Siday dhaqtar la aan u umulaan dumarka baadiya iyo nuunaha nagu so biiray

  Рет қаралды 37,582

dhaqan kaaba

dhaqan kaaba

Күн бұрын

Facebook page dhaqankaaba

Пікірлер: 143
@cabdiraxmaanzahal9566
@cabdiraxmaanzahal9566 2 жыл бұрын
Hadanu Rag nhy muqalka wa dhamaysanay😳🥰
@Miriamegeah
@Miriamegeah 2 жыл бұрын
Mashallaaha Congrats Umushii Is Xanbaarata Allaha Ka Dhigo Allahuma Ameen..Waxan Garanla’ahay Goortey Joojinayaan Dhibatadan Xaga Dhakhatarada Inaga Haysata Een Umada La Simeeyn Ileyn Bilaash Ugama Dhalinayaane. Wadamada Western Ka Weey Leeyihin Midwife Bey Yidhahdan Sida Imika Ameriica Dumar Badan Baa Guryaha Ku Dhala Oo Guriga Ka Jecel Hospital Ka Waxay Ku Leeyihin Gurigaa Ka Fiican!
@arawelo9504
@arawelo9504 2 жыл бұрын
Waa mawduuc muhiima abayo inkasto ani laygu qalo oo aan yurubjogo hadana gabdhaha inlajarjaro gudniinkaa kenaya haladayo gabdhaha marka hore la awdayo gabdhaha aduunka cadi bay udhalan cidna majarto 🤔🥺
@dahirise7762
@dahirise7762 2 жыл бұрын
Masha alah hambalyo wiilka yarkaa kii dalkiisa diintiisa iyo dadkiisa anfaco alaha ka dhigo ader soo barbaar amiiiiin
@123flower5
@123flower5 2 жыл бұрын
Aniga markan dhaliin maqloo sikalaan noqdaa ilahoo no fududee dhalmadaa amiin
@halimaidris4887
@halimaidris4887 2 жыл бұрын
Mnsha sobabr habo noqo kidadkisa iyodadkisa iyo dintisaba anfaca umashasna ale haka dhigo ti is xambarsata
@anebabuker6240
@anebabuker6240 2 жыл бұрын
Masha allah wiilka yar allah hakadhigo kii diintisa iyo dalkiisa anfaca aamiin umushana allah cafimaad hasiyo umushi isxambaarata allah hakadhigo
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 жыл бұрын
Ma Daawan Karno Miyaa. OK. Like uunbaan sii taaban waana Sii Baxi..
@nasteexocali9610
@nasteexocali9610 2 жыл бұрын
Mnsha allah
@aminaomar6271
@aminaomar6271 2 жыл бұрын
Mash Allah, Illahay reerka ha barakeeyo umushii is xabarsato. Somalida oo dhan ay dhaqan waxa u leenahay waji garasho.
@123flower5
@123flower5 2 жыл бұрын
Waxayi ku xidhan tahayi ilma haa wayo aniga ilmahayi gii iguu hore yayee layi ma jariin lakiin ilami hii ku xigayi wa layi guu jarayi uu ka wayina ilmihi ka hore yayi
@guud-weyneMedia
@guud-weyneMedia 2 жыл бұрын
Dhaqankaabaay walaal inta badan dadka Miyiga ku dhashaa taariikhda ay dhashaan ma yaqaanaan ama gugii hebel ayuu dhashay saas ayay ku tirsadaan. Hada nuunahaas yar wuu nasiib badan yahay taariikhda u dhashay waa la yaqaan adna u keydi oo u xasuusnoow marku so weynaadana u sheeg, maamada dhashay waa iska reer miyi ma garan kareysaa u malaynaa. Mahadsanid
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Isbitaalka waxaan u maleeynayaa ineey rabaan ineey iska da’dajiyaan si eey qof kale u qaabilaan oo lacagtooda jeebka u gashtaan. Waayo dhaqaatiirta mareeykanka ayaa saas u dhaqanta.
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 Жыл бұрын
Hambalyo mashaa Allah Alle ha barakeeyo ilmaha dunida ku cusub
@samdamaxamed3568
@samdamaxamed3568 2 жыл бұрын
asc dhaqankaaba waa ayigudhacday sidaa aadkasheekaynaysid mudaan laxanuunsanaa dhibkiisa jarjarkaa
@fadumomohamed9615
@fadumomohamed9615 2 жыл бұрын
Ilaahay ha xifdiyo maamooyinka. mamadan iminka umushay Alh ha grb qabto
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waatan yar waatanaaa exusemeeee bahbahbahyar naaaguhu dumaaar tanaaan kavahay.waatan gabadha khatraaaayqaran iyaaah
@cashoc8
@cashoc8 2 жыл бұрын
Hambalyo soobarbaar ayeeyo kusoobarbaar diinta iyo dhaqanka wangsan inshallah
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Жыл бұрын
ASC Maash Allaah Tabaarka Laah
@Raxma123
@Raxma123 7 ай бұрын
Waan salamayaa dhankaaba iyo hooyada ay waraysanayso abaayo ilmahaayar allah bara keeyo soo bar baabaano leenahay horta waa mihiim caafimaadka ayey ka mitahay
@queeenanzal5440
@queeenanzal5440 2 жыл бұрын
Walhi wa run cusbitalda gabdha wala jar jara dhincydaya hdhwna ma fariisan kartid xanuun iyo rafaad
@ayaanmohamedabdi7551
@ayaanmohamedabdi7551 Жыл бұрын
Mshallh alle hakuxiftiyo walaashey mcn
@samatarmoh16
@samatarmoh16 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah weene ha barakeyo cunugaa
@sayedalihassan1047
@sayedalihassan1047 2 жыл бұрын
Hooyooyinkan leh sidaa wax haloo jaro iyagu cilmigan may baran siday sheegeen, markaa ma taallo sabab ay iyagu dhkaatiirta tallo u siiyaan.
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 2 жыл бұрын
Abayo gesa jaristu wa jirta isbitalada puplic sameyo wllylw umulusoyin illaah ka baqa dadka masakinta e awodin haku tacadina hospitilada private ka hal ges la jara waxa lagu tola dun jirk ku ba baysa o shaki ku galinaysa mesha lama jarin is dhahayso dad wxa ku dhalin dhaqatir wawayn ah cidna kugu barbaranmyso
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha kadhigo kiyi Anafacy dalaka yo dalaka yo dunata gabadha Allah ha ha cafiiyo
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 жыл бұрын
Maashaaallaah Tabaarakaallaah baan leeyahay soo barbaar inshaaallaah
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 2 жыл бұрын
Masha alah nodayo dumarkena walhi dhibka ay maran lama sokobikaro hadnag sas ay tahay aye anka naganciyan dhibkeda way Garsata ilahow noda masha aalh lacantoda wa aabar abayo wan kugo haysta aalh kudayo
@kowsarmohamuud6396
@kowsarmohamuud6396 2 жыл бұрын
Alle baa dhaqtr aha
@qalixasan8360
@qalixasan8360 2 жыл бұрын
Masha Allah wll.ilahay ha idiin barkeyo
@mariamafarah3410
@mariamafarah3410 2 жыл бұрын
MashaAllah Allaah cuga habarakeeyo ilaahy hakadhigo kii Anfaca dadkiisa iyo diindiisaba hoyadda dhashay Allaah ha caafiyiyo, thanks ubax
@shamsoabdulqadir8708
@shamsoabdulqadir8708 2 жыл бұрын
Badiyaha ilahey igumadhaliyo hooyodey bn gob jog uahaa dhib wayo
@naciimamaxamuud740
@naciimamaxamuud740 2 жыл бұрын
Wiilka habo soo baraar macan
@dhaqan-dhawr
@dhaqan-dhawr 2 жыл бұрын
Subscribe wallayaal intiina awoodda waa ilaahay dartii hayla dhaafina zxpyaal
@chaptianmajidshorts5013
@chaptianmajidshorts5013 2 жыл бұрын
Masha Allah wall Subscribe waan kuu saarey.
@waxsanonlinemarket9682
@waxsanonlinemarket9682 2 жыл бұрын
Anna waan kuu saarey wall
@dhaqan-dhawr
@dhaqan-dhawr 2 жыл бұрын
#chaptian_majid #waxsanonline_market Waad mahadsantihii wallayaal dhamaantiid.
@Xawa_A
@Xawa_A 2 жыл бұрын
Walaal in la jar ma aha xittaa marka ugu horaysa. Sankiinta iyo maqaska la ordayo muxuu yahay?
@siraadsiciid9123
@siraadsiciid9123 2 жыл бұрын
Allaah noosoo barbaariyo hooyana allaah hau caafiyo
@ibra_ace
@ibra_ace 2 жыл бұрын
Wllo adiga gabadh madax banaan baa tahay mise waa si kale
@leylohawole7630
@leylohawole7630 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ku xafido habo macn so bar baar
@osamabashir2720
@osamabashir2720 2 жыл бұрын
بس أنا في نيويورك لم افهم كل الكلام
@ikraanxasan677
@ikraanxasan677 2 жыл бұрын
Waa waxay reer baadiyhu iska dhaadhiyen
@deeqomahmoud1162
@deeqomahmoud1162 2 жыл бұрын
Mashallah baraka Allah
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
Yurubtaan aan jooga dadbaa jecel in guryahooda ayagoo jooga looga umuliyo,ayagoo isbitaalo fiican heysta🙂
@ehelukheir8820
@ehelukheir8820 2 жыл бұрын
Mnsha Allh 💖 Alle habarbaariyo midnight D.DD. anfaca Rabi haka dhigo
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 2 жыл бұрын
Maansha alaah ilaahay haka dhigo umushii is xambaarato
@youssoufaliabdillahi2367
@youssoufaliabdillahi2367 2 жыл бұрын
Mashaa allaah allaha barakeeyo Amiiiiiin Amiiiiiin Amiiiiiin
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Isbitalada naxariis iyo uturis malaha
@claahimaxamed5962
@claahimaxamed5962 2 жыл бұрын
Illaahay ha barakeeyo ilmaha
@quenqadra2788
@quenqadra2788 2 жыл бұрын
Maya maya wa in hospital e ku dhashaa hooyada uurka leh please take care mama
@mshabibaadow8319
@mshabibaadow8319 2 жыл бұрын
Mansha Allah Amin amiin Abaayo qaali
@LayloMaxamuud-lj2li
@LayloMaxamuud-lj2li Жыл бұрын
Mashallaaha
@marayanbashirkahiinfarax3323
@marayanbashirkahiinfarax3323 2 жыл бұрын
Whi maamada waarunteed waan arkay manqas uunbay lagu jeex jeexaan lk ani hooyo mcn baaba iitaalo baadiye alx 🤲
@mohamedshire8747
@mohamedshire8747 2 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay haydin xafido
@abdirahmanmohamednasir9001
@abdirahmanmohamednasir9001 2 жыл бұрын
Xurmo Badan gabadh somaliyed walshen dhaqan kaaaba 🥰
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Masha allah abayo keep going 🙏
@astarlinhassan4702
@astarlinhassan4702 2 жыл бұрын
Ameen Ya Rabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 жыл бұрын
Allahu mabariki 🥰 so Barbara wiilkena yar umusha please dhargiya. Miskiinta gaajo ka ilaaliya
@munomohamed7269
@munomohamed7269 2 жыл бұрын
Masha Allah xafidullah insha Allah sobarbar
@user-nb3cq4nl4v
@user-nb3cq4nl4v 2 жыл бұрын
Masha allah Allah ha xafido aduun iyo aaqiro babyga Iyo anaga dhamaanteen
@abiibohassan8893
@abiibohassan8893 2 жыл бұрын
Man sha alah sobarbar eedo ama ayeyo naqo kidalkis dintis anfaco in sha alah
@hawaomarmohamud5763
@hawaomarmohamud5763 2 жыл бұрын
Dhaqankaabaay hooyadaas waarunteed xaalada gabdhaha baadiyaha dhalmo loogakeeno mabadna sababtoo ah naxariiisdaro ayayku arkaan marka waa inlawada shaqeeya sida in iskumidloogu shaqeeyo caruurta iyo hooyooyinku waa iskumidee baarakAllahu fiikuma
@nasroosman
@nasroosman Жыл бұрын
😊😊😊
@ClaahiCishriin
@ClaahiCishriin Ай бұрын
Aamin
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Yar tanaaa layiraah.iyaah bahbahyartan.
@user-zc2tk6fc6s
@user-zc2tk6fc6s 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظه ويحفظكم
@khadramohame936
@khadramohame936 2 жыл бұрын
. Masha Allah tabaraka Allah sobarbar baby
@xamdaidiris8644
@xamdaidiris8644 2 жыл бұрын
Keep going qali quruxey 🥰🥳
@riyaaqrayaan3379
@riyaaqrayaan3379 2 жыл бұрын
Mnsha Allaah Alle hka dhigo kii DDD iyo waalidkiiba anfaca
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah abayo dhaqana kaba
@fahmoabdiqadir3749
@fahmoabdiqadir3749 Жыл бұрын
M. A allah hani fududeyo 🥰🙏🏼
@nimcoali3173
@nimcoali3173 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah hambalyo sobarbar baby 🥰❤
@aminasiyad1064
@aminasiyad1064 2 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay haku daayo
@xamdixasan9029
@xamdixasan9029 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin amiin💗💗⚘⚘💞💞🍇🍇🍇🍇🍇🍇🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🧡🤲🤲🇸🇴🌷🥰
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah habo sobarar ❤❤💝👍💝💝💘💞
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 2 жыл бұрын
Hanbalyo habo sobarbar
@abiibohassan8893
@abiibohassan8893 2 жыл бұрын
Umsha ti bogsata isxabarata in sha alah
@raaqiyahasan5889
@raaqiyahasan5889 2 жыл бұрын
Sakiin aa wuuw
@ikraanxasan677
@ikraanxasan677 2 жыл бұрын
Masha allh soo barbaar mamo
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 2 жыл бұрын
Masha alaah tabarakalaah
@dr.asxapiabdile88
@dr.asxapiabdile88 2 жыл бұрын
Oo walaley dawadaye
@sabrinaabdulle
@sabrinaabdulle 2 жыл бұрын
Ala xanuuun badana sakiiin aaaa😢😢😢ilahay ayaaa lagarab galo whi sidaas wa dangerous😢
@fartuunxasan2514
@fartuunxasan2514 2 жыл бұрын
hambalyo hambalyo abayo
@cilmiyasiidow2572
@cilmiyasiidow2572 2 жыл бұрын
Maasha allaah nuune soo barbaar
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 2 жыл бұрын
Fosha ogaa hadana iso socota mel badiya o qalab lahayn o xanun ba biye dhig jojin talal intaba lahayn wa dhib xita dumarka qar foshu dherato hadi cawiye la sin laha sida ocytoxin ama fol kululeso rafadk ka yaran laha dadkena allah fahansiyo nimcada alle dhigay hospitalada tan kale w sax mamada wixi alle qadaray inay dhacayan o hdy tadu so dhamato cidna ma celin karayso
@zeytunosman6467
@zeytunosman6467 2 жыл бұрын
Amiin amiin yaarabi 🤲
@axmedibrahimomar6841
@axmedibrahimomar6841 2 жыл бұрын
Masha Allah wll dhankabo
@cabdidaahircabdi4844
@cabdidaahircabdi4844 2 жыл бұрын
Mash alaah wlshy ilahy naho saqiro
@ikraangabood2578
@ikraangabood2578 2 жыл бұрын
wa wacgelin muhiima cusbitaalada way dhib badanyihiin
@xaawoqaali3797
@xaawoqaali3797 2 жыл бұрын
Mashaa aallh
@caaliyoadoontaallekusoow2872
@caaliyoadoontaallekusoow2872 2 жыл бұрын
Ma.sh.allah abayo
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Tanaaaa la dooqsy naaago badanaaa layga doiqay inta lasoo dhaaafay yartan.ihihihihhiiii lajecel.
@Qowdhan99
@Qowdhan99 2 жыл бұрын
ADI MAXAA U DHALI WAYDAY
@user-ei7gt6hc1u
@user-ei7gt6hc1u 2 жыл бұрын
Masha allah 💯💙💙
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 2 жыл бұрын
Wcs mansha alaah 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁💝💝💝💝💝🌹🌹
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 жыл бұрын
Maanshaallah raguba aabayaal maxa udiday
@mariepheten7783
@mariepheten7783 2 жыл бұрын
wll maadaa dhalay run miyaa masha allah
@asmaaclaahi408
@asmaaclaahi408 2 жыл бұрын
M.a
@Aminamohamed2464
@Aminamohamed2464 2 жыл бұрын
Allh ha soo barbaaariyo abyo
@calimatabaan701
@calimatabaan701 2 жыл бұрын
Masha allah
@xamdacabdiraxmaan6880
@xamdacabdiraxmaan6880 2 жыл бұрын
Masha Allah aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@qadanmuuse4658
@qadanmuuse4658 2 жыл бұрын
Masha Allah tabrkala💋💋💋
@jamalelmi823
@jamalelmi823 2 жыл бұрын
cagligaaga dib u celi sidee ayeeyinkeen u umulijiree,waacaadi
@halimaabdulla6790
@halimaabdulla6790 2 жыл бұрын
Hambalyo Mashallah
@caawiyerunsheege3005
@caawiyerunsheege3005 2 жыл бұрын
Keep going wll
Waanka guurnay barinkii ama meeshii aan daganayn😪
13:13
dhaqan kaaba
Рет қаралды 72 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
Caano boore ari ayaan ku guulaystay samayntooda😱
8:04
dhaqan kaaba
Рет қаралды 63 М.
Aniga qisadayda halkay kabilaabatay
15:28
dhaqan kaaba
Рет қаралды 167 М.
Dhaqan layaab leh😋
8:16
dhaqan kaaba
Рет қаралды 178 М.
SUURATUL BAQARAH CAJIIB QISA LAYAAB LEY
23:02
Amino Shiiqunaa
Рет қаралды 31 М.
Fiqh of Adornment & Modesty For Women, With Dr. Haifaa Younis, 8/15/22
2:12:50
Sidaan udilnay abeesadii
8:46
dhaqan kaaba
Рет қаралды 44 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН