Sidee loo tolaa boorsada Dunta ama

  Рет қаралды 3,881

Handmade by jiqin

Handmade by jiqin

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@sacdiyonuurcabdicabdi3729
@sacdiyonuurcabdicabdi3729 6 күн бұрын
Noosoogaliso diyaar waaye waan fiirsanaayaa kadibne waan tijaabinaayaa
@safahussein4447
@safahussein4447 13 күн бұрын
Masha allah ❤
@Mohacali-c4y
@Mohacali-c4y Күн бұрын
Mafahmin😅
@khadrofarah5926
@khadrofarah5926 15 күн бұрын
Mahadsanid hbbti
@Hafsa_Jiqin
@Hafsa_Jiqin 15 күн бұрын
Adiga mudan ❤😊
@nasteexoyaasin5520
@nasteexoyaasin5520 16 күн бұрын
Waaaw ustad Hafsa best and beautiful bag ❤❤❤❤❤❤
@Hafsa_Jiqin
@Hafsa_Jiqin 15 күн бұрын
So nice
@NimCo-w1r
@NimCo-w1r 15 күн бұрын
abaa boorsada xarigeeda soo geli💕
@mariamm.sheikhw1522
@mariamm.sheikhw1522 15 күн бұрын
Maasha Allah abyo❤
@naazfilims
@naazfilims 11 күн бұрын
Nasoo badi projects badan noosoo dhig abayo ❤❤
@Haawaluul-i1f
@Haawaluul-i1f 13 күн бұрын
Mclmd wax badan noo so gali KZbin adoo mahadsan❤❤
@RuweydoAhmed-g6f
@RuweydoAhmed-g6f 5 күн бұрын
Abaayo
@CaishaCabdiraxman
@CaishaCabdiraxman 15 күн бұрын
Noosoo badi abyo ❤
@mumtazeyyyyyyyyyyyy
@mumtazeyyyyyyyyyyyy 5 күн бұрын
Ma fahmin
@AsiaMire
@AsiaMire 14 күн бұрын
Qali sida loodhameeyo projectiga nosogele khayr illahay haku siye
@IfrahMukhtar-jq6ej
@IfrahMukhtar-jq6ej 14 күн бұрын
Mahadsanid abaayo❤
@MaryanSulayman-r9j
@MaryanSulayman-r9j 8 күн бұрын
M.a🎉 haray iso coc abyo ❤
@_ArwuUsh_
@_ArwuUsh_ 3 күн бұрын
Apyo wlhi pari hore isku dayi laha lkn dunta io irpada meel aan ka helo la ahy😭 butt wa fhmay thanks sis😫🫶🏻
@MushtaqMushtaaqbashiir
@MushtaqMushtaaqbashiir 15 күн бұрын
Abaa Funanada Shawaqa ah soogali ❤
@Hafsa_Jiqin
@Hafsa_Jiqin 15 күн бұрын
Hye sis
@Maidosheikhnuur
@Maidosheikhnuur 14 күн бұрын
Macalimad wax badan kaa faaiidey hadana halaha sameysay waan sameyey Alx part two inoo soo Gali ❤️😍😊
@maftuhaibrahimamma5109
@maftuhaibrahimamma5109 13 күн бұрын
Wll sida laisku dhex galinayo oo kaliya noo samee😢😢❤
@SuuroBadan-pc6df
@SuuroBadan-pc6df 15 күн бұрын
Speed-ka kada wll
@RowdaMaxamed-lz1ng
@RowdaMaxamed-lz1ng 14 күн бұрын
Waxan noqday gabadhii 300 oo chanelkan ku Soo birta Hamplyo abayo ❤🎉
@sacdiyonuurcabdicabdi3729
@sacdiyonuurcabdicabdi3729 6 күн бұрын
Asc abaayo anigane malagayaabaa inaan youtubekaaga kabarano oo aad casharada boorsada sida dunta looga sameeyo
@Ubaxahmed-e4x
@Ubaxahmed-e4x 7 күн бұрын
Macalimad mar noguso cole double chanke barad nahay waad boodbsisaye
@IklazHashim
@IklazHashim 15 күн бұрын
abayo xariga sida loo sameeyo aa rabnaaaaaaa😭
@RuweydoAhmed-g6f
@RuweydoAhmed-g6f 5 күн бұрын
Wad bosisey
@SihaamCkariim
@SihaamCkariim 15 күн бұрын
mcalimad Bilaaw nahay tartiib
@umakhayirmohamed
@umakhayirmohamed 15 күн бұрын
Wall Mafahmin please igu soceli io hadadajin
@Hafsa_Jiqin
@Hafsa_Jiqin 15 күн бұрын
Hye wllo
@Safiyaabdiqaadirabdi
@Safiyaabdiqaadirabdi 16 күн бұрын
❤❤❤🎉
@maryamacabdi-qg1sz
@maryamacabdi-qg1sz 15 күн бұрын
Quf bilaaw ah suu ula qabsanaa
@Hafsa_Jiqin
@Hafsa_Jiqin 15 күн бұрын
Dhawaan filo courses bilawga ah
@SamiaHHussein
@SamiaHHussein 16 күн бұрын
Abyo dunta isticmaaleso magaceed
@SacdaMaxamed-t9i
@SacdaMaxamed-t9i 16 күн бұрын
Grany square noo soo gali abaaaayo
@Hafsa_Jiqin
@Hafsa_Jiqin 15 күн бұрын
Next video I.a
@SacdaMaxamed-t9i
@SacdaMaxamed-t9i 15 күн бұрын
@Hafsa_Jiqin insha allah thnks xappti in
@zihaammo69
@zihaammo69 7 күн бұрын
Abay marka tolo meshey kor aadi laheyd zero cml bey isku soo laabmee labada afk ee geesaha baa isku soo dhawaanaya maxa iga qaldanne abyy😢
Sida Labo colors leeys-kugu daro boorsada Dunta #crochet
3:57
Handmade by jiqin
Рет қаралды 1,4 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
How to Slip Knot and Chain - Crochet Lesson 1
12:12
HappyBerry Crochet
Рет қаралды 3,2 МЛН
sidee loo tolaa boorso dun #farshaxankadunta
15:39
Aragsan crochet 🧶
Рет қаралды 13 М.
Sidee loo tolaa  koofiyada dunta #buckethat #crochet
15:55
Handmade by jiqin
Рет қаралды 2,2 М.
A very RARE and beautiful GRANDMOTHER's CROCHETED SQUARE! Crocheting.
25:50
Вязание с Ольгой Дывинец!!!
Рет қаралды 131 М.
Easy Crochet Ribbed Beanie Tutorial for Beginners
22:55
VivCrochets
Рет қаралды 937 М.
How to Crochet for Absolute Beginners: Part 1
8:36
simplydaisy
Рет қаралды 43 МЛН
How to crochet a bag with PERFECT shape!
13:40
B.Hooked Crochet
Рет қаралды 721 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН