No video

sidee lacag loo kasbadaa.

  Рет қаралды 31,034

BARAARUJIN

BARAARUJIN

Жыл бұрын

sidee lacag loo kasbadaa.
website lacag laga sameeyo,sida lacag loo sameeyo,sidee . side lacag loga sameya upwork,sidee lacag loo dhigtaa cj onstyle,sidee lacag looga sameeyo internet,lacag lacag looga sameeyo internet,dhaqaalo dhis,dhaqaalo suubiye

Пікірлер: 64
@bbnetwork024
@bbnetwork024 9 ай бұрын
Follow our Facebook facebook.com/farhan.yusuf.583
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 Жыл бұрын
اللهم ارزق كل شخص يد عمنى ما يريد يارب السماوات والأرض وما بينهما
@taaa820
@taaa820 Жыл бұрын
Videos kanoo kale soo badi qisooyinkana kusoo maray noo raaci dhiiri galan ayay noo tahaye. جزاك الله خير الجزاء
@siddique28
@siddique28 Жыл бұрын
Mash Allah 22jir slave nimada neceb ayan ahay, hada waxaan wadaa dadaalka aan mustaqbalka self employed ku noqon laha. System kana wan ku xijin doona. Happy to find your channel.
@mariacabdirahman3485
@mariacabdirahman3485 Жыл бұрын
Fikirka wan kula qaba horumar ban ku rajaynaya
@bbnetwork024
@bbnetwork024 Жыл бұрын
Fadlan subscribe sidoo kale share dheh si' ay ugaarto qof walba ubaahan. Thanks
@ibrahimsuldan
@ibrahimsuldan Жыл бұрын
Masha Allah
@user-lv4rn2zc6j
@user-lv4rn2zc6j 11 ай бұрын
Asc
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Жыл бұрын
Wacyigelin Muhiim ah Mahadsanid Ustaad.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah ♥️ ♥️ Mashallah mahasanid
@-darul-fowz
@-darul-fowz Жыл бұрын
Asc ustad farxan intee kaala so xariiraa ❤
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Ай бұрын
Wllo ado mahadsan dadka soomaaliyeed, luqad bay leeyihhina luqadooda kuladal, haddii kale af-ingiriis kaliya kuhadal oo mawduuca kusoojeedi. in afafka la isdhexgasho waa arin aan fiicnayn.
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 2 ай бұрын
Thanks 🙏
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Жыл бұрын
Ustaad Farhan aad baad u mahadsantahay runtii dhiirigelin weyn ayaad noo soo gudbisay.
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx Жыл бұрын
Adero , sheekada Bob kyosaki , rich dad poor dad , wanu akhrinay , it does not work for everyone , enterpreneurshikana somalidu, iyo Africaku weey yaganaan sida biz lo bilabo , mida kale , lacag sameeyn waxa eey ku xidhan tahay , 1. Halka aad ku nosha hay , 2. Dhaqalaha dalka , competitionka , puchasing powerka , robert kyossaki waxa buugisu ku base gareyay USA economy , Africanka ma cawinaayo , wayo africanku meel anu robert iyo qeyrki waxba kala so bixikarin ayey kala so baxan .
@geedichannel7342
@geedichannel7342 Жыл бұрын
Waa maahmaahda somaliyeed tidhaa nin iyo xoolihii makala hadhaan haddi qofka meesha ka baxo, wali waala garan laayahay tijaarta somalida u qarinayaa sirta somalida.
@dubaddeeqdhegacarmo1760
@dubaddeeqdhegacarmo1760 10 ай бұрын
Good advice pro❤
@bbnetwork024
@bbnetwork024 10 ай бұрын
wall dadka lawadaag adigoo mahadsan.
@Bigman10573
@Bigman10573 Жыл бұрын
Amazing thank you walaal
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 Жыл бұрын
Mahasanid ustad so badi casharadan aad ka u wangsan ❤
@daauuddaahirclaahi
@daauuddaahirclaahi 11 ай бұрын
Aadbbaad u mahd santahay sxb noolaw
@kamaaladen4949
@kamaaladen4949 Жыл бұрын
Mncha Allah waan ku cusubahey channelka Keep going
@daryeelkitchen
@daryeelkitchen Жыл бұрын
Masha’Allah 👏🏾👏🏾
@ayubabdi7501
@ayubabdi7501 Жыл бұрын
Thnks walal aad iyo aad ugu helay wlh
@maryanl804
@maryanl804 Жыл бұрын
Masha allah aad baa u mahadsan thy
@caqli_kaabchannel2885
@caqli_kaabchannel2885 Жыл бұрын
Mahadsanid walal
@halimahassan657
@halimahassan657 Жыл бұрын
Asc maansha Allaah jzk Qayran si fiican ayaan u fahanay, aad baan u baahan nahay in aan helno dad taliyayaal ah oo nala taliyo sidii aan goal keena ku gaari lahay thanks
@shariifibraahin2450
@shariifibraahin2450 Жыл бұрын
Shukran ustad
@AhmedAbdiH
@AhmedAbdiH Жыл бұрын
Important topic. It is secret Alla Ha na fahansiyo
@mahadbashiir111
@mahadbashiir111 Ай бұрын
thanks ustd
@bbnetwork024
@bbnetwork024 Ай бұрын
Most welcome
@user-iy6jr8hu3s
@user-iy6jr8hu3s 11 ай бұрын
Wll waad mahad san tahay
@sayidhassan5833
@sayidhassan5833 Жыл бұрын
Ok mudane Cashar-ka xiga ka sugeynaa Mahadsanid
@Haleelofficial
@Haleelofficial Жыл бұрын
M.a noo soo badi mawduc yadan
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 Жыл бұрын
Waaa ku sugaynaa teacher
@abdulahiiszaq4780
@abdulahiiszaq4780 Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid!! Qaybta kale kaa sugayaaa!
@laylagutale8688
@laylagutale8688 Жыл бұрын
Fft
@walalmaajid7304
@walalmaajid7304 9 ай бұрын
mazha Allh mahadsanid maclimuu
@bbnetwork024
@bbnetwork024 9 ай бұрын
Follow our Facebook facebook.com/farhan.yusuf.583
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Жыл бұрын
Wa wax wanag san wll warunta
@indho.indho7
@indho.indho7 Жыл бұрын
Legend
@abdiibnudiriye5556
@abdiibnudiriye5556 Жыл бұрын
Mhadsanid wax badan ban ka faiiday wll
@omarmlmmmlemirlmmmomm9379
@omarmlmmmlemirlmmmomm9379 Жыл бұрын
Www aad iyo aad!
@qbc4825
@qbc4825 Жыл бұрын
Aad iyo aad 💪
@user-lv4rn2zc6j
@user-lv4rn2zc6j 11 ай бұрын
Macali
@abubakarsheikh6701
@abubakarsheikh6701 Жыл бұрын
My teacher xkee lakaala so xriri karaa
@madadaalomedia1110
@madadaalomedia1110 Жыл бұрын
Yes
@ahmedabdikarim1
@ahmedabdikarim1 Жыл бұрын
PART 2 MEE PRO😢
@mustafaamohamed8488
@mustafaamohamed8488 Жыл бұрын
Okay
@ahmedjokar2067
@ahmedjokar2067 Жыл бұрын
Aad iyo aaad
@mohamedziyad8279
@mohamedziyad8279 Жыл бұрын
Thank you my bro
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/aoqap2CtpZyLY9E
@Short_factz
@Short_factz Жыл бұрын
Ustad waxan editor kwrn hada vedioskada kuu edit gareeyo waliba si bilaasha
@abdifetahx
@abdifetahx Жыл бұрын
Emailkisa radso ama his messaging social media zxp xgn inu arkin laga yaba ❤
@Short_factz
@Short_factz Жыл бұрын
@@abdifetahx haa sxb lkn description ka waxba uma saaro
@mahamedomer6067
@mahamedomer6067 Жыл бұрын
Thanks
@fuadabdi2137
@fuadabdi2137 Жыл бұрын
Thank you sir
@qbc4825
@qbc4825 Жыл бұрын
Mahad sanid
@user-lv4rn2zc6j
@user-lv4rn2zc6j 11 ай бұрын
Asc
@bbnetwork024
@bbnetwork024 11 ай бұрын
Wcs
@hamisare5520
@hamisare5520 Жыл бұрын
I think this guy is serious
@mariamyusufroble741
@mariamyusufroble741 Жыл бұрын
Channelka haddii lagu dhufto oo waxi laso dhigo arag is iri maba igu dhufsamyo wuu iga diidanyhy mala xiray macnaha
@ismail1026
@ismail1026 Жыл бұрын
Runtii aad bay ii taabay. subax kasta kac adoo malintaadi kuso badalanaya dollars oo la'ileeyahay waxaad tahay engineer of X or Y, it is very sad.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Sideed u Maarayn Kartaa Dhaqaalahaaga || U.Hamse Habiib
32:56
Razeen Training Center
Рет қаралды 72 М.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 71 М.
NOQO MAAMULE WANAAGSAN
11:46
Somvato Institute
Рет қаралды 6 М.
4 Hab O Lacagta Lagu Maamulo Sidee Taajir Lagu Noqda 3qaab o
12:07
Adam Moh’D
Рет қаралды 15 М.
SIDDA LOO ABUURO DHAQAALO JOOGTAA
11:20
BARAARUJIN
Рет қаралды 13 М.
Horudhaca Fahamka Dhaqaalaha
15:29
Soomaal Social Media
Рет қаралды 17 М.
Ganacsiga Soomaalida iyo Suuqyada Caalamka
33:44
Raad-san Talks
Рет қаралды 6 М.