Рет қаралды 65
Casharkan waxaan kuugu sharxayaa sida loo sameeyo Pop-Out Image iyo Clipping Mask adoo isticmaalaya Photopea. Waa hab sahlan oo kaa caawinaya inaad naqshado xiiso leh u sameyso sawiradaada, gaar ahaan kuwa aad u isticmaasho thumbnails, posters, iyo mashruucyo kale oo hal-abuur leh.
💡 Waxyaabaha aad ka baran doonto:
Sida loo abuuro Pop-Out Image si muuqaal cajiib ah loo gaaro.
Tallaabooyinka fudud ee Clipping Mask loogu daro qoraalka iyo sawirada.
Habka saxda ah ee layers loo maamulo si naqshaduhu u ekaadaan xirfadeed.
Ku biir safarka naqshadaynta! Daawo casharka, raac tallaabooyinka, oo si fudud u samee nashqado soo jiidasho leh. Subscribe si aad u hesho casharro cusub oo faa'iido leh!
---
Pop Out Image tutorial
Clipping Mask tutorial
Photopea tutorial
Sida loo isticmaalo Photopea
Pop Out effect Photopea
Clipping Mask Photopea
Graphic design for beginners
Photopea Somali tutorial
Naqshadeynta sawirada
Naqshado fudud oo cajiib ah
How to use Photopea
Photoshop alternative