SIR QABSO MAHAD SALAAD IYO KOOXDIISA

  Рет қаралды 26,458

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Viva fahad guulayso waan kuu soo duceeyey kamana daalo ducadaada adiga iyo reerkaaga
@mmefatouma4239
@mmefatouma4239 2 жыл бұрын
Fahad Yassin represents a truly manhood, alhamdulilah that he is a Muslim and he is a Somali native! ALLAH yahmik ya arii and blessed be your mom for the way she raised you!
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Soomaaliyeey guusha fahad iyo farmaajo waa guusheenna maasha allaah
@runimodonkiisyl6278
@runimodonkiisyl6278 2 жыл бұрын
Fahad iyo Farmajo iyo Qaranka Somaliyed Guul iyo gobanimo Cadawgina Cakta hostii Insha Allah Guul
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
God Qiyaano, kii Qoday Allaha kurido, amiin Masha'Allah Somaaliya Guul🇸🇴🙌
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Tuugo iyo dhiigyo cab wuu dhamaadey waqtigooda xaqii ayaa soo dhow allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka aamiin aamiin
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 жыл бұрын
إن شاء الله Agaasime FAHAD YASIN Hajj Daahir waa uu soo noqon doonaa INSHA'ALLAH 🎤🤲🏻☝️ asagoo nabad ah buu Dalkena maamuli donaa bi'idnillah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waa khalad in la dhaho xildhibaan sharci ma qabto waa akhlaaq xumada soomaaliya taalla
@Layla-bx4oz
@Layla-bx4oz 2 жыл бұрын
May Allah protect our country inshallah and make peaceful inshallah 🤲🤲
@shukrilibax
@shukrilibax 2 жыл бұрын
Ameen yaa allaha 🤲🤲🤲
@shukrilibax
@shukrilibax 2 жыл бұрын
Illa wadankana ha noo badbadiyo ameen yaa allaha 🤲🤲🤲🤲🤲🤲qabil qara manoqdo waa sax war somaloyey iscaawiya dalkena
@shukrilibax
@shukrilibax 2 жыл бұрын
Illa wadankana ha noo badbadiyo ameen yaa allaha 🤲🤲🤲
@diamondjama9696
@diamondjama9696 2 жыл бұрын
Fahad yasin viva inshalah
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 жыл бұрын
Ayayday aa markay aragto qof is waal waalayey oo soo dhacay waxay dhihi jirtay " dhubuq dhubuq hore dhiikac dhiikac dambe ayay leedahay".xasan sheekh dhaaxuu indho bir ah noola soo taagnaaye ha ka xaab xaabiyo ina allaah xaq.
@abdiosman2359
@abdiosman2359 2 жыл бұрын
Aac brother and sisters. Thanks for you updated. Walaahi waan iska dareemay sheekhadan inay noqon doobto International news. Because dowlad sirdoonkeeda argagixiso gacanta uu galisay iyadoo looga digay. I believe cidna ma aaminayso.dowlada hassan sheekh iyo Somalia midna. lacag ayaa la qashtay wadanka ciidan iyo nafba. Aadan bro waxan kaa faiidnay. Sheekadii xundubay mahaan ay jirtaa iyo nabad iyo nolol waa maafiyo aqoonleh. Fahad yasiin qalad ayaan ka aminsana laakin waxan ogahay waxa uu farmajo uu aaminay. He is Very intelligent and honest. Isbaro qaran ma raban in dowlad somali la helo.
@halimab5796
@halimab5796 2 жыл бұрын
Laandheere Fahad baa ah, Nin Diin, Daacadnimo, Siyaasad iyo Raganimo leh, haddana isagii la dulmiyey baadka baryeysaan inuu qariyo dhiigga muslimka
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
Halimo gari Allah bay taqan hadalkisa fahad waxa ka muqday nin ad u caqli badan inu yahay o ka bixi kara shaqadas
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 2 жыл бұрын
Landhere qofka hadu ku faano already wuu isku ka shegey shaqsiyan wuxu yahay qofkas waa qof jecel anarchy, system la’aan iyo xaran ku naxnimo ayuu raba. nobility is a porsonality not plurality
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 жыл бұрын
Wax kasta oo qarax ahaa oo ka dhacay muqdisho iyo soomaaliya oo dhan. Kuwa waas intay soomaali ka jaren Rabbiyoow nooga aargu yaa Rabbi Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Waa fadeexadii (watergate) oo kale
@faysal7583
@faysal7583 2 жыл бұрын
Hogaamiyaha ruuxiga ah ee maylaand
@safisheikhali205
@safisheikhali205 2 жыл бұрын
Dadka dunida sadexaad caqligooda lugaha hoosteeda madhaafo hadeey xildhibaanmadiisa udeeyn lahaayeen maanta intaan ma dhacdeen laakiin Ilaaheey arin kaluu kalahaa Ilaaheey wadanka hanoo badbaadiyo iyo dadkaba
@halimab5796
@halimab5796 2 жыл бұрын
Xasan shiikh iyo kooxdiidu kolley Aamino ayagaa qaba baan fili
@chugrijama7291
@chugrijama7291 2 жыл бұрын
Bismillaahi Wakafaa Som media Corporation oo Aallaaba Idiin Soo Gudbisa Warar Ku Saleeysan Xaqiiqada Gudbiya Faafiya oo Geeya Halka Ridada Laga Doonaya Soomaalaay. Ciidamadeena Qaranka Soomaaliyeed illaahoow Gacanta Sareeysa Ku Dar.Cadawga Qarankeena Duulaanka Ku Ah Maskaxiyan Cudud Iyo Maalba Allah U Burburiyo Allahuma Aamiin yaarabi Inshaallah Aamiin Inshaallah Yaarabi Aamiin Inshaallah Aamiin yaarabi Inshaallah Aamiin Inshaallah Yaarabi
@zakirtabilal2477
@zakirtabilal2477 2 жыл бұрын
Masha Allah aadanoow qofka kaliyaa tahay aan ku kalsoonahay xogtiisa oo sax ah. Waan u baahanahay 10 adoo kale ah. Allah Yaxfiik walalkey
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
God sireed ha qodin hadaad qodo ha dheereen ku dhici doontid ma ogid marka reer baahane godkii ay ay qodeen ayey ku dhaceen allah xaqa ha soo ifiyo banaanka allah keeno aamiin fahad yaasiin cadowgiisa Allah ha soo qabto aamiin Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin Allah ha noo badiyo inta wanaagsan ee aqliga u saaxiibka ah aamiin
@halimab5796
@halimab5796 2 жыл бұрын
Habargidir ayadaa Somali duulaan ku ah oo toban shaar gashan, mid mooryaan, argagixiso iyo waali iyo noob iyo kibir, Somali inteda kale Nabad iyo Dawladnimo ayay rabtaa!.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Akhas kulahaa habar gidir buu duulaan ku yahay fahad war xoolayahow soomaali intii waddani sh baa hadhaysa your time is Iover guys
@Coolgranma
@Coolgranma 2 жыл бұрын
LIBAAX LIBAAX DHALEY,, GUULEYSO IDIN ALLAAH,,
@zarahmohammed573
@zarahmohammed573 2 жыл бұрын
Adanow maasha Allaah Alayaxfidag insha Allaash
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Xasan shiiq Waxaa ubanaan inuu iska Cararo, intay goori goortahay😅😀👍
@shukrilibax
@shukrilibax 2 жыл бұрын
Subxanallaha war somaliyey qabilka joojiya oo israca walalayal dunidi waa nanacday aqirana weey naga danbeysa
@mulkihaji9454
@mulkihaji9454 2 жыл бұрын
Adanoo is ilaale walaal qaali is ilaale war kaan dad ayaa dhib sanaayo ceedan kaaga waa malaaig in sha Allaah hadaa nahay reer mayland waa ku duceyney eeney qofka kele kaan ku faano ayaa tahay hortaa noor calaa noor il cadow kuma aragto ALLAAHUMA AMIIN FARDOOSA IN SHA ALLAAH
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 жыл бұрын
Waa arin fiican in loo gudbiyo caalamka si loo baaro arimahaan kuwaani dalka laga xaaqo si danbiyadii loogu soo oogo.
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 2 жыл бұрын
Masha allah fahad xaqqa ayuu ka Hadley ee munasfiqiinta cadawga ah ee dad qalatada ah allah ha inaga qabto aaaamiiin fahad iyo farmajo iyo wadaniyiinta allow inoo xafid aaamiiin fahad guuuuul waarta cadawgiiin ha jabo aaaamiiin
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 жыл бұрын
Haqiyoo ha dilaacay maqa qarsoomow ilaahay oo kashifay arintun ma sahlana xaqiyoo oo kooyey.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Allaahu akbar waa sharci faasid ah xildhibaan sharci ma qabto
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 жыл бұрын
Ducadii Dulmanayaashu meela aan ma dhacayso Alaaha eaanweydiisaneena in uu nagaqabto inta keligood dooneeysa in ay ceeshaan dalkaan cidwalbaka dhaxeeysa
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 жыл бұрын
Maalintii xassan sheekh guulaystay kama muuqan farxad Naxdin iyo anfariir baa ka muuqday waxaad mooday in uu ukun ku kor socday wuu ogaa in belo uu dhex fadhiyo
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 2 жыл бұрын
Aad baan ugu kalsoonahay en Rooble iyo wexey la soo cots en casher la tuuga Rooble waa tuu laha somalia baan badbadeeye maanta isga ka shaken wayo moqdishu bey Es seeye lakiin ma uga en bento en ey raad laheen
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 2 жыл бұрын
Gabar xildhibaan la lahaa oo leh sanbuus laga afuray waaye fahad hadalkiisa taas baa barlamanka fadhida doqonta
@yusufabdiismael5934
@yusufabdiismael5934 2 жыл бұрын
xassan sheekh wu dhageystey caddeynta taliyihii nabadsugidda ahaana lataliyaha amniga ee madaxweynihii hore ee dalka ee ku lugleh dilkii iktaan iyo shakhsiyadda ninka hadda madaxweyne xassan sheekh u dhiibtey hayadda nabadsugidda qaranka, hadduu intaas kadib hal maalin kusii hayo mahad salaad jagada uu hadda u dhiibtey wuxuu noqon madaxweynihii soomaaaliyeed uhoreeyey ee dalkiisa ku fiirsada halis qarankii loo doortey inuu hoggamiyo halis madaxa u galiyey
@abdulrazaqaljabarty8838
@abdulrazaqaljabarty8838 2 жыл бұрын
AADANOOW REERKAAN MARKII DILKA LOO GEYSTAY MARXUUM CABAAS SIRAAJI ALLAH HAA UNAXARIISTO DHAGAR QABIHII DILKA GEYSTEY EE LAGU MAGACAABO CEYDIID WEXEEY DHIHI JIREEN WIILKAA MISKIINKA AH MAXAA LOO DILAA. REERKAN DHAGAR QABE XAGOODA WAA QOF WANAAGSAN OO FARIID AH.
@MohamedOmar-dd5vs
@MohamedOmar-dd5vs 2 жыл бұрын
SC Alanki inadeey. Pls caayda waalidka ka ilaali hadalkaaga xiisaha badan.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Iinshallaah allaah guul soomaaliya
@secretqueen7768
@secretqueen7768 2 жыл бұрын
Allaaha kashifo danbila yaasha
@maryangedi7619
@maryangedi7619 2 жыл бұрын
Mashaalah ilaahay xaqa ayaa soo saraay
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
MAHADSANID FAHAD FARIID ☝🏽🇸🇴
@املايمان-م8م
@املايمان-م8م 2 жыл бұрын
Hg Aflanta hindiga Dawashadisa Ayey run Maleyeen 1991 filam Hindi Dawashadisa Ayaa lagu dumiyay Dowladi xiligas Jirtay Roble Kooxdisa Waxa u furan iney miyaga Mascud Abu rabaax ine aadaan
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waxaa la bartay dad iyo dal la dhameeyo sabab la,aan hadda ayaa xalkii la helayaa Iinshallaah
@raagemohamed6042
@raagemohamed6042 2 жыл бұрын
Xasan shekh dadka ka soo horjeeda sida xildhibaanada saraakisha ciidanka dilalkooda waxa u qaabilsan mahad salaad marka mahad salaad faro waaweyn ayuu ka hayaa xasan shekh ok xasan shekh wuxuu la heyste u yahay mahad salaad lamana hadli karo waa xaqiiqda
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 2 жыл бұрын
Mahad salad was gacan yaarha Xassan Shiekh wayo Xassan Shiekh was dhig ya can qarsoon
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 2 жыл бұрын
Thank you kaptan
@bisharbashka5172
@bisharbashka5172 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin guul
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 жыл бұрын
Majiro soomaalida inta laangabaka lagu sheegayo soomaalida dhabta ah
@CoolGirll00
@CoolGirll00 2 жыл бұрын
I liked this
@ilhanmohamed4392
@ilhanmohamed4392 2 жыл бұрын
Allaha soo qabto yaaa Rabi naga qabi wixii Dadka dilaayay oo Qaraxyadda fududayn jiray oo Xamar dadka Gun uga dhigay
@jiijas3974
@jiijas3974 2 жыл бұрын
The rule of law must prevail.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waxay barteen american baan la dagaalanay waa cawaane maraykanku iyaguu dhameeyey
@abshirukash2103
@abshirukash2103 2 жыл бұрын
SHUKRAN SXB KEEP GOING THE REST 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👊👊👊
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 2 жыл бұрын
xasan sheekh waxaan kabaqaya inuu mahad uudilo xasan sheekh
@faadumobashiir9729
@faadumobashiir9729 2 жыл бұрын
Waa niman jaahiliin ah doowladnimana aan wax ka aqoon waxaana siray nimankan doowlad soomaaliyeed oo. aan tayo lahayn ayna hogaaminayeen niman.aan dad iyo dal midna rabin marka allaah ayaa mudo yar ku soo saaray doowlad han leh sharaf magac soomaaliyeed raadinaysa way ladagaaleen waliba dagaal indho la.aana oo. aan jaho lahayn xishood lahayn hadana xasan habaynkii la doortay waxba ma qarsan wuxuu yiri dhibaatadii la soo maray iyo uurkutaaladii mid la.iloobikaro maah ilaa cafis mooyee.arintaas xasan wuxuu cadeeyey inuusn isga iyo xulafadiisu inaysan ku qanacsaneyn soomaali u jihaysata horumar iyo hayi sare taas waa mid tankale mahd salaad waxaa loogu dhiibay nisa in lagu laayo saraakiish ciidamada sirta ciidanka haya iyo wax garadka dalka dadkana laga dhigo umad ika nool laakiin bilaa damiir ah cabsi iyo caga joglayn joogta ahna la nool. allaah ayaan baryeynaa inuu naga dulqaado dulinimaday nala rabeeñ
@ubaxismail4435
@ubaxismail4435 2 жыл бұрын
Waa runta qalada lagalo waxa ugu weyn waa shirkigaa waxa ku xiigaa dilaaga dila Qof Musliaha
@shariifnahari6567
@shariifnahari6567 2 жыл бұрын
Sharii fahad(nahar)
@runimodonkiisyl6278
@runimodonkiisyl6278 2 жыл бұрын
Xaran qatcanwaye sharcigas Somalia wayo dad kiiqoray Ama kuheshiyey sharcigas dabiliyal banestay dhiga umada Somaliyey weye runtii
@hipokodar3482
@hipokodar3482 2 жыл бұрын
wuu ku jiraaye saxan sheehk wayna cadahay waayo waa saaxiibkii
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 жыл бұрын
Dadka Soomaaliyeed hadii uu Caqligoodu dhaafi waayo in Isha laga eegto amaba lagu dalacsiiyo kuwa Dhiigooda iyo Xoolahooda banaystay meel wanaagsan uma socdaan laakiin waxaan ku faraxsanahay oo aan uga mahad celinayaa Dawladii Farmaajo oo Umada Soomaaliyeed Indhaha u furtay Allaah haka Ajar siiyee Soomaaliyeey Dalkeena iyo dadkeena aan DIFAACANO
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 жыл бұрын
Horay u soco mahadsanid alshabaab iyo tuugada ayaa ba madax laga dh9gtay yaab walee xaqdaro hadii la daboolo xaqa Ilaahey dilaaciyaa wakaas mahad kawaanle inuu dilaa alshabaab yahay iyo rooble macawiis u xire uhuru Gaal hala soo qabto hadiii run la sheegaayo aaaway kuwii veesha shiikhaal afduubanaayey hada wakaas kuwii idinka dilay ee soo qabsasada mise show ayey idinka ahayd iyo hala idinka sheego war kii waa cad yahay mise waa ka baqeysaan kolay mudane Fahad wuu cadeeyey wliba markhaanti yaal cad na wuu keenaa haye maa iska celisaan waa kuwaas mahad alshabaab kawaane iyo rooble macawiis u xire uhuru Gaal iska celiya hadaad run sheegeysaan sidaad iskugu waalwaaleyseen dad aan wax idinka dilin soo afduubaneyseen hada iska celiya gabadhiina Niman kii dilay waa cad yihiin
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
Sacdiyo xildhibanadoda sowkuwa fahad ku dhagan hada teda kale rer awxasan shekhal maha bay dadka qar leyihin uma malayn mayo inay qabsanayan
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 2 жыл бұрын
Xassan Shiekh Maxmoud wu ka shsleen
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 2 жыл бұрын
Sxb fahad yasiin. Hawargidir hadii oow wakaxadi lahay Turkish Qaxooti magaleen
@hamdiharago9145
@hamdiharago9145 2 жыл бұрын
Dalkaaaa waaa u.s
@maxamuudrashiid578
@maxamuudrashiid578 2 жыл бұрын
Asc war waa fiicanyahay cadowgaa hajabo
@abdulkadirahmed9230
@abdulkadirahmed9230 2 жыл бұрын
Walal qabiil ha caayin tuugta caay adoo xishmenayo shacabka
@ayanisse2082
@ayanisse2082 2 жыл бұрын
Allah ficnanlahaydaa in ay dhacdo sidan
@ayanlenageye657
@ayanlenageye657 2 жыл бұрын
Naag maseersan uma xumid, hawiye kor, saxiib hadii ku dhibi leheed iyo hadii kale
@abdulrazaqaljabarty8838
@abdulrazaqaljabarty8838 2 жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل فيهم ALLAH aa WAAXID ah oo WEYN haa ka qabto dhagar qabayaasha ee gumaadaya umada muslinka ah.
@superfun1819
@superfun1819 2 жыл бұрын
Mahad rabbi hanaga qabto
@abdulrazaqaljabarty8838
@abdulrazaqaljabarty8838 2 жыл бұрын
Aamiin iyo intii la mid ah
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 2 жыл бұрын
Adi wax ka muuqdo. Suno. Haddi uu hadalkaga. Run yahey waa la arki doona. Ogow maalin ayaa naga wada danbeyso.
@abdihakiin6702
@abdihakiin6702 2 жыл бұрын
aadanow waa siday ku shaqaystaan waaye intay wadanka iyo dadka dabka saraan ayay ku leeyihiin anaga ayaan naloo dan leeyahay waa siday ku shaqaystaan walaahi..
@runimodonkiisyl6278
@runimodonkiisyl6278 2 жыл бұрын
Lakiin Fahad Wa gesii wadanii ah weye runtii
@zackariaali8870
@zackariaali8870 2 жыл бұрын
Ali m geedi maxaa Kenya looga soo celiyey
@falismedia1957
@falismedia1957 2 жыл бұрын
Aadanow may maqashaa miseh cajilada ii hadlaysa wuuw arin baan ku wadaaa
@jannagasho5591
@jannagasho5591 2 жыл бұрын
asalaamu caleeykum
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Xasan waa mahad saaxiibkiis
@asmohasanmohamedasmohasanm3224
@asmohasanmohamedasmohasanm3224 2 жыл бұрын
Wey dhuumanaayeen maxaa shirta u aheegeysaa
@meryemabdulrahman4118
@meryemabdulrahman4118 2 жыл бұрын
Sharciga somaliya baaba xaaran ah bisinka xasaanada xildhibanada ha laga saaro ama waxba hagaagi maayaan oo mar walba kuwo cusub baa imaanaayah
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 2 жыл бұрын
Yaa manta ee tuuga Khadra,balwaan,booska,dhahir calasow iyo Xassan shiekhAxmed madoobe,Dani,Mahad salad Rooble ,Alcadala kuli halatuuso casher
@mohamedabdulle3710
@mohamedabdulle3710 2 жыл бұрын
Dadka Alle ma kala fa dilna taqwada maaheeh.
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 жыл бұрын
Ducadii Umada Soomaaliyeed aqbalkeedii horaanteedii waan haynaa oo kuwii Dadka Soomaaliyeed dhameeyey baa Allaah banaaka soo dhigay Alxamdulillah Soomaaliyeey dalkiina iyo dadkiina difaacda idinkoon iskala Qolayn Bal Fahad Yaasiin imisa Qof baa Allaah ku badbaadiyey oo aan qabiil la ahayn kuwa uu ka badbaadinayeyna isku qabiil yihiin kuwa laga badbaadinayey?
@fataha1
@fataha1 2 жыл бұрын
Your so funny 🤣
@abdiali3204
@abdiali3204 2 жыл бұрын
Sax saas ayaan ka rabaa inglish Waa LaGuardia duulaya habarta
@zackariaali8870
@zackariaali8870 2 жыл бұрын
HSHM WAXAA LOOGA WACAY TURKIET
@bisharbashka5172
@bisharbashka5172 2 жыл бұрын
Asc runta usheeg
@hafsafaarah8909
@hafsafaarah8909 2 жыл бұрын
That’s good news thanks
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 жыл бұрын
ASC AADANOW 2NIN OO HG AH AYAA CAAWA IGU YIDHI REER AW XASAN HG AYEY ISKU SOO JEEDIYEEN HADAAN LAYNEYNAA KAXDANA WAAN KA QIXINAY FAHADNA TURKUGA DHEXDIISA AYAAN KU DILEYNAA SOW YAAB MAAHA
@baladomar7798
@baladomar7798 2 жыл бұрын
Libaax aa tahay macalimoow noolaaw 👍👍👍
@maxamedibrahim9469
@maxamedibrahim9469 2 жыл бұрын
CCTV Waxaay Duubtaay Ayuu Hayaa Fahaad Yasiin Gariiga Qadaay Targadiisa
@abdiahmed2606
@abdiahmed2606 2 жыл бұрын
Godkaa biyo ugu galen gh
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 2 жыл бұрын
Ma jiro laandhere wax la dhaho ama laan gaab illhay ninkii ka cabsada dad ugu sareeya
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 2 жыл бұрын
Sxb noo sheeg hal Qabiil oo may may oo xon noo sheeg
@ubaxismail4435
@ubaxismail4435 2 жыл бұрын
Waxiii xun Soomaliya aha laga qabto Waayo
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 2 жыл бұрын
Xasan beyba ku tagee sheekada
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 2 жыл бұрын
War hada habar gidir lagu dhagan yahay tugadooda minasota lacagtii cuntada ayay dhaceen maxkamado aya ku socda 😂😂😂
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 2 жыл бұрын
Habar dugaag maxaa tuuga kadhigay meel ay joogaan
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 2 жыл бұрын
Goodkudey baa beeyo kuli lugu galeen wexey dawlado ajnabeey aah dhulkuda iyo Uma seda u xarash a ilahey baa ka gooynaya
@fatimasamatar4258
@fatimasamatar4258 2 жыл бұрын
Kkkkk war heedhe muqtaar iyo adigu amaa heeg laydinka yeeraa
Новости дня | 16 декабря - вечерний выпуск
11:42
Euronews по-русски
Рет қаралды 65 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 4,1 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 17 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 15 МЛН
LAFTAGAREEN BARRE HIIRAALE XASANN SHEEKH AXMED MADOOBE SUUQA MUQDISHO
24:17
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,4 М.
DEGDEG FARMAAJO IYO YAASIIN FAREY
42:12
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 5 М.
DEG DEG UPD oo ku kala jabay Xilka Qaadista Xamse/yaab
Diiwaan Media
Рет қаралды 11
PROFF AMAARE OO FURKA TUURTAY
13:41
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 307
MW XASAN SHIIKH OO BANAANKA ISKEENAY (5184)
28:24
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
MAHAD SALAAD IYO SIRDOONADA (485)
18:12
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 15 М.
E356 The Burden and Gift of Living
39:55
Saddleback Church
Рет қаралды 325 М.
XOG XASAASI AH LAFTAGAREEN OO WAR CULUS KA SOO BAXAY
1:00:57
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 16 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 4,1 МЛН