Sideed joogtayn xoogan u yeelan kartaa !

  Рет қаралды 8,807

Mubarak Hugur

Mubarak Hugur

Күн бұрын

#joogtayn #joogtaynta #mubarak_hugur #talooyin #waxbarsho#joogtee #somalia
Muqaalkan waxa aan kusoo gudbiyay
Talooyin iyo tilmaamo kaa caawin doona in aad waxii aad bilowday joogtayso

Пікірлер: 56
@illyaasilyaas2639
@illyaasilyaas2639 2 ай бұрын
Aniga waxa I haaye mudo joogten la,an dib dhigasho badan iyo caajis haben waxa aqriye maqaal ani dhan I badale Alxmdullh . Dadka dhan way ka Wada simanyiih qorshenta fiican iyo hadaf dhigashada lkn waxa lasku dhaafe Waa joogteynta. 1-Hadii ad daalanthy ama aan rabitan u heyn ‘’qabo hoosha’ 2-Niyad jabka iyo shakigi ganafka ku dhufu toos u gal hooshada. 3- waqtiga u qorsheese ku qabo adigo ka labalabeenen. 4-Ha sugin dhiiragalin iyo xamaasad. 5-Shaqada u yeel waqti Go,an iyo nidaam. 7-Kala saar hoosha iyo naftada yeey isku kaa qasmin 8-ka fogaaw jahwarerka maskaxeeda sida BARAHA BULSHADA iyo DOODA 9-Fahan iska caabinta ugu wayn waxay ka imaata hosha mida ugu muhiimsan oo ugu tayo badan. 10-iska jooji fikirka badan iyo qorshaha badan. 11-Malin walbo Waa kuu dagaal iyo hartan
@IdirisPepe-s4k
@IdirisPepe-s4k 2 ай бұрын
THanka shp
@alinuurabdiahmed4838
@alinuurabdiahmed4838 17 күн бұрын
Mahadsaned waa mowdhuuc cajiib ah
@fuaadolol5504
@fuaadolol5504 26 күн бұрын
M.a Mubarig mahadsanid
@khadarcabdle7483
@khadarcabdle7483 2 ай бұрын
Joogtayntu waa sirta guusha....waana caqabad haysata dadka 80% mahadsanid ustaad 🙏
@DryahyawiAbdi
@DryahyawiAbdi 2 ай бұрын
Ninkan waa in one million lagaarsiiya qofkii wax fahamsan
@JacfarIbraahim-y3t
@JacfarIbraahim-y3t 2 ай бұрын
Guuleyso mar walpe bro mubaarag hager❤
@kamalawil3687
@kamalawil3687 2 ай бұрын
Hamblyo sxp keep going allh wax wlba ad inad joogtee damacdo haku sahlo
@Muna-Cumar
@Muna-Cumar 2 ай бұрын
Aad iyo aad bad u mahadsanthy wllkey qaali waa mowduuc aad u muhiima wlhy
@CimraaniabukarMaxamed
@CimraaniabukarMaxamed 2 ай бұрын
M.a mahadsanid walaal Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiraba
@HassanMohamed-yi1mz
@HassanMohamed-yi1mz Ай бұрын
Masha allah
@Caalim267
@Caalim267 2 ай бұрын
Mawduuc aan aad ugu baahnaa❤
@AbdimaalikMaxamed-r4q
@AbdimaalikMaxamed-r4q 2 ай бұрын
Thank you Teacher 🌏
@fahadsaleeban-g9m
@fahadsaleeban-g9m 2 ай бұрын
macalin hanaga caajisin sidaas noogu soo badi videoyada wax tarka leh
@AsiaKhadar
@AsiaKhadar 2 ай бұрын
masha allh tabarkallh wllo guulayso❤
@SmilingBobsleigh-ue7dr
@SmilingBobsleigh-ue7dr 2 ай бұрын
Ustad wad mahadsanthy in badanba page sofirshay aadban usugynay💯🙏❤
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 ай бұрын
Waxaa mar bilaabo intaa ka guul gaaraa maba jecli in aan joojiyo mahadsanid ustaad
@AbdimaalikMaxamed-r4q
@AbdimaalikMaxamed-r4q 2 ай бұрын
🌏Alleh ha nawaafjio ⛾ MustaqbL🤲
@CabdixakiinXaajimuuse
@CabdixakiinXaajimuuse 2 ай бұрын
Waad mhdznthy ustaad
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Mahadsanid ustd
@Abdirahman_Baqare
@Abdirahman_Baqare 2 ай бұрын
Mahadsanid walal 😇
@sheekoxariir8069
@sheekoxariir8069 2 ай бұрын
Ustad Mubarak mahasanid dadaalka aad u jirtid inaad wax nafac inaad soo gudbiso ❤
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Mahadsanid wll
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Xog aaad u fiican mahadsanid ustaad
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Iid
@ChouaibHousseinHassan
@ChouaibHousseinHassan 2 ай бұрын
Besoin teacher❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 ай бұрын
Allah Allah Allah! Videoga maanta sida uu ii khuseeyo ma malayn kartid! Allaha kaa abaal mariyo!
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Mahadsanid wll ishraq. Sharafay noo tahay in aad wax ka faa'iday
@Sultan_isse
@Sultan_isse 2 ай бұрын
Well done brother
@امالخير-م9ظ
@امالخير-م9ظ 2 ай бұрын
ilahayow jogtanyn isii😢❤❤
@GuledLipan
@GuledLipan 2 ай бұрын
Thanks legend
@abouhudayfaali
@abouhudayfaali 2 ай бұрын
Ana jogteyn la'an ayan qatiyaan katagaan yahay
@SucadSuuc12
@SucadSuuc12 2 ай бұрын
Sidee ku baran karaa luuqada English ustaad
@Muhumed03
@Muhumed03 2 ай бұрын
Mcln waxd vedio kaso Samaysa kuliyada medicine
@ShaaficimahadBanday
@ShaaficimahadBanday 2 ай бұрын
Mhd ustaad
@Naafac-Shiikh19
@Naafac-Shiikh19 2 ай бұрын
21-11-2024 Mhdsnd ustaad Mubaarak Hugur
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 2 ай бұрын
Waa halka dhibku igu haysa 😢
@IsmaaciilMaxamuud-e3b
@IsmaaciilMaxamuud-e3b 2 ай бұрын
Aadbaad umahadsantay ustaad Waxa ii qorshaysan in aan bilaabo barashada luuqada English Markaa ustaad halkee ugumuhiimsan eenka bilaabaa Ma erayo baadan baan xiftiyaa Madhageysigaan badiyaa Ma akhrikaanbadiyaa Ma qoraalkaanbadiyaa. Waxaan ahay arday dhigta dugsisare. Good Answer
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Ugu horrayn erayo badan xafid qoraalkooda iyo macnahooda , ka dib dhagaysiga meel hoose ka bilow , adiga oo diwaan galinaya kalmad kasta oo kugu cusub maalin walba ,dibna u muraajicee kalmadahii aad qortay .
@IsmaaciilMaxamuud-e3b
@IsmaaciilMaxamuud-e3b 2 ай бұрын
@@mubarak_hugur Aadbaad umahadsantay Ustaad Alle hakusharfo
@AdamAbdi-j6r
@AdamAbdi-j6r 2 ай бұрын
Ustaad adiga ma baratay luqada urduuga please answer 🙏
@AbdimaalikMaxamed-r4q
@AbdimaalikMaxamed-r4q 2 ай бұрын
😂 Geym
@muhsinsaidmohamed9707
@muhsinsaidmohamed9707 2 ай бұрын
If i can give you more than one likes i should give you at the beginning thanks a lot bro 👍👍👍👍👍
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Mahadsanid wll
@AbdiladifFarhanAli
@AbdiladifFarhanAli 2 ай бұрын
Nin rageed
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Adigu Daawade Wax aad joogteysay ma jiraan?😮😮
@Mohaayare8480
@Mohaayare8480 2 ай бұрын
Wednesday/20/11/2024
@ChouaibHousseinHassan
@ChouaibHousseinHassan 2 ай бұрын
Wara bilacamal😂😂😂
@Aamino-dk8qx
@Aamino-dk8qx 2 ай бұрын
​@@ChouaibHousseinHassan😂😂
@umuaisha1
@umuaisha1 2 ай бұрын
Asc wll Allah dartiis ayaan kuu jecel nahy aniya iyo caruurtey noo badi dhiira galinta
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Mahadsanid wll. Rabbi haydin xafido adiga iyo caruurtaba
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 ай бұрын
Masha allah
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 2 ай бұрын
21/11/25 wednesday
@Burhaan-k5e
@Burhaan-k5e 2 ай бұрын
Mahad sanid macalin
@BashiirCusmaan-v3z
@BashiirCusmaan-v3z 2 ай бұрын
Ustad shukran
Sida 3% looga fiicnaado qofkii horeed ahayd - DISCIPLINE
11:44
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 65 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Sidee wax u Joogteeyaa?  Waydiin & Warcelin - Mubarak Hadi
11:55
Mubarak Hadi
Рет қаралды 151 М.
MAANTA IGAMA HAYSO 2025 HADAF KU SOCO
15:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
Xirfado muhiim ah uusan qof walba ka maarmi karin. 💡
16:06
Salmaan Maadow
Рет қаралды 34 М.
Episode 1:Awoodda Erayga Togan |Naftaaduna Xaq Leh| Ramadan 2024
21:17
10 Dumarka ha weydiin - Maxaad nolosha igu soo kordhin
20:04
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
15-KAN QAAB U MAALGASHO NAFTAADA SANADKAN
24:57
Mubarak Hugur
Рет қаралды 9 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН