sxb xirfada editing ka aad uxiseya ,badana english iyo carabi ku dawada sbbto ah ma helaysid muuqalo o afsomali illaa hersare ku baraayan ,wax badan wa radiyay ,lkn basic kaliya e dadka baraan ,inta kale we ka qarsadan. waxyabaha ugu muhiimsan maku barayan sida text highlighting (muuqal kasamesay wa dawaday) mask editing sida circle crop (muqal kasamesay asna umalena) muqalkan marka arkay wlhi wa farxay ,asoo english dawanayey ayado after effect lagu sameenayo (time series edit wax sas in ladhahayey umalena) muqalka qeybta hore marka akay arkay waku farxay wlhi ma fileenin. qoralka wa dhereyy ka rali noqda comment qorow iskuma ficni , mahadsanid sxb somali n1 ediitor, wlhi abalkaga waxa kugudo ma aqaano. i hope ine somalida fahmi donan qiimahaga.
@Ogaalmedia11426 күн бұрын
Horay osoco abti
@Cabdiqani665712 күн бұрын
Isoqabo saxib
@cabdixakiincasayrxaaji682925 күн бұрын
Ra,iyigayga sxp miyuu san xumayn video ga effect sounds ku ku badan yhay
@cabdiqani-n8y26 күн бұрын
Zhp guulayso
@AbwaanSharxaaye24 күн бұрын
SXb linkga telgramkada halkee ka helaa
@Maaliyow7 күн бұрын
Sxb telegaram an raba wana waye 😢
@SomaliEditor17 күн бұрын
t.me/somaliEditor
@Shucaybchannel0525 күн бұрын
Thanks ustaadi
@ahmedshariifsomali856924 күн бұрын
Codka aad saartay abimationka 1aad magaciia
@GARSOORTV25 күн бұрын
Zxp ma laptop ba mise mobilka
@SomaliEditor124 күн бұрын
Mobile
@ibrahimabdidalmar312225 күн бұрын
video kasoo samee sawirka marka u horaysaa aad youtube gasho arkaysid
@mohamedahmedqasaali324325 күн бұрын
Primer pro bala maraya nio
@SomaliEditor124 күн бұрын
Waxaan ugu Tala galay dhalinyartu aan haysan laptop
@Moxaaamed25 күн бұрын
LPX Arin Bakala Ha Ee Labar Ka Ka isodir
@SomaliEditor125 күн бұрын
Description ka Waka yala
@Teamka2513 күн бұрын
Pro side losameyaa ado adegsanayo lawo kamiro yacni lawo quf side lusku kenaa ina fahantit rajenaa