SIR AAN SAXAAFADDA LOOGU TALAGALIN OO DIBADDA LASOO DHIGAY SYRIA WAR

  Рет қаралды 21,197

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 7 сағат бұрын
🥺🥺..🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 7 сағат бұрын
SXB XISBULAAH IYO IIRAAN MAXAY KUSAMEEYEEN SUNIYIINTA SIIRIYA XASUUQ IYO BARAKICIN CAAWA IGA QOR ASAD MEESHA WAAKA BAXAA IYO SHIICO INSHA ALLAAH
@kaltunjirde1903
@kaltunjirde1903 7 сағат бұрын
Suuriya dagaal sokeeye ka dhacay cidna caano looma qaashay sidii soomaaliya iska sax
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 7 сағат бұрын
@ WAXAAN DAREEMAYAA INAADAN WAX BADAN KALA SOCON WAXA MEESHA KASOCDA AMA DHIICADA SOOMAALI LAGU XANTO AYAAD KAMID TAHAY
@cabdishukridiiriye8857
@cabdishukridiiriye8857 4 сағат бұрын
​@@kaltunjirde1903 dagaal sokeeye ma ahayne shiicada dalalka Suriya, bakistaan,ciraaq,iiraan,lubnaan iyo kuwa kale o badan iyago gaalo wawayn o ruushku ka mid yahy kaashanaya xasuuq an dunida kale ka dhicinna way u gaysten sunniga
@kaltunjirde1903
@kaltunjirde1903 7 сағат бұрын
Suuriya waxay noqotay meel siyadado badani isku herdiyayaan
@ayannur9480
@ayannur9480 4 сағат бұрын
Kurdistan oo raba Greater Kurdistan iyo America israil and Turki. raba in ay ridan dowlada Bashar Asad. Iran iyo rusia oo garab sinaya dowlda Suria oo Bashar Asada. Mesha waa lays haya dhulk Suria! Alah baa awooda iska leh!
@IseFarah
@IseFarah 5 сағат бұрын
Wabentasi.dadalkan.waxa.iskaleh.turkiga..waxankalrhe.waben.
@Jameeco
@Jameeco 8 сағат бұрын
Well done
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 7 сағат бұрын
Czafiidoow Gaal sarkhaansan warkiisu waa khalad 95% ee sidaas u tixgeli
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 4 сағат бұрын
Allaha u gargaaro muslamiinta .
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 8 сағат бұрын
Yukeiren ayadaaba teedu haysataa goormuu wax taageeri
@aliameerikaaliameerika-mr5dh
@aliameerikaaliameerika-mr5dh 9 сағат бұрын
Waad ogtahay inuu odegan uu rabay heshis madaxweynaha sirya uu diiday putin inuu damcay inuu heshiisiiyo waana diiday arbacadii markii ruushka uu tegay madax ma qaabilin dhulkisa israil inay soo gadho oo uu rabarka ka weeraran xisbulah waa tuu sameeyey 2 bil ka hor ayaan la soconay in isaga la khayaamay reer galbed heshis emarat waday ayaa jiray iran ruush way ogaayeen turkina waa ku qasban yahay inuu qaado tilaabadan
@kaltunjirde1903
@kaltunjirde1903 7 сағат бұрын
Ordagaan waa munafaq wayn
@asiliborle6342
@asiliborle6342 8 сағат бұрын
Waa runtiisa ordigan waa doqona
@galool4
@galool4 2 сағат бұрын
Syria waay ka guulattsantsaa cadawga islamka
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 3 сағат бұрын
Asc wr wb
@omerhassan3041
@omerhassan3041 6 сағат бұрын
Hadii arintu sidaas tahay erdagon si weyn ayuu u qaldamay oo inuu dagaalkaas wax ku darsado ama abaabulo ma'ahayn! Nabee nabarkaasi turkiga waa lala helay! Wuxuuna hiil u noqday netanyaahuu.
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 3 сағат бұрын
Anuu waan ogaa turkiga waa nato shaqooyinka ay reer galbeed udirtaan ciraaq qayb ayuu ka ahaa afghan ayuu qayb ka aha maxa laysu shegaya waanu kusaxsanyay isagoo maslaxada wadankisa eegaya somali waa dagdag badantay look siyaad bare waxaa uu yiri african xoraynaya waa sababta aan 40 years laysku raadinayo
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 7 сағат бұрын
فوربك لنسألنهم أجمعين * عما كانوا يعملون) الحجر (92 -93). ( RABIGAA WAXUU KU DHAARTAY DHAMAAN INUU WAYDIIN DOONO WAXAY SAMAYN JIREEN ) Suurat Al-Xajar 92-93 Wax wanaagsan iyo wax xun, wararka BEENTA AH SIDA MUQAALKA RUNTA KA FOG ADEER XUSEEN
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 3 сағат бұрын
Somalidu ma indhahay iska ridaysa Turkigu waxaa uu wakiil kayay USA iyo Uk and israel geopolitics dhinac loosocdo fahma muslim aduunkan cidi kuma shaqayso dalwaliba dNihiisa ayuu wax ka eegaa labadal oo muslina oo isdilaya ma aragteen ha why intrest
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 8 сағат бұрын
C/xafiidow waxkasta waad rumaysanayaa Gaalkaan wuxuu dhigayaa qobmoos ayuu dhigayas,Iran,Ruush iyo Bashaar Asad ayagaa dooday in arrinta Suriya iyo dadka laxasuuqay Sunniga ah in Guryahooda laguceliyo.
@kaltunjirde1903
@kaltunjirde1903 7 сағат бұрын
Ordogaan waa munaafaq wayn
@abdiciro7610
@abdiciro7610 4 сағат бұрын
ascww wariye sare sxb caawa ayaad miidii soo daysay baryahan way kaa dhabaq sanayd ee caawa ayaad usoo rogaal celisay sxb sida sunigigii suuriya oo kale
@JamesHobbsbs
@JamesHobbsbs 9 сағат бұрын
This video is the best thing that has happened to us in a long time. Now we have a new way to spend time together🍓
@SabrinaTollisonon
@SabrinaTollisonon 9 сағат бұрын
I turned this video on to my boyfriend and now he says I'm his biggest fan. Well, of course you are🍭
Halkee ku dambeysay kooxda Wagner? | Qubanaha VOA
29:51
VOA Somali
Рет қаралды 26 М.
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 63 МЛН
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 47 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY SYRIA WAR  | RUSSIA | TURKIYE | IRAN
22:43
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
WAR LAYAAB LEH 'AF-GANBI' | S KOREA | TURKI | RUSSIA | UKRAINE
19:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 32 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE | BARIGA DHEXE
23:50
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2 МЛН
Wareysi:  Xeer Ilaaliyaha Soomaaliya
27:24
VOA Somali
Рет қаралды 221 М.
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 63 МЛН