mahadsanid ustad dr adnan muuqalka oo kooban 1- ku mashqul ddka oo diirada saar 2-xiiso gar ah usame waxa ka hadlesid 3-u diyaarsanow waxa ka hadlesid 4-mindset kaga ka dhadhici ina gulesan dono mowducaga 5-negative mesha ka sar positive noqo 6-ogow dadka ka hor hadli rabtid 7-kaftan ku bilaw ama amusnan 8-isticmal luqad xogan 9-kala badal codkaga 10-ku dar story tolling oo ushege dadka 11-neef qaad 12-is dabci 13-ku bilaw smalll group 14-aqbal ina qaldantid 15- ka baro dadka ka fican
@Nasteexo-Happy72 ай бұрын
16- Aqbal in ay mesha fadhiyaan dad ka aqoon bdn
@Sabirin812 ай бұрын
Mahadsanit wallo😊
@dhuuxyuusuf8562 ай бұрын
M.a qof katri badan baa thy wl
@SamraMohamedabuukar2 ай бұрын
Xaqiiqatan waa mawduuc aan uwada baahanahy khaasatan dadka jaamacadaha bilab utahy shukran my roll model teacher waxaa manta ku faraxsanahy inaa aniga oo diyarsan jamacada bilaabi rabo mudnaan tedaneh adiga ayaa iskaleh 😊❤❤
@drs.philsonabukar21432 ай бұрын
Thank dr Adnan adaa u mahadsanthy wax bdn Aya ka bartay muqalka manta m.a guleyso dr🙏
@sahradegan22002 ай бұрын
Mansha alah Waa maqduuc mihiima Runtii dhalinyarta aanka midka ahayna Aad ugu bahanyiiin Mahadsanid Dr ale misanka xasanadka hakuu saaro
@AsmaAbdirahmanAbdullahi2 ай бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء واحسن الله اليك كل احسان يااخي الفاضل
@AniisodaahirMirreАй бұрын
Yezzz waqti aan ubhnaa buu isoo greyyy mahdzniD❤ Dr Aadm abdlla
@MohamedAbdiOsman-ri1ruАй бұрын
waad mahadsantahy dr wax badan Ayan kaa fa iday muqaladaa
@CraxmaanAxmed-y1k16 күн бұрын
Verygood my teachers
@zuhurosman4455Ай бұрын
Thanks Dr 😊
@rudaanadiamond995227 күн бұрын
Mahad sanid dhira galintada waku hesta ustadi ❤❤
@NajmaSiciid-b8r2 ай бұрын
جزاك الله خير
@sumayaabdiqadir8845Ай бұрын
Jazakallahu khayr
@SaciidoMcln2 ай бұрын
Waqti aan taabuur soo jedin ka walwalsana aad soo dhigtay runti thank you bro 👏
@Sahraaaaaaaaa2 ай бұрын
Ani xtaa ugu danbeen wax bdn ka faa iday❤
@SaciidoMcln2 ай бұрын
@@Sahraaaaaaaaam.a sis❤
@Xuboow2025Ай бұрын
Dr baramishkada aad baan uga helay allah ha ku sharfo❤❤❤❤😊
@umalkhayrcabdilaahi85592 ай бұрын
Masha Allah jasaakallah
@cabdinaasir5493Ай бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@nastehamohamett70432 ай бұрын
ماشاء الله جزاك الله خير dr adnan ilhy haku xifdiyo
@MulkiabdallaHussen4 күн бұрын
Thanks dr adnaan ❤
@SumayaabdirisaaqSaid-xy9ws29 күн бұрын
Mnshallh dr cadnaan mhdsanid❤
@fatimaomar-t1k2 ай бұрын
asc ustaad waxn ahay gabar hada caafimmaka dhigata waxaaa ustaad muqal nogasoo sameysaa adoo raaliya takhasusyada ugu muhiimsan oo aan sanadadan aan sameynkarno oo dhulk SOOMALIDA LOOGU BAAHI BADAN YAHAY
@shukri89642 ай бұрын
Masha allah dr aad ayaad u mahadsanthy barnamijyadada ad ayn u xiseyaa guuleyso
@Aishaabdiq1252 ай бұрын
Masha allah aniga hadalkeyga maba lafhamayo ina ooya aaya loma leyee intas waa cabsida❤جزاك الله خير الجزاء 💯❤
@AsmaFaarah-x2s2 ай бұрын
jasaaakallah Dr Adnan noso badi mawducyadaan
@LuckygaradAbuukar2 ай бұрын
Thank you Dr Adnan
@ahmeddaacad547Ай бұрын
Mshaallh talo wacan oo waqti soo galay
@MohamedHasan-yq5ky2 ай бұрын
Mahadsanid Dr 💯
@maymuunomer38292 ай бұрын
Ma.allh hada ayan dhegestay waan ka helay koorsda waan rabaa putlnd waan jogaa halkae ini kala soo xarira
@NasiibAbdi-r9h2 ай бұрын
Shukran Dr
@KaafiyoFaarax-el3ps2 ай бұрын
mhadsnd Dr wax bdn waan kafaiday jazaka llah ❤
@aliahmedabokor3532 ай бұрын
Asc Doctor Topic Rehus compatibility mother blood type why ilmaha caloosha gala u halis badanyhy in uu djinto hadii hooyafaydu isku dhiig aheen
@HaboonCali-s1g21 күн бұрын
Thanks walk mcn❤❤❤
@faizaomeer1562 ай бұрын
Jazakallah khyr dr adnaan ❤
@hodoali57142 ай бұрын
Mahadsanid wlo dr cadnaan
@HothanHapyАй бұрын
Ilhy hakudhereeyo cfimadka dr
@MixyadinMaxamed2 ай бұрын
Masha allah Dr adnan
@CabdishakurCabdiqadir-n4j2 ай бұрын
Thanks dr waa mowduuc lobahnaa
@AyaanMahamud-on6fg2 ай бұрын
M.a jasakallahu khayran ustaad❤
@BisharaXaji29 күн бұрын
Masha allaah
@BurhanMedia-v2w2 ай бұрын
جزاك الله خيراً ياأخي العزيز
@yaasmiinclaahi321Ай бұрын
Mahad sanid dr Adnan🎉❤waan sugaaye xalqadaan😊
@Subeydoyasin2 ай бұрын
Thank U Dr🎉
@SaabiriinIlyas-sc8bs2 ай бұрын
Dr adnan illahay hakaa abaal mariyo❤
@hanaanshariif62 ай бұрын
Thanks dr
@Abdulahiosmaan-ls4mkАй бұрын
Wa wcs wrxma wll jasakallahi qayar❤❤
@SugroOmarmahamed2 ай бұрын
dr cadnaan mowduuc muhiim ah baad noo soo tabisay
@miiramohamud2 ай бұрын
Mhd sanid dr allh kaa abal mario runtii shaqo adaag ayad noo haysaa❤❤❤
@SaedJama-li4wh2 ай бұрын
Best dr and goat montiv❤
@axmedmohamed56882 ай бұрын
Thanks 😊 dr
@MARYANMAXAMED-l9x2 ай бұрын
Shukrn dr
@KuulaneKuulane2 ай бұрын
Dr guleso waan ku tagera❤
@siyaadcabdikariim43652 ай бұрын
شكرا لك ❤
@azharmohamedabdi30932 ай бұрын
Thnks dre
@MuhimQali2 ай бұрын
Mansha Allah wllo
@FardowsoMohamed-ut9zu2 ай бұрын
Awaay hee dr
@salmofarxanmohaz49602 ай бұрын
very important
@Afnan-kb6ro2 ай бұрын
asante sana
@FaysaFayza2 ай бұрын
Maasha allaah
@burhaanaxmad8945Ай бұрын
Sxb waa mahadsanthy ❤
@hanaanmed79382 ай бұрын
Thanks alot Dr🫶
@Gureeymahdi442 ай бұрын
Dr cadnaan aada u mhdsn thy
@NuurSheekha2 ай бұрын
❤🎉waan idin taaageera
@HananMohamed-f4fАй бұрын
M.a Dr Dhiri galiyo buuxa tahay 🥰
@DrAdnanAbdallahАй бұрын
Mahadsanid
@shamsiinaali8908Ай бұрын
@@DrAdnanAbdallah Dhibkaan dad badan buu heystaa aniga ka mid ahay
@NadarGurey2 ай бұрын
Lkn dhiri gilintada wan kuqancay thank you 🫡🫡
@ju49652 ай бұрын
Thanks ❤
@FahadAhmed-x3t2 ай бұрын
Dr: ma ilawadaagikartaa meel an kalasoxiriro Mahadsanid
@NuuraMaxamed-f7y2 ай бұрын
Lahey Haku barakeeyo
@SamsamAbdirisak-l3mАй бұрын
Dr Aniga mar dadka hortoda istaago baa jareyaa qacmaha iga riira waana iska jari wayy
@AsmaIbraahim-h2iАй бұрын
Dr arday ahay hadana wan Ka cabsada soo jeedinta sideee is kagg sara
@XasanBashir-t1z2 ай бұрын
AAD BAAD U MAHADSANTAHAY
@kowsarabdalle20142 ай бұрын
19:49 19:58 20:05
@rayaansiyaad5104Ай бұрын
Wcs wlo dr
@apdiaziizsalebancilmi28752 ай бұрын
Course aad sheegay Dr halkaan ka helaa buuga sidee u diyaarin karaa ugu fiican defence book university
@SamiiroAbdi-g8p2 ай бұрын
Dr kasohadal drka cudurada guud iyo wuxu qabto iyo taqasuska cudurada guud waxa Raba ina Barton waxba Ka ogado plz Dr kasohadal hadal
@salmofarxanmohaz49602 ай бұрын
link course soo dhiga😊
@AmiiraSiciid-q9g2 ай бұрын
Description waaka yaala wll video mesha aay ku qoran tahy more ku dhofo waad ka heli
@abdiwaduudsaid-v2b2 ай бұрын
How I can contact u doctor
@Mohamed_Xaashi2 ай бұрын
Course ka xagee ka helaa ustaad aad duubtay
@Subeydoyasin2 ай бұрын
Ustaaad Courseka Aaad duubtay xageee ka helaaa
@NastehaHuseinАй бұрын
Asc Dr Puplic speaking Halke kala xariira
@NajahAdan-es8hbАй бұрын
M.a
@IQraAhmed-jr9lt4 күн бұрын
Qaacidada ii degan ayaaba ah in aan dadka meesha joogaba kasoo qaado karaatoon io hor fadhiya oo aanba ii jeedin 😂cilmigaas BHD in aan ka qaato unbaa iiga dhiman alxm wlhi maalintii iigu horey wn xasuustaa minbarkaan ka dhici gaadhay cabsi darteed😢
@SadiacadeYy2 ай бұрын
Aniga marka hore waan cabsadaaa lkn marka aan bilaabo kadib caadi baaan nowdaaa😂😂
@SayidMohammed-h9v2 ай бұрын
Way jirtaa wl anba waan isku arkaa mrkan presention.samaynayo waa imta hore cabsidu
@Kaskey122 ай бұрын
Numberka aaway Dr
@HamdaAhmed-q2y29 күн бұрын
Dr numbeŕka diiwan galinta me
@NimcoBintuahmetАй бұрын
10 ka xalqadod xagen kahela
@farahelmi86812 ай бұрын
Dr mxaa idinla soo xiriiraa dadka mba lahadleesiine
@CaaishaMaxamed-xt6dz2 ай бұрын
Ani marka so istago wanba iska aamusnada xogaha hadalka igu dhagayo Ma dadka ayanba isku so jediyey😅
@UmmuMohammed-o4q2 ай бұрын
Kuma qorno lambarka hee nosheeg
@safasaafi44402 ай бұрын
Dadka kaloya somlia 1m kabadan uqalma
@NadarGurey2 ай бұрын
Markaa isdhaho dadka hortoda kahaday is dhoho wax aan qosol aheen maba kuhadlikari Bissinka 😂😂😂😂