Sida magaalada ayaan u furnay anagoo baadiyo joogna

  Рет қаралды 38,018

DHAQAN KAABA

DHAQAN KAABA

Күн бұрын

Facebook page dhaqankaaba

Пікірлер: 140
@makoislaw
@makoislaw Жыл бұрын
Waxaan barqaati ka ahay kuwo badan o magaalada jooga inad ka karti badan tahay hadaaba caagi sambus ka keensatay malaayga gasaca ku darso xabibti guuleyso weligaa inshaallaah ❤
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
Mahadsanid xbbti ❤
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Жыл бұрын
​​@@dhaqankaaba7350 Allaha kubarakeyo anoo waligey tagin badiyo oo aan kabiqi jirey ayaad ijecleysiisey inshaallaah hadaan kusolabto wadankeyga hooyo badiyaha waan soboqan doonaa ani waan jeclahay jewiga badiyo lkn waxaan kabaqaa xayawanadka xamaratada iyo kuwa waaweyn oo dadka cuno sida libaaxa warabaha I.W.M. Lkn markaan geesi ayaan iska dhigaa waan imaan inshaallaah Waxaad iigu duceysaa in aan wax dhib ama cabsi ah aan kala kulmin
@laylalaki5115
@laylalaki5115 Жыл бұрын
Gabadh karti asturnaan akhlaaq dhaqan masha allh ❤❤
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato wll 🖤
@alisal5-gk1pz
@alisal5-gk1pz Жыл бұрын
masha allaah walahi dhaqanka badiyaha wax gara male aad ayey ii cajibisay wall qeer allaha kusiyo
@abuqudama4061
@abuqudama4061 Жыл бұрын
Dhaqan kaabo aaad baan kusalamaya Ramadan mubarak تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال كل عام وانت بخير
@jiheeyeyare3814
@jiheeyeyare3814 Жыл бұрын
Masha allah wll qaali siiwad muuqaaladaan qurxoon
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
waa in baadiyaha la hora mariyo I agree ❤❤❤❤ we need to change aaduunka waa lahara mara meesha un lama tagnaado
@naimayuusuf8660
@naimayuusuf8660 Жыл бұрын
Hore u soco walalo , from burco.
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin Жыл бұрын
Dumarka reer galmudug inay dumarka ka karti badan yihiin Aabe ayaa ii sheegay Bal hada arag gabadhaan sambuus ayey sameeysay iyadoo baadiyo joogto Horaa loo yiri balad ku roonaa baadiyo ku roon😍
@NasteexocaliXasan
@NasteexocaliXasan 14 күн бұрын
Aad iyo aad m.a❤❤❤❤❤
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 Жыл бұрын
Masha allah tabaarak guuleyso ilaahey ha ku xafido
@umucaisha3416
@umucaisha3416 Жыл бұрын
Mashallaah ukhti Alla kubarakee
@fatumahusseinibrahim6109
@fatumahusseinibrahim6109 Жыл бұрын
Mnshllh wll dad badan oo an awoodin iney adeeg dhameystiran helan bad dhirigalin uthy horumar wacan ban kurajeynaya wana sax inad waxad helikartit sameysatit wana afur wanagsan Mnshllh ❤❤❤❤❤
@Miriamegeah
@Miriamegeah Жыл бұрын
Mashallaaha Caaga Biyaha Ee Joonyada Loo Toley Biyaha Lagu Shubo Walahi Talaajada Biahaha La Galiyo Ayuu Lamid Yahay Qaxii Xamar Intaan Waqooyi Usoo Soconey Oon Soo Marnay Dhinaaca Iyo Ethiopia 🇪🇹 Ayaan Hooyo Macan Caaga Biyo Noogu Shubi Jirtay MashaAllaah Afur Wanagsan!
@waligadacadahow4888
@waligadacadahow4888 Жыл бұрын
Masha allah abayo malayga gasaca ku darso hadi ay cunayan rerka dadka qar ban jecleyn malayge
@seinabjama4979
@seinabjama4979 Жыл бұрын
Masha allah alle ha ku xifdiyo adiga iyo ehelkaga
@abuqudama4061
@abuqudama4061 Жыл бұрын
Xarfanay 200k halagu cumamado gabadha kabadan ayey u qalantaa
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
Maasha Alaah CAAFIMAAD Kucuna
@malak4651
@malak4651 Жыл бұрын
masha alah abayo dhalada fintada ku fidi mida kale malayga gasaca waa ku samen karta❤
@fatumamuhumud4705
@fatumamuhumud4705 Жыл бұрын
Mashallah keep going abayo
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Facebook iyo you tube like baa kaagq saaray
@umabdulfattah4462
@umabdulfattah4462 Жыл бұрын
Waa iLmeeyay dhaqankeenii runta ahaa soomaaliyeey naga keena qurbaha aan miyigeenii aadno yaa igula socda
@Top_G1st
@Top_G1st Жыл бұрын
❤ mahadsanid Reer dhaqan kaaba
@rihaamqarbe7920
@rihaamqarbe7920 Жыл бұрын
Mashllh ❤abyo ilhy haidin barakeyo
@SacdiyoTuuryare-lq1im
@SacdiyoTuuryare-lq1im Жыл бұрын
Hore usoco wlshsy mcn
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын
MashaAllah ❤❤❤❤❤ ramadhan mubarak ✨
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 Жыл бұрын
MashaAllh ❤❤❤❤❤❤ Ramadan mubarak
@Qisasudiin
@Qisasudiin Жыл бұрын
Ilaahey hakaa abaal mariyo abaayo dhab ahaantii dad badan ayaad tusaale fiican u tahay
@faadumoxasan6958
@faadumoxasan6958 Жыл бұрын
mansha allaah tabarakalah abyo ❤❤❤❤❤
@luulfarah2311
@luulfarah2311 Жыл бұрын
Baradhada aniga o yurub joogo ayan ku sameesta wax kale iska Daye masha allah Aniga dadka hilibka dhibo ayan ahay alxmdulillah laki caqli an sanbus ku cuno ma waayin kolaan digir ku samesto ama baradho. Baradhada inte ceeriin thay jarjar sida basasha u yar yareey kadib kari liin dhanaan ku qaleey marka basasha ku dari rabto basbaas yar hada heli karto ku dar kaalay iska arag ayey naqane I'm from baadiyo waana la socdaa muqaladaada ❤❤
@hakimoduran7673
@hakimoduran7673 Жыл бұрын
Maashaa allaah hore usoco wlle
@hakimoduran7673
@hakimoduran7673 Жыл бұрын
H❤❤
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Qori kimseed fiican soo iibso👍
@abiibohassan8893
@abiibohassan8893 Жыл бұрын
Man sha alah kufidi dhalada fintada aad bay u fududahy wa kaficantahy kasha
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 Жыл бұрын
Dhaqankaaba plz aan kuu imaado waxan ku barayaa adigoo meeshada jooga in aad eax walba samysato anigaa farsamada iyo fekarba kuu hayee ii sheeg meeshad joogto xbbtii
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Жыл бұрын
Warun anaqubo 20 sano dhexwaregoyo runtii hergalbedkan magaladoda iyo tuladoda xolaleyda beraleyda waxeyheestaan AMA isticmalaan waxyabaha casimadaha lagahelo lkn anaga aad an udibdhacnay
@cabdiraxmaan851
@cabdiraxmaan851 Жыл бұрын
M.a abyyo keep going
@nafisowarsame3267
@nafisowarsame3267 Жыл бұрын
Masha allah
@yaxyamaxamed396
@yaxyamaxamed396 Жыл бұрын
M.a wllahi video quruxbadan iyo afur kalakacsan sambuuska bardho inlagudaro Kuma ficno xda kadib sambuuska wax Fudud aadkudareysid waxaa weeye qumbo ok wllashey mcn horumar wacn
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Barakallah saanbuuska waan ka helay lkn cunto magaalo tan miyi ayaa ka tayo wanaagsan. Cuntada hala qurxiyo oo hala wanaajiyo lkn bur iyo saanbuus waa un cudur socda. Biyo cad hala iska cabo waayo sokorta biyaha lagu qasayo cancer, dhiig kar,iyo sokor ayaa laga qaadaa. Soor,misir,digir,sareen, maraq,caano,liin sokor la’aan la qasay,qare maxaa ka wanaagsan.
@alimohamed9831
@alimohamed9831 Жыл бұрын
Mashallh abayo ilahay haku barakeyo
@saybahmed1504
@saybahmed1504 Жыл бұрын
Walaal mushaaryo mesego maad sameysataan madaama aad caano xolaad oo macaan heysataan nafaqo badan ayaa ku jirta
@kahiyemohammed8556
@kahiyemohammed8556 Жыл бұрын
ManshAllAH very beautiful walale❤❤
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Жыл бұрын
Warun. Abaayo. Waliga ha iscadeynin waa cudur. ❤
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 Жыл бұрын
Masha allaha wll hilib waxaa kasameya inti lashilo mala yar yareeya wll ama inti lakariyo walaw hlsheelido fican tahay
@halimafarah9820
@halimafarah9820 Жыл бұрын
ManshaAllah TabarakaAllah
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Жыл бұрын
ASC Maash Allaah Tabaarka Laah
@maryamashiikh317
@maryamashiikh317 Жыл бұрын
Maasha allaah
@HaykalMoha88
@HaykalMoha88 Жыл бұрын
Nᴏʟᴏsʜɪɪ ᴅʜᴀʙᴛᴀ ᴀʜᴇᴇғ ʙᴀᴀᴅ ᴋᴜ ɴᴏsʜᴀʜʏ ᴍ.ᴀ😢❤
@halimofarah1601
@halimofarah1601 Жыл бұрын
Hilibka hadad haysato waa la kululeeya kadibna waa latumaa kan la tumo ayaa ka macaan hilibka la shiido baroobey. Aada arki done
@umuayman6328
@umuayman6328 Жыл бұрын
Machaala
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
waa in horomar la gaadho I agree with you ma wxa la tagnaanaya 19kaba ka yaacii no
@MuhiimXasan-o8q
@MuhiimXasan-o8q Жыл бұрын
M.a horo u soco wll
@samiiraciise5047
@samiiraciise5047 Жыл бұрын
MASHA Allah
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 Жыл бұрын
Maanshaa allaah Maanshaa allaah Maanshaa allaah keep going sister 💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍
@ikraanxaji5422
@ikraanxaji5422 Жыл бұрын
Mansha allah wll ilaahay hakuxifdiyo
@Aminamohamed2464
@Aminamohamed2464 Жыл бұрын
❤❤Masha Allah Abaayo
@بيتيمملكتي-ذ3ل
@بيتيمملكتي-ذ3ل Жыл бұрын
wlhi waa run nolosha waa sidaadd ka dhigataa caalamka hormaray xitaa baadiyaha iyagoo jooga dhaqankoodana heysta Ayey Agabka Asaasiga Ah heystaan sida talaagad kuukar qasaalad tubadiibiyaha oo ceyl laga qoday xoolo iyo beerana wey leeyihiin
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 Жыл бұрын
Masha allh wll hore usoco ❤
@iftinqurux7959
@iftinqurux7959 Жыл бұрын
Masha Allah abayo
@hafsaahmed9901
@hafsaahmed9901 Жыл бұрын
Wa inaa mar Ku so boqano badiyaha kugu imano walige baadiyo ma tagin Wana Ka cabsan jiray wayo ayeyo iga sheken jirty Alle ha I naxaristee bahalo nolol dhib ah socod .adaa Ku dawady Mise waba iska caadi
@safiahassan3655
@safiahassan3655 Жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥰🥰
@Fartum__I
@Fartum__I Жыл бұрын
wcs abayo wlhi waxa isoo xasusizay nolasheydii hore gabadhan cml markan ahaa rer dhan baan hoyo iyo abo u ahaa anoo 9 san0 jiro wan u xiisay nolasheydii hore insha alah marka soomali marka imado wan adaya insha alah youtube wan u furanaya waxa ii noqotay dhiri galin wlhi❤
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
Wadanada horay maray they have reer badiye iyaguba waay ku faanaan reer badiyahooda
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
this is the life i love ❤❤❤❤❤❤
@mahadyare123
@mahadyare123 Жыл бұрын
I love too
@sahramaxamed1481
@sahramaxamed1481 Жыл бұрын
🎉🎉🎉❤
@umuyahya6866
@umuyahya6866 Жыл бұрын
Masha allaah 🎉🎉
@najmonalka5160
@najmonalka5160 Жыл бұрын
mash allah nolosha waa qanacsanaan nolosha sax ah waa sidaan ❤❤❤
@kawsarapdi
@kawsarapdi Жыл бұрын
Manshalh keep going keep going Zizter ❤❤
@hibaturahman2105
@hibaturahman2105 Жыл бұрын
muhiim mahan in lashiido hilibka abayo wala yaryareeya hada helaysay hil
@ishow4198
@ishow4198 Жыл бұрын
Mashlah 🎉❤😊
@hibomuhumed8020
@hibomuhumed8020 Жыл бұрын
Wsc war matulahi waa barakatu manshalah tabarakalh ❤️❤️❤️❤️ so beautiful ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zamzam4477
@zamzam4477 Жыл бұрын
abaayo hilibka waxaad ku badalan kartaa tuunaha gasacadeeysan ee kaluunka ❤
@hananuur5080
@hananuur5080 Жыл бұрын
Man sha alah ❤❤❤❤❤❤
@dahabo319
@dahabo319 Жыл бұрын
Ubax gacan dahabey muuqaladaadu sida bunki ayy ii qabtaane so badi qli🥰❤
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
😘😘❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allaha ❤
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
Caafimaad ku cun abaayo
@engyarecade2493
@engyarecade2493 Жыл бұрын
aniga maalin walbaa ku dawadaye Gormee Ceelbuur ,galhareeei,bargaan , Derri, DAC IYO Jacar inoo soo duubaysaa wll
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
Marka camera loo ogalaado walahi waan jeclahay dhulkaa inaan waxbadan oo qayraadka halkaas ah inaan kasoowaramo 😢
@ladanabdi6847
@ladanabdi6847 Жыл бұрын
😁🤭Igaar 3&9 🗣🎤FuulCulus mise Sabti?❔️ Q🐾🐾ble👋👋
@engyarecade2493
@engyarecade2493 Жыл бұрын
@@dhaqankaaba7350 I.A rabi ayaa faraj inoo furi doono Abyo
@engyarecade2493
@engyarecade2493 Жыл бұрын
@@ladanabdi6847 sabti from shabeelada hoose waxan ahy murusadaha shabelada hoose Degan oo beeralayda ah lkn Deeganadaas weli matagin lkn baadiyahaas in aan arkaan rabay gbrtaan walasheena programmekeda Aad ayuu ii cajabiyay sidey uso bandhigty dhaqankena
@umofaduma7708
@umofaduma7708 Жыл бұрын
yurub anojoga cagayar ad sanbuska kudiyarinayso mahaysto masha allah😂
@deeqaibrahim8933
@deeqaibrahim8933 Жыл бұрын
badiyaha jogto hiran miya mase galgaduud carada gaduudka aqaana
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Wllo sonkorta iska kala yaree waa cudur socda
@Umu-abdirahman
@Umu-abdirahman Жыл бұрын
Ubaxey Muqaladada wan jeclahay Soomalia waligay am arkin Lkn meel cadaado ladhaho mageceda iska jeclaadaye Nosoo duub wlley😄
@حمدحمد-د3ص
@حمدحمد-د3ص Жыл бұрын
Kaabaay caagaasaaba i cajabiyay wali ma arag lkn soonki wu iga dhamaadaye waa in hada kadib casho ahaan ogu tuurtaa😂waaba shortcut
@XamdaAdoontiiAlle-dd7od
@XamdaAdoontiiAlle-dd7od Жыл бұрын
Fariid wale ❤❤❤❤❤❤❤
@a.fatahmahamed1224
@a.fatahmahamed1224 Жыл бұрын
Guulayso
@mushtaaqbashiir
@mushtaaqbashiir Жыл бұрын
Ilmaha dhar ciid usoogad noosoo duub
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын
Walalaheyga somaliyeed 😍♥❤ Allah gacaantina haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢😊😭
@yusufaisha8107
@yusufaisha8107 Жыл бұрын
Maxaad Soo gudbisaa wlo
@deeqomahmoud1162
@deeqomahmoud1162 Жыл бұрын
Mashallah Tbarkallah a❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Жыл бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤❤🤲
@guidetoquran9240
@guidetoquran9240 Жыл бұрын
Booska hilibka waxaa kale oo gali kartaa malaayga gasaca
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 Жыл бұрын
roob idinma heli xaahay boorka😮
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Жыл бұрын
Masha.allh 😊 xbbti
@zamzam4477
@zamzam4477 Жыл бұрын
mashaallah abaayo ❤❤❤
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Жыл бұрын
Wax la reebo ma fiico qiyaas baa la quutaa
@halimayusuf5740
@halimayusuf5740 Жыл бұрын
Tona fish kudar abayo
@bmb8251
@bmb8251 Жыл бұрын
Mashaa allah ❤
@hawashire833
@hawashire833 Жыл бұрын
Mansha allah
@saabirincabdi912
@saabirincabdi912 Жыл бұрын
M.a sisret
@SUHAYLA_12
@SUHAYLA_12 Жыл бұрын
Masha allah ❤😊
@nffamilychannel2927
@nffamilychannel2927 Жыл бұрын
odkac bad kudarilahayd sabuska hadu idin yalo
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Жыл бұрын
Hilbka xataa waa la yaryaraysan karaa hilb shiidshiid uun lguma samaysto
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 Жыл бұрын
Masha allaah
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 Жыл бұрын
Aaah? Adeer way kaa yara halowday markii aad mariq-digaag kusheeg ku dartay. Adeer geedkaa iska ilaaliya caafimaadka uma wanaagsana.
Dalxiiskii g/ hiraan iyo jawigeena saka
11:31
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 49 М.
Bali ama war ayaan afurka kusookariyey
12:16
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 62 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 204 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,5 МЛН
SODOHDII WIILKII GABDHEEDA QABAY,,,,,,,,,
41:23
baarliin official
Рет қаралды 31 М.
🌶️ Traditional Lavash Bread: Baking Bread on a Barrel Over Wood Fire
28:44
Riyo Iyo Rajo || Riwaayadi Somali Museum's 11th Anniversary
41:15
The Somali Museum
Рет қаралды 18 М.
Saaka anaa ka gabara reerka
13:50
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 59 М.
Sida ciida iskugu diyaarinay baadiyaha
9:18
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 50 М.
Jawi robaad iyo jadwalkeena galabta
9:00
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 44 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН