugu dadaalayso inaad dadkaaga caawiso
@ayaanleabdi1728
@ayaanleabdi1728 4 күн бұрын
Thank ❤❤
@mount4246
@mount4246 2 жыл бұрын
Jazakaallah ❤️🥰
@wll__________kumar_____4682
@wll__________kumar_____4682 Жыл бұрын
War zhp ila zo xirir
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 2 жыл бұрын
Mansha Allah Mahadsanid Ustaad
@abdiyow7262
@abdiyow7262 2 жыл бұрын
Alle haku sharfo wallo waan dhameyay i.a inan wada gulaysanaa rajaynaa
@dhehabeautychannel1103
@dhehabeautychannel1103 2 жыл бұрын
Walalo laban is qabin ben ahan ma u xresan karan hdhow maxa caqabda ay lakulmayan
@zaedhazzan3388
@zaedhazzan3388 2 жыл бұрын
Masha allh alle haku barakeeyo wllo from Hargeisa ❤️
@shugridiinabdimoalin915
@shugridiinabdimoalin915 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaaad shaaciye ✅🙏🙏
@faatimacooking3577
@faatimacooking3577 Жыл бұрын
Thank you wllo sida ad no jcshahay ayan kuu jecel ahay ilahey hano kaa dayo in badan 🥰♥️
@Maidacaddey
@Maidacaddey 2 жыл бұрын
Asc wall shaaciye aniga hooyadey weey dhimatay aabe ne sido kale waxa nahy aniga iyo walalahy waxan nahy 5qof laba wiila waa mataano 4sano jir ah wiilka kale ne waa 11sano jira ah walasheey ne waa 16 jira aniga ne 23sano maraka aniga oo family ah ma xaresan karana please isoo sheega
@abdifatahsaciid6143
@abdifatahsaciid6143 2 жыл бұрын
Abaayo Allah u naxariisto hooyo iyo aabe adiga ne walalahada Allah kuula garab galo
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 2 жыл бұрын
Jazakallah khayr jazaaa walaaal
@nasraxasan7688
@nasraxasan7688 2 жыл бұрын
Thnkz wll mcn waxaa jeceshahy allha ku siiyo anaga neh allha Nagy guuleeyo🙏
@abdiazizmoalimomar6973
@abdiazizmoalimomar6973 2 жыл бұрын
Ustaad Shaaciyoow link mee
@engfuaaddeck2888
@engfuaaddeck2888 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@bandasomaliz6339
@bandasomaliz6339 2 жыл бұрын
aniga Waxaan ku dhashay dalka Sacuudiga, sideen hadda xogta u gelin karaa, anigoo ku nool Soomaaliya ma iga caawin kartaa in aad muuqaal ka sameeyo please?
@Yuusufmaxamuud932
@Yuusufmaxamuud932 2 жыл бұрын
Zxp nin dadkisa jecel baad tahy ilahay ha uso fudeeyo inta Muslim ah qasatan somli waan idin so dhaweyneynaa no imada
@Sakimalik12345
@Sakimalik12345 2 жыл бұрын
I.a
@Duumahom17
@Duumahom17 4 күн бұрын
Sahip soo dhig midka 2026
@FAARIS_J8J
@FAARIS_J8J 2 күн бұрын
Zxb badhanka cagaaran ma iilaha
@mohdqadarosmaanhussein244
@mohdqadarosmaanhussein244 2 жыл бұрын
Shaaciye wa mhdsnthy wll sual ban qabaa somalia zip cod way leedahay wana 00252 marka miyeesan aqan sanen USA hadaan isticmalana ma la igu diidayaa ?
@mohdqadarosmaanhussein244
@mohdqadarosmaanhussein244 2 жыл бұрын
00252 ma isticmali karaa
@salamchannel4141
@salamchannel4141 2 жыл бұрын
Okey walaal aniga wuu iga diidey maxaan sameeya ilaa intii la furey ilaa hada wuu diidanyahay
@ahmedadem1874
@ahmedadem1874 11 ай бұрын
Thanks masuul
@alimohamedmohamud8458
@alimohamedmohamud8458 Жыл бұрын
Mahadsanid sxp qaali
@saredomedmahamed4959
@saredomedmahamed4959 2 жыл бұрын
Wll waxan rabna inin sufican uu ogana
@mahmedabdilahi9212
@mahmedabdilahi9212 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayd u mahad sanatahy bro sida fiican aad no fahansiisay jazakallahu khayr
@Demond903
@Demond903 7 ай бұрын
khayr alle haku siiyo wll
@hibaaqmaxamed9544
@hibaaqmaxamed9544 2 жыл бұрын
shaciye alle haku sharfo sida nola dadalayso
@Bella-oi1us
@Bella-oi1us 2 жыл бұрын
mahadsanid wll
@bilaalpro160
@bilaalpro160 Жыл бұрын
Bahod shukriya bhai alaah abko janad nasib farma
@abdullalhynurelmi3304
@abdullalhynurelmi3304 2 жыл бұрын
mahadsanid walal jazakallah🤙
@siciidcabdiwahaab3401
@siciidcabdiwahaab3401 2 жыл бұрын
War saaxiib khyr allaah haku siiyo
@abdullahixuseen4066
@abdullahixuseen4066 2 жыл бұрын
Jazaaka allahu kheyran
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 2 жыл бұрын
جزاك الله خير wll waajib weeye inaan asxpta gaadhsiino wn gaadhsiiyey dadbadan 3k iyo dheerad gruop ah alx
@ayanleahmed5128
@ayanleahmed5128 2 жыл бұрын
waajib ma ah wll
@hamdaqoranecisman2783
@hamdaqoranecisman2783 2 жыл бұрын
Thank u wll lnbarka markn wada dhameyo ayuu soo diriyaa
@Relaxingmusic-hy3th
@Relaxingmusic-hy3th 2 жыл бұрын
Thnk you ugaas
@fahmaabdirisak5620
@fahmaabdirisak5620 2 жыл бұрын
thnks jazakalah
@sahalboi5012
@sahalboi5012 2 жыл бұрын
Postal codeka soomali waa +252 maxaa dhacay
@Onlytikgir
@Onlytikgir 2 жыл бұрын
252 country code weye zhp
@sahalboi5012
@sahalboi5012 2 жыл бұрын
@@Onlytikgir postal codeka +252 ka dhigay wuuna i aqbalay koleey
@abdirahnman_shaafici7062
@abdirahnman_shaafici7062 2 жыл бұрын
@@sahalboi5012 baxaraa ku jirtaa
@sahalboi5012
@sahalboi5012 2 жыл бұрын
@@abdirahnman_shaafici7062 oo see camal sxpow
@ramlaramla885
@ramlaramla885 Жыл бұрын
Mahdsanid wlo
@carab1574
@carab1574 2 жыл бұрын
My teacher waad mahadsantay Waxaan rabaa inaan sigaar ah kula sooxiriiri tell garam nosheeg
@faatmiinazahra
@faatmiinazahra 2 жыл бұрын
Wall jazakallahukher sidaad noo caawisay illaahay ha kuu caawiyo
@josephlyrics1480
@josephlyrics1480 2 жыл бұрын
Ustaad Allah ha ka jazaayi siiyo
@caddexariir6303
@caddexariir6303 2 жыл бұрын
Please send the correct Link
@hodanosman3268
@hodanosman3268 2 жыл бұрын
Wll mahadsanid marka hore wll kwarn hadii xajigaygu isna dhinicisa kaxateeyo ana aan dhinacayga kaxareeyo masaxba
@saedguure5850
@saedguure5850 2 жыл бұрын
Thanks wll shaaciye waad nala dadaashay 💯♥️
@cabdisamaddahir4496
@cabdisamaddahir4496 2 жыл бұрын
Alhamdulhi waan ku gulysty. Waana. I aqbalay alx zxb thnks wlHi in badan waan ku socday zxb mahadsnid zxb qali
@sakariyeCqaadir-f8j
@sakariyeCqaadir-f8j 11 күн бұрын
Xagee joogtaa hada
@muhyadinidiris9445
@muhyadinidiris9445 Жыл бұрын
Masha alllah
@mohamedhassan2969
@mohamedhassan2969 2 жыл бұрын
Lotery 2024 qofkii ku guuleeyataa sanada 2024 miyuu baxayaa
@dayibqasim4259
@dayibqasim4259 2 жыл бұрын
Ilahow wa ku barye manta duhur waye haddu qayr ii yhy igu gulee 😭😭
@saarasaid278
@saarasaid278 2 жыл бұрын
Wllow district County province states mesha ay ku qornthy maxa lagu qoraaaaa
@galadcaliwarsame2951
@galadcaliwarsame2951 Жыл бұрын
Shaaciye zxp suaal baan qabaah anigu Dalka Ethiopia iyo Somalia maisku si baa lottery lagu buuxiyaa dad badan oo waxa jira Somali hadana jooga dal kale sida keenya iyo Ethiopia sida aniga oo kale waxan jogah Ethiopia gaar ahan magalada JIG JIGA Maku buuxin karah JIG JIGA oo lottery ma lo aqoon San yahay mise Adiss ababa ban ka dhigah taas iga jaahil bixi zxp
@asadvlog9127
@asadvlog9127 2 жыл бұрын
Broh shaaciye aad baad u mahadsanthy wa ino dadaashay ilahey haka abaal mariyo💝
@indhinhoe3248
@indhinhoe3248 2 жыл бұрын
wr zhP shaaciyow hadaan lamane xaraysto ka waran oo hadhow hafuu iso baxo wllshey ku kaxeyo ama yadu igu kaxayso ama kaearan hadaan 30 magac kusamaysto iyo gmailo cuzub iyo lambarada xafadayana arinkaaz kaso hadal wllo si deg dega
@siyaasiganabadda1333
@siyaasiganabadda1333 2 жыл бұрын
shaaciye abaalkaga ma gudi karno alle haku dhowro
@dulnuureyndnuune3469
@dulnuureyndnuune3469 2 жыл бұрын
Zxp aad iyo aad ayad umahad santahay illahay wax khayr badan hagu badalo dadalka aad noo sameya kuwi ku gulaystana Allah hanaga dhigo
@sacdiyoshiikhismacil2382
@sacdiyoshiikhismacil2382 8 ай бұрын
Wllo Manor xaraynee mahadsanid
@alikashmirofficial1720
@alikashmirofficial1720 2 жыл бұрын
Haduu kheer noogu jiro ilaahey hanagu guuleeyo..hadey shar nootahayne ilaahey nooma fududeeyo
@AbdiFatax-j3e
@AbdiFatax-j3e Ай бұрын
Wamahadsantahay
@actorman8473
@actorman8473 2 жыл бұрын
Natiijo farxd leh ayaan idin rajaynaya dhaman alle haynagu guuleyo #hal.suaal moble miyaa lagu xaraysan karaa wll #shaaciye lkn qof uu usoo baxay telephone ku xaraystay ma jiraa??
@maahuu5710
@maahuu5710 2 жыл бұрын
Ustaad dhamaadka wuxuu isoo qorey Warning:Session timed out. Muxuu ka wadaa wixii oo dhan waan saxay. Si degdeg ah muqal ugu soo samee aniga iyo asxabta waan fahmi la'nahay
@PaploBlack
@PaploBlack 2 жыл бұрын
😂
@fatuuxmahomed5971
@fatuuxmahomed5971 2 жыл бұрын
timeki laguu qabtay ayaa kaa dhamaadey 30 mint gudohood ku xareyso
@Zahrayalicolow
@Zahrayalicolow Күн бұрын
Aneh sanadkaan xaresana I.a😂❤
@xasangantal1011
@xasangantal1011 2 жыл бұрын
mahadsanid sxp
@Abdullahie_Officials
@Abdullahie_Officials 2 жыл бұрын
Nio meshas postal code ka ah ano kenya joga ma dhihi kra no postal code cml
@Worldnewertv
@Worldnewertv 2 жыл бұрын
Thank you very much bro keep going
@AbdiMohamed-iw5hk
@AbdiMohamed-iw5hk 2 жыл бұрын
Bro ka so hadal dadka aan haysan shahado lkn labada sano shaqaynayey sidee u xaraysan karan
Sidee u xeraysan kartaa Lotteryga Maraykanka adigoo gurigaaga jooga
11:51
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 27 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 110 МЛН
Sida loo buuxiyo foomka ama loo xaraysto DV lottery 2025
13:49
Habka ugu fudud ee sawirka Dv lottery u samaynsan karta
9:36
shaaciyeone show
Рет қаралды 58 М.
Qarashka ku baxa Dv lottery bilow ilaa America
9:55
shaaciyeone show
Рет қаралды 34 М.
Sh Umul oo ka hadlay Dv lottery. Xaraam miyaa dv lottery ?
8:44
shaaciyeone show
Рет қаралды 11 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН