SIDEE LOO ISTICMAALA ALIBABA. MAANTA KADIB YAAN LAGU DHICIN!

  Рет қаралды 5,778

Abdirahman Traveler

Abdirahman Traveler

Күн бұрын

#WAA MAXAY ALIBABA.
#SIDEE LOO ISTICMAALA ALIBABA.
#GANACSIGA ONLINE KA AH.
#AMAZON IYO ALIBABA.
#CHINE & ALIBABA.
#FURAHA GANACSIGA.
#FIKRAD GANACSI.
#alibaba
#ganacsi
#somalicargo
#fursad
#fikrad
HALKAN KA SAMAYSO BUSINESS EMAIL.
WWW.ZOHO.COM/MAIL

Пікірлер: 23
@filsanwarsame7940
@filsanwarsame7940 2 жыл бұрын
Sifiican oo wanaagsan ayaa nooku sharaxday wll thanks qeer badan alle haku siiyo
@mohyedinfarahhosh2346
@mohyedinfarahhosh2346 Жыл бұрын
Platform
@qadroqaaliofficial4481
@qadroqaaliofficial4481 Жыл бұрын
Sidaa ifahansise 🤌wan fahmy cashirkada thnks masha allah ajar allaha kaasiiyo anoo lacag kudhibe xata intan maka fhmin
@cabdiraxmaansiciidqaliil-bs9js
@cabdiraxmaansiciidqaliil-bs9js Жыл бұрын
Muqdisho xarun muukuleeyahay
@FaysalHagio
@FaysalHagio Жыл бұрын
mahadsanid ustd wlhi wax badan aan ka fahan saneyn aan kaa faaiday mhdsnd saakay aan rabay in aan dalbado wlhi ma aqoonin shuruuc aan ku doorto 🙏 jazaaka allah
@Shakuurroorow
@Shakuurroorow Ай бұрын
Hi
@abdullahijumale3242
@abdullahijumale3242 2 жыл бұрын
Maasha Allah thanks br
@frpsharma1085
@frpsharma1085 Жыл бұрын
Mahadsanid janogale
@mohamedsheikhdon8852
@mohamedsheikhdon8852 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsanytahay wll.inside alibaba sida lacgta loogu bixiyo,iyo sida cargo yada somalida ay u keeni karaan noo samee.
@mucokhadar5799
@mucokhadar5799 Жыл бұрын
Sxb iga caawi in su ashaada jawsbtedii heshay
@awaaleali1363
@awaaleali1363 2 жыл бұрын
Mhdsanid Walal
@shoaybmohameddahir3257
@shoaybmohameddahir3257 2 жыл бұрын
Mahad sanid wll runtii waa marki iigu horeesay channelkan hadane aan ka helay mawduuc iigu baahi badneed xog ahaantiis aan xiiseenayey sxb nasoo badi mawdacun oo kale.
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay wlle.
@abdiraaannimco4766
@abdiraaannimco4766 2 жыл бұрын
Abowe anigu waxaan jooga Hargeysa wax makadalban Kara
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
Walale waad ka adeegan kartaa meelwalba oo aad joogto. Somalia waxay dhib ku qabtaa xaga cargo. Marka hore raadi shirkado china wax kaso dhofiya oo hargaysa kugu keena. Magalada joogto waad ka helaysa san filayo
@Laugthchannel
@Laugthchannel 2 жыл бұрын
Wll, WAAD WACAN TAHAY laaakiiin HADALKA caajiska ka SAAR
@hafsadahir4316
@hafsadahir4316 Жыл бұрын
Abwe bls meel an Kala so xariiro ma ii sheegi karta 😢
@yusramaxamuud3213
@yusramaxamuud3213 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll lkn Somali an jooga maka adegankara
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
Wlle waad ka adeegan kartaa meelkasta oo ad joogto lkn somalia dhinaca cargoga waa dhib. Raadi shirkada cargoga somalia alaabta keena. Barnamijka cargo maalin kalaan muqaal ka samaynayaa.
@yusramaxamuud3213
@yusramaxamuud3213 2 жыл бұрын
Cargona kwrn
@shirwaccismaan2144
@shirwaccismaan2144 2 жыл бұрын
Alaabta markaad hesho kadip miya bixin lacagta mise inta aaysan kuu imaan walal
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
lacagata waad bixinaysaa markaad adeeganayso lkn ku bixi Alibaba dhexdisa haku bixin manygram ama westeren union.
@niniilexux3392
@niniilexux3392 2 жыл бұрын
🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
SIDEE ALIBABA ALAAB LOOGA  IIBSADAA ADOO WADANKA JOOGO
19:49
Gelle Bashir
Рет қаралды 99 М.
Ganacsiga Onlineka qaabkan u bilow
19:38
Xirfadkaab College
Рет қаралды 21 М.
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 105 М.
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
SIDEE LOOLA GORGOR TAMAA SUPPLIERS ALIBABA .
9:04
Gelle Bashir
Рет қаралды 4,2 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН