Sidaan samee hadaa rabto inaad ka argoosato dadkaan!!!

  Рет қаралды 1,655

Dr. Khadar Abdi

Dr. Khadar Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Ай бұрын
Aad iyo aad waa .kabuxaan somaliya siibA familka aan kadhashye
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Thanks for watching
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 5 ай бұрын
Mashallaaah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 5 ай бұрын
Thanks for watching
@billeabdi1061
@billeabdi1061 3 ай бұрын
It's true my dear brother ❤❤❤❤❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 ай бұрын
Thanks for watching
@NajaxXasan-fh5lf
@NajaxXasan-fh5lf Жыл бұрын
Aad ayad umahadsanty wll walhi dadal badan ayad no hurty wiilka shere ubadiya si dadbadan ugu xidhman thanks alot ani ahan wax badan ayan ka faaiday noso badi adna wll❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Жыл бұрын
Haye walaal waan soo badani insha Allah and thank you
@MohamttAbdikhadir-vs4ph
@MohamttAbdikhadir-vs4ph 10 ай бұрын
Thanks my bro Wllhi waan yabay wax hadad ku sameeso maba ilaaban wey kuso celceliyan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 ай бұрын
You’re welcome thanks for watching
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 11 ай бұрын
M.a❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Thanks for watching I hope you find this video helpful
@beastmode.4012
@beastmode.4012 3 ай бұрын
Wa iga qoslisay wallhi dr thanks in badan 😂❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 ай бұрын
Thanks for watching
@AsmaGacal
@AsmaGacal 8 ай бұрын
Msha alh alhku barakeyo drkena
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 8 ай бұрын
Aamen adna sidoo kale
@ZamzamAbdullahi-mf6wv
@ZamzamAbdullahi-mf6wv 10 ай бұрын
Waleee waaaa runtaaaa waan la yaaabey dadkaaas😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 ай бұрын
Waa dad xanuusan
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir Жыл бұрын
Dadkaan wax faa'iido ah malan runtii cimrigaada ayee kula qaybsanayaan subxaana laah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Жыл бұрын
Waa dad xanuusan
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir Жыл бұрын
@Drkhadarabdi1 saaxib waanku nafisaa casharadaada runtii, waxaa waayey casharadaadii mid ka hadlaayey naagaha singal maadah ahaan in ee u noolaadaan hadana rabaan biil in lagu siiyo caruurta kkkkkkkkk cajiib!!!!!!!!
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Жыл бұрын
Haye video ayaan ka sameeni
@SamsamIsmaaaciil
@SamsamIsmaaaciil Жыл бұрын
Walal wlhi waan kujeclahy waxaan kaa helaa talooyin xoog ubadan talaaba kasta ood noo jidaysana markaan samayno waan ka guulaysanaa dadkaas mahadsanid walaky❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Жыл бұрын
Thanks walaal
@beastmode.4012
@beastmode.4012 3 ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 dr thanks
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 ай бұрын
Thanks for watching
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 11 ай бұрын
War wll inad talo igasiisan rabaye xage kalasoxidhiidhaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Walaal waxaad email iiga soo diri kartaa @m.salehj48@gmail.com Ama Instagram ka @drkhadarabdij_
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 11 ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 wll emailba malahi
@FirdowsaKariye
@FirdowsaKariye 8 ай бұрын
Waaba dad bilaa kalsooni
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 8 ай бұрын
Haa thanks for watching
@SamsamIsmaaaciil
@SamsamIsmaaaciil Жыл бұрын
Lkn walal wlhi waxaan LA joogay qof saas ah laba Sano hada dhaw ayaan ogaaday inuu dadkaas yahay waan LA kadeedmay wakhtigii hore lkn hada waan ka aargoosan karaa lkn walalo inaan dabeecadiisa cml yeeshay ayaan iska dareema sidaa is isku dhihi jiray wax kasta oo uu sameeyo kusamee aayaan isaga caml oqday😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Жыл бұрын
Matihid sidiiso kale ee danbta kugu kaliftay laakin hool fiican ayaad haysa waxwalba ay sameeyan ku sameey (mirror effect) ama mirror them
@SamsamIsmaaaciil
@SamsamIsmaaaciil Жыл бұрын
@@Drkhadarabdi1 aboowe lkn Ila tali wuxuu rabaa inuu isaga.wuxuu rabo sameeyo lkn aniga wax kasta oon samynaayo uu isaga ii fasaxo gacantiisa inuu iigu haayo controllka ayuu raba mid kale balanta aan wad galno labadaayada isga wuu ka paxayaa lkn ani makabixi kari wuu igu qaylinaa adi naagathay Ina amarkayga qaadataa waa khasab uu ileyhay qaladkatsa oo dhxdeena ka dhacana wuxuu itusaa inaan ani keenay maxaan ku sameyaa 🥺
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Жыл бұрын
@user-em3op8bn4t dadkaan waxeey jecwlyihiin power and control
@alideck8559
@alideck8559 7 ай бұрын
Naftaada labax. Xanuunkan Maalmahan ayaan research dheer kusameeyey dadka noocan ah waligood kama soo reeyaan, ugu danbeyn waad waalan oo maskaxdaada ayaa dhaawac gaaraya. Xaqiiqdi waa fad ama hafadin. Soomaalida xanuunkana ma fahansana. Marka intaa iga qaada. Nolosha kuma xumeysa. Waxaa istaahishaa farxad, kalgaceyl iyo deganaan intaa dunida kunooshahay❤
Iska jir dadkaan #Narcissisthavenosoul #Narcissisthavenoempathy
12:51
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
Waxeey ka baqayaan iftinkaaga‼️
11:37
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 911
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 18✨
21:29
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 42 М.
Wey soo noqon doonan #Narcissistsneverleave
14:40
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 829
WAJI BUCBUC HADAA RABTO WAAKANAA WAX LAHUBO KUSHKUSH QURUX
14:52
Marwa Star Cooking
Рет қаралды 36 М.
Dadka ehelka ah e sunta ah ka carar cagaha wax ka day!
6:48
Xaawo ali
Рет қаралды 2,4 М.
Sida loola macaamilo dadka sunta ah ( Toxic People)
12:10
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 1,2 М.