Macha Allah walal ,merci pour votre aide en realite on a bien profite ton experience. Merci encore et encore Macalin Mahdi
@ilyasomar71123 жыл бұрын
Jazaka Allahu kair kazira frr vous êtes un exemplaire pour moi et pour le développeur djiboutiens donc keep going bro
@mohamedabdirizak9882 жыл бұрын
Ustaad qeyr allaha kusiiyee cashirtaan noo siiwad sideen macaamiilka usiin karaa ? Website kaan hada hosting iyo domain maleeyhy su aalo badan baa jira
@kunneyare94073 жыл бұрын
Ustaad markan sameyay oo dhamaystiray wuxu dhahaya " this site can't be teach" . Markan chrome-ka ku qoro localhost oo raciyo magaca website-ka aya ii so qoraya sida aan kor ku sheegay ee mxn sameeya
@fadumodaud83603 жыл бұрын
Shukran ustaad kheyr badan allaha ku siiyo
@engrxiddig2 жыл бұрын
M.a mahadsanid ustaad waxaan rabay wepsite online teaching ah oo cashara vedio soodhigo qofkasta gmailka active marka usaaro uu daawado lkn uu ladagi karin fadlan
Ustaad casharka 5 aad baan sugaynaa idinka alle guulayso
@mubarikmk7653 жыл бұрын
Jugran ustaad aad iyo aad ayaan kugu mahadcelinaynaa jasaa ka ALLAH
@hawraarsancollage3 жыл бұрын
Mahadsanid Eng Mahdi Maid
@maxamudxiddig61563 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad, aad aan usugayay.
@Eng-Ibra_Updizalam3 жыл бұрын
Ustaad waxa na tusta asago backend leh ama sida lo sameeyo tnk u
@ayanibrahim90223 жыл бұрын
Mahdiyow Meel dhexee anoo socda ayaan lumay parti 2 ayaan wali jooga. Gurmad alla.
@mahdimiad3 жыл бұрын
😂 maxaan qabtaa
@ayanibrahim90223 жыл бұрын
Mahdiyow wallale waxaad II shegtaa computarka ugu roon ee hawshan qaban kara waayo marar hore oo casharada desingka aan isku dayay ayu toolka xd II soo dagi waayay oo xoga culays buu computarku dareemay. Gurmad Allah
@mohamudbiloowali80583 жыл бұрын
Mahasanit macalin Tell number kaada ayan kacodsadey abwey ustad
@arfanabdourahman95113 жыл бұрын
I frontend developer since two month past. i mean i finished to learn it l live in Djibouti can you give me some way to find i job from Djibouti
@Kati-e5t3 жыл бұрын
Hello I am interest, how did learn front-end developer
@Kati-e5t3 жыл бұрын
Thanks et aussi je demande mr mahdi comment avoir un certificat ou un diplôme ou une formation pour être frontend développeur à Djibouti
@mahdimiad3 жыл бұрын
Tu peux trouver des vidéos sur KZbin frere sur Frant end developer
@Abdiyare20503 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@HubaalMediaTvcom3 жыл бұрын
Asc ustaad sthy Suaal ban qabaa Inaan website kusameeyo wordpress iyo HTML iyo CSS kee baa wcn aqoon ahaan ama xifrad ahaan
Dib ayu u dahacay casharkii 5 aad , lakiin waan so galin doona inshaallah
@ilyasmahameddahir78862 жыл бұрын
mahadsanid walaal
@toosow80503 жыл бұрын
Ustaad kheyr badan allaha ku siiyee noo soo badi casharaanta wordpress-ka inkastoo aan dareemayo inaad safar tahay safarkuna mushaakilkiisu lee yahay haddana fursadda aad noo bilawday ayaa ah mid aad ii xamaasadeysay kamira dhalinteedana ay iga go`an tahay insha allah.
@mahdimiad3 жыл бұрын
Wa sax inshaalah
@Rufyaan Жыл бұрын
Word press waxyna wllo maxa lga fa idaa
@caydruussalah-qb2oz6 ай бұрын
Miyuu dhamaaday course wll nooso dhamaystir fadla
@Programmingwithsakariye3 жыл бұрын
ustaad ma passporkaah jabuutigh bd ku tagteey france
@mahdimiad3 жыл бұрын
Haa
@aziamohamuud92833 жыл бұрын
Masha allah 🥰♥
@xalaalquutemaqasaaro52873 жыл бұрын
Macalin anigu intii hore aad ban kula socdey webkii sameyay lkn meel dhaxe marka marinayo ayaan lumay marka magaranayo qof adi ka dagan o ka wanaagsan o wax ka baran laha lkn some how waxba iga yar qaldan aniga lkn wan isku dayi ina ku cel celiyo vedio yada fiirsashadooda any way thanks
@mahdimiad3 жыл бұрын
Walaal waan ka xumahay lakiin waan dadali si aan macnaha u fahfahiyi mistaqbalka inshaalah
@xalaalquutemaqasaaro52873 жыл бұрын
@@mahdimiad walal adiga maha cilada mashalah wlhi been lama rabee aad u tahay bare wanaagsan dhankaaga jizakalahu kheyr e aniga iyo kombiyutar aya xoga is yar af garan waynay igu ogow ina isi saxo on ku imaado wadada ad na tustey 😊👍mar ba jirta aad waxa sax da ilaa aad ku cel celiso adan arkayn oyna ku dhaw yihiin