Sheikha afka kala bax walal sheikh umal waa wadaadka kliya ee xaqa iyo baadilka dadka ukala cadeeya Hana iloowin inuu Allah swt yiri dadka culimada dura oo wax ka sheego iyo aniga wax noo dhexeeyo malaha mrka afkaga wax isula har walal cafwan 🙏
@lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын
War gaalada iyo gaala-raacyada ummadda muslimka ah ha laga badbaadiyo miyaa ku dhibaysa ? Ilaahay hakusoo hanuuniyo
@Sheekha.Idiris11 Жыл бұрын
الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام | المؤمن | المهيمن | العزيز | الجبار | المتكبر | الخالق | البارئ | المصور | الغفار | القهار | الوهاب الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام | الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام | المؤمن | المهيمن | العزيز | الجبار | المتكبر | الخالق | البارئ | المصور | الغفار | القهار | الوهاب الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام | الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام | المؤمن | المهيمن | العزيز | الجبار | المتكبر | الخالق | البارئ | المصور | الغفار | القهار | الوهاب الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام |
@zahrasheikhhassan5459 Жыл бұрын
.hnb5 t4.g4nt4n
@CanabYusuf-m4r Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdirizaq565 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@SahroMohamedShacib-gl6qd Жыл бұрын
HooGmaac
@masertoy2328 Жыл бұрын
arinka qamarka la ciyaro ka hadal hadad run shageyso qamarkas ayey umada babiyey
@nab.adraadshe Жыл бұрын
Quraafaadle
@MahadMohamett-x3q Жыл бұрын
Somalida intoda badan baa hdda diinta haysanba
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Balaya Allah ku keen. Mujrimka somalida ku dhex jiira ba tahay oo shabaab macaalinkodi ba tahay. Uduurka zina ah ee Aids'ka aa uu dhimo illahey ku bariney imri deg deeg allaha kugu riido. Umadi islamka khatibillah ee ka tagan yihiin. Wahabiyo narta Allaha ku fogeyo, amin.
@AbuukarCabdullahi123 Жыл бұрын
Walaal caay iyo habaar war aqyaar ma.ahan kan saxan iyo kan qaldan allah aa kalasaaraayo haduu kulaqadanyahay uduceey ama ka.aamus
@sahrahassanali9340 Жыл бұрын
Intaad sheegi wax kadaran oon dawo lahayn aduu kugu dhacay oo ah dhunsanaan Xishood la’aan Alle kacabsi la’aan waana sun aakharo iyo aduunba kudhibi doonta xumaanta aad kusugan tahay Allena kaama soo saaro xumaantaa aad kujirto sh umal wax mayeeli kartid xataa madhaban kartid oo ma ilayn kartid sababtoo ah xisniga ilahay iyo adkaarta uu akhristo maalin iyo habeen ayaa qumayga adoo kale ah kaga filan ee dhibbanoow udhimo cadhadaada ish🤮😡
@mapleleafhitman1796 Жыл бұрын
Sido kale oo ka daran haa kugu dhaco adi iyo dashaadi motherfkerr!!! Iblis ba ku jcl naarta haaku wso
@lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын
Adiga iyo isaga kiinii shareecada Islaamka iyo muslimiinta dhib ku ah Allah swc cimrigiisa hasoo dedejiyo , Car aamiin dheh haddaadan diintaada ka shakisanayn
@Hussein-pg8yj Жыл бұрын
أ مين
@ziiizuuabdi3295 Жыл бұрын
🥲
@cabdukhadirmaxamud6696 Жыл бұрын
sh Doorda hadi dhimato Mal cunikaar
@abukarhappy3000 Жыл бұрын
Tiisa daryeela TU kale ku Dara ayey somalida tiraahdaa kow dadkagi somalida badbaadi kadib afrika badbaadi kadib waye caalamka Diin hadey wax no tareyso nalaguma dhibaateyeen qofku inow iska hadlo ma aha ama shiikh ahow ama shacab ahow
@17jirchannel86 Жыл бұрын
War Sheekha maxaa ka qaldan Muslim aanan lagu xukumayn kitaabkoodi maxay yihiin Tankale asagaaba nayiri yaanan ladagaalamine maxaa xal ah Tankale nimaan dagaalamin muxuu yahay muu tuugsan kkk aan gaalada barrino hana daayeenee aan kitaabkannaga isku xukunne
@lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын
Hadduu maanta xaqa ka hadlayo walaal ha mucaaradin. Sow ma ogin inuu ka fiican yahay kuwa wali ashahaado ladirirka ufadwooda. Maanta meel fiican ayuu ka hayaane soo dhowoow dheh
@17jirchannel86 Жыл бұрын
@@lilcuzzwhitemoe Haa walal waa runtaa dariiqii rasuulka ayay umaddaan ku cizoobi kartaa adacwa iyo wa sayf lakin aan giska seexano OO kalifiinka la joogno maya maya war Aduunka ragga utaliyo ma seexdaan bari iyo galbeed bay ukala gooshaan ayagoo hubaysan
@lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын
@17jirchannel86 100% ayaan kugu raacsanahay , laakiin in xitaa intaan oo kale lasheegiwaayo oo lakala dhuunto ama cadowgaba loo qiilbixiyo ayaa kasii daran , waxaan hubaa in dad badan oo muslim sheeganaya oo culimo caanahina ku jiraan inay ka caratsan yihiin hadalkaan sheikha uu muslimiinta ku guubaabinayo marka waxaan ka wadaa kuwaas ayuu nooga sokeeyaa waana runtaa oo waxaa nala gudboon inaan hadalka ficil urogno , ragga hadda halgganka ku kaliyeystay oo cadowgu ku goobtayn uhiilino
@AbdirizakFarah-wg4tb Жыл бұрын
Adigaa ka mid ah iyo waxaad aamin San tahey caqiidada xun mujassimada ah Waxa caalamka kharribey ayaad ka mid tahey Beenaale kheyr malaha
@AbdiRisaq-gm8sm Жыл бұрын
Adaa benaale iyo wax ka xun sii ah , tacasubka daa diintana si sax ufhm markaas dood , adoo bilaa cilmi ah waa akhlaaq xummo saan inaad uhadasho
@AbdiRisaq-gm8sm Жыл бұрын
Adaa benaale iyo wax ka xun sii ah , tacasubka daa diintana si sax ufhm markaas dood , adoo bilaa cilmi ah waa akhlaaq xummo saan inaad 0:28 0:28 uhadasho
@aishaabubakar3807 Жыл бұрын
ilahey ka cabso manta malin aadan eheen ka shalayn donta hadalka ledahy