Masha allah abayo wadku mahadsanthy ango ah wiilasha wax kabarta dalka malysia cunta aanan waligey ayaad nabartay runti halkan marki aan imaanenay waxba makala garaneynin lkn hadi adiga nacaawiyey mahadsanid wlahey
@inawadaad70005 жыл бұрын
Boweyaal waan ku farxsanahy in aad bartaan cuntada sidaa si la mid ah way qabsataa willkasta marky reerka ka fogaado 👍👍👍 ilaahy ha idin fududeeyo soo noqda idinkoo cilmi maadi iyo diiniba ilaahy idin baray Ilaahy diintiina iyo dhaqankiina ha idiin xifdiyo
Masha Allah my Sister thanks you mida kle cabitan🌜 ramadaan🌙 naga soo dhis insha Allah 🇸🇴👈
@umalkeirabdirahman26165 жыл бұрын
wlahi nasraay waligay macalimad cunto karis sidaan adiga kuu fahmo uma fahmin jazzakalah hbbti waan kaa faaidey runtii❤❤❤😍
@sacdiyohirsi23624 жыл бұрын
Manshallh abyonasra horay usoco ayanku niri nasra abyo keep going good abyo melkasata ayjogta abyo mcn wanka hela abyo marwalba chanell ka cusub ad nosagaliso bayo mcn horay usoco aya ku ir bayo
@asaldhaladfaraxsan29935 жыл бұрын
Nasroy tnx xalan dawaday galabta waxan comantiga uga bixana wan sameye galabta xafada ana madax ka eh gulayso alpo wacanay wax badan bad iga dhistay
@realupdy69045 жыл бұрын
Asal dhalad farax san subscribe 427 ayaan kaga dhigay ee adigana igu cawi wall subscribe pls