Sida lo nadifiyo musqusha qolka jifka Ka faideyso

  Рет қаралды 249,368

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Shukri Masala

Пікірлер: 463
@farhanabintihakiimafarhana1460
@farhanabintihakiimafarhana1460 6 жыл бұрын
Wow mashs allah qurux ar shukriiney kujecliyaa allow abalkada janatulfirdooz insha allah
@jawaahirahmed8952
@jawaahirahmed8952 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhghhphhphhhphhhhhhhhhhhhhhphhhhhhhhhhhhghgphgggggghhpphghhhhpgyhghhyyhhghhghhhghhhghhhhhhhhhhhhhhhphghhghhhghhhhhhgghhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhghhhhhhghhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhghhhhhhhhghghhhhhhhhhhhhhhhhhhhghhhhhhghhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhghhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@Cadeey
@Cadeey 6 жыл бұрын
Abaayo Masha Allah iyo Insha allah musqulaha lahuma dhoho magaca (Allah) xifdi Thank you 😊
@aliabdalla9303
@aliabdalla9303 6 жыл бұрын
shukri sharfey huno waa mahdsanthy walsheey musqusha magaca eebo laguma sheego insha allaah baad dhahdey mahdsanid qaali
@umthamge6394
@umthamge6394 6 жыл бұрын
Wallo aad iyo aad baad u mahadsantahay faaidada badan Inshaa allah ha ka dhex oranin musqusha ilaahay laguma soo xuso kolayba waad iloowday laga yaabaaa
@abdirahmansiyaad7109
@abdirahmansiyaad7109 4 жыл бұрын
Shukri wll joji naagta Shaqaalaha waayo hadaan reer waqoyi nahay hablaha Shaqaalaha waa sida ubad kayaga oo kale waayo masuul ayaad ka tahay inta gurigaaga joogta waanay ka hosaysa hayasin qali waan Ku jecele
@farhanabintihakiimafarhana1460
@farhanabintihakiimafarhana1460 6 жыл бұрын
Sidad noola jeceshahy qer alle hakula jeclaado janadiisa insha allah
@sadiaAkarim
@sadiaAkarim 6 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo Carfisada aad u isticmashay suliga ee tuunjiga ku dulsaran magaceda ama sawirkeda igu caawi walashay. Mahadsanid markale.
@ayan1434
@ayan1434 6 жыл бұрын
Ww msha allah nadif iga dheh iyo wili indhaha so jidaneyso thnx qali wax wa la faiday
@hodanmohamed9788
@hodanmohamed9788 6 жыл бұрын
Wlhi masha allah manta lee fir saday wax yalaha aad so galiso masha allah shukri sharaf nolow yqe masha allah walle hoyadey isku mid tihin masha allah lv uh my dear siz shukri cdey horo u soco taas kugu raac sanahay 💖💖💋💔💔💔💋💋💋💋💔💔👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 farxat warta wlshy
@ARNOLD23
@ARNOLD23 6 жыл бұрын
Mansha allah tabarkallah gaari baad tahay ilaahay xagoga haku barkeeyo shugri
@asiaaar5002
@asiaaar5002 6 жыл бұрын
Walashay magaca Alle suuliga haku dhex odhan iyadoo in lagu dhexhadlaaba aysan haboonayn Jazakallah khayr saad marwalba noogu faaiidayso👍
@mohamedsalad7079
@mohamedsalad7079 6 жыл бұрын
manshallah
@قنياتفاطمهمحمدصوماليفاطمه
@قنياتفاطمهمحمدصوماليفاطمه 6 жыл бұрын
Asia Aar Asc
@gehxhbxhshdhdh3610
@gehxhbxhshdhdh3610 6 жыл бұрын
Asia Aar احلم
@sofiaerilleey3467
@sofiaerilleey3467 5 жыл бұрын
Asia Macaan isooboqo hadaad kahesheyna channel keyga LIKE & SUBSCRIBE iisaar ANIGANA waan kuusare fadlan
@deeqaluul4850
@deeqaluul4850 6 жыл бұрын
msha allh mcto qayr allh ku siyo wxd no so gelisaa carifinta guriga qaliyeey gcmahaga allh ku barakeyo wxyabaha qolka jifka lgu crfiyo mhsanid qali dumarey insha allh
@fatumasalat6756
@fatumasalat6756 3 жыл бұрын
MASHAALLAH 🥰🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰 so cute...May Almighty Allah protect you sweetheart ❣️
@fartunhirsi5344
@fartunhirsi5344 6 жыл бұрын
Masha Allah thank you so much xbbti noo soo badi xaga nadaafada cunto waad naga dharjisaye
@اسميتهاسمية
@اسميتهاسمية 6 жыл бұрын
والله امووت فيك يا شكري😍😍😘😘😘😘 jazaka allh saaa daacada noogu tahay 💝💝💝 dadka xumaanta jecel plz hanoogu qaban warar kood Dadaa ka badan oo wanaag jecl oo rabaan inaa wax ka fa,ideestan wax badana waa kaa faa,idnay jazakal laah shugri cadey😍😍😍✌ الله يدومك لنا يارب
@ayanali-wc9kj
@ayanali-wc9kj 6 жыл бұрын
shugriye ya mukul dhaqow garaneynin yab nagahan an ka yabe alab so gili a dhiman war wax dhaqow garanyin toban jir aba dhaqi karto shukriye islamahan ye Ku walin
@hamdajama1287
@hamdajama1287 6 жыл бұрын
Naagaha nairobi jooga bar inay suuliyada iska nadiifiyan iyo guryaha naago ka uskag badan ma arag mid iyo dhif maayo
@sihammohamed8064
@sihammohamed8064 4 жыл бұрын
Abaayo ilaahey qeer haku siiyo
@deeqofaaraxalasow2617
@deeqofaaraxalasow2617 4 жыл бұрын
Musqusha ayaad insha allah ku dhex leedahay waa mamnuuc abaaayo taasi.ilaaheey haku barakeeyo
@zahroalifarax4375
@zahroalifarax4375 6 жыл бұрын
Carfisada musqusha inte laga hela abayo
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 2 жыл бұрын
Mashacala
@daganqali1524
@daganqali1524 6 жыл бұрын
ala abaayo adoo na weydisan aba kuso ducena qeyr allaha ku siiyo mcnto wax bdn aka faaiday xabiibti
@nashaadabdi4742
@nashaadabdi4742 6 жыл бұрын
Mshlh gcnto ilhy ha ku barkyo shukryey qrxy ha u bxn dadkan isku mid mhn abyo hry u soco qurxn iga so dhis ani jifka fadhiga qadada adunka dhan
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 9 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@dheemanluul158
@dheemanluul158 6 жыл бұрын
Shukri wad mahad santahay xbbti xage laga hela sadka musqusha
@naimahassan776
@naimahassan776 6 жыл бұрын
Asc walaashey shukri masala waa gabar ku jecel intee karadiyaa
@nuunayibraahim1202
@nuunayibraahim1202 4 жыл бұрын
waxaan ahay gabar baydhabaa joogaa
@supermegafantasyland4262
@supermegafantasyland4262 6 жыл бұрын
Abayo macanto your great 👍 helpfully Wallahi this is my first time visiting your channels and it’s amazing 😉 thanks 🙏 a lot for sharing yours thoughts mashallah may allah give you rewards ♥️😂👍👍👍I’m in love this channel Wlalhi mashalalh once again keep up the hard work 😓
@fc9782
@fc9782 6 жыл бұрын
Mahadsanid qurux waye masha Allah mcnti baragallah xbbti
@farhanabintihakiimafarhana1460
@farhanabintihakiimafarhana1460 6 жыл бұрын
Hhhhhhh ar somaliyey igaga lexda gabadha wad yabantihine somli mashqul makadhamanayo ee horay ugu soco inti xun alla yahdiyak
@amushofficial5413
@amushofficial5413 5 жыл бұрын
maansha allah alpo illahay haka abaal mariyo Shukri hal su'aalna aan ku waydiiye Cagasaaraha dhan ma caagba mise
@ummumaryanmomam1045
@ummumaryanmomam1045 2 жыл бұрын
Musqusha magaca allaah hakudhexqaadin maasha allaah
@happy-wp2fu
@happy-wp2fu 4 жыл бұрын
Xbibti khyr bdan alha kusiyo macalimadyda sh.qurux Talo anoy igawarer santahaaa IGA fujisy cizi iyo shraf Ku nolow
@canabxasan2648
@canabxasan2648 2 жыл бұрын
Masha Allah
@habicabdilahi6303
@habicabdilahi6303 6 жыл бұрын
maasha allaah shugri khayr alle hakusiiyo walee ninkii kuhely ayaan iyo nasiib bulahaa maasha allaah alle haysukiin barakeeyo
@leilasaidsiyad377
@leilasaidsiyad377 6 жыл бұрын
mansha allah shukri masala abyo wlh aad ayn u jclestay cahnelkaga nadafada iyo cunto karinta iyo dhaqaalaha rerka sida ad uga fakaresid allaha ku xafido hadi ad somlia imado inoo sheg wax bdn ayn kafaidesan leheen mahdsanid
@iqrocabdi926
@iqrocabdi926 2 жыл бұрын
Gandhi ogda Maka la dubo video aa codka ka saraa markaas ayey Masha allah ledahey wax hubsada mammada ilhy ha nayo wax badn ay naga cawisaaa
@idlixuseen3682
@idlixuseen3682 6 жыл бұрын
Caadi ma ahan walaasheey macaan shukri sharaf taageerahaaga koowaad ayaan ahay dar allaan kuu jec lahay dadaal kaaga ha joojinin xabiibti
@sihaammaxmed635
@sihaammaxmed635 2 жыл бұрын
Abayo shukran ficaney
@asmasiciidali5795
@asmasiciidali5795 4 жыл бұрын
Mnsh alh mcnto ilhy khayr ha ku siyo waaan ka faidnaye
@queen7298
@queen7298 6 жыл бұрын
abyo mcnto marka hoore kheeyr faaro badan Allaha kusiiyo ina maxamadey 🖐 shanta farood ilaahey maa siimin marka dadka warkooda iska dhaaf waxa sogaliso waa waax lowada bahan yahay 🙏shukran
@asmaaxuseen2018
@asmaaxuseen2018 6 жыл бұрын
abyo mashaa Allah wanaaga baan kugu jeclahay for ward shugran
@nuunayibraahim1202
@nuunayibraahim1202 4 жыл бұрын
abaayo aad ayaan kuujeclahay waxaana rabaa Inaan kula soo xariiro waxyaabo badan aad Nairobi iigu soo adeegto what's appka nambarkiisa iisoo dir
@batulabiilan5779
@batulabiilan5779 6 жыл бұрын
Mncto waad mahadsantahaye runti waanu faideyse mnshla Allah hakubarakeyo
@qaraninahodan8551
@qaraninahodan8551 3 жыл бұрын
Masha allh xbbti gulayso
@fatumaedin3881
@fatumaedin3881 6 жыл бұрын
Mcnto waxa noso galisa waxyabaha gurika cayayanka loga hortagi karo plz mcnto ilahay haku barakeyo sida nogu faideyneyso
@fatumaedin3881
@fatumaedin3881 6 жыл бұрын
Mcnto wankasugaya
@sheekoshaax1843
@sheekoshaax1843 6 жыл бұрын
Fatuma Edin wad ka qadeysa marki qabeska
@fatumaedin3881
@fatumaedin3881 6 жыл бұрын
anita pretty maxa waye
@quathraaliomohamed
@quathraaliomohamed 6 жыл бұрын
maa sha Allah great work thank you so much
@siradgedi2830
@siradgedi2830 6 жыл бұрын
Masha allah waa noo fa,ideysay qeyr allah ku siyo xabibti
@ayaanmaxamedcabdi5494
@ayaanmaxamedcabdi5494 4 жыл бұрын
Wlll masha alllllllah mahadsanid lkn xbbbti carfisa aad leeadahy urta ayay ka ilaalinaysa musqusha magaceed
@fanaxleyfantastic2120
@fanaxleyfantastic2120 6 жыл бұрын
Love you Wlhi 🙏🙏🙏💕👍🏻👍🏻❤️😍😍💕💕👏🏻👏🏻👍🏻
@maryansaciid7213
@maryansaciid7213 6 жыл бұрын
mashallah jazaakalaah qeeyr walal
@selflovebeauty5870
@selflovebeauty5870 6 жыл бұрын
Abayo shugri wan kutaagera waxa tahay gabar karti leh oo reer magaala wana jeclahay dadkaas inan lajaanqado oo fiirsado insha alah marna gurigena wan kugu casumi dona wana kutagerna aniga hoyade walalade haben horana kashaata kaa copy yene sidadi cml xoga weno noqote ma macalimadena gari karna love u walashey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤣🤣👌🏻
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Mansha Allah wlashey jazakallahu khayran
@aminaomar3834
@aminaomar3834 6 жыл бұрын
Maashaa allah shukri walasheey gaari dumar
@تهانيايوسف
@تهانيايوسف 5 жыл бұрын
Imnkaaan idnku soo biiry xaaaslyaash wlhi wligy waxs ma daawn imnk markii ligursdybn soo raadiyey
@redasamiir5082
@redasamiir5082 4 жыл бұрын
masha alh
@hafsawehliye8060
@hafsawehliye8060 6 жыл бұрын
Asc walaley kadaa musqusha dhexdeda magaca allh ama insha allh aadku heyso
@fowziyahajjihassan1648
@fowziyahajjihassan1648 6 жыл бұрын
Masha Alla caqligaga iyo gacantada allaha Ku barakeeyo abyo
@marwofarduus2126
@marwofarduus2126 6 жыл бұрын
Mansha allah wax fcn ayad so galisay jasakumulah khayir
@nuuranuura7603
@nuuranuura7603 6 жыл бұрын
Abaayo musqusha dhexdeeda insha Allah haku dhihin,
@nastexobintush9310
@nastexobintush9310 6 жыл бұрын
Masha Allah shukri masala caqliley baa tahy illahy haku dhowro
@MA7CC
@MA7CC 5 жыл бұрын
Masha Allah i Allah haku xafido Abayo Thanks
@najmahusseindhiblawe8791
@najmahusseindhiblawe8791 6 жыл бұрын
masha.alah shukri sharaf wn ka helay qaabka u nadiifisay ilaahey ha ku xafido
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 4 жыл бұрын
Saabuunta Jamaa ayaan aqoonjirey waagaan Kenya joogijirey
@dekayousuf3294
@dekayousuf3294 4 жыл бұрын
Shugriyey hadalkagu wu noolyay youtuberada kale way yuusaane waxba lagama maqlo mansha alla
@ayaan8877
@ayaan8877 6 жыл бұрын
I love you for the sake of Allah 😭
@kheirqabto3446
@kheirqabto3446 3 жыл бұрын
Kenya barigaan joognay 20 yrs ago waxaa la isticmaali jiray mid ushindi la dhaho😅
@naciimolaki8075
@naciimolaki8075 6 жыл бұрын
jasakalahu habo sad dadkaga oga faideynaysid wixi adkudhantid
@ifraxburhan3030
@ifraxburhan3030 6 жыл бұрын
Masha Allah. Abayo allaha kuxiftiyo
@farxiyomaxaed9742
@farxiyomaxaed9742 6 жыл бұрын
Masha Allah rabi haku xafido
@nimcocabdi1957
@nimcocabdi1957 6 жыл бұрын
Manshaa allah abaayo alaabatan mushaqusha ee saadaka suuliga xageeda ka heeshaya
@nimcocabdi1957
@nimcocabdi1957 6 жыл бұрын
Ma dacaasado miya abaayo iga faiiday qali
@maimunmohamudhassan592
@maimunmohamudhassan592 6 жыл бұрын
Nimco Cabdi 0
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
Nimco Cabdi baraka basar
@nimcoadanisaag4963
@nimcoadanisaag4963 6 жыл бұрын
Masha allaah qurux waye jazakalaah kheer
@f.n6491
@f.n6491 6 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallah kheyr sister
@bishaaro21
@bishaaro21 6 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Jazakallahu Khair ukhtii❤
@amalabdirahman6478
@amalabdirahman6478 6 жыл бұрын
Manshallh tbaarikalaah alahayoow xafid gabdheena iyo caruurteeda
@cabdiraxmaanmohamed2054
@cabdiraxmaanmohamed2054 6 жыл бұрын
Waan ka helaa nuucaan
@faadumohonest984
@faadumohonest984 5 жыл бұрын
Www masha allah xabiibti ilahey qeyr haku siyo quruxey
@munaqaalimunaqaali8830
@munaqaalimunaqaali8830 6 жыл бұрын
Man sha aalah ilahay haku barkeeyo edo qli jeskallahu khyr
@hananqurux9457
@hananqurux9457 6 жыл бұрын
Abaayo Allah ku xafido laanta abaar waye
@safiamohamud797
@safiamohamud797 6 жыл бұрын
abayo dhinaceee kagataaan mcnto plz noso sheeeeg muqdishaan jogaaa waan ubaahanahy wlh illah haka ajar siiyo
@neversaygoodbye4924
@neversaygoodbye4924 6 жыл бұрын
Aniga gabadhan ina firsado vídeo kega ina firsado wan jeclahay lakin please hal sharxada oo ku celcelinesid naga daa wayeelka warka ku celcelyo wili wad yertahay wan ku fahmena duq borin ha iska dhigin xabibti
@sumaya8506
@sumaya8506 6 жыл бұрын
Masha alah barkalah
@fanaxleyfantastic2120
@fanaxleyfantastic2120 6 жыл бұрын
Thank you abayo wad maxadsantahay
@lulosman6925
@lulosman6925 6 жыл бұрын
Asc abayo kheyr Alle haku siiyo wano fa,, idaysay lakiin iska ilaali magaca Allah musqusha dhexdeda dabcan waad ilowday.
@safiyamahamud343
@safiyamahamud343 6 жыл бұрын
Masha allh mcnto allha kubarakeyo xppti
@rahmaabdulaahi2601
@rahmaabdulaahi2601 6 жыл бұрын
Shukri cadeey masha allah waxlobahanyahay ayaa sogelisay alle hakubarakeyo abyo 😍❤👌👌
@ayaanxaaji2777
@ayaanxaaji2777 6 жыл бұрын
Mhdsanid xabiibti qer allah haku siiyo
@maryamabdullahi9899
@maryamabdullahi9899 6 жыл бұрын
Jazakallahu khair abyo
@bilan.bariso3793
@bilan.bariso3793 6 жыл бұрын
Mosqosha akudhex dhihin insha Allah wa dabi qalad nah aifahamin
@abdillahijamacsakariye3304
@abdillahijamacsakariye3304 6 жыл бұрын
Wllo codka marka danbe ayay saartaa
@اسميتهاسمية
@اسميتهاسمية 6 жыл бұрын
Wll gabdhu waaa muslimad afkeedu baa la qabsaday adba taas wa dareen santahee dadalkee noo hayso uga mahad celi ✌
@abdull2881
@abdull2881 6 жыл бұрын
abayo gurigaan xaguu kuyala mashaAlla waye
@anisomuse7421
@anisomuse7421 5 жыл бұрын
.
@shushuubintunuurcali4650
@shushuubintunuurcali4650 6 жыл бұрын
Mashaa Allah abaayo mahadsanid
@selflovebeauty5870
@selflovebeauty5870 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💋💋😘😘😍😍 horey usoco dad bilaa caqliga oo caytama oo xumaha jecel warkooda dhah jalaq hausiinin
@najah9116
@najah9116 5 жыл бұрын
Shukri masala hooyo alle ajar ha kaa siiyo aadbaan kaaga helay mamo
@khadrosumadlawe4481
@khadrosumadlawe4481 5 жыл бұрын
M.a
@nuuranuura7603
@nuuranuura7603 6 жыл бұрын
Mahadsanid quruxey xamar markaad timaada Ku so dhaweyneynaa insha allaah
@sahorrubaccomgaxwoqaraar6924
@sahorrubaccomgaxwoqaraar6924 6 жыл бұрын
Allah yax fadak shukrina wxan ka dawada xamar cadey gaar ahaan boondheeree
@fardowsaabdichannal1305
@fardowsaabdichannal1305 6 жыл бұрын
Xbbti shukri waxa ku xasusinaya qali in adan magaca alle ku dhax xusin musqusha waa daren sanahay in u carbkaga la qabsaday kalmada insha allah lkn suliga marka aad ku jirto haku dhex dhihin abayo thanks kheyr fara badan alle haku siiyo wa faideysa Mar walba 💋💋❤❤💚
@ahlamcadey8081
@ahlamcadey8081 5 жыл бұрын
Shukri masala lii caato aa shegay gurigeda madax go'an lee kadhiman 😂😂😂inta kale wey kentay
@damndat6946
@damndat6946 6 жыл бұрын
Masha allah xabiibti allaha ku xifdiyo
@umumuxsin7612
@umumuxsin7612 6 жыл бұрын
Mashaa allaah shugri Sharaf allaah haku xifdiyo inaba caadi ma aha qurux
@habikhadar2214
@habikhadar2214 5 жыл бұрын
Manshaaaa Alllah wllshay shukuriyeey wn ka halaye walaahay mahadsanid xbbti
@ameanmohamed8993
@ameanmohamed8993 6 жыл бұрын
Suuliga ha ku dhexdhihin أنشاالله
@amiinsareofficial7391
@amiinsareofficial7391 4 жыл бұрын
Hhh
@fatumahersi3034
@fatumahersi3034 6 жыл бұрын
Man sha allah abayo qeer allah kusiyo midakale carfisada yarta magaceda abayo ado mahad san
@aminafarah8457
@aminafarah8457 6 жыл бұрын
Masha Allah sis thank you
Ciida sida aan u hagajiye guriga  ila dawada ssxsbta
15:52
shukri masala
Рет қаралды 76 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 79 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 123 МЛН
Shaax☕/Shaah Cadani aad u macaan || شاي العدنى
11:28
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 298 М.
Sida  suuliga loonadifiyo
4:52
maaido beauty chennal
Рет қаралды 4 М.
Sida loo sameeyo kaluun huuris ah oo aad u fudud 😋
8:17
Muna’s recipes
Рет қаралды 25 М.
Sida rooga oo qalalan Loo nadifiyo lona Carfiyo dry carpet cleaner
8:45
qadareen Imarati Caraftisa Isbuuc ka Goeynin Ciida sidan u Sameyso
8:04
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 24 М.
ROUTINE  KA MANTA WAA NADAAFADA SULIGA BY HAMI OFFICIAL
10:48
Hami official
Рет қаралды 8 М.
My Daily Routine iyo guri aroska isla hayajineno
11:22
NASRO HANI THE BOSS LADY
Рет қаралды 14 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 79 МЛН