No video

Sidee isbadal Ku Sameen Karaa (Maskaxdada Tababar)

  Рет қаралды 19,206

Shaahid Beesaani

Shaahid Beesaani

Күн бұрын

Пікірлер: 124
@maajidcusmaan4868
@maajidcusmaan4868 4 ай бұрын
I'm watching this video today and it gave me good news thanks teacher
@UR.CRISTIANO6505
@UR.CRISTIANO6505 4 жыл бұрын
Waxan ahay qofkii oogu horeeyay........like my comment
@fardosahassan1555
@fardosahassan1555 4 жыл бұрын
ManshaAllah walal khali wad ku madsantahy motivation qali ah we really need such kind of motivation ....
@mahdiaddowhassan9114
@mahdiaddowhassan9114 3 жыл бұрын
Masha allah tabaraka laah walal waad mahadsan tahay sida wacan aad noo dhiiro galineyso Mizaanka akhiro Allah ku saaro
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx Ай бұрын
Wallhi muqaalkan wa mid an aad ugu bahanahay allah ha ku sharfo abowe mcn ❤❤
@mohamedmowled7653
@mohamedmowled7653 4 жыл бұрын
keep going bro you know more things in life
@maslahmohammed4444
@maslahmohammed4444 2 жыл бұрын
M.a sxb marwaliba na dhirala galiya alle haku sharfo bro mel walba oo aad jogtid
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 2 жыл бұрын
Masha allah walal caqliga saliimka ah ee xikmadahan kasoo burqanayaan allaha kuu barakeeyo
@xasanjeylaaniosmaan2942
@xasanjeylaaniosmaan2942 4 жыл бұрын
😭😭😭mahadsanid walal qali ah walahi tan ihaysato ka hadashay walahi waxa aan daremay waano walala qali wad i saciday walal 😘
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx Ай бұрын
Qali wad ka baxaysa insha allah abyo mcn niyada qeer badan u sheg xabiibti goaan qaado naftada aad waxa ugu muhiinsan ❤❤
@al_hassanofficial5357
@al_hassanofficial5357 4 жыл бұрын
Keep going pro horay u soco sxb
@hoodohassan9095
@hoodohassan9095 4 жыл бұрын
Mansha Alllhaaa ilhy maskaxada Alle ha ku barkeeyo wll ilhy ha naga dhigo ku dhaqmaa thankz horo usoc Abidkaa
@shukriya3913
@shukriya3913 Жыл бұрын
Wllo mahadsanid runti kamaba dhamaado channelkaga waxad mooda in aniga aad ila hadlaysid love you ❤️❤️
@rahmafarah4071
@rahmafarah4071 3 жыл бұрын
Mansha alla huno shugran⚘💐💐🙏
@fardowsaabdi6372
@fardowsaabdi6372 4 жыл бұрын
Woow m.a tabaraha maskaxdeyda aathy wllky mcn alle hku xfdo hry usoco kuleeyhy
@izoohassn6994
@izoohassn6994 3 жыл бұрын
Masha Allah proo Shukran may Allah protect you ❤🙏
@qatrohassantiger8949
@qatrohassantiger8949 4 жыл бұрын
mashaallah dherikaleyaha Nolosha shukran wlh wax badan iku adka an ka bartay shukran in badan
@fathi4068
@fathi4068 2 жыл бұрын
Masha allah walale jazakallah kheir ,wax wanaagsan ayaad noo sheegtay.
@sahranor8622
@sahranor8622 2 жыл бұрын
Thnku 🙏 shaaahid❤🤦🏽‍♂️
@queenugaaso6545
@queenugaaso6545 2 жыл бұрын
Legend nolosha wax ka yaqan👍
@hodanhirsi5431
@hodanhirsi5431 3 жыл бұрын
Shugran wll waxbadan waan kaafaa iiday
@Nitsa130
@Nitsa130 28 күн бұрын
Mahdsnid ❤
@manazil3130
@manazil3130 2 жыл бұрын
M a wall qaliya illhy haku xifdiyo bowe
@iskoiska7500
@iskoiska7500 3 жыл бұрын
m.a walal qaali ah mahadsaind
@aryamabdiwahid6679
@aryamabdiwahid6679 4 жыл бұрын
Masha allah👏👏👏
@maxmedcaliwehliye4719
@maxmedcaliwehliye4719 3 жыл бұрын
Masha allah mahad sanid walaal💯💯💯💯
@aaminocilmi2431
@aaminocilmi2431 4 жыл бұрын
Maasha allaha alle haku xifdiyo aduun iyo aaqiro
@mucaadreacts
@mucaadreacts 4 жыл бұрын
Abyo mcn ado qoralkayga arkaya ilahay ban kugu dharshe ha idhafin subscribe isar plz🙏🙏 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/qKO4fIxpp7aFZ6s
@cabdiqaadircabdi9475
@cabdiqaadircabdi9475 2 жыл бұрын
Tankiyou
@prettysusu8419
@prettysusu8419 Жыл бұрын
We'll deserved shaahid we're are U?!😢😢
@qaaliqurux7912
@qaaliqurux7912 Жыл бұрын
❤❤❤
@salmaabdinasiradam426
@salmaabdinasiradam426 4 жыл бұрын
shukran wllo 🙏💖 Allha kusharfo 😘
@mucaadreacts
@mucaadreacts 4 жыл бұрын
Abyo mcn ado qoralkayga arkaya ilahay ban kugu dharshe ha idhafin subscribe isar plz🙏🙏 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/qKO4fIxpp7aFZ6s
@fatxiilyaas1260
@fatxiilyaas1260 4 жыл бұрын
Masha Allah wll alle ha ku xifdiyo Aqligada
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 4 жыл бұрын
Jooji cabashada jooji😁 Wlhi been mhn wax ku dhibaayo inaad qof mar iyo labo mar Kala hadasho waa ixtiraam aa qofkaas ixtiraameeyso wixii ka bdnse waa xad gudub aad naftaada iyo tan qofka kaleba kusameeyneesid...qofka cabashada bdn waa qof ciishoon waqtigiisa inta ugu bdn,kan laga cabanaayana waa e'deeysane dhiban....😊 Wll shaahid😍
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 4 жыл бұрын
Xaqiiiiq abaayo Bili'aadanka baryada badan waa kugu nacaa Allahna wuu kugu farxaa baryadada. Aslan ma haboona inaad marwalba cabato' Haa ' hadaa tahay dulmane inaad qof kale qof ugu dacwooto markasna naftada ayad u doodeysa maha
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 4 жыл бұрын
@@naimamohomed5245 waa runtaada queen mhdsanid❤️🙏
@alioslo1654
@alioslo1654 4 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa lama cataaawo waliba dumarka looma calaacalo
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 4 жыл бұрын
@@alioslo1654 koow koow lkn iyaga hadeey calaacalaayaan waa good sowmhn? Calaacalka iyo cabashada waxba iskuma ahan wxn maleeynaa calaalcalka iyo sasabashada ayaa walaalo ah waana caadi dee 😂😂
@jamiiloibraahiim8213
@jamiiloibraahiim8213 4 жыл бұрын
Mansh allah mahadsanid walal video aan aad ugu bahnaa 👏
@mustafmaxamed7312
@mustafmaxamed7312 3 жыл бұрын
Sxb aad iyo aad ayaan kaga mahad celinaya qaabka wanaagsan oo aad wax noogu sheegtay barnaamij aad uwnaaagsan waaye noo soo badi thanks bro
@ayuushmahamuud5435
@ayuushmahamuud5435 4 жыл бұрын
Asc Masha allh tabaara kalaah ilaahay ajar iyo xasanaad hakusiiyo Naftaada Ku dadaal inaad xaalad walba aad kusugan tahay inaad ka gudbi kartid ilaahay ha inaga dhigo kuwo naftooda fahma oo jidka toosa ee allah qaada ilaahay diinta ha inafa hansiiyo oo geerida ilaahay inoo fududeeyo su aashana ilaahay ha inoo fudu deeyo kuwo janada ku kulma allah inaga dhigo
@bushraahmed9496
@bushraahmed9496 3 жыл бұрын
Illhay haku jeclado wll
@ceeryaamoyare1972
@ceeryaamoyare1972 4 жыл бұрын
Mahadsanid brother ✌️❤️
@aishuniofficialoffical275
@aishuniofficialoffical275 4 жыл бұрын
M.a shahid keep going proo🥰
@sacdiyamahamed8139
@sacdiyamahamed8139 4 жыл бұрын
Mash Allah wll qaali ah mahsanid waa muuqaal qiimo badan Allaha kuxafido
@sadiamohamedsadiamohamed7253
@sadiamohamedsadiamohamed7253 Жыл бұрын
Alla wll aniga ayaad ila hadleeysaaba😢😢
@alijelee
@alijelee 2 ай бұрын
Gulaysoo wll❤
@faatumamaalim8910
@faatumamaalim8910 3 жыл бұрын
Masha allaah wll shaahid caajis malahan video yadada thank you
@naimakhayre3433
@naimakhayre3433 3 жыл бұрын
Hore u soco brother
@zamzamxusen5855
@zamzamxusen5855 3 жыл бұрын
Mashaallah 👏❤️❤️❤️👈
@khadraahmed7324
@khadraahmed7324 4 жыл бұрын
Keep going ❤💯really like u 👏👏👏marwalib guul aayn ku rajinya
@frpbypasss6272
@frpbypasss6272 2 жыл бұрын
Wll horay usoco allaha kuxibdiyo❤❤❤
@Barka0706
@Barka0706 4 жыл бұрын
Thank you bro
@caashomaxamed1560
@caashomaxamed1560 3 жыл бұрын
maasha allah wll sharaf leh🥰🥰🥰
@mahadhassan7551
@mahadhassan7551 4 жыл бұрын
M.a qof kudayasho mudan ayad tahay saxip qaliya ilah haku xafido
@ayaanelmi7520
@ayaanelmi7520 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahay haku xifdiyo aqiro iyo adunba wll
@hawosido1402
@hawosido1402 3 жыл бұрын
Msh allh wll jazaakallh❤❤🙏
@xamdaxurmo4180
@xamdaxurmo4180 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllky
@najaxjaamac9284
@najaxjaamac9284 3 жыл бұрын
Keep going
@farahsheikhmohamed8857
@farahsheikhmohamed8857 3 жыл бұрын
Manshallah sxb kaliga an fikirka ka qaato
@Sacdiyoahmed2007
@Sacdiyoahmed2007 4 жыл бұрын
Mansha.allah keep going pro🙏
@barwaqomuse1111
@barwaqomuse1111 4 жыл бұрын
Mnzhlh alle ha ku xiftiyo 👍
@darajoboy3985
@darajoboy3985 3 жыл бұрын
Walaal waxaa rabbi kuu weydiina adiga iyo waalidka in dambigiina hore iyo kiina dambe dhaafo, waxaa kufaraxdana alle haku siiyo, waxaa icaawisay waqti aad aan ugu baahna caawimaad, aniga oo heesan qof icaawasa ama fahanta dhibka iheysta, hassa yeeshe waxaa helay video-gaan marka dhageystay wallhy bllhy tllhy maqiyaasi kartid awooda aan dareemay & kalsoonida aan lasana oo dib iguso labatay "جزاك الله مع خير 🙏🤝❤
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx Ай бұрын
Same wllhi allah ha barakeyo walal shaahid besaani wa walal illaah ino so diray 😢
@safasafi5442
@safasafi5442 4 жыл бұрын
Masha Allah keep going wll
@shuceybabdiladiif4685
@shuceybabdiladiif4685 3 жыл бұрын
M.a wll Shahid adbaan uga helay horay usoco balse ramadanka in ad kahadasho isku day
@ayuushmahamuud5435
@ayuushmahamuud5435 4 жыл бұрын
Msha allh
@kamiliya-ge5vg
@kamiliya-ge5vg 3 жыл бұрын
Wallahi waa runtaa thanks walalo
@iqraali5399
@iqraali5399 4 жыл бұрын
Insha aallllah mahd zand wllkayn❤❤❤
@muhubaabdifitah6256
@muhubaabdifitah6256 4 жыл бұрын
M.a
@abdimalik2024
@abdimalik2024 3 жыл бұрын
ustadi wxad dhahday waa inaa naftaada unaxariisataa ok sidee nafteyda ugu naxariisan karaa maxase la iga bahanyahay si aan ugu naxaristo nafteyda
@hoodohassan9095
@hoodohassan9095 4 жыл бұрын
Thanks wllo 💯 Hye Hye
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 4 жыл бұрын
Maashalah 🥰🥰 maashalah 🥰
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 3 жыл бұрын
Maashaa alaah codkar iga dheh
@indhodeero6797
@indhodeero6797 4 жыл бұрын
Msha allaah wll qli mhd snid 😍
@mucaadreacts
@mucaadreacts 4 жыл бұрын
ABAYO MCN ado qoralkayga arkaya ilahay ban kugu dharshe ha idhafin subscribe isar plz🙏🙏 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/qKO4fIxpp7aFZ6s
@adontiallah4202
@adontiallah4202 3 жыл бұрын
Asc walal wax badan ayad nofa ideysay ajar iyo xasanad Allah haku siyo su all an qabey ayad iga jawabtay waku mahadsantahay wll noso badi
@amaaniaxmed4123
@amaaniaxmed4123 4 жыл бұрын
Mahadsanid👍❤
@amiiralimahad8769
@amiiralimahad8769 2 жыл бұрын
😭
@fardowsaabdi6372
@fardowsaabdi6372 4 жыл бұрын
M.a hdn dhameysty muqalka😅niyhw point muhiim ah ayad inoo soo gudbisay alle hakuu siyaadiyo garadkada sidaan oo kle inogu soobadi wllky mcn jazakallah 🤴💙👌
@fankacmc8958
@fankacmc8958 4 жыл бұрын
Mahad sanid arinta aad maan ta ka had leesaye aniga ayeey i quseesaa marka waan kaaga mahad celi nayaa sxb
@sameera4976
@sameera4976 4 жыл бұрын
mahadsnid walal shaahid
@princessshukri6035
@princessshukri6035 4 жыл бұрын
Meaning full video
@sacdiyosimaan3084
@sacdiyosimaan3084 4 жыл бұрын
M.a
@fartuunidiris8219
@fartuunidiris8219 4 жыл бұрын
M.a allah ku dhowro
@hanaanqurux5718
@hanaanqurux5718 4 жыл бұрын
Mnshllah Mahad sanid wll qaali 😍
@dulqaadbadaninaqalif90
@dulqaadbadaninaqalif90 4 жыл бұрын
Sxb hore usoco illahey haku xafido 💋❤
@kowsarsaanad3849
@kowsarsaanad3849 4 жыл бұрын
Allaha ku sharfo
@fatmaahmed5376
@fatmaahmed5376 4 жыл бұрын
Sidee udiyaarin karaa examka sida ugu fudud mahadsanid walal
@mohamoud_8852
@mohamoud_8852 4 жыл бұрын
Keep On Ahead Pro Shahid🙂
@suadsaleban8593
@suadsaleban8593 4 жыл бұрын
Mawduuc fiican baad wll ka hadashaay runtii
@saadomohamedabdulle3597
@saadomohamedabdulle3597 4 жыл бұрын
Mashalah xamar maa joogtaa wlal
@user-bv4jz6og3e
@user-bv4jz6og3e 3 жыл бұрын
Asc Wll wasax waxadkahadlauso Masha alah alaha kuxafido Wll haday surtagaltahay waxan jeclanlahaa inan kulahadlo si gaar ah waxyabo badanban rabaakalahadlo waqti hadad ilahay so Wll mahadsanid
@sabrinamohamed8514
@sabrinamohamed8514 4 жыл бұрын
Benta mahan wll m.a✅🥰❤😘
@mucaadreacts
@mucaadreacts 4 жыл бұрын
Abayo mcn ado qoralkayga arkaya ilahay ban kugu dharshe ha idhafin subscribe isar plz🙏🙏 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/qKO4fIxpp7aFZ6s
@sagalsaid5464
@sagalsaid5464 2 жыл бұрын
Muqaalkaan waxaan daawanayaa 1sano kadib🙄 maantana waxaan dareemayaaa in hadalkaan aniga muhiiiim iii yahay, Adigana waqtigaad duubaysay Aad dareen dhaba Ku duuubtay😴Aad iyo Aad baan ugu faraxsanay inaaan kugu xirnaad Mida kale dhowr mar baan Fbooga kaaala sooo hadlay waxaan jeclaaan lahaaa inaaan Fikiro wadaaagno wllkay waaahaday macquuul thy oo waqtigaaga qaaligaaa wax IGA siiin karto. Mahadsanid wll qaali
@jaswargroup3713
@jaswargroup3713 3 жыл бұрын
Walaal intee joogtaa
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx Ай бұрын
Waxa umaleysa ina aniga ila hadlayso 😢
@sumayaali3766
@sumayaali3766 4 жыл бұрын
Dhirigalin itahay wll hure usocco
@ayaansaed3666
@ayaansaed3666 4 жыл бұрын
Shaahid wall ma kula hadli kara
@marwan80080
@marwan80080 4 жыл бұрын
Xamr maad jogta bro loction-kaaga sidaa bu shegaya🙄🙄
@AaminoCadey-we3bz
@AaminoCadey-we3bz 2 ай бұрын
Mhdsnd ❤
@zapzoziman3778
@zapzoziman3778 4 жыл бұрын
First one
@mucaadreacts
@mucaadreacts 4 жыл бұрын
Apyo mcn qoralkayga arkaya ilahay ban kugu dharshe ha idhafin subscribe isar plz🙏🙏 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/qKO4fIxpp7aFZ6s
@fankacmc8958
@fankacmc8958 4 жыл бұрын
Waana ku waana qaataye sxb
@hafsahassan3984
@hafsahassan3984 2 жыл бұрын
Wexe ila tahay Ina aniga ila hadleyso😪
@abdiazizosman8911
@abdiazizosman8911 4 жыл бұрын
Sxb markaas yuotupe ku soo biirtay ilaa hada waan kula socdaa wax badab baa kaaga daydaa oo hadaldaada aa wax badan iga badelay ee xamer baa timid
@quruxqurux7873
@quruxqurux7873 4 жыл бұрын
Xamar weyne maa imaatay
@mucaadreacts
@mucaadreacts 4 жыл бұрын
Abyo mcn ado qoralkayga arkaya ilahay ban kugu dharshe ha idhafin subscribe isar plz🙏🙏 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/qKO4fIxpp7aFZ6s
@sharmaboyfansofficial3764
@sharmaboyfansofficial3764 4 жыл бұрын
Sxbka nolsha
@suadoabukar6218
@suadoabukar6218 4 жыл бұрын
Shukran wll allah ku dhowro🙏
فن الحوار | بدون ورق 98 | عمار تقي
2:30:16
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 758 М.
سمینار " تغییر عادت ها " قسمت اول - سخنران: داکتر جمشید رسا
2:34:18
Dr Jamshid Rasa داکتر جمشید رسا
Рет қаралды 141 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 25 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,6 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
جواب سوالات شما
11:29
SayaG
Рет қаралды 62 М.
EP 130 - امین سلامی پرگو | Founder of oFood «گلرنگ»
2:27:52
10 Dhib Ee Kusoo Wajahaya Xiliga Noloshaada Iyo Xalkooda
13:12
Shaahid Beesaani
Рет қаралды 9 М.
3 Bil Social Media iska Daayay Maxaa isbadalay (Tababar Maskaxdaada)
23:46
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 202 М.
عشق به خود
16:47
Joy Culture
Рет қаралды 27 М.
Taarikhda Jeff Bezoz  Ninka Ugu Taajirsan Aduunka !
10:44
SHAAFINHO
Рет қаралды 18 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 25 МЛН