SIDEE LOO SAMEEYAA APPLE ID CUSUB 2024

  Рет қаралды 35,161

Eng Yuyu

Eng Yuyu

6 ай бұрын

Apple ID waa adeeg muhiim ah oo lagama maarmaan u ah qof walba oo isticmaala aaladaha shirkadda Apple!
Haddii aad ku cusub tahay aaladaha Apple ama aad u baahan tahay inaad mid cusub abuurato, muuqaalkan ayaad ku baran doontaa habka loo sameeyo Apple ID bilaw ilaa dhammaad.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu #appleid

Пікірлер: 39
@EngYuyu
@EngYuyu 6 ай бұрын
5K 👍🏾 gaarsiiya muuqaalka. Kusoo biir KZbinkeyga oo kamid noqo saaxiibada 100K inoo raacaya: KZbin: (KZbin.com/engyuyu)
@cmalyuunabdinasir
@cmalyuunabdinasir 15 күн бұрын
appl I’d isame wll
@SaabirDhaqane
@SaabirDhaqane Күн бұрын
Mahadsanid wll
@AsmaCali-hu9vk
@AsmaCali-hu9vk 2 ай бұрын
Thanks wll
@AyuushCabdinuur
@AyuushCabdinuur 3 ай бұрын
Shukran
@AsmaCali-hu9vk
@AsmaCali-hu9vk 2 ай бұрын
Thanks pro
@AHMEDJAMAABDIWALI
@AHMEDJAMAABDIWALI 2 ай бұрын
thanks pro
@user-pe5ty8he5j
@user-pe5ty8he5j 3 ай бұрын
Thank wallka
@HajirNuur
@HajirNuur Ай бұрын
Thnask you scb qali
@NaimaApdi-c7s
@NaimaApdi-c7s 22 күн бұрын
Shukran wlll
@Mrfaarah3
@Mrfaarah3 16 күн бұрын
Asc ❤
@XamzaNajaash
@XamzaNajaash 6 ай бұрын
Waa ascaabtaada kugu xidhan zxp aad ayaad umahad santahay zxp khayr alaha kusiiyo waxbaan rabaa zxp sidee ayaan alada tiktok views aan uheli karaa lkn maxaa sabaaba zxp adigoo raaliah Noosogali bayjkaaga tiktok zxp Thanks pro
@xamdayuusuf1726
@xamdayuusuf1726 Ай бұрын
Cawo❤
@user-ee3vz5rq5g
@user-ee3vz5rq5g 6 ай бұрын
Asc sxb waxay dhib iga heysataa iPhone keyga inan wax kusoo dagsado ma iga cawin kartaa haday macqul tahay midaas
@Bigmoha.2021
@Bigmoha.2021 6 ай бұрын
M.a
@mohozil9382
@mohozil9382 6 ай бұрын
Zxp xog naga siii Galaxy S10 plus , Mahad sanid
@hanadmohamot1888
@hanadmohamot1888 Ай бұрын
Anigu ipad baan haystaa meel kaadh lagaliyo maleh😢😢
@user-cp2il1ub6y
@user-cp2il1ub6y 5 ай бұрын
Mahadzanid
@djboolan6911
@djboolan6911 6 ай бұрын
Talefon aa soo gatay Apple ID ku xiran qofka aan kaso gatayna Passwrka waan ilaabay ayuu idhahy siden isaga remova plz iso jawaab
@user-qf4mr9qi6t
@user-qf4mr9qi6t 6 ай бұрын
Ani xitaa saas wye wllka
@xamdayuusuf1726
@xamdayuusuf1726 Ай бұрын
Nnana
@user-ov1tu6hf5r
@user-ov1tu6hf5r 6 ай бұрын
Wll muqaal Waxaa Nooga Sosameysaa Apka projectorka ah Ee flash mobil Oo aad kudawanyso muqaalka darbiga pills Wll😢
@AyaanMohamuud
@AyaanMohamuud Ай бұрын
Hi guys
@user-xs3xo5ev2i
@user-xs3xo5ev2i 6 ай бұрын
first view..✌
@EngYuyu
@EngYuyu 6 ай бұрын
First reply
@zamiamawran9595
@zamiamawran9595 3 ай бұрын
Sida apple Id active loga dhigo so dhig please
@aliabdiyusuf5635
@aliabdiyusuf5635 3 ай бұрын
Apple ID walbo gmail cusub miyuu rabaa walal
@kaltuunmohamoudmohamedguur2247
@kaltuunmohamoudmohamedguur2247 Ай бұрын
APPLE ITUNES SOMALIA 🇸🇴 IS NOT AVAILABLE IN THE LIST SO HOW WE CAN REGISTER OR SOLVE THIS REQUEST OF REVIEW OF ITUNES STORE
@sunqyoosman2975
@sunqyoosman2975 Ай бұрын
Abowe waxas kasoo haddashah sida mopil iPhone Samsung waxa kujiro ugu shub karto sida sawirda io vedo😢Eng
@sadamabdullahi1334
@sadamabdullahi1334 15 күн бұрын
Wuu iga diiide nio😢
@maxamuudshaakirofficial5699
@maxamuudshaakirofficial5699 2 ай бұрын
😊 Pp😊
@maxamuudshaakirofficial5699
@maxamuudshaakirofficial5699 2 ай бұрын
P
@najuu_abdirizaaq
@najuu_abdirizaaq 6 ай бұрын
ani waxaa rabaa inaa ii sameyso ma ii sameyne aniga waan said me ysan waye waa dalay😢
@MustafMohamed_goat_27
@MustafMohamed_goat_27 5 ай бұрын
Masameystey
@khalidyare5029
@khalidyare5029 6 ай бұрын
Eng apple id pasword ina kabadala rwa meqa xaraf ayaa ka koobaa yacni xarfaha meqa ka dhiga
@Nourmohamed.
@Nourmohamed. 5 ай бұрын
Lanbarka soomali miyaa ku samaysay mise wadan kale
@SmileSweety-hp8py
@SmileSweety-hp8py Ай бұрын
Wn sameeyay Lkn wuxu i leeyahay could not create at this time 😢
@shuaibalibotan5433
@shuaibalibotan5433 2 ай бұрын
Shukran
@AsmaCali-hu9vk
@AsmaCali-hu9vk 2 ай бұрын
Thanks pro
Sidee loo Suubistaa Apple ID iPhone 2022
18:07
Abdikarim Dahir
Рет қаралды 180 М.
iPHONE-KAAAGA MA ORGINAL MISE FAKE? - 3 MEEL KA HUBI!
8:05
Eng Yuyu
Рет қаралды 16 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 86 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Sidee TikTok lacag looga sameeyaa? | Lacag ka sameey TikTok
6:10
How To Reset iPhone Without Apple iD Password (2024)
5:02
Bukhari Tech
Рет қаралды 5 М.
SIDA APPLE ID LOO SAMEEYO
8:06
RAADIH TECHNOLOGY
Рет қаралды 3,2 М.
How to create a new Apple ID on iPhone! [2023]
5:55
Jigxor Tutorials
Рет қаралды 1,3 МЛН
Новые iPhone 16 и 16 Pro Max
0:42
Romancev768
Рет қаралды 2,3 МЛН
Xiaomi SU-7 Max 2024 - Самый быстрый мобильник
32:11
Клубный сервис
Рет қаралды 536 М.
iPhone 15 Pro в реальной жизни
24:07
HUDAKOV
Рет қаралды 480 М.