MashaAllah tabarakaAllah ilaahay ha ku barakeeyo in badan ban lahayn gabayga helay naga soo xidho ee nimco sharafay hadii aad maanta inaga soo gebegeysay waa Alxamdulilaah kuley rag badan oo boqoola ah bad ka caqli badab tahay ee waxan ku leeyahay Hambalyo Rabina ha ku dhawro.
Maasha allah abaayo ilahay haku xifdiyo barwaaqo iyo ku waar gabar sharaf badan baatahay adiga ookala lama halayo xilag la joogo gob gob dhalay guulayso guri buuxo isha allah
Maasha Allah Gaashamo iyo Daroor Buurta gacan libaax Gabilay iyo saaxil Gar asag Waa Garashadii Oo qof Noolow inaadeer ❤❤❤❤❤💋💋💋💋
@axmedcabdilaahi73292 жыл бұрын
masha dhaan nimco ciyala kaga habadadi
@axmedcabdilaahi73292 жыл бұрын
okatirisan he cabdilaahi e ogodan wll jira iyo fiqi iyo waradheere iyo qoraxayi siti nogobo qabatidara
@mohamedabdullahi65842 жыл бұрын
MASHAA ALLAAH. Gabadhan wax boqol neefoo geela laga bixiyey istaahishaa. Caqli iyo xikmad baa buuxda allaha ha xafido ninkey jelaateyna alle ha isku sahlo. Mahad sanid
@mohamedabdullahi65842 жыл бұрын
Fadlan waxaan idin ka codsanayaa cidii in yar oo naxariisi kujirto in gabadhaas caqliga u saaxiibka ah la isiiyo meel aan Kala xidhiidhi karo. Mahad sanidiin
@faizagelleh51392 жыл бұрын
Masha’allah, tolow Lambad iyo Nimco maxay dhalilahaayeen. kuwa laba jirka ku gabya. Alle ha xafido labadaba. Rag waayeen bay ka qali badan yihiin.
@إستاهلعبد2 жыл бұрын
Masha allah masha allah 👏👏👏👏👏
@alcamirialcamiri53432 жыл бұрын
Dad badano abwanimo shegtay bay garasha iyo gabay ba dheertahay... Waa murti biyo kama dhibcan ah.. Alla ha u ziyadiyo..
@deganburale1472 жыл бұрын
soo xidh qaarba gabeygii dhab dhab moodee mahadsanid sharafbaa korkaga ah gabadh caqli iyo garasho u saxiiba.
@moabdi31292 жыл бұрын
MashaAllah aqlid iyo gobomimo ayay dhanta gabadhan yar dad badan
Mashaa Allah Nimco waa gabad aqlibadan. Illhay waxa jecshay oo ku niyayad santahay Allah ha siiyo. Bale aniga garaadkaygii hadaan cabiray waxay faraysaa tolkii ay calmatay in si fiican calaamatual usartaty oo hakad ugalisay, ayadoo tidhi waxba yaan lasoo dadagin. Dumashi Nimco Bedra dal iyo dabedba Dulka aan ka dhash wanu ku wada caashaqnay. Waxaa nanba rargeynayey maalin aduun adiga iyo abwaan Lambad am midki kale ee illhay calaf kuugu daro in aan kudu soo martiqaado gayiga . North Pole. Si kastab walaal sugaantaadii rag iyo dumrba way dhobwaraaryeene, adigase waxaan ku rajaynaay guul iyo Guri khayr leh Bidmillah ❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹
@halimaanab64012 жыл бұрын