Sida looga dhigo akoonkaaga Facebook gabi ahaanba Private | Ka dhigo Facebook Private

  Рет қаралды 60,382

Eng Yuyu

Eng Yuyu

2 жыл бұрын

Muuqaalkaan waxaan kugu tusayaa sida aad facebook akoonkaaga gabi ahaanba private ugu dhigan lahayd, meel walba oo wax kugu saabsan laga ogaan karo ayaad arki doontaa, go'aana waad ka qaadan doontaa.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#ENG_YUYU #facebook

Пікірлер: 99
@EngYuyu
@EngYuyu 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda! Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane 💐
@mubarikali753
@mubarikali753 Жыл бұрын
Mahad sani waxaan ka helay sida wanagsan ee aad u soo gudubinayiso balaqada masha Allaah congratulations
@maxamedmangala6059
@maxamedmangala6059 2 жыл бұрын
Wax badan ka faide wana mahasan tahay keep going
@deeqadarajo8877
@deeqadarajo8877 2 жыл бұрын
Waad mahadsanthy wll mcn waxbadan ayn ka faiday jazakallah
@naimaalirasmi3006
@naimaalirasmi3006 Жыл бұрын
Mahadsanid aboowe wax badan kaa faaidey😍🙏🙏🙏🙏
@MoheeEdit
@MoheeEdit 2 жыл бұрын
Waad ku mahad santhy bro Sidaa Adkaa Uu Quruxda Badan Tnks
@caliburhaan4961
@caliburhaan4961 2 жыл бұрын
Aad baad umahadsan tahay Zxp 🙏
@mohameddaalaa3990
@mohameddaalaa3990 2 жыл бұрын
Waan ka faaidney zxp hore usoco oo nosoo badi
@zakimedio63
@zakimedio63 2 жыл бұрын
Mahadsanid Libax Alle Haku xafido
@HafsaAdanHassan
@HafsaAdanHassan 4 ай бұрын
100%wanku fa iday thanks huno
@korneelcasir5786
@korneelcasir5786 17 күн бұрын
shukran wx badan kaa fa,iday sxb
@adanali6543
@adanali6543 2 жыл бұрын
Aad baan ugu faaidey mahadsanid masuul
@user-ci6wu1dp2c
@user-ci6wu1dp2c 2 ай бұрын
Mahadsanid wllkyow❤❤❤❤❤❤
@ahmedali-zt9ih
@ahmedali-zt9ih 2 жыл бұрын
Asc Eng yuyu aad baad ugu mahadsan tahay muuqaalkan quruxda badan 100% Waxaan jeclaan lahaa sida qof block i saaray isaga qaadi lahaa ka dibna luuqa hello ugu diro si aan kedis ugaga dhigo comeback gyga 😂
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@naciimacaatika1857
@naciimacaatika1857 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@eyey-s4s
@eyey-s4s Жыл бұрын
1year kadib ayan dawaday thanks wllo asago facebooka yga halis kujira oo aan ku fikiray inan kabi ahanba hawada kasaro
@RawanXaji-ed6uf
@RawanXaji-ed6uf Жыл бұрын
Masha allah allaha ku dhowro wll alxm waan kugu faidey Wxbadan baa ka faidey
@axmedgashiin3946
@axmedgashiin3946 2 жыл бұрын
Mahadsanid eng yuyu🤝🤝🤝🙏
@Ahmed_daahir
@Ahmed_daahir Жыл бұрын
Masha allaah wax badan ayan ka faaiday masul sare
@AabdisalaanMohamed-wl2rc
@AabdisalaanMohamed-wl2rc 10 ай бұрын
Mahadsanid macalin ❤
@wllseasonofficial1216
@wllseasonofficial1216 Жыл бұрын
Good lesson bro
@hawasheikhamirsheikhibrahi2167
@hawasheikhamirsheikhibrahi2167 2 жыл бұрын
Thank u eng yuyu
@user-ql6sh9vu8h
@user-ql6sh9vu8h 5 ай бұрын
Mahadsanid😮
@hilmahaji9485
@hilmahaji9485 5 ай бұрын
thnks eng yuyu
@mohmedmohmoud6421
@mohmedmohmoud6421 2 жыл бұрын
thnks wll aad ayuu ii cawiyay
@AbdikadirShiqo
@AbdikadirShiqo 5 ай бұрын
Mahadsanid
@anisoadem
@anisoadem 2 жыл бұрын
Thanks wallo
@farhancalanside9772
@farhancalanside9772 4 ай бұрын
Mahadsanid waad waan kaa faa'iiday inkastoo 2sano kadib aan arkay
@mumtaazmaxamed5751
@mumtaazmaxamed5751 Жыл бұрын
Shukrn abowe mcne 🥰
@MohaJabra-wo7qu
@MohaJabra-wo7qu 9 ай бұрын
Tnx macalin❤
@iqriishofficial4237
@iqriishofficial4237 2 жыл бұрын
Thnkz pro 🥰🙏
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 5 ай бұрын
Waan ka faaidnay sxb mahadsanid
@xasancaliaadam6029
@xasancaliaadam6029 Жыл бұрын
Thanks eng👋
@sumayamohamed837
@sumayamohamed837 Жыл бұрын
Mahad sanid walal ❤
@rabisanofficial1160
@rabisanofficial1160 2 жыл бұрын
Thank you very much and I made you my teacher
@abdinuurmohamed8904
@abdinuurmohamed8904 Жыл бұрын
Thanks sxb
@user-nv7em6nc5i
@user-nv7em6nc5i 5 ай бұрын
Thank you 💕
@yaasiinjaamac7643
@yaasiinjaamac7643 11 ай бұрын
Mahadsnd zxp
@nuuryare7506
@nuuryare7506 2 жыл бұрын
Thanks you
@mohamedsaidmahamud7720
@mohamedsaidmahamud7720 Жыл бұрын
Waaw sxb m.a
@user-ck5tp8hm6d
@user-ck5tp8hm6d 11 ай бұрын
Masha allh wan ka faaidy wana so sameeyay waxaas dhan wax bdn ban kaa faaidy mhdsnid wllo
@mon_hilaac
@mon_hilaac 10 ай бұрын
Thanks pro ❤
@user-qs4ne4gh8t
@user-qs4ne4gh8t 9 ай бұрын
mhdsanid🥰
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 жыл бұрын
Tnx bro
@NaalikNew-rn2py
@NaalikNew-rn2py Жыл бұрын
M.a keep good
@suhuuur8509
@suhuuur8509 24 күн бұрын
Mhdsanid waxbadanaa kaa faa’iiday 🎉
@ayeeyokoriis6772
@ayeeyokoriis6772 Жыл бұрын
😊😊😊thanks
@AbumahirAadan-cq5mw
@AbumahirAadan-cq5mw Жыл бұрын
Mahadsanid wllky wan ka fa.ayday
@maxamedcali655
@maxamedcali655 Жыл бұрын
Shukran wllo waxa badan baan ka fahmay
@mowlidsheikhhassan4840
@mowlidsheikhhassan4840 2 жыл бұрын
M a sxb mahadsanid
@mulkiluki1412
@mulkiluki1412 2 жыл бұрын
thanks
@nacimajano7679
@nacimajano7679 2 жыл бұрын
Mzha alh wll yuyu wxn kso biiray asxbtada Facebook bn kaso raacay hurumar wacan Borama kaso salamaya 💕
@igamashquul743
@igamashquul743 2 жыл бұрын
Thank u pruuu
@adamibrahimnoor7719
@adamibrahimnoor7719 2 жыл бұрын
eng waan kuu taaganahay
@abdilaahiaadan8141
@abdilaahiaadan8141 Жыл бұрын
Thanks libax
@maovlogs1
@maovlogs1 Жыл бұрын
Thanks
@abdirahmanmohammed9669
@abdirahmanmohammed9669 11 ай бұрын
Wll mahadsanid
@Maliowae.7
@Maliowae.7 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin💯
@talisomohamett2408
@talisomohamett2408 2 жыл бұрын
Mhdsanid pro🥰❤️
@Radaam80
@Radaam80 5 ай бұрын
Mahad sanid saxb
@user-il8qt9vu6w
@user-il8qt9vu6w 5 ай бұрын
Abaalkga Allah ookliya kugudi kro apwe❤
@user-qr1vv2sx4g
@user-qr1vv2sx4g 9 ай бұрын
Teacher 😊
@apdihakimck602
@apdihakimck602 10 ай бұрын
Laandhere ❤mhd
@MahamuudyusufBacale-rk9ow
@MahamuudyusufBacale-rk9ow 4 ай бұрын
Maya zxp sida loo so zevto vediogo yaci iska dawasho
@maxaakaagalay1294
@maxaakaagalay1294 2 жыл бұрын
Thank you wll ❤❤
@user-iw9bb8pd3w
@user-iw9bb8pd3w 6 ай бұрын
Ok zxpp
@BarwaaqoYuusuf-gn5ko
@BarwaaqoYuusuf-gn5ko Жыл бұрын
Oh my gosh
@abdinasirali8867
@abdinasirali8867 2 жыл бұрын
Tartiib sharaxaada
@rabisanofficial1160
@rabisanofficial1160 2 жыл бұрын
Because of the appearance it has joined you
@sharmaboylyrics9542
@sharmaboylyrics9542 2 жыл бұрын
Wll zee backgruond ka isku daba dhigtay kasoo hadal please
@saabiriinyoonis8166
@saabiriinyoonis8166 Жыл бұрын
Wlo sida laisga qadi checkups soo sheg 😢waxybo badan buu iga xiry
@jilayxasan2841
@jilayxasan2841 2 жыл бұрын
It's good for us brother thank you for helped
@jaceylowofficial3654
@jaceylowofficial3654 2 жыл бұрын
Sxb tiktok account gmail ah iiguma sameysna lambar ayaa iigu sameysan pro marka lacag malaga sameyn karaa adoo mahadsan sxb
@AhmedAli-bv4hb
@AhmedAli-bv4hb 2 жыл бұрын
Run ahaantii aad baa ola dhacay waayo mantay waxaa batay tuugada ciwaanada jabsada mahadsanid sxb
@adnan.x999
@adnan.x999 4 ай бұрын
Waxa ino soo galiaa fecbok acc aad post shere soodhahdey kadibna aad dalte oo account ka arkeynin adi oo midkale marka kuserch kareyso soobaxaya 😢
@zuldanyuzufqorane1116
@zuldanyuzufqorane1116 Жыл бұрын
War zxb ani qaybta ugu danbaysa way iga qafilan tahay
@maxamedjimcaale2997
@maxamedjimcaale2997 2 жыл бұрын
M.a
@sawsarshiikhofficial9894
@sawsarshiikhofficial9894 Жыл бұрын
Mahd sanid wll macab
@yasiinmohamed9090
@yasiinmohamed9090 Жыл бұрын
Iphone Facebook sidee profile lock loogu xirtaa cashar kasoo samee wll
@xayirhassan4862
@xayirhassan4862 2 жыл бұрын
Zxp Facebook login code cashar ka soo saneynoo
@AmiiraAwil-od8oo
@AmiiraAwil-od8oo Жыл бұрын
Hi
@farxanmahamedsaleban7262
@farxanmahamedsaleban7262 2 жыл бұрын
Zxp su al ban ku waydinlaha
@sharmaboylyrics9542
@sharmaboylyrics9542 2 жыл бұрын
Zhp backgruondka se la isku daba dhigaaa
@xuseenyare8429
@xuseenyare8429 2 жыл бұрын
Mahad sanid mclin waan ilaashaaday fb geyha
@farxanmahamedsaleban7262
@farxanmahamedsaleban7262 2 жыл бұрын
Asc
@cabdisamaddaarood8011
@cabdisamaddaarood8011 Жыл бұрын
Aad iyo aad Ayaan kaaga faaidnay bro
@faqadaricumar5448
@faqadaricumar5448 2 жыл бұрын
ᴛɴx sxᴘ ᴡᴀx ʙᴀᴅᴀɴ ᴋᴀ ғᴀᴀɪᴅɴʏ
@ayaandagan668
@ayaandagan668 4 ай бұрын
Huno two factors 😢uu idiidaya maxa sameeya plz
@caruusyare2435
@caruusyare2435 Жыл бұрын
saxp facabook locked side loga furaa
@ahmedaderw3322
@ahmedaderw3322 2 жыл бұрын
Adba umhdsnthy wll qali
@shushu2370
@shushu2370 Жыл бұрын
Hee waxbaba umajeedne abowe
@atiicade1829
@atiicade1829 Жыл бұрын
Hadu ayuu iso garay bro mahad sanid
@maryanqaasinali9396
@maryanqaasinali9396 5 ай бұрын
Profile ka raba ina xirto sidhe u xira
@laadinimahamud7783
@laadinimahamud7783 2 жыл бұрын
Snapshot isda loo badalo password
@wizzcuumiye1028
@wizzcuumiye1028 2 жыл бұрын
Mhd snd bro
@marwaandj473
@marwaandj473 Жыл бұрын
Zxp waxaan doOnaYaa inaan sawirkaan facpook soo dhigo ka helo ciwaan kasta si aan like uga saarto
How to Lock Facebook Profile Officially in 2024
5:38
RaRe iTech
Рет қаралды 635 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 20 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 199 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 4,3 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 15 МЛН
kick sidee lacag looma sameeyaa !
8:01
NOOR Kii pro
Рет қаралды 5 М.
Sidee TikTok lacag looga sameeyaa? | Lacag ka sameey TikTok
6:10
Side Loo Badsado Facebook Page  Followers | Farsamo Cusub 2024
8:07
Nunow Academy
Рет қаралды 6 М.
facebook profile lock adoo somalia joga ku xidho..
3:40
Dk kurawi Tube
Рет қаралды 39 М.
SIDA LOO QARIYO FACEBOOK FRIENDS || Hide Friends List || 2020
4:32
Rate This Smartphone Cooler Set-up ⭐
0:10
Shakeuptech
Рет қаралды 6 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
0:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
İĞNE İLE TELEFON TEMİZLEMEK!🤯
0:17
Safak Novruz
Рет қаралды 1,6 МЛН