SIDA TAALAJADA QUDAARTA UGU DIYAARIYO AYADOO KAA HALAABEYN FRIDGE ORGANIZATION

  Рет қаралды 236,371

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Cooking, decoration and beauty style channel
Please subscribe, like, share and comment
/ @nasra_abtidoon

Пікірлер: 593
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Pls Asxaabta Aan Jeclahay waalshey iisoo dhaweeya Subc Hala Siiyo🙏❤️ kzbin.info/www/bejne/b4LQioKXjcl2rpI
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Mnsha Allah tabarakallah isoboqda wlalaha qalbiga oo ramadankan meel fiican igarsiiya insha Allah
@safiyosaafi7667
@safiyosaafi7667 3 жыл бұрын
Wan usaaray nasray gabadha wexe u egtahay drs idil walshed ka yar miyaa?🥰
@hanaanhaji5076
@hanaanhaji5076 3 жыл бұрын
Nasroy abayo waku salamay weelasha fariijka halke kaso gaday quruxey noso gali
@leilaaden1998
@leilaaden1998 3 жыл бұрын
Asc wll nasra abtidon xppitii kuwa aad ku rideysey qudarta ma firiijka ayey la imaden mise wad so gadatey xppitii
@najmokhaliif8542
@najmokhaliif8542 3 жыл бұрын
Abayo nasro weelasha cadanka ah iyo bacaha maislasocdaan iga jaahil bixi aby
@zahramohammed9371
@zahramohammed9371 3 жыл бұрын
Inta Nasra Abdulkadir Cunta karis Tedha uxiste Farta Taag❤🥰☝😅
@adoontiialle9732
@adoontiialle9732 3 жыл бұрын
Walahi Malin kasto chanelkeda wasogalaa cuno cusub le ano karadinayo abayo qali nasray inoso gali cunooyin walaahi wan uxiisnay🥰
@wedyaanchannel181
@wedyaanchannel181 3 жыл бұрын
كلمتان خفيفتان على اللسان ثقيلتان في الميزان سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@sabrabilan3217
@sabrabilan3217 3 жыл бұрын
Gabadhaan waxaan ku jeclahay shey kasta meshey kasoo gadee sheegta maansha allh xaasid maaha
@Shabalaalamedia
@Shabalaalamedia 3 жыл бұрын
Haa wallhi si dadka kuula socdaan kuuna fahmaan ileen dadbaa mooda xataa barbaroonigaas in aan Somalia laga heleynin
@caliqaliif6963
@caliqaliif6963 2 жыл бұрын
Haa walhi sax waaye was tells sxbkey igu qaata
@amalmohamud9210
@amalmohamud9210 3 жыл бұрын
Alla nasriyo niyadeyda oged carir bey igu ahed firijka lkn wa i fa.ideyse wlahi illhow qer ku sii adun io aqariba😰😥
@aishaabdullahi2875
@aishaabdullahi2875 3 жыл бұрын
Mashallah abayo hawalwalin😡😡😡😡💯💯❤❤
@dekoturux7031
@dekoturux7031 3 жыл бұрын
8 minute 1.4k❣another level sis ❣🌹love you
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@samriina_beyblove3627
@samriina_beyblove3627 2 жыл бұрын
Waxaanoo kale yaa ii gadanaayo aniga illaahay hakuu barakeeyo abaayo macan masha allah macanto anna illaahay guri aan sidaan ugu faataalo ilaahay ha isiiyo
@zainabhassan20112
@zainabhassan20112 3 жыл бұрын
Mansha alaah sister waligaa kala fogeey malaay iyo chicken🐔 jiskana gooni dhig chicken waa bacteria badan yahey ogaaw taas waxas dhan hal meela isugu geeysey bar barooniga iskujarjar si qiyas ah ikudar halbac kushub barafka gali bil waakuheynaa waxyar ayad kala soobaxeysaa markad rabto sister ramadan kareem
@farxiyomahamed8285
@farxiyomahamed8285 Жыл бұрын
Masha allah iimaan baa laisdheeryahay allaha kusiyaadiyo abyo intaada
@rumaanruun7400
@rumaanruun7400 3 жыл бұрын
Maasha Allah ilaahay gacantada kudayo❤❤❤
@shukriyuusuf9746
@shukriyuusuf9746 2 жыл бұрын
Msh allh mcnto ilaaheey haidin badiyo anaka halahaas yaanyada hal maalinlee cuneenaa
@sabnaamacalin9682
@sabnaamacalin9682 3 жыл бұрын
Nasro wan ku tageeraa horey usoco xabbti rootinkaaga noosooduub abaayo mcnto codsi waaye
@fosiyoxasan3819
@fosiyoxasan3819 3 жыл бұрын
m.a waa wngii oo qof ah m.a wlashey nasra abtidoon wankujeclhy wlh alle haika xafido qali keep goin qlideyda intan iyo in kbdn wanku rajeynaya qali wax bdna wan ka faidna waxan suganaba wa vedioyadada cusub qali xita kuwii hore wan iska dawada mararka qaar inleen wax laga cajiso matihid qali xafidu allah
@omarofficial24
@omarofficial24 3 жыл бұрын
Wax badan ayan kaa faaiiday marka illhey laga cabsado Illhow iikaa xafid❤💯🤲🤲🤲
@fatimaabdi7036
@fatimaabdi7036 3 жыл бұрын
5:38 ar somalidana danbi miyaa mise waa wax xun ii shego bo cashira lagu sinoyaaa waxa lagu sharxoyaa ma fahamty hadi lagu dacwo maa ka qabta 🤔
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 3 жыл бұрын
Wcs my quen nasro abtidoon guul iyo gobonimo respect forever qurux dumar 💯❣🌹🇸🇴✍🙏
@nimcoqaalic9065
@nimcoqaalic9065 3 жыл бұрын
Masha allah tabakarakallah Allow dhulkena nabad nogadhig Dhadhanka qudaartena wax an kumathala maleh😘😘😘😘
@mulkiabduqadir5922
@mulkiabduqadir5922 2 жыл бұрын
Asc abaayo setahay nasra abtidoon linta markan firijkagaliyo wey qalaley maxansameyaah plz isojawab abaayo
@farduusabdiomar7698
@farduusabdiomar7698 3 жыл бұрын
Oo walaal barafkana intee u isticmashaa plz jwb
@isha9571
@isha9571 3 жыл бұрын
Allaha no ka xafido mcnto wan ku faraxsanahay ina somali tahay oo hadana aa afsomali noogu sharaxdid wax kasta oo muqdisho na aa ila joogtid allaha ku jeclaado ❤🥀
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 3 жыл бұрын
Masha alah
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 3 жыл бұрын
Maaaansha Allaha qurux waye xabbti shukran Allah ku xafiido 🤲🤲🤲🙏👌♥️💐🌹🥰
@milgomawliid4987
@milgomawliid4987 6 ай бұрын
Asc walashey qaliyey waxaad ii shegtaa finijerka dabka badan cuna ee korontada wax bada so sarta qab ma jirta dabka loga yarey i
@مريوومروون
@مريوومروون 3 жыл бұрын
Nasro abayo waxa kuwaydiina geedaha oo qudaarta aa kuridaysid inte kaso gaday bacda masheegayo waa kan 2 dhagood leh iyo geetka ukunta aa kuridaysay oo daboolka leh
@anfacuk9218
@anfacuk9218 3 жыл бұрын
Nasroy abaayo ....aduunkana baraariyo caafimaad ku joog akhirana fordowso janada igu waar...wll kujcl baan ahay ...hormarkaga jcl kuna farxa ...wllo mcnto ...illahy dartii aanku jclhy ...uxubuka fillah ...fallahu yaxfaduka anta ,wa awladuka waa zowjuka kuluhum.....mcnteydiyey inaa iso jawabto aan rajeynaa ....niyada kaa jclhy ..Allah haku dowro ....nasray ...Allah yaxfiduka....hadii aan imado mugdisho inaan ku arko waan jeclan lahaa...waligey qof KZbinr uma qorin qoralkan deer ..lkn adiga intas iyo kabdan waad u qalanta...iso jawab xbbti ..aniga KZbinr maihi lkn adaan kujclhy lee xbbti ...illahy dartii walibo
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Amiiin yaa rabi xbty sido kale alllh ku jeclaado❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘
@fatumaabdillechannel2573
@fatumaabdillechannel2573 3 жыл бұрын
Anaa uhoreya mashalaah xabibty good job Abaayo horumar wacan macaanto inshallah
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 3 жыл бұрын
Masha Allah markasto oo wax kuu nidaamsanyihiin shaqadane wey kuu fududaanee mahad sanid nasra shax aan kaa helay lkn baraf iyo cabitaan magalisid miyaa abaayo
@amiinasalah9421
@amiinasalah9421 3 жыл бұрын
m.a nasro waxathy gabadha kaliya oo aan jeclhy cuntadeda iyo howlheda kale thnks my sister 😍
@wonieu
@wonieu 3 жыл бұрын
Cagadah alaabta aad ku rideneysay gooni maad u sogadatay mise farinjerkey lasocden
@sadakmohamed8418
@sadakmohamed8418 3 жыл бұрын
Mashaa alaaah waxbadaa ka fa idnay macnto cagadaha intee kahelaa
@asmaayuusuf-wo3nh
@asmaayuusuf-wo3nh Жыл бұрын
Abaayo video gaan hadaa daawadayy sidaas hadaa uwada galiyo qudaarta barafka iyo waxyaalahaas xagee gashanaa
@rayaanrayaanilla4894
@rayaanrayaanilla4894 3 жыл бұрын
Anoo wadan keyga joog fridge cunto lagaliyay ma isticmaleen fresh anoo arkaayo wlhi fersh ka ayaa ka wangsan 😌😌😌
@MaryamaAbdiwahab
@MaryamaAbdiwahab 5 ай бұрын
Abayo?vinijerka lg cabirka ugu fiicn iso sheg
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 3 жыл бұрын
Masha allah walashey Nasra abtidoon allah ku barakeeyo shukran
@fadxawaliismacil8127
@fadxawaliismacil8127 3 жыл бұрын
Mnzha allh wllo dar illahy ku jecelahy nazra
@fadumoahmed8482
@fadumoahmed8482 3 жыл бұрын
Wcs qurux dumar masha alh mclimadeyda wax badan waan ka faa.idey mahadsanid xapipty hre u soco abyo qali
@deeqaahmed3358
@deeqaahmed3358 3 жыл бұрын
Mashaa allh alle haku dhawro qaali wax badan ayaan kafaa iday shukrn
@nastehaalisheikh2103
@nastehaalisheikh2103 3 жыл бұрын
Abaayo gabar fcntahay fooliyo qatarbsameye mashaAllahbtahay
@fiabiofficial2781
@fiabiofficial2781 3 жыл бұрын
Caaga intela guugadha oo Ukuntan oky wll Allah Akuxafido
@naruronalka
@naruronalka 3 жыл бұрын
Masha Allah Thanks macalimadeena nasra abtidoon❤️❤️❤️👸
@drsnasronalka1367
@drsnasronalka1367 2 жыл бұрын
Abyo m.a jisakalah xabiibti waxan kuweydina ukunta firiijka malagali karaa amaaa isbadale
@fartuunxuseenali2818
@fartuunxuseenali2818 3 жыл бұрын
Nasro adigo mahdsn Barafka xage kagashata
@quencinderella6226
@quencinderella6226 3 жыл бұрын
Masha alllah alle haku sharfo qaliyey Nasra talagadaada khudaarta iyo tan sharaabka aaad ku ridatid isku mid miyaa
@farduusabdiomar7698
@farduusabdiomar7698 3 жыл бұрын
Maansha allaah wallal waa noocma filin jeerkaagu
@maryansagal1438
@maryansagal1438 3 жыл бұрын
Asc wllshey nasra Abtidon Waxan kacodsanlahaa adigoo rali ah plse makula kulmikaraa abyo ani muqdisho jogaa walhi dhowrjer ayan fariin kusoo qoraa adine ma Aragtid abyo isoo jawab abyo life inaa ku arkaa jeclhy oo aan cashiro badan kaa qato abyo 🥰🥰🥰🥰🥰❤
@ramaasabukarabuukar1514
@ramaasabukarabuukar1514 3 жыл бұрын
Asc abaayo nasro sthy xbiibti waxan kaa raba ina i sheegto caagta firiijka wax lagu gashto inte ka heli karaa quruxeey
@ummusacad5643
@ummusacad5643 3 жыл бұрын
Tartiibtini yaanyada firiijka qeebta hoose oo qaanada caml ueg iska gashta midii halaawdana kabixiya maxaa bac iyo afarahaas niso arkay Lakin kabsarta barbaroniga iyo liinta bacda caadiga oo hilibka iska gasho maxaaba kudhibey
@macaanichannel6740
@macaanichannel6740 3 жыл бұрын
Mafahanteen marakaad dheheyso ayaan maba iska jeclahay ha iskadeynin sis love you 😘❤💯
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Love u 2 qali❤️😘
@faadumasheqmaxamed9527
@faadumasheqmaxamed9527 3 жыл бұрын
@@nasra_abtidoon nasra abayo cagagta qudarta ku guraty frige me ku imaden mise goni u so gadaty iga jwb abayo thnks
@inarashiid7036
@inarashiid7036 3 жыл бұрын
Nasro abditoon mataanteyda samided horey u soco ilahey haku xafido 💕♥️
@hanuuzmaxamuud808
@hanuuzmaxamuud808 3 жыл бұрын
Mash allh abyo gacantada allha kuu barakeeyo wax loobahnaa ayaa noo faideysay tnks in badan😘😘
@سميهاسماعيل-ط7ب
@سميهاسماعيل-ط7ب 3 жыл бұрын
Dibada ina joogto aa lamoodaa wadan dhibka kadaaya horu mar ayaan ku arkaa hadii rabsho dhacdo quruxdaas majirayso iyo waxa casriga ah iyo supermarket or mall
@zahradaahir7845
@zahradaahir7845 3 жыл бұрын
Mahadsanid sida faseexa eed marwaliba noguso bandhigto waxyabaha muhiimkaa abyo xaged kaso gaday welasha ziyadadaa ee firijka?
@faadumomaxamad2113
@faadumomaxamad2113 2 жыл бұрын
Nasra abaayo ilaahay gacantaada hakuu barakeeyo
@ayanladanhussein1568
@ayanladanhussein1568 3 жыл бұрын
abaayo Nasra weelash qudaarta kujirta ma fridjka wata mise waad usoo ibiisay,anigu cariir igu dilay mana wato waleshaas kan xoose mahee. xabibtii isoo jawaab danbigaaga alaah dhaafo.
@mariamoallim2824
@mariamoallim2824 3 жыл бұрын
Asc caddey wan ku salaamay salan ka dib adigo qudaar dabiici heysto miya mid kale so gadaneysa anagana wallhi qudaartan waa nacnay alxamdullilaah ee ilmaha ukunta iyo qudaar dabiici sii waba so aragtay turkey maahino
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Tan dabiici ma aha yaa Ku dhahay sis
@caynilove796
@caynilove796 3 жыл бұрын
maasha allh waa inaa sidaan usameystaa talaajada
@iqroabdi5055
@iqroabdi5055 3 жыл бұрын
MashaAlah, Abayo nasro creamka almaraci mxa logisticmala isheeg bo
@fartuunabdirihman8371
@fartuunabdirihman8371 3 жыл бұрын
wcs abayo nasro masha allah wa no faaidese jazakalah qer ani firijkan cml ii yaalo cariri igu dile lkn wan faideste waxan ku weydiye caaga ukunta ad galineso iyo kuwa kale inte kaso gade muqdisho thanks
@sacdiasalman8826
@sacdiasalman8826 2 жыл бұрын
Nasra gawadheyda aadku jaceshahay raashininka adeey kabarataa rayaan ladhaa xmarweyne hadaay adoo marwalbo inaay ku arkeeyso umooda doolshada keeka xate way barataay arooska qaraawada way usameysaa qeer ilahaay haku siiyo
@deeqacali3138
@deeqacali3138 3 жыл бұрын
Masha allah sis tlajada waa nucee io size keda ifaa idey klama aqaan fridge
@ishwaq2349
@ishwaq2349 3 жыл бұрын
Abaayo noo soo sheeg fariijka mesha kasoogatay qiimihiisa nooga faaidey plz thanks
@deeqadabeec2559
@deeqadabeec2559 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo wax badan ayaan kaa faa'iiday allaha ku xafido walalshey mcn🙏🙏🙏💯❤
@nasiinxasan3266
@nasiinxasan3266 2 жыл бұрын
Abaayo nasro caagtaan slaat a aad freezer ka la gelinosid xagee ka soo gadate
@addontialle4787
@addontialle4787 2 жыл бұрын
Acw maama xagadaha lagu rito qudaarta intee ka soo gaday
@samromohamed4382
@samromohamed4382 3 жыл бұрын
Nasro weelasha aaad qudaarta iyo malayga ku shubatay si gooni miyad u soo gadaty iso sheeg abyo
@xamdixilkas4829
@xamdixilkas4829 3 жыл бұрын
Asc nasro waa ku salamey abyo laabta aa qudarta ku riridesid funjiyeerka miyaa wato mise gooniyaa usoo kadateyna abyo
@Xamda763
@Xamda763 3 жыл бұрын
Mansha alah waan kahelay wllshY sidad udiyaarisay ilahay gacanta haku bRakeeyo ❤
@cusmancusman4543
@cusmancusman4543 2 жыл бұрын
Msha allah wan ka faiday
@rivoningatraderscc3068
@rivoningatraderscc3068 2 жыл бұрын
Caaga ukuntana hayat market maad ka soo iibisay?
@ramlayusuf8017
@ramlayusuf8017 3 жыл бұрын
Masha Allah abyo hormar wacan xpptii guuleyso waligaa
@aaminacabdulahi2686
@aaminacabdulahi2686 3 жыл бұрын
Masha Allaah Allaah haku barkeeyo abyo
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Masha Allah so organized 👍🏿👍🏿
@aishaabdiaishaabdi3055
@aishaabdiaishaabdi3055 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo sonka io salada Allaha naga aqbalo, allaa nasro mashoonka ani kulajecel, yanyada dalkena kafican mida waweyn❤
@umusharaf5629
@umusharaf5629 3 жыл бұрын
Masha allah nasra mudo kdb hada aya helay codsiga mudo dheer ka sugaye ❤️🥰❤️🥰🙏🏽
@qalanjadamadoow705
@qalanjadamadoow705 3 жыл бұрын
Wcs sister mshallh keep going maxaan kuu xiisnay nasrooy Alx hadii aad noo soo noqotay Ramadan Mubarak abyo
@asmafarahdhimbil8520
@asmafarahdhimbil8520 3 жыл бұрын
Mashaa allaah nasro abtidoon abaayo dar ilaahey kujeclahay
@ahmedmuktar1416
@ahmedmuktar1416 11 ай бұрын
firinjeer inaan soo gato ayaan ee nooc fiican oona raqiis ah ii sheeg?
@aishaabdiaishaabdi7046
@aishaabdiaishaabdi7046 3 жыл бұрын
Liinta aluminium ku duup ma adkaaneyso bacda hada aad ku riday wey fiicantahay lkn xooga qolofka kore yara adeeg noqoni aluminium so tijaabi bil hadey ku jirto fridge sideed weyaan marka ka fiiqdo aluminium thanks huuno
@falastiinibraahim6296
@falastiinibraahim6296 3 жыл бұрын
Sax iyo joornalka xita
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 3 жыл бұрын
Thanks wlhi wy iga Adkaata markaste
@feysalyarefeysalyare-sh5fn
@feysalyarefeysalyare-sh5fn 3 жыл бұрын
Maasha allah alle xakuu barakeeyoxabiiti
@aniizaaxmed4561
@aniizaaxmed4561 3 жыл бұрын
m.a ilaah hku xafido xbbti
@xawoahmed91
@xawoahmed91 2 жыл бұрын
Abayo bacdaa one time miyaa misee waa re use gareyn karaa
@sarmaalesarmaale2110
@sarmaalesarmaale2110 3 жыл бұрын
Abaayo nasro waxan ku waydinaa caagaga alaabta ku shubaneesid fariijka mee la socotaa mise wa soo gadatay apaayo
@umumanaal8557
@umumanaal8557 2 жыл бұрын
M.a caadi ma ahan sidaad u hagaajisay then caagadaha qudaarta aad ku gurty gooni maa usoo gaday mise firiijka ayaa wato abayo jwb
@hodanaxmad1440
@hodanaxmad1440 3 жыл бұрын
Masha allah nasro qurux ilahey haku xifdiyo abyo wlhi wax badan aya kafaiday
@sacdiyoxuseen4119
@sacdiyoxuseen4119 3 жыл бұрын
Mashalh adna alha kubarakeyo intn hysn Alha siiyo
@mumtazqalanjo2300
@mumtazqalanjo2300 3 жыл бұрын
Nasra abaayo meel cunto karin noofur si aan uga faaiidaysano casharkaada dahabiga abaayo ramadaan mubaarak adiyo familkaadaba
@maryansagal1438
@maryansagal1438 3 жыл бұрын
Wan kugu racsanhy abyo runtii🥰🥰
@fatumaabdillechannel2573
@fatumaabdillechannel2573 3 жыл бұрын
Waaaw quruxbadan mashalaah tabarakalah ilaahay ha ku xifdiyo Abaayo isoo booqo ❣️❣️❣️🌹🌹🌹
@dhahraanabdulahi5165
@dhahraanabdulahi5165 3 жыл бұрын
Masha alha abyo wad mhdsn thy qali
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 3 жыл бұрын
Masha alah qurux aka dhigtay abayo ilahay haku xafido
@iidoyuusuf5662
@iidoyuusuf5662 3 жыл бұрын
Masha allah nasra abtidoon hore usoco
@hodanfarax14
@hodanfarax14 3 жыл бұрын
Masha allah abyo allah kuxafido
@najmaahmed91
@najmaahmed91 3 жыл бұрын
Asc abyo nasra aad aa kaaka faaiday wlh shukran xppti wee ika halaabi jirtay qudaarta lkn abyo waxaa kuwedinaa intee kakeentay caagadaha talaajada qudaarta kula galineesid jwb xppti mahadsanid👍
@ayanabdi3857
@ayanabdi3857 3 жыл бұрын
Apyo ani farijkyga wu wenyahay hadane waxan o alab mawato mise waso gaday gedaha baquliyasha cml ah
@ladangarane5392
@ladangarane5392 3 жыл бұрын
Asc walaasheey xageed ka soo gadty cagaga cad cad eed khudrta kula galisay firintijeerka. Adigoo mahadn.
@lielaosman8710
@lielaosman8710 3 жыл бұрын
Shukran waka faideysane in bdn mnsh alh nasra abtidoon
@hudaabdiladhif8642
@hudaabdiladhif8642 3 жыл бұрын
Nasra abyo mint ine kso gaday bashion ka gurigena ayu ka bixi jiray wa mcn caadina walo cuni kara
@MaryanAhmed-yh6uu
@MaryanAhmed-yh6uu 3 жыл бұрын
mashallah nasraabtidon
@ilhaamqalif5007
@ilhaamqalif5007 3 жыл бұрын
Masha Allah Keep going 🌙⭐🥰🥰
@xogdoonnews2557
@xogdoonnews2557 3 жыл бұрын
Ramadan kariim asxabta Like ii saara
@xaniifaxaajicali1490
@xaniifaxaajicali1490 3 жыл бұрын
Biyaha inte nastoy melkasta waxa gelise mise baraf so gafata🤔
@sofiyoaadan6522
@sofiyoaadan6522 3 жыл бұрын
Mahdsanid abayo nasro aniga firiijkega kago kale wau yaryahay walhi wan garan waye qaab aan u baan geeyo wan no faidesay qaali mahdsanid mar 2 waad
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 35 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН
FRIDGE ORGANIZATION & RESTOCK//MEAL PREP
41:02
Miss Wiro
Рет қаралды 302 М.
KIISKA FADIYA IYO SIRTII HABENKII AROSKEEDA!@SawdaBillan
43:33
Sawda Billan
Рет қаралды 55 М.