Sir culus -tacadigii Weriyeyaasha iyo nolosha Xabsiyada Xamar

  Рет қаралды 108,678

Tvwaagacusub

9 жыл бұрын

Daawo hordhac Goos goosa Wareeysi Weriyeyashii Shabelle ee lagu xiray Xabsiga Muqdisho iyo dhibkii loo geeystay - Intii Wareeysiga socday ayey ku dhex ooyeen Maxamud Carab iyo Dahir Calasow,sidoo kalena weriyahii bacda lagu gubay ayaa si xun u ooyay taas oo gaartay inaan kaamirada ka leexino. waa wareeysi calool xumo badan runtii

Пікірлер: 9
@maxameddaahirwarsame7495
@maxameddaahirwarsame7495 9 жыл бұрын
tacadiga wariyaasha waa mid aan loo dulqdan doonin balse wariyaasha ha u dhabar adeegaan shaqdee ugu hayaan bulshada
@maxameddaahirwarsame7495
@maxameddaahirwarsame7495 9 жыл бұрын
m.bashiir xaashi iyo maxamud carab runtii aadaan ugu xumahay insha allah lkn dambiile mar un baa laqaban
@Awarsame
@Awarsame 9 жыл бұрын
Comments qaar dadka bixinya ee qabyaaladdu dilooyatay waa nasiib xumo inaad dareemi weyday nin ragga waxa ka ilmeysiinaya ineysan wax yar aheyn. Adigana inaad ku faraxdo ood fikir kaada cadowtinimo ee ku dhisan qabyaalad la dul dhacdo waa nooc kamida jaahilnimada.
@abdiazizmohamed8781
@abdiazizmohamed8781 9 жыл бұрын
Bil ramadaan lagu jiraa ayadoo cadceeda soo jeeda ayay cabitaan cabayaan markaas ku leeyahay xaqiiq runta ayaan sheegayna war ilaahay ka cabsada bisha barakeysan ramadan xataa ixtiraama xushmeeya sooma
@hawo8186
@hawo8186 9 жыл бұрын
sorry waxa idinkudgacey adinka waaba kasoo tagteene kuwahada dhibkii kujiro ilaahey ha ufududeeyo dowladana ilaahey xaqa hatuso
@mohamedmukhtar1600
@mohamedmukhtar1600 9 жыл бұрын
Dahabshiil in ay meesha keenaan maaheen. I was listening for the first view minutes until they brought Dahabshiil on the table. I was in Mogadishu when they were arrested. Run ahaantiin waxay abuuraayeen colaad iyo qalqal shacabka dhexdiisa ah. Abgaal ayaa hubka lagadhigaa IWM. Shit men!!!
@officialfilmstudio8871
@officialfilmstudio8871 9 жыл бұрын
wali yaa arkay xabsi lagu raaxeysanaayo adeeryaal jileeca iska daaya dibaatada ayaga afkiina ku keensaday
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 9 жыл бұрын
Sxb kuwaan maaha wariye ee waa tuugo Rabaan in ay iska heestaan hantida umada somalia wada leedahay waa kuwo sida Adiga ah ee ah wasaqiin
@jamalmohamed3297
@jamalmohamed3297 9 жыл бұрын
Intaas beenlow dahir calasow ayee ku ficned balaayo been badan
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 98 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42