SIDEN KUNOQDA AHLUDIGRI?

  Рет қаралды 34,475

AFIFA

AFIFA

Күн бұрын

t.me/joinchat/.... #Filsan cafifa

Пікірлер: 277
@Afifakahiye
@Afifakahiye 3 жыл бұрын
Axbabii wakan link ga t.me/joinchat/TIhv-TMHSCJY_Pz9
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 жыл бұрын
📌 Pin this message abaayo filsan.
@abdirahmanismael5478
@abdirahmanismael5478 3 жыл бұрын
Abaayo filsan groupka dumar lee miyaa mise dadka dhan wu ka dhexeyaa isoo jwp adigo mahadsan
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 3 жыл бұрын
@@abdirahmanismael5478 waa dumar uun
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 жыл бұрын
@@abdirahmanismael5478 Dumar lee waaye.
@fatmagolden1256
@fatmagolden1256 3 жыл бұрын
Asc abaaye groupka linkigsa wa ishaqen wayy isodira markle pls.
@marwobuni9872
@marwobuni9872 3 жыл бұрын
Masha Allah 😍 maanta waan soo daahay ilaahay hana wada barakeeyo 🤲 ducadan 5 sano iyo ka badan ayaan ku celcelinayay siiba markaan guriga dhex socdo, walllahi waa duco cadiim ah ilaahay ayaa ku mahadsan ii fududeeyay waxaan u bixiyay ducadii aan jaranjarada kaga soo dagayay, markaan iloobo waxaad moodaa in aan maqlayo dhawaaq ah ducadii maad oran qalbigayga ayay taabatay markaan maqlay Filsan qaali oo hada sheegaysa 🥰 Alhamdulillah cala Nimcatul Islam ❤️ ayaamaha aduunku waa ayaamo Tirana, ka faa’idaysta daqiiqadaha, noloshiina, sanadaha, bilaha, iyo wiigagaba, caafimaad Ka, faraaqada, iyo shabaabnimadaba, waa la na wada waydiin doonaa, ya Rabbi ha kulmin gafkeena iyo geerideena 🤲Baraka’Allah Feek habibti qaali 🤲❤️🤲
@xalimaqali8565
@xalimaqali8565 3 жыл бұрын
amiiin amiin xabiibti iisoo ducee in rabi igu arsaqo owlaad baari ah markaad saladaha sunooyinka iyo fadligaba aad dukado jasaakumulahu kheyran
@xasansheikh9621
@xasansheikh9621 3 жыл бұрын
Amiiin amiiin amiin abyo anigana iso duciy inuu arimaheeygah irumeeyo
@nimcobile4726
@nimcobile4726 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا شكرا لك(اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك )
@ayaanmohamed4649
@ayaanmohamed4649 3 жыл бұрын
Jaza kumulaah
@deinabaahmeddirir8422
@deinabaahmeddirir8422 3 жыл бұрын
Asc abayo filsan isoduceya ino allah owlad isiyo I.a
@umurashaad6869
@umurashaad6869 3 жыл бұрын
Abaayo macanto aallaha kugu iraaqo owlad baari ah aaaamiin yaaa raabi yaaa aallaha yaaa Rahman yaaa raxiim yaaa fitaax yaaa rizaaq
@umurashaad6869
@umurashaad6869 3 жыл бұрын
aallaha kugu irsaaqo owlad baari ah oo aan kaaso daaahin inshaallah macanto
@shukriali1362
@shukriali1362 3 жыл бұрын
Allaha ku siiyo owlaad baari ah aduunka iyo aakhiroba ku anfaco amin yaa Rabbi
@deinabaahmeddirir8422
@deinabaahmeddirir8422 3 жыл бұрын
@@umurashaad6869 amiin ya rabii jazakalla xabibti
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 3 жыл бұрын
Awlaad khayr qabta allah ha ku siiyo aamiin
@saynabjamac5193
@saynabjamac5193 3 жыл бұрын
Maansha.alaah.walaalay.waxaan.kaa.cod.sanayaa.inaad.wadid.wacyi.galinta.waa.lawaayey.gabar.yuutuub.ka..wacyigalisa.dumarka.❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zeynmaxamedxusein8799
@zeynmaxamedxusein8799 3 жыл бұрын
Asc filsan qaali waan kusalaamay xabiibti salaankadib waxaan ku shegaya inaan habeenkugu riyodey adigo ileh intaad dhar isobixiisey igutiri dharkan dhar kabaxso dharkaasi waa dhaar jiliicsan waxaana lasocoda dahaab nuc yabadan dharkaana maqaato qoof anasnleheyn laba magac ee magacyo islasocda intaad iso tirisey aad tiri mit kaqasdo magacyadaas waxaa kugu irii waxaan leyahay laba magac wanaanku shegey waxaad tiri qoor adoonti ilaahay waxaanku irii waate adoontaasi waxaad tiri waadonti allaah jeclay qoor waa helaayo oo intaasojeer kuriyotey nabiga sala lahu caleyhi wasalam waan qoray wanad igatagtay waxeyna eheey meshaasi meel an qorax leheyn mugdina aheyn
@catikahussein2105
@catikahussein2105 3 жыл бұрын
Somali ahan Allaahuma Acinii Cala dikrika Wa shukrika Wa xusni Cibaadadika
@umurashaad6869
@umurashaad6869 3 жыл бұрын
Nimo Husein shukran xabibiti aallaha ku sharfo markastaba inshaallah 🥰🥰
@catikahussein2105
@catikahussein2105 3 жыл бұрын
@@umurashaad6869 aamiin wll qali sido kle adigana
@jhdadgh6942
@jhdadgh6942 3 жыл бұрын
Masha alah abayo ilahy haku xafido khayrka aa faafinaysidna ajar iyo xasanaad hakaa siiyo halmid baa kugu baraa rujin lahaa markaa ducada sharaxaysay meesha ah(وحسن عبادتك)ee aakufasirtay inaa xuso cibaadadaada saa ma ahee waxaaweeye inaa hagaajiyo cibaadadaada waana mahadsantahy
@Afifakahiye
@Afifakahiye 3 жыл бұрын
🙏💯❤
@Anisayusuf-je8gr
@Anisayusuf-je8gr 5 ай бұрын
Maansha allah abayo
@Anisayusuf-je8gr
@Anisayusuf-je8gr 5 ай бұрын
@umurashaad6869
@umurashaad6869 3 жыл бұрын
Wcs macanto aallahuma aaaamiin yaaa raabi yaaa aallaha yaaa Rahman yaaa raxiim yaaa fitaax yaaa rizaaq intii Muslim ah caafimad sii yaaa raabi yaaa aallaha 🥰🥰🥰♥️♥️♥️💯♥️💯
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta iisaa
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Aamiin
@xalimaqali8565
@xalimaqali8565 3 жыл бұрын
yaarabi kusii ajar iyo xasanaad
@axlaamxasan1446
@axlaamxasan1446 3 жыл бұрын
asc abaayo macan aniga waxan dhageystay markaad tiri istiqfaarta walaahi waan kuliibaaney
@iloveyoumom7641
@iloveyoumom7641 3 жыл бұрын
Ducadan micnaheda ma garanen Waligeyna ma dhagesna Wana laqabsigeyka sian ku xifdiye Ma aqaan wlhi Alhmdulillah
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Mashaa'allah abayo fadlan subscribe iisar mahadsanid
@ashasheikhali742
@ashasheikhali742 3 жыл бұрын
Asc abaayo filsan illahay qayr badan ha kusiiyo owlaadaada odagaana illahay haku xirdiyo aamiin
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta iisaar.
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 жыл бұрын
AAAAAMIIN YAARABI AAAAAMIIN YAARABI AAAAAMIIN YAARABI AAAAAMIIN YAARABI AAAAAMIIN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fridasson848
@fridasson848 3 жыл бұрын
Ilaahow qary faro badan ku sii walashay macaan ilaahow awlada iyo sayga iyo walidkagaba kuu xafid iyo naftada
@sahramuhumed9040
@sahramuhumed9040 3 жыл бұрын
Aaaaaamiiiiiiiin Aaaaaaaamiiiiiiiin yaaa rabi
@ayaneydjs8941
@ayaneydjs8941 3 жыл бұрын
Asc abaayo igudar gurubka
@ayaneydjs8941
@ayaneydjs8941 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuragure2954
@nuragure2954 3 жыл бұрын
Asc qaali guubka igusoo Dara alahai indin xafido walaashi
@jiijomohamedyusuf7809
@jiijomohamedyusuf7809 3 жыл бұрын
Asc
@halimodakane9857
@halimodakane9857 3 жыл бұрын
mashaa,allaah abaayo Aamiin yaarabi🤲mahadsanid
@caliyaadam3195
@caliyaadam3195 3 жыл бұрын
Aaamiiin
@qureysh6434
@qureysh6434 3 жыл бұрын
Ducadaan wan aqanaa lkn digriga culeys igasaran niyada kuhayaa mana sameeyo
@anababdi3181
@anababdi3181 3 жыл бұрын
asc abayo hada eegu horeyso KZbin kada marka Mac maaanki eid cream kiwi cadaa magacisa sawirka maarkin insha allah
@xanaanmaxamuud3878
@xanaanmaxamuud3878 2 жыл бұрын
Asc malaga guray groubkan waxan raba in an kamid noqdo wan dhagaysta
@surayamoha3945
@surayamoha3945 3 жыл бұрын
mahad sanid hbo mcn alah la abal mariyo nafta in laku xiro ilahy dadaal dher ayy u bahan tahy iyo dulqaado maxa yelay naftu marabto shaydana wa ku lamansan yahay marka imtixan adag waye allah no fududeyo koley ducada o la badiyo aya ku fududenyso digrika ilahy alxm
@haponeydiria9746
@haponeydiria9746 3 жыл бұрын
Amiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiin
@abdisalamomarabdillahi3096
@abdisalamomarabdillahi3096 3 жыл бұрын
Wllo anu telegram malihiye wthpp maJiro miya
@nimcaodiyow1596
@nimcaodiyow1596 3 жыл бұрын
W
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta iisar
@nimcaodiyow1596
@nimcaodiyow1596 3 жыл бұрын
@@cabdisalaamfaysal9264 ok wll
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
@@nimcaodiyow1596 walimaadsaarin
@nuurtoabdi3188
@nuurtoabdi3188 2 жыл бұрын
Abayo inte yala Gorobka
@FadxiyaMuuse-s5e
@FadxiyaMuuse-s5e 11 ай бұрын
Asc walaal waxaan rabaaa inaan digriga ku so biiro
@xamdaibraahim8939
@xamdaibraahim8939 3 жыл бұрын
Wll filsan waa mahadsanhay gurobka igu dar
@hanisalad8738
@hanisalad8738 2 жыл бұрын
Aniga salaad walba gadaasheedaan Ayaan dhahaa mrna ma ilaawo
@iloveyoumom7641
@iloveyoumom7641 3 жыл бұрын
Asc xppti allaha ku barageeyo adiga iyo dhaman muslimiinta videos dhan wan wada dawade sidas Ee tahay malin waliba kuwii hore ayan ku so ceshta please hadii aad Aoowdid video inso badi shukran asc
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Mashaa'allah abayo fadlan subscribe iisar mahadsanid qaali
@xalimaqali8565
@xalimaqali8565 3 жыл бұрын
wcs
@xanaanmaxamuud3878
@xanaanmaxamuud3878 2 жыл бұрын
Wan jeclahaye inta kahela lamberka
@aashamohamed7976
@aashamohamed7976 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allaah xabiibti ilaahey saa noo jeceshay hakuu jeclaado raalina hakaa noqdo waalidkaana alle ha cafiyo janatul firdowsa alle hanagu kulmiyo owlaadane alle hakuu xafdiyo adiga iyo inta muslim eh ilaahey owlaada baari ha uga dhigo inta aa haysanine alle ha siiyo aniga iyo inta ila midka ahne ilaahey sowaj saalix eh iyo owlaad baari eh hana siiyo
@maryanhassan5142
@maryanhassan5142 2 жыл бұрын
Maasha allaah walaasheey qisooyinkaada waxey ii yihiin kuwo aan ku cibri qaato walaahi abaayo waxaan kaloo dareemaa markaan dhageyso qisooyinkaada qaar dhiiri galin farxad reynreyn allaha kubarakeeyo aduun iyo aaqiro awlaadana allaha noo xifdiyo ♥️♥️♥️♥️♥️
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs Aabyo filsan masha Allah tabrikllha ilahey haku xafido Aamiin Yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@asmawarsame2647
@asmawarsame2647 Жыл бұрын
Mashaa Allah 🎀 🎀 mahadsanid
@umuadna6837
@umuadna6837 3 жыл бұрын
Wcs xbbti masha allah ducadan salad walbo anku duceysta ataxyadka ugu dambeya intanan salama naqsan masha allah
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 3 жыл бұрын
Aamiin yarabi 🤲 allaha no aqbalo ducada noducaysay abyo Qimo badan filsan cafifa abyo alle haku xafido adun iyo akhiro abyo markasata wanaga khayrka noloqaybsatid wad kumahadsan tahy alle haku xafido❤🥰
@rumancusmancumar5688
@rumancusmancumar5688 3 жыл бұрын
Masha allh abyo mcn wlhi waaan ubaahnaa mowduucaan kheyr allh ku siiyo mcneey dhiira geliyaheeygii
@niciimaAlimohamett
@niciimaAlimohamett 2 ай бұрын
niciimaca
@shamsoali4540
@shamsoali4540 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa rabbi
@sahronuux3347
@sahronuux3347 3 жыл бұрын
Abayo wakuu xiisay ilahay hakusharfo
@farxiyanuur5928
@farxiyanuur5928 3 жыл бұрын
walal igu so duce in ale iga dhgo ehlu dikri
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 3 жыл бұрын
Masha allah abyo qimobadan alle hakudhowro adun iyo akhiro❤🥰
@ashakeenhashi5929
@ashakeenhashi5929 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta saar
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 3 жыл бұрын
Waa go ansaday inan noqdo Ehel digri waana wada An.iskuso duceyno in ilahay xaqa iyo tobada no.adkeeyo amiiin yarabi🤲🤲🤲🤲
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Mashaa'allah abayo fadlan subscribe iisar mahadsanid
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 3 жыл бұрын
@@sacdiyacafifa2863 mar horan kusaarayba xbbti
@nadiirasagal4065
@nadiirasagal4065 2 жыл бұрын
اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك يا رب العالمين
@zamzammohamedali9755
@zamzammohamedali9755 3 жыл бұрын
Waad Maha santay waalaashay
@shukrose2007
@shukrose2007 3 жыл бұрын
Jazaka allah akhyar
@fatimacadey3558
@fatimacadey3558 3 жыл бұрын
Mahdasanid wlle
@nimo902
@nimo902 2 жыл бұрын
Amiin ya Rabi
@najmanur4270
@najmanur4270 7 ай бұрын
Asc
@ibadonoor7652
@ibadonoor7652 3 жыл бұрын
Illahay ha ka ajar siiyo abaayo
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Salaada ka dib ayaa dhahaa alx5
@sulekhacumar508
@sulekhacumar508 3 жыл бұрын
Mnzha allh
@nimcoaliabdi1051
@nimcoaliabdi1051 3 жыл бұрын
Asc
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta iisaar.
@azhaarmohamud7167
@azhaarmohamud7167 3 жыл бұрын
أمين أمين أمين 🤲🤲🤲🤲🤲
@ayaanmaxamed4253
@ayaanmaxamed4253 3 жыл бұрын
Yaa rabi
@shukriabiib2245
@shukriabiib2245 3 жыл бұрын
Wadkumahad santahay wanada adnasisay
@ayaanmohamed4649
@ayaanmohamed4649 3 жыл бұрын
Masha alla alle haku xifdiyo
@milgocaress7879
@milgocaress7879 3 жыл бұрын
Mansha Allah amiin amiin walashey ilahey adigane hakuxifdiyo aduun iyo akhiro
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 3 жыл бұрын
Allaahuma inii Asalluka calaa dikrika wa xusni Cibaadatika Allaahuma inii Asalluka Calaa dikrika wa xusni Calaa dikrika Allaahuma inii Asaluka Calaa dikrika waxusni calaa dikrika
@ikraanabdullahi2029
@ikraanabdullahi2029 3 жыл бұрын
Asc walaashay allaha kuxifdiyo
@jannahourdream3861
@jannahourdream3861 3 жыл бұрын
mashaAllah tabarakallah janagasho alhamdoulila
@jannahourdream3861
@jannahourdream3861 3 жыл бұрын
thanks doua qabto janagasho walashay
@abdihabi8856
@abdihabi8856 2 жыл бұрын
Aamin wll
@rumancusmancumar5688
@rumancusmancumar5688 3 жыл бұрын
Masha allh abyo mcn wlhi waaan ubaahnaa mowduucaan kheyr allh ku siiyo mcneey dhiira geliyaheeygii
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 3 жыл бұрын
Aamin yaa Allah
@umuayub5161
@umuayub5161 3 жыл бұрын
Amiin xabiibi jazakallah kheyr
@shdghsj1230
@shdghsj1230 3 жыл бұрын
m...a
@abdirizakmohamoud3534
@abdirizakmohamoud3534 3 жыл бұрын
Ilaahow gabadhaas oo kale iigu kaalmee iyadana xifdi jazakalah walaal
@f.n6491
@f.n6491 3 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah Jazakallah kheyr sister
@fartunmohamedali1144
@fartunmohamedali1144 3 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta ii saar
@haa5665
@haa5665 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo allah kubarakeyo lanbarka gabadha jookto kenya saliida nafaqada shambada laga helaayo iisii abaayo jwb Insha Allah
@umumucaadfatmamaxamedcali1572
@umumucaadfatmamaxamedcali1572 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتي جزاك الله خير شكران اختي غالي ❤️❤️❤️اللهم امين يارب العالمين
@fadumoabdalla1731
@fadumoabdalla1731 3 жыл бұрын
Aamiiin yarabi
@catikahussein2105
@catikahussein2105 3 жыл бұрын
اللَّهُمَّ اعنا عَلَى ذِكْرِكَ وَشُكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَادَتِكَ
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 жыл бұрын
Mashaa'allah abayo fadlan subscribe iisar mahadsanid
@aminaismaciil6051
@aminaismaciil6051 3 жыл бұрын
Allee ha ku barakeeyo
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
Ameen
@ubahmohamed2746
@ubahmohamed2746 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi
@ruunabdi586
@ruunabdi586 3 жыл бұрын
Filsan qeer andhamaneynin illah haku siyo
@habiboabdinasir543
@habiboabdinasir543 3 жыл бұрын
Amiiin
@aminaismaciil6051
@aminaismaciil6051 3 жыл бұрын
Amin amin amin
@kafiyom8492
@kafiyom8492 3 жыл бұрын
Abayo macan group kan igu dara please
@fadumomohamed5133
@fadumomohamed5133 3 жыл бұрын
Jisaakalah
@abdijama6060
@abdijama6060 3 жыл бұрын
Asc mashaa allaah allaah ha kuxifdiyo
@abdijama6060
@abdijama6060 3 жыл бұрын
💕💞🙏
@umufahadkanal9006
@umufahadkanal9006 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah qeer allaha kusiyo walashey
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 3 жыл бұрын
Saxiix abaayo qaali horey USOCO jazaakillaahu kheyr
@alphasiraj3051
@alphasiraj3051 3 жыл бұрын
Amin Amin
@queencudoon7819
@queencudoon7819 3 жыл бұрын
Masha Allah xppti ❤🥰
@ashoadanali9893
@ashoadanali9893 3 жыл бұрын
Masha Allah Aamiiiin
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta iisar
@seynababdisalan6177
@seynababdisalan6177 3 жыл бұрын
Asc wll igu isodr gurubka
@omarabokar1683
@omarabokar1683 2 жыл бұрын
How can I become this group
@BisharoAxmad-h2m
@BisharoAxmad-h2m 7 ай бұрын
Masha allh
@jiijomohamedyusuf7809
@jiijomohamedyusuf7809 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@faadumojumucabdicasiis6858
@faadumojumucabdicasiis6858 3 жыл бұрын
Aamiin yarabi
@fatmagolden1256
@fatmagolden1256 3 жыл бұрын
Asc linkaga isodir abaaye markle wu ishaqayn wayye
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 жыл бұрын
Ducadaan salaad kasta kadib waan akhristaa ilaa maalinti aan bartay lkn hadana waxba iga qaldan yacni cibaadada culays aya iga haysta
@cabdiqanixusseen6903
@cabdiqanixusseen6903 3 жыл бұрын
Walaal. ducada hadaad akhirso.Waxaad iskudayda marwalba inaad weyso qabto.haddey weysada kaajabtana aad cusbooneysiisid.kadibna markaad wadada socotid ilahay xus oo adkaarta akhri.marwalba qalbiga kuhay.
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 3 жыл бұрын
Masha allah
@ibrahimosman5547
@ibrahimosman5547 Жыл бұрын
Asc
@saynabmahamed569
@saynabmahamed569 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن هنيئا لك حبيبتي الغالية فلسن عفيفه حبيبتي الغالية بارك الله فيك وفي علمك وحرصك البليغ هنيئا لك حبيبتي الغالية سيري إلى الأمام دائما وابدا ❤ اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك
@kafiyom8492
@kafiyom8492 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr abayo macan
@ummnora4665
@ummnora4665 3 жыл бұрын
Maasha allaah tabaraka llaah ilaahoow naga dhig kuwa aad ku tilmaantey astaamaha cibaadul raxmaanka😢❣
@mumtazamiira710
@mumtazamiira710 3 жыл бұрын
Aamin yaa rabi jazakallaah xbbti
@farxiyoaxmedbashiir4958
@farxiyoaxmedbashiir4958 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku xafiido xabibti ❤❤💕🖒
@leylafarah9190
@leylafarah9190 3 жыл бұрын
Asc. Maashaa. Aallaahaaa. Aamiiin
Qiso cajiiba
21:03
AFIFA
Рет қаралды 57 М.
#بودكاست اختاري نفسك ( فن التخلي ) _ بودكاست بدون موسيقي
25:23
Aya ALansari _ اية الانصاري
Рет қаралды 222 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
QISOYIN MURUGTI FARXADU KADANBAYSAY QISAS ALDIKIR
9:19
fadumo kayton
Рет қаралды 16 М.
Qaado3 talo siaad unoqoto gabar awoodleh💪🏾
9:19
Nasro’s channel
Рет қаралды 9 М.
QISO CAJIIBA DIGRIGA Filsancafifa
11:36
AFIFA
Рет қаралды 24 М.
QISADA YUSRAA!!@sawdamqaalib
56:31
Sawda Qaalib
Рет қаралды 106 М.
Axlaa Qisas 👉🏽 Somali qebti 3
32:19
AFIFA
Рет қаралды 64 М.
Salaada: Farqiga u dhexeeya Dumarka iyo Ragga
8:19
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 16 М.
QiSO CAJIIBA Filsan cafifa
15:39
AFIFA
Рет қаралды 47 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН