Qatar waxay dhigtay record ay adagtay in dabadeed la jabiyo allah haydin barakeeyo 🔥🤲👍✋
@مقاطع_المعرفة Жыл бұрын
كلمتان خفيفتان على اللسان ثقيلتان في الميزان حبيبتان الي الرحمان {سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم}🤍💚
@fuaadmuhammad5408 Жыл бұрын
Masha allh wll
@meditationchannel5636 Жыл бұрын
My fv motivator
@eesy8947 Жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@shaakirinhobinuibra8058 Жыл бұрын
M a
@abdallasaryaane380 Жыл бұрын
Maasha alaah__🤲🥰
@profalcadaala Жыл бұрын
Adigan Akhrinaya Qabrigaaga Alle haka dhigo beer kamida beeraha janada Wll nagu soo biir oo noocimamad Insha Allah
@asad_hagio_27 Жыл бұрын
Kusali rasulka scw ❤
@NeymarJR-km7hw Жыл бұрын
We love you our Somali journalist ❤
@eesy8947 Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@monayousuf402 Жыл бұрын
❤Qatar 🇶🇦 ❤Allah ha xafido 🤲 wa runta wll anigu jermalka wan ku nolahay hadana waxan ugu ducaynayay inay Spain 🇪🇸 ka badiso o ay sida ku hadhan insha Allah gul daran u rajaynaya
@Ahmedinho2022 Жыл бұрын
Doqon wadaan wax ka ku sooo ayaa ka soo horjeesaneysaaa
@sabirinali592 Жыл бұрын
Spain ban taagera maa iska dhahdo wll 😂
@zaxaneofficial1775 Жыл бұрын
@@sabirinali592 Spain ito Jarmalka Spain aa la qaatey abaayo
Wll Spain 🇪🇸 ♥️ way barajeyeen waxayna ku dhmtay 1=1 laakiin waxa u hadhayba waa 1 ciyaar taasna hadii laga badiyo ama la barajeyo way hdhayaan ishaaa alaaaah in laga badiyo ayan rajaynayaa ishaa alaah ducada igu kaalmee ok alaha ku amansado wllo sharaf
@highlights8838 Жыл бұрын
Allow diinteena kor kayeeL AMIIN AMIIN AMIIN🤲🤲
@Aqsaa7 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد عليه افضل الصلاة والسلام وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@ubahapdirazak2751 Жыл бұрын
😍😍😘
@faisalmowliid6284 Жыл бұрын
Igula saliva nabiga scw 🥰
@abo.ase.1071 Жыл бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@abdihaji3655 Жыл бұрын
M.a kusali nabiga scw Alla janada hanugu kulmiyo
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legend always legend keep going pro Omar inshar another's levels ogansho interests people's emotional connection between cultures 💯💪😁
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Waxad mawduuc nooga soo samaysa ustaad FiFA halkay ka soo bilaab matay iyo wajiyada dhabta ah ee ay leedahay FIFA🥰 MAHADSANID USTAAD OMAR
Maasha Allaah war qalbigeyga ku raaxesto ayaa baryahan noo soo gubisaa Omar Mahadsanid walaal
@abdallaise7389 Жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد❤❤❤
@cabdulaahimartinelli Жыл бұрын
Scw
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
@Mr Masalo WALAL QALI SUBSCRIBE IISAARA PLEASE
@mohamedeik9965 Жыл бұрын
Awooda muslimin maxa wax nasukhaysa marnaba marna ilahay ayaa ilashanaya adomadisa mumininta ah marka waxa ila linaya islamnimadooda mashalah ❤
@halbeegtrading7632 Жыл бұрын
Wadanka Belgium ka Gabdhaha iyo Haweenka kale looma ogola Iskuulka iney Hijaab ku dhigtaan! Ka fikir marka lagu diido wax diintaada U ah Muqadas Halka wax Umada lagugu habaabinaayo lagubheysto Qadar? QANIISHO AYAA QANIISHO KA FUJISO ABSOLUTELY 💯 💖
@najiibilmamustafe6290 Жыл бұрын
(ولا يحيق المكر السيء إلا بأهله).💚💚🍀🌱🌿☘️
@nimanali2107 Жыл бұрын
صلوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم........😘
@hamse_shorts Жыл бұрын
Wlaal cumar danbigaaga iyo ka waalidkaa allaha ha dhaafo dar ilaahay ayaan kuu jeclahay
Xalay mid Calanka qawmu-luudka wata dhex goo is yidhi garoonka Xaguu ku danbeyey mawducas nolaso dhaqso ustadiii cumar♥️ Daandansiga reer galbed wa cajiib wlhi😏
@ahmedjaama4627 Жыл бұрын
translate english markaad ku dhufato wllhi uu ka saraya mesha 😳
@africaismyhome723 Жыл бұрын
Qatar❤ Alaaha Xafido islaamnimmo sharaf iiyo qiimo ma sarreya majirro
@user-vf7sj8gi9x Жыл бұрын
Mashaballah walalkey cumar 18 mint iyo 4k views 👌 ♥️ lkn like ta iska sara farta sara shashada mobelka lacag iyo waqti idinkuguma fadhise wah
Wlhi ustaad kula mid baan ahay xulalka waxan taageeri jirey jarmalka lkn hada maya Waxaan ilaahay ka baryayaa inaanay groupka ka soo bixin insha allah
@masriaali984 Жыл бұрын
Fadlan haku tilmaamin ibni aadam Ilaahay xita hadaad khayr iyo wax fahansiin ula jeedo aad ku cabirayso islawaynidooda Lknse ha adeegsan Illaahay inaad ku tilmaamto. Alle Swt cid u dhigmata ama magacayadiisa Swt gaar ahaaneed lagu barbar dhigo karo ma jiro { قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ (1) اللَّهُ الصَّمَدُ (2) لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ (3) وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ (4)}.
@nurtoadam1972 Жыл бұрын
Wlhi Ani jarmalka ahan kunolahay waxaan ka mid ah dadka kuduceysanaaye in laga badiyo jarmalka lkni insha allh wareega kale in laga badiyo rajeyna insha allh
@sulekhamahamed2678 Жыл бұрын
Ogansho wll keep going waan ku taageeea 🙏🙏❤
@ismaaciilcade2632 Жыл бұрын
The legend pro
@inahussein5973 Жыл бұрын
Ku sali nabiga scw❤
@adnanyuib Жыл бұрын
Ustaad Cumar Inshaar, waxa aan kamid ahaa asxaabta kugu xidhan muddadii 4 Sano ee u danbeeyey, waxa aan u soo taagnaa kaalkeena Ogaansho oo xaalado kala duwan soo maray, horumar iyo kobacna ku guda jiray. Ustaad waan kuugu hambalyeynayaa dadaalka aad gelisay kanaalka. Ustaad fikrad ayaan kugu soo kordhin lahaa, marka aad mawduucyadan oo kale aad ka hadlayso u samee Subtitle English ama Arabic ah. Sababtoo ah hadda kanaalku waxa uu noqday mid caalami ah, dad badan ayaa inagu soo xidhmi doonna kana faa'idaysan doona mawduucyada kanaalka ka socda. Waxa aan sugi kari laayahy inta uu gaadhayo 1MILLION. Hore u soco ustaad, allah haku sharfo hana ku xafido.
Mashallah keep going bro 1m iyo kabadan ba adiga uqalantid
@salmaanhassan7516 Жыл бұрын
Markad sodhigto video KZbin kag andawdo waxan umleyah in uu ila hadlyo walkay igway malih walal igwayn lkin imnka wan leyahy sababto ah adiga ibuxiyay boska dhirgalin tad malin dhawyd kuso biray KZbin kag hadn wan sowad dawday video gag dhamn (thanks my big brother) anig boskasad igu jirta 🔥🔥🔥🥇🙏
@allaybaday7824 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@mohamadibraahim930 Жыл бұрын
ياحبيبنا إني أطلبك أن ترجم تاريخ شيخ خالد الراشد فك الله اسره
@Easy_way1 Жыл бұрын
Qadar way dadaashay lkn waxa ka sii fiicneyd, waziirada Arimaha Gudaha iny Ka mamnuucan inay Qadar timaado, hadi aysan Qaynuunka Dalka iyo Dadka u Hogaan samayn
@mohamadibraahim930 Жыл бұрын
saaxab cumar inshaarow waxaan kaa codsanaaya in ad kahadasho taariikhda sheekh khaalid al raashid waan dhagaystay taariikhtiisa oo Af carabi ah lkin inyar ayaan fahmi waayay
@herbalvitchannel4120 Жыл бұрын
Guuleyso ustaad Cumar Inshaar
@najmudiin2671 Жыл бұрын
Tariikhdu iyadaa is qoreysa
@mahamedjama6003 Жыл бұрын
Xulka jarmalka anigu waan taageeri jiray 2010kii ilaa maalin dhaw aan nacay kibirkooda iyo nacasnimadooda xun hadana waa xulka aan ugu nebcahay weeye
@abdikaniabdisalan8222 Жыл бұрын
Ustaad Omar inshaar 🙏🙏
@askar7190 Жыл бұрын
Sharfanid wll qiimo badan mawduucyo muhiima ah, bulshadana wax u Taraya marwalba soo gudbiya.
@Abthi_nazir Жыл бұрын
Fadlan ka soo hadal xildhibanadii lahayd waxan udoodayaa qaniis nimada 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@xamzaxasan1710 Жыл бұрын
Walahi hadaan aqriyo comentigaada like ayaan saaraya hadawaab dharate like Saar,
@rahmaanwarisse3197 Жыл бұрын
إلا آله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
@abdimohamed2512 Жыл бұрын
Wllyal kusaliya rasuulkena scw scw scw
@iqlasrashidrashid Жыл бұрын
اللهم هون علينا سكرات الموت
@cabbaasmaxamuud5270 Жыл бұрын
Masha allah tabarka allah Saaxiib.
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
M.a qatar iyo shacabkeeda aad baan wlh u jeclaaday Allah ha dhowro
@ahmedyasein29 Жыл бұрын
قال النبي من كان ءاخر كلامه لا اله الا الله دخل الجنة صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم 😍🥰
@aliyarehussein9997 Жыл бұрын
لقد أسمعت لو نا ديت حيا ولكن لا حياة لمن تنادي
@warda4257 Жыл бұрын
Àllaa qadar waxey sameyen ficil qurux badan allow cadow hatusin
@liilbaliil5001 Жыл бұрын
Yes guulaysta
@xamsefarxaan4558 Жыл бұрын
جزاك الله خبرا على حسن تنبيهك
@jamalali4603 Жыл бұрын
أخي ، أنا أشاهد قناتك منذ أربع سنوات تقريبًا. الأيديولوجية التي لديك إذا أعطيت السياسيين الصوماليين ، فقد نقود هذا العالم من حيث كل شيء