Sidee loo Beddelaa Magaca Wireless ka, passwordkiisa iyo Router ka Password kiisaba

  Рет қаралды 48,688

Lastech Academy

Lastech Academy

Күн бұрын

Casharkan wuxuu kaa caawinayaa sidii aad u bedeli lahayd password ka wireless ka, Router ka iyo magaca Wireless ka.

Пікірлер: 41
@roodaabdikariim9437
@roodaabdikariim9437 4 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad runti aadbn ugu baahna barashadisa
@khaalidibraahim5398
@khaalidibraahim5398 4 жыл бұрын
muda badanbaa raadinayay cilmigan videos badan oo kale on daawaday imay anficin lkn kan uu i anfacay dhabti mahadsanid
@Mudanhaween
@Mudanhaween 3 ай бұрын
Wll aniga wuu igadiiday maxaan sameeyaa
@falkhal6848
@falkhal6848 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وفي علمك واحسن لله اليك استاذ.
@deeqowfagax6228
@deeqowfagax6228 4 жыл бұрын
Masha alaaah ustaad wax fcn ayaan ka fahmey qeyr ilaahey hakuu siyo
@lastechacademy
@lastechacademy 4 жыл бұрын
Jazakallah Khayran Akhii
@deeqowfagax6228
@deeqowfagax6228 4 жыл бұрын
Ustadow aniga waxan Ahay maclin computer marka marar bdn wax fcn ayaan kaa faaidaa mararna adiga Ayan kuu bahdaa in aan su aalo ku weydiyo marka qabkee laguu weydin karaaa suaalo
@lastechacademy
@lastechacademy 4 жыл бұрын
@@deeqowfagax6228 aad baad u mahadsantahay waxad ka heli kartaa macalinka facebookga lastech academy halkaas uga dir wuu kaaga soo jawaabayaa.
@cabdinaasirxaliyeofficial2403
@cabdinaasirxaliyeofficial2403 3 жыл бұрын
Waan kaa faaiiday mahadsanid macalin
@abdalla-gn5gz
@abdalla-gn5gz 4 жыл бұрын
Msha allah Moalimu Allah ku barakeyo
@ahmedabdirizak8360
@ahmedabdirizak8360 4 жыл бұрын
mansha allah mahadsanid ustaad
@mahamedhasan425
@mahamedhasan425 3 жыл бұрын
Wd mahadznty mclin Mudo badan ayan raadinaayay video badan ayn daawady oo English iyo somali ba ah si aan u bedelo Admin password ka lkn wnka waayay wd mahadznty mclin adiga ayn kaa hely
@mahamedmahamednasiib-od6cz
@mahamedmahamednasiib-od6cz Жыл бұрын
ASC wll qaali waxaan u baahanahay information siyaado ah xaga wifi ga
@xaliimoxasan7260
@xaliimoxasan7260 3 жыл бұрын
Asc ustd waxa raba inan ku wey diiyo wayarleska guriga mabdali kara ma ina qad kale isticmala mise kiisa ayan ku badali kara
@Faarizi_channels
@Faarizi_channels 2 жыл бұрын
M.allah ilahy haka abaal mariyo
@raad9484
@raad9484 2 жыл бұрын
Adimn admin waa khalad ayuu dhahy dhanka baswod ka
@maxamudxuseen142
@maxamudxuseen142 2 жыл бұрын
Thanks adeero
@ugbaadmaxamed5504
@ugbaadmaxamed5504 4 ай бұрын
Thank
@dhibyarecilmishirar8838
@dhibyarecilmishirar8838 3 жыл бұрын
Shukran macalin
@cabdulahiyare590
@cabdulahiyare590 4 жыл бұрын
Waxaan kaa sugeynaa qeybaha kale ee muhiimka ah mahadsanid
@salahomar3883
@salahomar3883 4 жыл бұрын
Ustaadow dadka participate ka ah see qayb uga Saaraa? 🙏
@updyfatahazizy9099
@updyfatahazizy9099 3 жыл бұрын
tnx ustaad
@hassanmohamed-lc2yn
@hassanmohamed-lc2yn Жыл бұрын
Waxaa kaa codsanyaa in aad i bartid (In aan iska xiro callka oo markii lasoo garaaco is jaro markaana fariin ay ii soodhacdo si lambarkii aan doonayo u garaaco)mahadsanid
@wiilfarmaajo8436
@wiilfarmaajo8436 2 жыл бұрын
Fadlan ustaad sidee routerka xawarihiisa ukordhisan karaa
@cabdaleboss5607
@cabdaleboss5607 3 жыл бұрын
Magaceygu waa Cabdale Boss mudo badan ayaan raadinaayey inaan badlo wifiga
@hamsedandaawi6360
@hamsedandaawi6360 4 жыл бұрын
mansha allah
@ayandaud8487
@ayandaud8487 3 жыл бұрын
Iima soo baxayo Mxn sameyaa plz iso jwp
@xudayfiwarsamejaamac2152
@xudayfiwarsamejaamac2152 2 жыл бұрын
Zxp hadii mar laga badalay ma ka badali karaa ana
@abdisalaamabubakar8309
@abdisalaamabubakar8309 3 жыл бұрын
oky thank u so much bro we need how to hide wifi and how to block some one using my wifi ????????
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
Haa haye maantaan idiin soo galinayaa insha Allah
@caashacilmi251
@caashacilmi251 3 жыл бұрын
@@lastechacademy sidee Loga jabinkartaa computer Lenovo
@ahmedjanaale2713
@ahmedjanaale2713 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waan kula socdaa macalin waa naga diidaye Password kii admin maahe maxaa xala
@mohamoudelmi3366
@mohamoudelmi3366 4 жыл бұрын
shirkada aad ka isticmaalayso ayaa password u gaar ah ku xidhatey
@qadarabdullahi5559
@qadarabdullahi5559 3 жыл бұрын
@@mohamoudelmi3366 Lkn Shirkada Key Ku Xiratay Sideen U Ogaadaa
@ayandaud8487
@ayandaud8487 3 жыл бұрын
Wllo anga iima noqonayo zidaa
@maxamedcaska1938
@maxamedcaska1938 3 жыл бұрын
Shekhow wuu igadiday
@ladnaessa2245
@ladnaessa2245 4 жыл бұрын
Markan username iyo password galiyo wuxu iso hordhigya warning odhansa do not use this advanced utility it may disable your network... mxn samya marka wll
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
hadad bedesho dhib maleh waad reset garayn kartaa dhib maleh
@shucayb1244
@shucayb1244 3 жыл бұрын
Magaca adminka mala badali Kara
@Turjumaanka
@Turjumaanka 2 жыл бұрын
Haa 🤔
@mahamedmahamednasiib-od6cz
@mahamedmahamednasiib-od6cz Жыл бұрын
ASC wll qaali waxaan u baahanahay information siyaado ah xaga wifi ga
Sidee xogta hal Computer loogu xidhi karaa Computers kale?
9:41
Lastech Academy
Рет қаралды 9 М.
sida loo badalo password-ka wifi-gaaga
7:22
Nurani
Рет қаралды 65 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,5 МЛН
SWITCHES VS ROUTERS  | Astaamaha  Switch iyo Router
10:28
Somali Networking Academy
Рет қаралды 12 М.
Baro sida loo badalo passwordka iyo Magaca (Tp link Router)
5:32
Garaad IT Solutions
Рет қаралды 254
Sida WIFI looga Jaro dadka kula isticmaalaya.
7:59
Dr.Hussein Eid
Рет қаралды 55 М.
50$/H KAGA SHAQEYSO WEBSITE KA UPWORK. PASSIVE INCOME
12:12
Gelle Bashir
Рет қаралды 42 М.
sidee wifi password looga badalaa? how to change wifi password?
5:22
Sidee Loo badala Wifi Password and SSID Name (D-link Wifi router)
9:04
Ilabaro Institute
Рет қаралды 10 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34