Qoraalka marka lagu darayo marka hore tag calaamada wadarta (+) ee xaga sare ee bidix ka dib taabo add new tex kadib texka shaashada imada laba mar taabo kadib qor qoraalka
@XiisMedia14363 жыл бұрын
@@jiilsom aaadyo aad mahadsantihiin sifudud ubartay wax I anfacaya
@abwaancfitaxyare3 жыл бұрын
Mashaallah
@ismaaciilhazzan15713 жыл бұрын
Halkee lagaala soo xidhiidhayaa
@jiilsom3 жыл бұрын
Instgram kayga comment ugu horeeya yaala ama barta face book ISLAMIC TECHNOLOGY
@ismaaciilhazzan15713 жыл бұрын
@@jiilsom wll waankusoo follow gareeyay ee follow back dheh walipa mesage baan kuu soo diree
@jiilsom3 жыл бұрын
Hye igala hadal halkaas waan ka wada xidhiidhi kartaa
@ismaaciilhazzan15713 жыл бұрын
@@jiilsom ok wll tnx
@deeqheemaal59623 жыл бұрын
Hala
@XiisMedia14363 жыл бұрын
Sawirka aan sogalinayo ee aan rabo inaan kudulqoro hadalkiisa hadu kalar xaga danbe kuwato sidee uga tiraa ?
@jiilsom3 жыл бұрын
Tusaale sawirka abwaanka ee aan ku daray sowmha
@XiisMedia14363 жыл бұрын
@@jiilsom haaa
@jiilsom3 жыл бұрын
Daawo cashar 11aad
@malhaadi12163 жыл бұрын
Allaha Ku Sharfo ustaad Casharkaan Noocyo Badan Nooga Soo Samee
@jiilsom3 жыл бұрын
Aamin sxb hye
@hiiraan_boy103 жыл бұрын
Mahadsanid
@MohaaHuseen-uo6qm Жыл бұрын
M.a
@cabdishakurmustafe1593 жыл бұрын
Sxp introogaga sida aad u sameysay noo soo dhig pls
@jiilsom3 жыл бұрын
Haye bro
@ordugaancabdisalaan74752 жыл бұрын
Macalin sidee loosameeyaa qalin jabin sidookale koofiyada qalin jabin ta sideen uhelaa
Ustaad dubble coma ..ha see background..Ka uga baa bi'sa
@jiilsom2 жыл бұрын
Comment ugu horeeya fiiri
@masjidaltaqwaagaldogob1042 жыл бұрын
Asc Walalow waxaan kaacodsanayaa hadaad igu dhaanto sida Facebook page loogu xiro KZbin channel si aan wixii aan dhigo midkood si otomatic ah uu udhigmo kan kale
@faisalapdirahim276 Жыл бұрын
Walala sawirka bila abackround sidee looga dhigaaa
@jiilsom Жыл бұрын
Barnaamijka picsart ee aan kanaalka soo gelinay muuqaaladiisa daawo
@Ahmedyasin-cf4cq7 ай бұрын
Wllky
@Ahmedyasin-cf4cq7 ай бұрын
Guulayso
@jiilsom7 ай бұрын
Shugran
@kheyrtv13 жыл бұрын
Mahad sanid ustaad
@jiilsom3 жыл бұрын
Adiga mudan sxb ❤
@zakiskyofficial78723 жыл бұрын
Watermark sidee ku smaysay
@jiilsom3 жыл бұрын
Daawo cashardii ka horeeyay walaal
@adammohamedibrahim23952 жыл бұрын
Calaamada quits ayaan rabaa ustaadow
@jiilsom2 жыл бұрын
Comment ugu horeeya fiiri
@koolkooligema Жыл бұрын
Water mag side lo sameya zxp
@jiilsom Жыл бұрын
Wa kasoo hdli
@omartiger7743 жыл бұрын
AboOwe FartaaŞ Zidee LooSoo degsaDaa
@jiilsom3 жыл бұрын
Daawo casharka 9aad iyo 6aad
@DaahirIsmaan-rt3qg Жыл бұрын
Not 1:16
@hajieme41643 жыл бұрын
Ustaad mhdsanid lkn sual type icon wan laso lkn markan FIT Markaan u bdalo icons waxaan rabin ba iso baxaya Twitter iso bxi mayo Facebook sido kle mxa xal ah
@jiilsom3 жыл бұрын
Walaal hadii aad daawato casharka 6aad iyo 9aad waad fahmi doontaa inshallah cashar ka aan maanta soo geliyeyna waan kaga hadlay
@ustaadlajclow11353 жыл бұрын
Sax waaaye sxb waan kuuula arkay taas
@ustaadlajclow11353 жыл бұрын
Macalin markale waxaan kaaa codsneynaaa sida fartaaas loola soo dago