Waa barnaamij qiima badan runtii. Wax badan bay daawashadiisu ii tartay. Gacal podcast waan idinku hambalyaynaya wlll
@Guulsidex16 сағат бұрын
masha alaah. qoraagu waa nin aftahan ah. Aftahamadiisu buugiisa aad bay ugga muuqataa. turjumaadu waa mid fudud oo qof waliba fahmi karo. insha alaah buuga kalena waan sugayaa
@AsmaAhmed-w5lКүн бұрын
Mashallah tabarakallah waan ku faraxsanahy macalinkaygii in uu aqoontiisi badneyd ee ku duugneyd uu dadkiisa la wadaagey allahuma baarik aqoonyahan mohamet sharmaarke 🎉🎉we proud of you teacher❤️❤️
@Mohamet.haachi4 күн бұрын
Maclin Mohamed Sharmaake waxad thy qof aan nolashayda ilaabi doonin abaal kaaga jano mcnlin qaxad thy Role Model kayga alle haku sharfo mclin
@leilamohamedsh.abubaker79016 күн бұрын
Gacal Podcast mansha Allaahu hore u socoda Qoraaga waa mahadsan yahay Ilaahay ha ku garab galo waa dhalin yaro dadaalaya❤halka qayrkii naftiisi meel daran iyo qaad, fadhi ku dirir iyo waxaan dhaamiin cimrigoodii ku lumiyeen isagu waa kaa umadiisa la dadaalaya go on 🙏
@Guulsidex16 сағат бұрын
Subeer waa nin dedaalaya, dadkana wax faa'iido leh u soo gudbiya. Ilaahay ha ka abaaliyo.
@abdielmi64195 күн бұрын
Waa cajiib buuggaasi. Atomic Habits waan akhriyey. Faa'iidooyin aad u badan baan ka helay.
@muna4595 күн бұрын
Masha Allah horay usocda
@abdinasir235 күн бұрын
Buuga uu turjumey Qoraa Maxamed sharmaake anoo dhagaysan Podcast ayaaan akhristey si ficina aaan aad uga helay xogta buugaas oo aah I tus oo I taabsii. Runtii wan ku dhiiri galinaya qof walba oo dhalin yaro ah oo damacsan in uu gaadho halka uu maanta taagan tahay Meel ka sareeysa in uu akhriyo kuna dabaqo naftiiiisa. 🙏🙌
@ciiltireciiltire40665 күн бұрын
Xageen kahelaa Books
@abdinasir2315 сағат бұрын
@@ciiltireciiltire4066 waxxad ka heli kartaa sahan books iyo IQRA Books 40% discount ku jirta wali ka faideysta Fursadaaas
@IsmaaciilMaxamuud-e3b5 күн бұрын
Aadbaad umahadsantay ustaad
@abdis706 күн бұрын
Dhalinyaro bislaatay oo ay ka muuqato bisayl Aqooneed oo Caqli saliima ku dhisan. Ummad dhisan ayaa dhisi karta Qarran dhisan. Midhihii Guusha Somaliland oo muuqataa waa Guul.
@Abdirahman_dayax5 күн бұрын
Teacher goormad poadcastka bilowday
@omaliyahafifa4 күн бұрын
psychology of money aniga rabay inaan so turjumo wuu igag horeyey waa buug fican...
@Mubarikabdiozman4 күн бұрын
M.a barnamij kan qofka dhamystay buugi ba wu akhriyy lkin Legend kan wax waraysanaya manu ahyn barnamijka subax wanagdan mlinka khamista ninka tabiya hdanan khaldanyn
@ilhaammohamud90444 күн бұрын
Masha allah ❤
@ubaxayaan48115 күн бұрын
Halkaan waan ka so kordhacaye Bugga atomic hapits haddaanba wadaa❤
@nimo_hodanmohamed430812 сағат бұрын
Faataxada illhay ha ina fahansiiyo iyo dhmn qurank kariimka
@Trainingchallenge5 күн бұрын
Waxaa dawaday dhamaan muqaladada waxaa daremay ina u bahantahay qof video editor ah uu kala shaqeya qeybta muqaal qurxinta si professional ah marka welcome zxp
@ciiltireciiltire40665 күн бұрын
Book xagee kahelaa
@Guulsidex16 сағат бұрын
maktabadaha hargeysa badankoda wuu yaalaa wll
@ciiltireciiltire406614 сағат бұрын
Aniga har geesa majoogi walal
@leilamohamedsh.abubaker79016 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoqali8087Күн бұрын
Naago laaye😭😭😂
@Guulsidex16 сағат бұрын
ma wxd tahay dadka masaajidada u gala si ay ugu xaaraan? Xishood wll goob walba nacasnimo lala ma dhex yimaadee