Really appreciate the opportunity to be a part of this community
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Thanks for watching mate
@XamdiCaydiid8 ай бұрын
The@@Drkhadarabdi1
@HIIG_sade17-168 ай бұрын
Bro keep going waa ku taageeraa Bro muuqaal nooga soo samee dadka ku yasa qaabka loola dhaqmo 🔥🤝👍
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Haye insha Allah mardhow ayaan kasoo sameeni doona video sida loola dhaqmo dadkaan thanks for watching salut
@samiyaahmed34108 ай бұрын
@@Drkhadarabdi1haa waa qodob muhim ah walaal nooga soo samee
@ebyanish37608 ай бұрын
mudo badan dadkaan aan dhiibane uu ahaaaa lkn maalin channel kusooo biiray ruunti nolosheda heer sare noqoty thnks iin dr khadar
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Aad ayee farxad iigu tahay markaan arka dad dadkaan dhibana u ayaa oo ka baxay dhibka ay ku jireen hori usoco guuleyso salut
@vladimirm21268 ай бұрын
Happy to have found this group, looking forward to contributing
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Cheers mate appreciate it
@Sabah1234-u6c2 ай бұрын
Hooyaday ayaa narsistic ah wlhi waan ku dhibanahay adoo lagaa qaldanyahay ayaa adi qaladka lagu saraa telefon hadii ka qaban waydo waalagu cayaa aniyo walalshay ayaa guriga ku nool had iyo jeer anaa qaladka leh iyada way jeceshahay ana qaa lay cayaa lay magaa hada Ani waan niyad jabay waxaanba ahay qof quustay noloshii waan nacay hadii aan talo u keeno aan dhaho halkaas Ayaan ku dhaqaqaa waa layga niyad jabinaa iska daa hadii aan guur u sheegto aan dhaho waan guursanaa waxaa lay dhaha iska daa hada waxaan ku jiraa nolol quus ah waan is nacay marmarka qaad adoon wax dhihin waa laguu caraysanyahay waxna maadan dhihin marmarka qaad waxaan dhaha hooyadaa wali waaba ciyaal lk.n Ani mar Hore Ayaan ogaaday hooyaday in ay tahay narsistic wlal talo isii wlhi nafta waan nacay quus Ayaan ka taaganaya xitaa go.aan ma qaadan karo kaligay dhibane waanba ahay wlhi marka waxaa lagu sinaa farxad marna waa laguu ducaa Ani waan yabanahay wlhi😢
@ubahzubeir57512 ай бұрын
Sorry abayo😢
@Drkhadarabdi12 ай бұрын
Video ayaan ka sameeyay sida loola dhaqmo waalidka narcissistic ah
@Abdimahat16Ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 intee kaala soo xariiraa sxb
@CR-oc1st8 ай бұрын
Looks like a fun community to be a part of
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
You’re all welcome
@Nimcaanyaasiin90978 ай бұрын
Thank you so much dr. Khadar . Salaan qaali ah my brother. ❤❤❤
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
You’re welcome brother thanks for watching
@xaliimaibraahim66165 ай бұрын
Great work. Keep it up!
@RomanAlimuradov8 ай бұрын
Joined! Can't wait to see what discussions are happening
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Thanks for watching
@ASMAAHMED-sh9ho7 ай бұрын
Dr khadar mahadsanid.
@Drkhadarabdi17 ай бұрын
Adaa mudan walaal thanks for watching
@RetallAmir8 ай бұрын
Already seeing some interesting topics being discussed
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Thanks for watching
@RaselRana-pm6id8 ай бұрын
Group link works perfectly, I'm in!
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
You’re welcome
@oksanacherkaeva8 ай бұрын
Excited to connect with new people in this group
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Thanks for going us welcome
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
We’re excited u joint us welcome
@AwanAli-ld1dr8 ай бұрын
Thank you for sharing the link, looking forward to engaging
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Thanks for watching
@fardushurre16683 ай бұрын
Dr khadar dad badan baan channel bari doonaa si ay u nafisaan insha,u raxmaan
@Drkhadarabdi13 ай бұрын
Haye walaalo thanks for watching
@InaAdam-r3b8 ай бұрын
Mowduc An Aad ugu bahana wye Thanks Dr
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Adaa mudan thanks for watching
@halimajeylani92436 ай бұрын
Elx waliidkada mahan walalh3ygw mahan lkn saxiib ku arkay cuqdaad hada waxyar farxa ka xumaata iyada wan jaray nin wan ku arkay lkn umaleyna in ahayen nersics in yihin hada kadib hada arko waku dheldhel doona
@zumaya-beauty8 ай бұрын
Bowe hore u soco tageera ku ahay
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Thanks for watching
@sacdiyoisak41678 ай бұрын
Dabeecada is rogrogeeso wexeey ku yihiin macalin
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Haa go,aan malahan taasa keeneysa inee markasta is rogrogaan
@feyslf12267 ай бұрын
Asc Dr Khadar wan ku salamey. Dadkaan Lalama noolaan karo. Waxaan ku talin lahaa kufkii qof narcissistic ah la nool inuu Goan ka gaadho ow isaga tago. Hadii kale caafimad kaga ayaad waayeysa runtii.
@Drkhadarabdi17 ай бұрын
Waa runtaa walaal wey ku waalayaan thanks for watching
@Neem523443 ай бұрын
Wan ka hely willkan video giisa
@Drkhadarabdi13 ай бұрын
Thanks for watching
@FaadumoSayid-k3k7 ай бұрын
Shan qof igu hareresan ayaa calamadaha aad shegtay ku arkay shantuba wan jaray laba kamida ila hada jarila ahay lkn
@Drkhadarabdi17 ай бұрын
Qebta playlistiga ayaad ka daawan kartaa sida loo gooyo dadkaan
@sacdiyoisak41678 ай бұрын
Dr waxaa xaqiiqo ah ineey isku dabeecad yihiin nin iyo naagba
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Haa waa ciyaal sheydaan
@kiinmahamud40618 ай бұрын
Thanks wllo 😆👍
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Thanks for watching
@nastehoomar-pg9hs5 ай бұрын
Hooyo sidas eh wey inecebtahay ilmaha kale iga jeceshahay 😭
@aidarusmohamed8775 ай бұрын
Narcissistic ma ahan dad si dhab ah wax u jeclaado waayo malahan wax Empathy ah ama damqasho waxaa ka maqan xididka Go'cashada lakin waxaa jiro love bobming kaaso ah jaceel dhalanteed ah oo dan ay ku hoos duugan tahay si ay kuu soo xiro geliyaan sidoo kale waxaad jiro ilmaha hal ay ka doortaan waana golden child 🚸 wiil ama gabar almuhiim wax badan daraaseey oo Aqriska badi sidoo kale yarkaan KZbin-kiisa ku taxnow waa nin ku wanaagsan arrimahaas
@Drkhadarabdi15 ай бұрын
Sifiican baad u sharaxday jazakallah
@FaadumoSayid-k3k7 ай бұрын
Dhibtan aney ihesatan😢
@Drkhadarabdi17 ай бұрын
Illahey haku fududeeyo
@Kowsar158 ай бұрын
noo soo badi🏃♀️
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Haye thanks for watching
@Aniizo8 ай бұрын
Walhi sida ubarata layaabey inaa mar hora igaso gaartey eheyd
@Drkhadarabdi18 ай бұрын
Waa caadi hada birta ka asleena anaa kuu nool salut
Walaal videos badan ayaan ka sameeyay sida loola dhaqmo dadkaan waxaad ka heli qeebta playlistiga
@prettykaahanuura66976 ай бұрын
Wlhi goor ron ayaad iga so gadhay ani aabahay iyo hoyadey mahaa lkn walid i yihin ma aqoon waxan ku sameyo iyo meel aan dhaqan koda u qaado tona lkn kadib markana chanel kaga kuso biray wan arkay inay yihin dad sun ah oo anan la.socon karin awalki hore wan la noolaa lkn iminka wan ka.fogahay waanan jari karaa alhmdulilah iyagana ilahay haso hadeeyo
@Drkhadarabdi16 ай бұрын
Aamin walaalo thanks for watching
@MaxamadYare-vi9yx6 ай бұрын
Wll aney iheysata maxa samaya wll 😢
@Drkhadarabdi16 ай бұрын
Videos badan daawo si aad u fahanto sida dadkaan la iskaga dhiciyo
@MaxamadYare-vi9yx6 ай бұрын
Wallhi anigey iheysata maxa samaya wll😢
@Drkhadarabdi16 ай бұрын
Videos badan daawo si aad u fahanto sida dadkaan la iskaga dhiciyo