Mash,allah ajar allah hakasiyo sheqan2008 aya hoyadey idacada kadhagesajirte waliba anigo yar 8jir ah wan la dhagesanjire qisoyinka macan e saxabada nabiga scw
@qamarabdirahman36218 жыл бұрын
waxan so xasuustey xiligii ey honafric shaqeen jirdey capital voice laga soo den jirey jimco walba sh allah kaa abal mariyo adun iyo akhiro ilahey hagu naxaristo
@aliizaabukar18478 жыл бұрын
mansha alaah
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
Habeen kasto Aniga oo dhagaysaayo aan hurdaaa ma awoodi karo iska seexo ilaa Sheikh Siirada Asaxaabta si wanaaagsan oo fasiix Ah u Aqriyo Aaan gashtaa Dhagaha Allah hanu Anfaco آمين 🤲
@baabuulove66539 жыл бұрын
masha allah ilahow ajir iyo xasanad kasiii qofka nok sogaliyay wacdigan walal wacdiga noo soobadiya
@khadarxasanxaashi90343 жыл бұрын
Ilaahay ayaa kumahad san oo inuu iga dhigay mid ka mida ardayda shiikh Abuubakar Xasan maalin
Masha allaah A/s/c Sheikheega awalka ii ahaa illaahay ha ka raali noqdo Illaahay ha kugu xoojiyo Ayadakallaahu Raxuulul Qudus Idimka alle اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا
@adamjoreeyj56522 ай бұрын
Xafidu Allah aduun iyo akhiro Shiekh Abukar Hassan maalin
@theallahsslave80118 жыл бұрын
Masha'Allah sheikh Abuukar jazzakallahu kheyr
@c.raxmaanliiban82137 жыл бұрын
masha allah ilaahayoo barakee oo wanaagi sheikh abuukar xassan maalin
@mahadmahamud19815 жыл бұрын
Sheekh huna allaha kaa raali naqo anagane Ku wii Ku dhaqmo allaha dhaga dhigo aamiin
@nimconalka49187 жыл бұрын
codkiisa capital voice le ka maqli jirey waligey ma arkin maanta ka hor Alloow wajigaada nuuri😥
@idirisosman41885 жыл бұрын
Wlhi bilahi waa malinti kowad an arko codkisa Kali ayn maqli jiray
@mohaaliofficial62835 жыл бұрын
@@idirisosman4188 lon ani laba jeer baana arky 2026 207 school ka buu noogu yimid asoo baraarujin noso jeedinayo asga iyo sheekh maxamuud ow cabula cariif allow noo dhoor culumada amiin yaarabi