Ustaad aad iyo aad kaga mahad celinayaa malintii ugu horeysay ee aan kubrtay siduu aduun aragayigu ahaa iyo maanata wax weyn ayaa iska badalay ALLAYA HAKUSHARFI my brother . Hore usoco ku ducaynayaa alle haku xiftiyo 😇
@asmaibrahim9482 Жыл бұрын
MashaAllah u are a good source of motivation for me . Thanks I re-evaluated my last year presence Alhamdulilah i challenged my self and almost these 3m of 2023 discovered almost 2countries and pushed my fear away Alhamdulilah.lots of Du’a ,deductions.
@asmaibrahim9482 Жыл бұрын
Thanks bro Warsame
@asadibrahim6263 Жыл бұрын
@@warsamebade ❤❤❤❤
@Cabdirisaaq1o Жыл бұрын
Masha allah
@Rabiyownabadbaadi Жыл бұрын
Produits Ayaan shirkad u gadaa, fadlan isoo boqo, qofkii yurub jogaa wuu Ila shaqayn karaa. Sabiskaraab n'a igu dhiiri gali♥️
@abdiabdilahi5471 Жыл бұрын
Run ahaantii waxaa tahay motivation kayga 👍 keep going brother
@Iamdreeam9999k Жыл бұрын
Ustaad maad noosamysid meel aad nagu barto oo aan lacagta bixinee adaa nafahsin karee
@calicabdilaahi4414 Жыл бұрын
MacaLin kuLa fahmey OBM Other people money Other people energy Other people time Lakin mar si fiican uga so hadaL oo noo baLbaLaadhi 🙏🙏
@Qadhar-ml8qm Жыл бұрын
All time mi motivater Wll Warsame Allaha ku barakeyo I.a nin caqli u saxib aah.💯✔✌❤
Produits Ayaan shirkad u gadaa, fadlan isoo boqo, qofkii yurub jogaa wuu Ila shaqayn karaa. Sabiskaraab n'a igu dhiiri gali♥️
@nimcahussein8398 Жыл бұрын
Warsame ilahy danbigaaga ha dhaafo .guul ban ku rajayn adunyo aakhiraba❤️
@onethebaha227 Жыл бұрын
Ustaad xalkee ayaan kala soo xidhiidha
@jimcaaleapdi1993 Жыл бұрын
Thanks you
@yahyamohamed9885 Жыл бұрын
Mahadsanid wll warsame
@arababdinazir656 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb warsame wadada loo maro ganacsiga xorta ah waa wada adag wayna fududahay si kle hadii loo dhigo insha allh waan gari doona maalin maalmaha ka mid ah
@abdisalaanibnuabdillaahi1573 Жыл бұрын
Thank you sxp sare
@fatoumamahamoud135 Жыл бұрын
Asc bro warsame 👍 👍 👍 👍
@sankaofficial4622 Жыл бұрын
Nio warsame bal video ka soo same adoo qof onlineka uga shaqaynayaa oo lacagta ka qaadanaya iyo halka uu kugu soo dirayao malin walba waan ku daawana Wxd ka sheekaysa waxaan jirin bal video ka soo samee 😮
Ustaad warsame alle haku xifidiyee marka aan ku daawanno qiiro jabaan baa na gasha marka lagu waa yana wixii waanu joojinna ee waxan ka codsnayaa inad badiso video yada ##@
@abdulaahixaashi-do3bz Жыл бұрын
How can i learn skill share Some Skills
@radwaannaani1151 Жыл бұрын
Zxb luuqada Marka aad leedahy dhisa ma waxa aad ka wadaa yacni luuqada Englishta iska dhisa si aan u fahano waxyaabo badan
@Iamdreeam9999k Жыл бұрын
Waxaa tahy dhiiri galiyaha dadka soomaliyed lkn soomali qabiil uun moodaya wax walpa wlky marwalpa ku soo duceynynaa lkn marka wax noo sharxyso yara kala saar saar aan kaa faaidne sida cadaanka waxba hanaga hakran
@Moe7-n6l Жыл бұрын
Ustaad aad io aad ayaan u mahadsanthy sida aad marwalba aad noo dhiiregelinysid oo aad nala jeceshahy inaan hormar sameyno waxan joognaa wadankii caqabado badan iska jiro dhib ma lahan wn ka gudbeynaa i.a Tan kle waxan kaa codsanaa inaa noo soo dhameystirtid print on demand video yaasheeda
@salmaizmail4291 Жыл бұрын
Mnshlh ustaad laptop la Anti ma barn kara
@yaasiinjaamac7643 Жыл бұрын
War warsamow xirfadan xafan ku Baran zxp
@nadiahajira Жыл бұрын
Wllo course you an barano mad shigta on waliba an waxkafaidno in waliba eed an ugudadaalo wllo
@minhajahmed4870 Жыл бұрын
Asc bro Warsame can I get content
@cabdirisaqaxmed9217 Жыл бұрын
Wll data analysis ayaan sifican u yaqaana markaa xagee ayaan kaga shaqayin karaaaa
@Cirguje2023 Жыл бұрын
Saaxiib travel vloge gii noo soo cele soona badi, anigu waxaan ahay dadka kanaalka ugu xidhan muuqaaladaada travel ka ah. Insha allah waxaan samaydoonaa kanaal wayn oo aduunka laga daawaddo englishna ku baxa
Xagee kabaranaaa meelaha laga barto noosoo sheeg taliye
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Faca Koroya Website kiisa
@sahracismaan9129 Жыл бұрын
Wllo waxan ku shaqeya online waxan ubahanahay inan xirfadahayga kordhiyo courses aad igula talin lahayd inan barto
@enggameplayer Жыл бұрын
see lagu shaqeeya ma ii sharixi karta wll
@apdigaas6887 Жыл бұрын
@@enggameplayer website blogger sameyso wll Halka Ku so bandhiig. Mawduca ad jeceshahay ha noqdo Wararka iyo ciyaaraha Google AdSense Ku xiidho Taa ugu udhoow waata wll
Ustaadi Allaha ku sharfo wax badan ayaa kaa faaiday Allaha kaa awaal mariyo ustaadii stock market iyo investment yada kasoo hadal please 🙏
@abdallaMoa Жыл бұрын
Ustaad, dhibta ka jirta Soomaaliya waxa weeyaan qofkii fikrad online ah haaya haddii uu ku dhaqaaqo qaab lacagtu ay ku soo gaadho ma lahan, sida PayPal ma shaqeynayo. Dadkaas, Ustaad, maxaa xal u noqonaya maadaama caqabadda ugu weyn ee heysata ay taas tahay?
@nadia90 Жыл бұрын
Mastercard baa ka heleysaa bangiyada IBS iyo premier bank
@fapiofarhan9460 Жыл бұрын
Aniga itoobiya ayaan jooga mudo 2 sano ayaan raadinayaaa wadada guusha ee aan lacagta ku heli lahaa
@Abdiadanfooley Жыл бұрын
Asc ustaad warsame Majiraan meelo laga helo free course Oo ah graphic design ustaad midaas war nagasi Allah haku sharfee adbad umahad said
@Rabiyownabadbaadi Жыл бұрын
Produits Ayaan shirkad u gadaa, fadlan isoo boqo, qofkii yurub jogaa wuu Ila shaqayn karaa. Sabiskaraab n'a igu dhiiri gali♥️