Aqoon yahan waad mahadsnty, codsi ayaan wataa , kollay IT aad baad u tana in kasto aad softwares aad xooga gaarto hadana waxa aad aan ugu baahnaan lahaa inay muhiim tahay inaad adigoo mudan ka hadasho si faahfaahsan waxa uu yahay Troubleshooting (Kabada nooc ee ay leedahay Either Either software or hard...)
@farxadfaido57793 жыл бұрын
dhiirigalintaada waa ku mhdsnthy ustd programming qofka baranayo waa inuu ku dey badan sameya deeta waad gaari halka u hardameysey taasna waa tijabadeyda gaarka inta ku dhex jiro waana rajeynaya gabadha kli somali inaa noqdo i.a
@mohamedcartan39022 жыл бұрын
Majiro wax fudud ilaa aad isku daydid mahanee naver give up
@beerlulahasan94533 жыл бұрын
Manta dhan waxan wa regayay yutube si aan uhelo qof somali ah programming si fican iga sharxa mahadsanid wll
@atiface50573 жыл бұрын
M.a mahszanid maclin guleyso.
@husseinyousuf51503 жыл бұрын
Hope u doing well, plz make us tutorials about languages like java c++, html
Wan so wadaa wll, projectiyada, tutorialska iyo muuqaalada kale wn isku dhex wadayaa
@MR.DEBATE2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@wacanahmed34393 жыл бұрын
Mshallh wll qli wax badan nooso dub ict
@xamseshow980010 ай бұрын
Ok😊
@abdullahiahmedabdikarim28203 жыл бұрын
Hdda Ka Hor Baa Ana Zero leval a Baan waxan damcay Inaan Sameyo websitekan portfolio a Runtii way igu adkatay Laakin Ugu Dambyntii waxaba Badan Baan Bartay.
@ShakirAhmed3 жыл бұрын
Exactly wll, waa sida ugu fudud ee programmingka lagu baran karo, build build build and build