SIDAAN U HAGAAJIYAY QOLKA JIIFKA || SARIIR ROMANTIC AAN XAAJIGA KUSOO DHAWEEYAY by Nasra Abtidoon

  Рет қаралды 213,869

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Жыл бұрын

Пікірлер: 480
@xamdimgxmohamud4074
@xamdimgxmohamud4074 Жыл бұрын
Please nasraay kuso naqo nasraadii hore xooga mudo isbuuca xaajiga kuwaalatay adiga dhan nooc kale noqotay bee noloshaada hore dad ku taagereen private haku ahaato .. talo walalnimo inta igu raacsan like saara
@ubahmalin4736
@ubahmalin4736 Жыл бұрын
Abaayo nasro marabin inaad gogoshaada ama jiifkaada soo bandhigtit allaha kuubarakeeyo
@MahdiHagi
@MahdiHagi Жыл бұрын
Mèesha Qaranki Jamhuriyada barakaysàn baa isugu tagtay..Mashaallah 🇮🇷
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
QURUNKII DHULBAHANTAA KAGA YEEDHSIIYAY KUMEE IRIROOW KUMEE KUMEE ISMAACIILOOW KUMEE KUMEE HOOLAYOOW KUMEE KUMEE DAAHIROOW KUMEE
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp Жыл бұрын
Nin waynoo oo reeer magocod haduu maqlo ooynaya kwrn subxanalah ilahay rerka Qlbiga kaha rebo brother
@Hipodiamond75
@Hipodiamond75 26 күн бұрын
Abaal wa inad no hayzan isaaq ba laydinku bartay 😂​@@abdirisakdirie3124
@sharifmaxamad1801
@sharifmaxamad1801 Жыл бұрын
Wwwwwww mash alaah indhahaa noga raxeysay alah kuu barakeyo qoskaga walashey bilaw ilaa dhamaad kuma caajisin wax qurux badan gebedha kiliya dadka u faa ida gacanta alaha kuu barakeyo ishana laha kaa xijabo
@shukriabdirahman9613
@shukriabdirahman9613 Жыл бұрын
Mashaa Allaah kuligiin Allaha nii barakeeyo . Adiga iyo xaajigaaga Allaha isku kiin daayo Aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Mashaa Allah tabaarakallah illaahay haisku kiin daayo Hassan iyo Nasra. Iskuwaara inbadan. Gabdhaha iyo wiilasha decoration ka sameynayayna Gacmaha Allaha ubarakeeyo. Inkastoo aad loo qurxiyay; hadana ani maku waxaan jeclahay decorationka aan aadka ubadnayn ; haduu bato waa laga qurxan yahay. Dhowr ubax oo la gaagaabiyay white and red ayan isku dhajinlahaa; halmeel umbaan ku nabilahaa love ❤️ guduud ah oon waynayn unbaa lagu wareejinlahaa; buufimadana qolka afarta corner ayaa looga dhajinlahaa; looma baahnayn waxaanoo ubax laalada. Sariirtta waa 100%❤. Anyway arigtideyda umbaan hadlaye iga raali ahaada
@faadumoibrahim5864
@faadumoibrahim5864 Жыл бұрын
02🎉
@user-vo7sg6oo5k
@user-vo7sg6oo5k 8 ай бұрын
Abyo wn uu bahynhy inan barto
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah ❤❤❤❤
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 Жыл бұрын
Maashaa Allah Nasru Mina Allaahi ilxun Allaah Kuma tuso اللهم آمين اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم❤❤❤
@hoodoyusuf9181
@hoodoyusuf9181 Жыл бұрын
intaad nimcada eebe so baahisan hadhawna idhaahda walay cayuumay ama wa lay sixray ado og in ay isha aadamuhu xaq tahy العين حق
@DrTaaliya
@DrTaaliya Жыл бұрын
MASHA alaah Ilaahay reerkaaga hakuu barakeeyo Nasra
@user-dk8zu1db7x
@user-dk8zu1db7x Жыл бұрын
Man sha allaah nasra abtidoon horumar waara wllo❤❤❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha Allah nasro quruxey il xun idin ma argto adiga iyo xajigaaga iyo caruurtada xabiibti wakahelay naqshada qolka Beyuot ful🎉🎉🎉🎉❤❤
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
Maashaa Allaah tabaarakallaah isku waara this is so beautiful ❤❤❤❤❤❤
@caaishacuud7901
@caaishacuud7901 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اختى الله يبارك لك في حياتك ويوفق لك في الدنيا والأخر وما تشوفين شر يارب ❤❤🎉🎉
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 Жыл бұрын
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤❤❤❤
@dekaali2808
@dekaali2808 Жыл бұрын
Masha Allah, I love the bathroom decoration.
@saynabelmi7849
@saynabelmi7849 Жыл бұрын
Wow ..! This is so AMAZING sister. ❤ Idam Alle barakooba ,wada jira.❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshaallah😍tabaralah sanad gurada guurkina 10 sano nasro qurux hanbalyo ❤❤❤xajiga😊
@abdirahmanahmed7959
@abdirahmanahmed7959 Жыл бұрын
Masha Allah wlshy nasra Illaahay haiskukiin barakeyo ❤❤
@samirasaadi2355
@samirasaadi2355 Жыл бұрын
MashaAllah so beautiful ❤❤❤
@deeqacabdirahmaan6902
@deeqacabdirahmaan6902 Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo wll reerkaga nasray hppti❤
@keyf3736twyru
@keyf3736twyru Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah gaari dumar Ina adeertey mcn my blood nasra abtidoon waligiin wada jira oo wada jooga adiga iyo dumashigey qali❤❤❤❤❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Жыл бұрын
Masha Allaah huuno mcn Ale haidin xafido gulaysda❤❤❤❤
@hawaartanhusein7618
@hawaartanhusein7618 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم جميعا يارب ❤❤❤
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Masha alaah dumashi nasra isku waara adi iyo ina adeer Kay 🎉🎉🎉🎉❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin Жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah sheefuuna allaha kubarakeeyo
@ayaanmahamud-rb3po
@ayaanmahamud-rb3po Жыл бұрын
Masha allaha tabarakalllah Alle ha isku kiin daayo adiga iyo xajigaaga ❤🥰
@phatmaadam6832
@phatmaadam6832 Жыл бұрын
Yes lambr one nasra qurux waa ku salamay xappty❤
@naazlineon2692
@naazlineon2692 Жыл бұрын
Ayyyy masha allaah tabaarakallaah queen nasro gacan dahan rabbiyow shar iyi sheydaanba ka haaay abaayo farxad badan adiga iyo familkaaga ku waara waan ku jeclahy abaayo nasro
@QadraAli-gp1sd
@QadraAli-gp1sd Жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah wllo hore usoco❤❤❤❤
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 Жыл бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉❤ bello runtiii❤❤
@user-jc6ub1ow5w
@user-jc6ub1ow5w Жыл бұрын
M.a sweetheart Nasra ❤ May Allah bless you always
@mohameddhicis4199
@mohameddhicis4199 Жыл бұрын
Masha Allah. Abaayo Horay usoco OO haa lagugu hirta. Sidiii geed har weyn Dumaashi
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 Жыл бұрын
Masha Allaaah❤❤ ukhtii nasro
@inaabdi12
@inaabdi12 Жыл бұрын
Masha Allah 🥰 ❤ina ader 🥰 adi iyo xajigaga allah idin barakeyo ❤❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah is beautiful sis Isku wara❤❤❤❤
@iidelmi8149
@iidelmi8149 Жыл бұрын
Masha alllha tabralah❤❤❤❤❤❤❤ ilahey isha xasadka hakaa duwo hakiu barkeeyo noloshaad xbbbtiiiii nasra qaaaali
@raqiyaabdikadir5472
@raqiyaabdikadir5472 Жыл бұрын
M.a abayo allh niwada xifdiyo dhamantiin❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allaha very beautiful very nice👍❤️❤️🤲
@nasteexonalka662
@nasteexonalka662 Жыл бұрын
Masha allah tabarakalaah ❤️❤️
@naimaodowa7969
@naimaodowa7969 Жыл бұрын
Mansha allaah Allah hays kukiin barakeeyo wll mcn❤❤❤❤❤
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 Жыл бұрын
Nasra waan ku taageernaa from Burco ❤
@MunoCabdilaahi-yh5jr
@MunoCabdilaahi-yh5jr Жыл бұрын
Masha Allha qof Aan mar walbo ku dey sado Allha ku xafido huno❤❤🎉 mss romantic
@indhouroon2812
@indhouroon2812 Жыл бұрын
Masha allh❤barakallh kaama ilaawo abyoh❤
@ugbaadsaciid3780
@ugbaadsaciid3780 Жыл бұрын
Mashalla isku waara abidkiin wllashy nasro aadban kujeclahy alove you too much
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Жыл бұрын
Masha Allaah tabarakalaah wllo dhal culimo Allaah kuiftiyo adiga iyo qoyskaaga ba xaasid kana ha ubixin dad shayadiiina ajira
@xafsacabdiraxman7992
@xafsacabdiraxman7992 Жыл бұрын
Mashala alah iskuwara xabibtiii ilahey ha idinbarakeeyo aamiin
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Жыл бұрын
Sanad guuro wacan sister, adiyo xaajiga, alla ha isu kiin barakeeyo, inta cimriga hadhayna idinma kala dheereeyo, boqor iyo boqoradiisa❤
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Жыл бұрын
Wcs abayo nasra masha allha tabarikllha so beautiful walahi ❤❤❤
@aishaasadali3841
@aishaasadali3841 Жыл бұрын
Mashaallah ❤❤❤🎉tabarkallh ❤❤Allhalla kuxidiyo❤❤❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Жыл бұрын
Waaw ilma adeeraday baa kula hagaajiyeen walee gob waa yihiin reer s land ♥️ ❤❤ nasra qurux nolol farxad leh kuu rajaynaa
@Halgan396
@Halgan396 Жыл бұрын
Reer s/land wada ilmadeer ba😂😂😂
@halimafarah3720
@halimafarah3720 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن والله جميل جدا حبيبتي ❤
@abdijama1984
@abdijama1984 Жыл бұрын
Asc maashaa allaah allaah ha ku xifdiyo aamiinaamiin❤❤❤❤
@Am_abdalla
@Am_abdalla Жыл бұрын
Masha allaah tabaralaah mabruukiin haniya lakum
@-taibatmuna
@-taibatmuna Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن كل سنه وانتم طيبه أن شاءالله 🎉🎉🎉🎉❤
@Faatima223
@Faatima223 Жыл бұрын
Mashaalaah ilaahay hakuu barakeeyo gurigaada❤❤
@qoranqaali7618
@qoranqaali7618 Жыл бұрын
Maashaa Allah Allahuma baarik isku waara oo waayo badan waa qaata 🎉🎉
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
❤❤❤❤Nasro nasab kaamil tahay cadowgaga ha jabo nusqaan malihid qiimo badan agtena ku ledahay xasadka darajada ha waayo kuwi ceebtada xumaan tada raadinayan sidas ku galen ilaahay waxa uga baryey masiibo deg deg mucjiso rabaani hakudhacdo aduunyo aaqiro ha hoogan
@user-lh5xx5mz8c
@user-lh5xx5mz8c Жыл бұрын
M.a wan ku wataa nasra abtidoon🥰
@DekoJama-fh2nc
@DekoJama-fh2nc Жыл бұрын
Asc abyo nasra wku slmy mrka hore mrka lbaad wxn rby Ina iiga so wr bixiso jamaacdha turkga😊ihope Ina iso jawbi doonto❤
@bintuyuusuf8484
@bintuyuusuf8484 Жыл бұрын
Sharaf iyo farxad Allah ku barakeeyo inta xun inta wanaagsan ku ilaw❤
@suhayromohaz5417
@suhayromohaz5417 Жыл бұрын
Mnsh Allha abyo Alle ku barakeeyo rerkaga❤
@user-zx1gy9wg2l
@user-zx1gy9wg2l Жыл бұрын
M.a ilaahay haidin barakeeyo abaayo isku waara reer somalilaan waa dad aad uqalbi wngsn noolada from reer muqdisho
@HamzeMahamoud-tb9nr
@HamzeMahamoud-tb9nr Жыл бұрын
mashallah nasra walashe xafidaku allahyaa ukhtii🤲🤲💝💝💞💞
@fardowsaabdullahi1382
@fardowsaabdullahi1382 Жыл бұрын
Masha,Allah tbrkllh❤
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 Жыл бұрын
Asc qaaliyey Allah haku barakeyo aamiin yaa rabi Masha Allah tabaaraka tankle Waxa Kula talinlaha heesaha iska daa hana iga xumaan xabiibti ❤
@fatumaosman213
@fatumaosman213 Жыл бұрын
Mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah nasro abtidon iyo hajigada uskuwara aduniyo akhiro
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 Жыл бұрын
Allahumabaarik adiga iyo sawjkabanasra
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Жыл бұрын
Mashalah ❤❤ intas iyo kabadan Ayan karajenaa inshalah cdy
@saidalichannel7517
@saidalichannel7517 Жыл бұрын
Hablo iyo innamo reer Waqooyi ah baa ku caawiyay waa Maasha Allah.
@xamdabarkhad8785
@xamdabarkhad8785 Жыл бұрын
M.a m.a alle haysku kiin barkeyo ilxumi idinma argto nasra iyo xasan insha allh. Waan kugu dayan dona markan guri yesho ........hore usocda
@asiilosiidow2413
@asiilosiidow2413 Жыл бұрын
M.a isha dadka allow idinka dhowr Ilaah dartii baan kuu jeclahay nasro gabadha keliya aan daawashadeeda ka dhargin baa thy ollow ikaa xafid
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon Жыл бұрын
Ayy amin shukran❤️‍🩹🥺🙏
@SaynabAhned
@SaynabAhned 28 күн бұрын
Wll nasra alle haku barkeeye markale no so geli geeli❤❤❤❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن
@abdimalikabdullahimahomed2779
@abdimalikabdullahimahomed2779 Жыл бұрын
Masha allah allha isku kin barakeyo familkina anagana allha nasiiyo i.a❤
@MumtaazAbdi-rj9sh
@MumtaazAbdi-rj9sh 29 күн бұрын
Nasro abyo ilaahi darti kuu jacelahy alha ku xafid 👸🏿🥰
@imiiab8401
@imiiab8401 Жыл бұрын
Nasrooy waan ku jeclhy allahna waa iiga markhaati saa wax u hagaajisay waa qurux masha allah tabaraka rahman lakin gacalooy waaa noloshaadi khaaska ah tan ma haaa wax la wadaagikaro bulshada abayoooy hasoogalin waa iga codsi ❤❤❤❤
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 Жыл бұрын
Mansha Allah tabarakallah hormar wacan 🎉❤❤🎉🎉
@samsamxassan4347
@samsamxassan4347 Жыл бұрын
Mash allah wll ale ayasakiin barakeeyo
@hashinimcoali-fw5uw
@hashinimcoali-fw5uw Жыл бұрын
Macah Allah waxii nool ba ku nooleyah ❤
@fadumomuumin4810
@fadumomuumin4810 Жыл бұрын
M,a tabarakalah ad iyo ad ayan uga helày qolka alaha isku kin dayo xbbti ayeyo nasro iyo awowe alaha idin garsiyo
@hamsedek7687
@hamsedek7687 Жыл бұрын
Macha Allah Walasha Allah hakuu charafoooow❤❤
@nasrohassan9441
@nasrohassan9441 Жыл бұрын
Mashlh abyoh ❤allh ku dho hppti ❤
@HambiAbdullahi-rk2fu
@HambiAbdullahi-rk2fu Жыл бұрын
masha alaah nasro walaashay masha alaa horay usoco
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤
@nuuromohamed6687
@nuuromohamed6687 Жыл бұрын
Maansha allah❤qurux wlhi ilaahey ha isu kiin barakeeyo
@hamdamohamed6648
@hamdamohamed6648 Жыл бұрын
Mansha Allah xbbti Barakooba
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah my sister 💯👍👏👏🎉🎉👑🌹💎👈
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 Жыл бұрын
Masha allah tabarakalah Allaha iskukiin xiftiyo🍃🍃💞💞💞❤❤🎈🎈🌹🌹
@mulkisaney8614
@mulkisaney8614 Жыл бұрын
Nasraay waa gab iyo nasab reerka alle ha isu kiin xafido
@hamdastyle7390
@hamdastyle7390 Жыл бұрын
Mash Allah Illahy ha isukiindyo murwo kudasho mudan❤💝
@abdillahimado703
@abdillahimado703 Жыл бұрын
Masha allah hbbty Allaha ku baraakeyo Qoyskaga
@xafsabashiirquraarad2793
@xafsabashiirquraarad2793 Жыл бұрын
ماشاء الله جميل جدا حبيبتي الله يحفظكم
@mumtazqalpih1292
@mumtazqalpih1292 Жыл бұрын
M.a Allah ku barkeeyo
@MahamedSuldan-pd4ug
@MahamedSuldan-pd4ug Жыл бұрын
Wow masha Allah ❤
@nasranashey4623
@nasranashey4623 Жыл бұрын
Mashallh nasra 💑🥰
@amishpatel7545
@amishpatel7545 Жыл бұрын
Manshallah tabarakallah my family barakoba
@Munaahmed0.11
@Munaahmed0.11 Жыл бұрын
Nasro baryahn cuntada wad ka mashquushay anaga waa sugaynaa cuntoyinkaagii marka xigta adi iyo xajiga mashallh isku waara in badan🥰✨💗💗💗
@hodanmohaned7548
@hodanmohaned7548 Жыл бұрын
Mansha Allaah nasro antidon
@nicima_mahamuud
@nicima_mahamuud 11 күн бұрын
M.a wax badan ayn ka faaiday nasra romantic ❤😂
MORNING ROUTINE  IYO TURKI MARKAAN IMID MAXAA ISKA BADALAY!
19:55
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 307 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 35 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 7 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 15 МЛН
Soo dhaweynta xaajiga❤️❤️🤭🤭🫣🫣
5:21
Badra cooking
Рет қаралды 1,8 М.
HOOYO ASXAABTEEDA AJAANIBIGA CUNO SOMALI AANKU CASUMNAY🥹
8:04
Amira Qurux
Рет қаралды 192 М.
Здесь упор в процессор
18:02
Рома, Просто Рома
Рет қаралды 413 М.
Зарядка-брелок для Apple Watch
0:39
Rozetked
Рет қаралды 263 М.