Sida Loo Dalbado Visa American Ah.

  Рет қаралды 13,718

KISTA TV

KISTA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 109
@abdirizacktimacade1388
@abdirizacktimacade1388 2 жыл бұрын
Walal su,Al wadaaa xagee kaala soo xariira
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane KISTA TV Facebook messenger iga Soo qabo!!
@nasraabdullahiahmed5351
@nasraabdullahiahmed5351 3 жыл бұрын
Basa booelka Belgium 🇧🇪 ayan hesta waxan kaga bahnahay waresi gar ah fadlan 👏 sidee ayan ku la xariri kara walaal
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Xagga Facebook iga Soo qabo KISTA TV channel wixii suaal ah.
@nasraabdullahiahmed5351
@nasraabdullahiahmed5351 3 жыл бұрын
Mahad sanid
@nasraabdullahiahmed5351
@nasraabdullahiahmed5351 3 жыл бұрын
Waxan qoral kugu rebay xaga messenger ka
@Zaki_Muse
@Zaki_Muse Жыл бұрын
@@nasraabdullahiahmed5351 USA ma gashay wl
@abdirahmn2274
@abdirahmn2274 Жыл бұрын
Szb waxaa sugoyaa interview marka waxa leyahay balwad maxee udhibee cafimaadka jwb wcn Ustaad
@mahirmahiryare1326
@mahirmahiryare1326 Жыл бұрын
Bro iwaran sthy number isii sida looxaresto kabaranaye
@hassanahmedeid9539
@hassanahmedeid9539 Жыл бұрын
Passport somalia aniga visa USA ku xarestay wana helay, mar waliba qaabka aa visa ha u xaresatay iyo nuca visa ha aad xaresaneso aye ku xiran tahay✌🏿
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Waa run hadduu qof kuu Soo dacwoodo passport Somali weeysaaraan . Laakiin waxaan kahadlaayey visa tourist ah. Dalxiis ah bay specifically usheegeen iyagaba mudane. Mahadsanid.
@saynabali6339
@saynabali6339 Жыл бұрын
wll qofka sharciga yar ee france heesta visa casuumad cml maloo dalbi kara
@bukharishucayb4411
@bukharishucayb4411 Жыл бұрын
Sxb wnku bahanahy xge kla so hadlaa
@bukharishucayb4411
@bukharishucayb4411 Жыл бұрын
Sxb wnku bhanahy xgen kla so hadlaa
@mohameddeeq8247
@mohameddeeq8247 Жыл бұрын
wan ku salamay sxp waxan ka mid ahay Dadka muda badna kula socda wax bdn ka faide wll waxan kaga rawa visit visa hadan usa ku imado mid shaqo ama mid deganansho ma u bedelan kara wll wat mahdsanthy
@khadercabdi1970
@khadercabdi1970 Жыл бұрын
Basapor itobia ayaan haysataa ustaad. Waxlacaga mala iga rabba jawab ayaankasugayaa wll
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Vise noocee dalban rabtaa mamid waxbarasho, ma mid dalxiis, mise mid shaqo? Marka Hore bal noo kala cadee waxaad u rabtid visaha.
@Qaazimpashiir
@Qaazimpashiir 4 ай бұрын
Booqasho
@mohamedmohamuudmohamed7647
@mohamedmohamuudmohamed7647 3 жыл бұрын
Wellcome pack wllo
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Thanks
@sakipoi5986
@sakipoi5986 2 жыл бұрын
Basaboorka yar ee France 🇲🇫 maku tagi karaa mareykanka Mise Kan citizens ah lee Wye Hadii lagu tagi Karo waa iska booqan lahaa inaa dago qorshaheyga maaha
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Passport unbeey sheegeen mudane . May kala cadeeyn mid yar iyo mid weeyn.
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 жыл бұрын
Mashallah boowe
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Gracias
@JuweyroyoCabdi
@JuweyroyoCabdi Жыл бұрын
Wll inte kala so xariraa ado mahadsan ishek
@abdifatahbika755
@abdifatahbika755 2 жыл бұрын
Wall bastabor Kenya ayan hesta Malku haka Jin kara
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Haa waa lagu yimaadaa
@mohamedabdullahi462
@mohamedabdullahi462 3 жыл бұрын
Su.aal aya qaba aniga wxn ku weydi rabay arintan iyada ah viso qof America hadii u i abla gareeyo meeqo ayu igu qadana hee
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Mudane waxay kuxiran tahay passport ka aad heeysatid, iyo kadib interview markey Kaa qaadaan inta processing ay ku qaadato. Laakiin wadamay usbuucyo kaliyah kuqaadataa kuwana bilo in lasiiyo visaha.
@faliidhtv144
@faliidhtv144 2 жыл бұрын
wall hadaan ku buuxiyo dalxiis ma iska joogi karaa bro
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Dad ay ushaqeeysay waan arkay laakiin sharci aad kushaqeeysato baad u baahan tahay. Marka xili dheer bay kuugu qaadaneeysaa Sidaan arkay.
@ahmedhaaji5889
@ahmedhaaji5889 2 жыл бұрын
Zxb passpord ethiopian ah ayaan haystaa somaliyana waan tagay problem miyey igu keenaysaa hadaa visa usa xaraysanayo. Plz iso jawab
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Maya mudane waxay yiraahdeen waa waqti kooban. 6 bilood ilaa sanad midkeey doonaan.
@ahmedhaaji5889
@ahmedhaaji5889 2 жыл бұрын
Inta visuhu iiso baxayo miyaa waqti kooban ah ustaad.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@ahmedhaaji5889 Maya haddii sanad Kii kasoo dhaafay aad tagtay Soomaaliya oo kale ama lixdii bil oo lasoo dhaafay iyo wax yaaba lamid ah. Ayeey Dadka kuxiraan baan kawaday laakiin visooyinkaa kala ah Marka hadday xaas ama waalid kusoo dacwoonayaan ma maleeynayo inay danaynayaan arrinkaa. Waa kaliyah visa booqashada ah .
@ahmedhaaji5889
@ahmedhaaji5889 2 жыл бұрын
@@KISTATV walal adoo raliya su aal kle hadan ku waydiiyo, baasaboorka somaliya iyo kan itoobiya keee ku fudud tagitaanka USA iyo CANADA
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@ahmedhaaji5889 qof waalid ama xaas maa kuu xareeynaayo? Haddii sidaa ay tahay dhib maleh oo waa isku mid. Haddii laakiin aad rabto visa booqasho ah passport Ethiopian bay visa siinaayaan. Kan Somalida ah visa booqasho masiiyaan.
@maryanabdulle4756
@maryanabdulle4756 2 жыл бұрын
Walaalo waxan haysa posspor somali ah ma xareysan karaa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Haddaan laguu sponsorin visa booqasho ah masaaraan passport somali ah.
@mozayidofficial2125
@mozayidofficial2125 3 жыл бұрын
Zxp Ethiopia ayan joga visa inan iibsado raba imisay ayay igu qaadane
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Mudane ma passport Ethiopian ayaa heeysataa mase mid qolo kale? Visaha deganaanshaha waa inaad lacag badan heeysataa oo accountiga xisaab fiican kuugu jirtaa, laakiin visa booqashada, waxbarashada, dalxiiska aayagu sidaa videoga ayaa u apply gareeyneeysaa
@mozayidofficial2125
@mozayidofficial2125 3 жыл бұрын
@@KISTATV passaport Ethiopian wa haysta casumad ahaan hadi lagu tago hadad dono majogi karaa ustad .?
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
@@mozayidofficial2125 Arrinkaa dad sameeyey waan arkay haddana sharci lasiiyey laakiin sharcigaa ku adkaaday mudana ka qaatay inay helaan. Hadda laakiin alx waxoodii waa Helen.
@ahmedhaaji5889
@ahmedhaaji5889 2 жыл бұрын
@@KISTATV hadaan visa dalxiis ku tago oon isdhiibo meeqo camal ayey igu qaadanaysaa inaa sharci helo
@abdifathyusuf5325
@abdifathyusuf5325 Жыл бұрын
Wll may xareen
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Maya wuu furan yahay
@abdullahibinyamin1142
@abdullahibinyamin1142 2 жыл бұрын
wll makula soo xidhiidhi karaa waxbaan ku weydiin rabaye
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Haa iga soo qabo messenger kista tv page ka
@hannafuad8655
@hannafuad8655 2 жыл бұрын
Asc wll fbga ayan kala so hadlay iso jawan please
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
inshaAllah mudane
@mohzhiine4655
@mohzhiine4655 2 жыл бұрын
Asc mudane waxn joga Asuria wax barsho ayn ku imi basbor somali ayn ku imi imnkana wan haysta marka waxn raba America wax dagan walshey sid vise igu kaxen karta plz iga so jawaab♥️🖐
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Passport kaaga ma Somali baa? Because so far America passport Somali visa wey saaraan laakiin waa hadduu kuusoo dacwoodo waalidkaa oo kale. Taas baa kawanaagsan walaalka inuu kuusoo dacwoodo..
@mohzhiine4655
@mohzhiine4655 2 жыл бұрын
@@KISTATV ha waxn haysta basbort somali kwrn hadi ay eedaday iso dacwoto mid kale imisay igu qadanysa in ay ii dhamto ado mhdsn
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Qofna masheegi karo inteey qaadanayso. Eedadaana inay kudhashay hadday kuugu dacwooto waa laga yaabaa in laguu dadajiyo laakiin waqtiga Sanadka buu qaadan karaa.
@mohzhiine4655
@mohzhiine4655 2 жыл бұрын
@@KISTATV ha sax lkn fiise iydo lay dacownpa ma iibsan kara si an dalka u tago mid kale wa imisa qimihisu♥️🖐
@sharmaarke65
@sharmaarke65 2 жыл бұрын
Sxb austria miyaa waxbarasho ku tagtay
@najmaabdullahi3139
@najmaabdullahi3139 2 жыл бұрын
Waalaal sual visa qoys ah hdu qof mareenkanka jogo dalabo dadka loo xarenayana ay somaliya jogaan meqe qadaneysa mana la ogolayahy qoys somaliya jogo in losodiro fisa america plzzzzz jwab
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Asc suaaal wanaagsan waaye. Family visa waa loo diri karaa waxay kuxiran tahay visa noociisa. Mabooqashaa mase waa deganaansho? Sidoo kale waa inaysan haysanin passport Somali ah Mareykanka visa Kuma bixiyo passport Somali. Xlli dheerna way waadanaysaa kutala gal.
@najmaabdullahi3139
@najmaabdullahi3139 2 жыл бұрын
@@KISTATV passport kee nogala bahanyahy walal tankle meqe nagakeni kara walaal
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@najmaabdullahi3139 hataa passport Kenya somalia iyo djabouti.
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Walal scholarship ma lagu tagi karaa dalka maraykanka
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Haa caruur badan oo scholarship lagu dalkan weey jiraan siiba school ka abaarso. Haddii wadan kale oo aan SOMALIA aheyn aad ka imaaneeysona Sida Kenya oo kale waa la helhelaa.
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
@@KISTATV soomaaliyan jooga walal. Wll wxn Ku waydiiyey adeerkay baa kul maraykanka ma isoo dacwoon karaa wll
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Fadlan isoo jawaab wll adoo raaliya
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 2 жыл бұрын
Markaa ma qof waxbartay uun baa xaraynkara wll.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Qof fahmi Kara waxa labuuxinaayo. Haa
@farxiyocumar3978
@farxiyocumar3978 2 жыл бұрын
Walal adigoo ma hadsan visa Korea sidee loo helaa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Korea Dee North mase south?
@steffe9051
@steffe9051 2 жыл бұрын
Wll passport somali visa dalxiis makudhugsan kara ama boqasho plz isowajb
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Maya Mareykanka visa Kuma bixiyo passport Somali
@steffe9051
@steffe9051 2 жыл бұрын
@@KISTATV kan kenya kwrn
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@steffe9051 Kenya waa ok way saaraan
@steffe9051
@steffe9051 2 жыл бұрын
@@KISTATV thanks
@abdirashidmusemuss6574
@abdirashidmusemuss6574 2 жыл бұрын
@@KISTATV lacala hadaan dalxis kutago mareykanka masii joogi karaa ama xalkale aan kusoojogo maheli karaa
@RuwaydaCumar-pp6mm
@RuwaydaCumar-pp6mm Жыл бұрын
Sidee ayaa laguhelikara
@gameschannel145
@gameschannel145 2 жыл бұрын
Wall gabar walaashey oo joogta America visitation maisoo saari kartaa passport somali isoo jawab wall adoo mahad san sida ugu dhaqsaha badan muctaad ayaan u ahay
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Maya intaan ogahay passport Somali Lama saaro visitation. Safarada Mareykanka oo kuugu dhow latasho ama state department of America.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@Mubarik Abdalla haa mudane Intaan ogahay waa lacusbooneeyn karaa.
@abdirahmanabdirashid9407
@abdirahmanabdirashid9407 3 жыл бұрын
Wll arin ayaan ka rabay WhatsApp number kaga isii plz
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
KISTA TV Facebook messenger iga Soo qabo InshaAllah
@qaaliqurux8734
@qaaliqurux8734 2 жыл бұрын
Sidee esta ku apply garesan kara kaso hadal plz
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
ESTA ifahamsii sorry maxaa kawadaa
@qaaliqurux8734
@qaaliqurux8734 2 жыл бұрын
the Electronic System for Travel Authorization (esta) wakas wll
SOMALI VS USA VISA SPONSORSHIP 2022/2023 SOO YAACA
30:22
Koronto Studio
Рет қаралды 3,2 М.
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 60 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН
Waad keeni kartaa xaaskaaga/xaajigaaga!!!
6:57
shaaciyeone show
Рет қаралды 10 М.
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
Sideed Ku Xasuusan Kartaa Waxaad Qeybtay?
13:22
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 43 М.
Intaan oo hab ah ayaad CANADA ku tagi kartaa @shaaciyeoneshow
11:17
shaaciyeone show
Рет қаралды 37 М.
Sidee Visaha Ardayda Maraykan F1 Mustafe ah ku Helay? -p2 | #EP10
12:29
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 10 М.
F1 Visa ayaad waxbarasho ahaan maraykanka ugu imaan kartaa?????
9:11
shaaciyeone show
Рет қаралды 15 М.
america  CR1 spouse  visa ( dacwo  xaas)
22:24
noorami travellers
Рет қаралды 5 М.
Lord Rothschild Claims His Family Created Israel
19:41
Luxury Zone
Рет қаралды 1,5 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15